HABAD OLAAD HEES CUSUB 2020
5:54
3 жыл бұрын
XAAWO DAGAN HEES CUSUB 2020
4:06
3 жыл бұрын
IDIL CADOOW HEES CUSUB SHIDAN 2020
5:23
DEEQO AHMED HEES CUSUB SHIDAN 2020
4:46
MOHAMAD MAFA HEES XASUUS MUDAN 2020
4:13
MUNA MISKI HEES CUSUB 2020
6:31
3 жыл бұрын
MOHAMUUD QARBOOSH HEESTII NAFTA
7:25
AWALE AADAN HEESTII DABIIB 2020
4:39
Пікірