Xildhibaan maxamed abiib
11:10
9 сағат бұрын
Пікірлер
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 7 сағат бұрын
dagaalkan.dhamaan mayo miya
@saidmussa6461
@saidmussa6461 13 сағат бұрын
Police xaal qaado kani waa Ciyaal Weero darajo boobey
@saidmussa6461
@saidmussa6461 13 сағат бұрын
Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano
@CiiseHussein-tb4nv
@CiiseHussein-tb4nv Күн бұрын
Itaal media miyaa yarkaan
@abdallaaw73
@abdallaaw73 Күн бұрын
In emarate sheegideeda ay culeys kugu noqoto waxaa laga dhadhansan karaa in siyaasada somaliya ay saameyn xoog badan ku leedahay
@CamuudAwed
@CamuudAwed Күн бұрын
Hebelkey Tima Cade Waxaanu u sheegaynaa sidoo kale dhegaha Ugu ridaynaa in Aanay Jirin wax Khaatumo la yiraahdaa Jirina doonin Ee Laascaanood iyo Qabiilka dhulbahante Geogaraphically iyo Systematically iyo Culturally ba u yahay Jamhuuriyadda Somaliland sinaba Aanay Soomalia u hoostegi karin Dawlada Federal ka ah waxaa hoostaga Shan Maamul Goboleed Ama ay ka koobantahay Dawlada Federalka ahi Aduunka Soomalia wax siiyaana Ama Nabad gelyadeeda Illaaliyana iyo Xafiiska Qaramada midoobey u Aqoonsan yihiin In Dawlada Federalka Soomalia Maamul Goboleedada Hoostaa yihiin Shan Maamul Goboleed Isla Markaana Ay Somaliland Iyo Soomalia yihiin Laba Dal Oo Midaw Mar Ahaa Dib u kala Noqday 18-May-1991 dii Wuxuu Aduunku Aqoonsan yahay in Somaliland iyo Soomalia yihiin laba Dal Oo Siyaasad iyo Arimo Masiiri Isku haya Kala Dastuur ah Kala Lacag Ah Kala Xuduudo Ah Kala Ciidan Ah Kala Baasaaboor ah Kala Siyaasad Arimo Debedeed ah wax isugu jiraa Aanay jirin marka yooyootanka iyo Illa muranta laga yimaado Wuxuu Aduunku Aqoonsan yahay In Ay Somaliland Oo ay Laascaanood ka mid tahay tahay Dal ka Madax banaan Soomalia iyo Nidaamkeeda Federalka ah ba Hadaba Timacade Waxaanu u sheegaynaa In isaga iyo Dad kiisuba yihiin Mawaadiniin Reer Somaliland ah waxaanu ku waaninay naa in Uu Dagaalka Qabyaaladaysan ka Waantoobo hadii kale Ay u Dambayn doonto Ama Xaqiiqadu hortiisa Iman doonto siday u Hortimi AHN tee Siyaasigiii weynaa Ee Dhulbahante lahaa Inta badan u Caraysnaan jirey Somaliland Isagoo Marxuumka Ugu Dambayntii Ay xaqiiqdu Horyimi isagoo Muqdisho ku sugan isla Markaana Uu si dhab ah u ogaadey In Aduunku u garanayo in Uu yahay Nin Siyaasi ah Oo mucaarad ah Laakiin Dal ahaan iyo Dad ahaanba ka soo Jeeda Jamhuuriyadda Somaliland waxaa iyana jira mudanayaal ku hadaaqa Ruwanda ba wey is laysay weyna heshiisey waa sax laakiin mid baanay la socon Oo ay ka badaw yihiin xildhibaanada ku hadaaqa hadalkaa Ruwanda may ahayn Dal midaw ah laba dal ahaa Ama sadex dal ahaa Ee Ruwanda waxay ahayd hal dal Oo leh hal xad isla markaana ka xoroobey Faransiiska sida ay Soomalia uga xorowdey Italy Ama Somaliland uga Xorowdey Uk Ama Great Britain Ama Kenya uga xorowdey Uk sidoo kale na Jabuuti Uga xorow dey Faransiis sidaa Darteed Jamhuuriyadii Soomaliyeed 1960 kii La Aas Aasay waxay ka koobnayd Laba Dal Ee may ahayn hal dal sida Ruwanda Jamhuuriyadii Somaaliyeed Ee Burburtay 1991 dii waxay ahayd Laba Dal Oo kala Ahaa Soomalia Oo Italy ka xorowdey iyo Somaliland Oo Uk Ama Great Britain ka xorowdey waxayna kala noqdeen 1991 kii sidaa Ayeyna illaa hada ku kala yihiin laba dal Oo Aan isku shuqul iyo dhaqo toona lahayn sidaa ula socda siyaasada Xildhibanadan Aqalka sare lagu sheegayo hadana Caana yaqaanku ka buuxo
@Yusufxasann
@Yusufxasann Күн бұрын
Bidcada naga celiya adinka ayaa culimadii somaaliyeed ahaa maantana adinka ayaa umaddu idinla jirtaa. Fadlan kuwa siyaasada sucuudiga ku shaqeeya naga qabta
@Yusufxasann
@Yusufxasann Күн бұрын
WALEE NIN CAALIM AH AYAA NAGA DHINTAY.
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow Күн бұрын
Amin ya rabi allha u naxristo shiqa
@IsmailMohammed-v5w
@IsmailMohammed-v5w 2 күн бұрын
Wax Dowlad ah Somalia Malahan EEE Galada Iyo Kuwa LA Socdo Haliska Dhacsho Baan Leeyahay
@IsmailMohammed-v5w
@IsmailMohammed-v5w 2 күн бұрын
Ragan Qabuuraha Faganaayo Garguurte Hugaminayo Haka Hadlan Dadkay Xasuqayn Galada EEE Wataan Somaley Xalku Waa Inan La Dagalano Gaalada Afka Somalia Ku Hadlaayo Iyo Gaalada La Socdo Wax Dowlad ah Somalia Malahan Walalataal Ogaada Dowlad Ha Odhanina Naftiiiina Ka Difaacda Gaalada Xasan Garguurte Hugaminayo
@alliabdalla319
@alliabdalla319 3 күн бұрын
Cumar Sabriye mahadsanid, Hawley badan baa qabatay
@alliabdalla319
@alliabdalla319 3 күн бұрын
Aad buu ugu egyahay walaakii. Waa aftahan.
@alliabdalla319
@alliabdalla319 3 күн бұрын
Yemen maa hee waa CADAN
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 3 күн бұрын
Waddani waa walaaleeye awdalna xildhibaan keeda ladulmay kahadal reer boorame adaykuubaahanyihiin.
@warisnur6540
@warisnur6540 3 күн бұрын
Waa la kufsaday wiilashaas ha la baaro.
@abdixukun9046
@abdixukun9046 3 күн бұрын
Sanbalooshe naag miyaaa
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 күн бұрын
Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah
@user-le3ki9dp5f
@user-le3ki9dp5f 3 күн бұрын
Dowlad aaway ha isdaalin
@fayecooking
@fayecooking 3 күн бұрын
Subhanullah 😢
@user-uz3wk4lc1q
@user-uz3wk4lc1q 3 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/lYKtkHWmp76JbdUfeature=shared
@user-fd3io4qr5j
@user-fd3io4qr5j 3 күн бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Arin ku socota Siyaasiyiinta Somaliland oo dhan Wadanka Akhlaaqdii ayaa ka xumaatay markkaa wuxuu u baahanyahay Dhaqan Celin….Waa in siddan la sameeyaa oo Komishanku ka Bilaabaa 1:qof Baasaaboor kale haystaa Siyaasi ka manoqkoro Somaliland 2: Maddexda dalka oo dhan ku Deegaanka iyo kuwa Sharci dejintuba Marka ay isasoo sharaxaan waa inay Baabaaboorada Ajaanibka dib u celiyaan . 3: Dhalinyaradii Reer Somaliland ayaa wadanka jooga oo aqoontiina leh in qof kale oo Yurup jooga ama Ameerika iyo Wadamo kale inuu Maddex ka noqdo oo uu ku dibaro dhacsado dhalinyarada reer Somaliland waa XAARAN Intaa udhaafi maayo
@ashasaid6336
@ashasaid6336 3 күн бұрын
Kibir ego acudubilah
@MohamedJamac-m6t
@MohamedJamac-m6t 4 күн бұрын
Libax libax dhalay iska celi eeyda😊
@Cabdi-xh1zp
@Cabdi-xh1zp 4 күн бұрын
Ma❤❤
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 4 күн бұрын
Xaggee lagu gumaysan jiray ka hor intii xukuumadda uuna ku biirin??? Cuqdad weyn buu qabnaa.
@MaxamuudFaraah
@MaxamuudFaraah 4 күн бұрын
Madax weeynaah mustaqbalkah Somalilnd Ayaad noqoneey saah Insha aallah Hakaah gaban xaqaah hadii kurkaah lagu gooynayo wanaad Gadhaysaah hadaafkagaah insha aallh
@Dubadyare
@Dubadyare 4 күн бұрын
Rijsal weeye maxamed abiib ❤
@AbdullahiYsm
@AbdullahiYsm 4 күн бұрын
Maasha allaah
@maxamedali1858
@maxamedali1858 5 күн бұрын
1
@AbdiNurabdulhi
@AbdiNurabdulhi 5 күн бұрын
Sorry 😭😭
@ayuubaxmed8330
@ayuubaxmed8330 6 күн бұрын
Baraawe dhaqaala la,aana haysto
@nasirabdy1267
@nasirabdy1267 6 күн бұрын
Waa xirfad kamida xirfadaha seddexda ah uu nabigu "NNKH" ummaddiisa ku booriyey in ay bartaan
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 6 күн бұрын
Moooryaaantii mogadisho waa isqalanaysaa maaaaansha allah
@halimahassan1981
@halimahassan1981 6 күн бұрын
Waa dhibaato waa in la Casilaa kuwa masuuliyiinta ah oo aan shaqadoodi qabsan 😢😢😢
@Beru700
@Beru700 6 күн бұрын
97% percent dadka somalia waa terrorist.. Nabad in ay heleen xaq uma leh because qalbigaga ayay ka bukaan oo xiqdi iyo xaasiddnimo ku jidho
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 күн бұрын
Sorry aun
@zakariyeqeys1153
@zakariyeqeys1153 7 күн бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل 😢
@nuurfayte5945
@nuurfayte5945 7 күн бұрын
taala bela Caruur hadaw katagay iyo walidkiis wax uqabta
@maxamadaadanabdulaahi3940
@maxamadaadanabdulaahi3940 7 күн бұрын
Jeesow guul masuul
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 күн бұрын
Cabdulle yuusuf Hanuuniye, barbaarkii ku dhashay magaalada ceelbuur ee hibaddiisa fanneed ku qabsaday magaalada muqdisho iyo guud ahaan gayiga Soomaalida, Hanuuniye waxa uu ahaa Fan dhameestiran si kale haddaan u dhigno wuxuu ahaa muscijasadii fanka Soomaalida, wuxuu ahaa hal abuur wax kusoo kordhiyay heesaha Soomaalida, wuxuu ahaa Abwaan, mullaxan iyo kabaniiste, marna wuxuu ahaa heesaa cajiiba oo marba halka loo eego waxa uu noqonayaa kuwa ugu sareeya jaadkiisa. Hanuniye waxa uu ahaa nin neceb tartanka iyo wax yaabaha la nooca ah kuwaas oo xaqiiqdii ah wax aan wanaagsanayd qofku hadduu hibo leeyaahay uma baahna in la dhaho waad tartamaysaa ee in isaga laga codsadaa mudan, kolkii uu diiday tartan iyo hawlihii uusan rabin waa ay diiday Kooxdii Waaberi albaabkana way ka soo xidhatay isna uma joojin ee waa uu iska sii watay hawlihiisii oo uu is ogaa in hibadiisa aysan qarinayn koox si gaar ah ugu heshiisay. Waxa ay soo saareen Riwaayadii ugu horeysay isaga iyo koox kale ee anaan caan bixin waana riwaayadii uu ugu baxay magaca " Hanuuniye" Riwaayaddaas waxa ay kaga hadlayeen dhalinyarada miyiga ka yimaada ee magaalada soo gala iyo disa ay u qariso mawjadda magaaladu oo qayba meel galaan kuwa looga bayaqo in ay tareenka malwadda raacaan oo darbiyada ku cabbaan daroogada ayuu ka hanuuninayay waana halka uu ka raacay magacu dhab ahaantiima waaba hanuuniye oo kolka aad dhagaysato "Guri guri ku dumay iyo Dalkii idinkaa qaribay" ayaad ogaanaysaa inuu waligiiba ahaa nin hanuunin iyo wanaag ka shaqeeya. Intaa kadib Hanuuniye wuxuu noqday hiboole aan fankiisa qarsoomin, iyo mucjisa yar oo hooballadii waaweeyna oo jooga qabsaday magaalada muqdisho. Heesihii ugu horeeyay uu qaado, walibana uu gacantiisa ku tunto. Cabdalla Y. Hanuuniye 1978 ayuu soo saaray Album qariyay kooxihii waaweynaa ee kolkii hore diiday waana Album-kii caanka ahaa ee "Baddu laydh qaboobaa" heesihii ku jiray Album-kaa si weyn ayay ugu dhex baaheed suuqa oo kuwo dadku ay aad u xiisaynayaan ayay noqdeen Hanuuniyena waa ay soo shaacbaxday hinadii aan la qarin karahayn ee ku abuurnayd waxa uuna noqday mid ay u kala tartamaan kooxihii jiray oo dhan xitaa Waabaridii kolkii hore diiday. Hanuuniye codka talmoon iyo hibadiisa dabiiciga ah waxaa u dheereyd ruuxaaniyad u gaar ah, iyo in laxamadiisu ahaayeen jaad gooniya oo dareen gaar lagu sameeyo. Waxaa xusid mudan in kooxdii waabeeri uu marka hore diidmada kala kulmay, in ay u baahdaan, laguna amray maamulkii kooxdaas in la keeno kooxda mucjisadaan cusub, waxa aynu u arkayeen haddii ninkani uu koox kale galo inay suuqa ka baxayso Waabari oo ninkaa si ay u keenaanba waa u tafaxayteen. Rag badan oo isku dayay inay Hanuuniye tashkiiliyaan kuwaas oo qaybba koox ka socotay, Cismaan gacanloow oo rabay in uu safar dibadda ah u baxo Hanuuniye ay saaxiib ahaayeen ayaa fasax weydiistay maamulkii kooxdii waaberi, iyagoo xujo uga dhigay in booskiisa uu keeno Hanuuniye si loo fasaxo. Sidaas ayuuna Hanuuniye uga mid noqday kooxdii uu markii hore diidmada kala kulmay ee Waabari.
@SadikJaber
@SadikJaber 8 күн бұрын
Allow kuu naxariiso
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 8 күн бұрын
Waxaas baa dadka matala oo dawladdnimo sheeganaya . Wa mafia group musuqmaasuqa caadeystaa.xatooyadda shacabka xoolahooda dhulkooda booba jiree
@user-cj8mu4vl4r
@user-cj8mu4vl4r 9 күн бұрын
Maxamar ru
@ahmednur9383
@ahmednur9383 9 күн бұрын
Guul Somalia 🇸🇴
@SAHANDOONOFFICIAL
@SAHANDOONOFFICIAL 10 күн бұрын
2bo sano kaso waregtay, maxa lahaya 😂😂😂
@hodmanqurux9164
@hodmanqurux9164 10 күн бұрын
Wwwww caadi maaha abwaanka caadi maaha walee waa abwaan dhameestiran❤❤❤❤
@hussaintahirabdow7535
@hussaintahirabdow7535 11 күн бұрын
Shukran professor anigo ah Hussein dahir abdi una dashay qomiyada Oromada I’m proud to be Somalia family Alhamdulilah
@sahranur9152
@sahranur9152 11 күн бұрын
tuug dilaa ah qoslaaye
@HodanJaamac-sk7dd
@HodanJaamac-sk7dd 11 күн бұрын
Caruuru way iska dhac dhacan allow noogu sahal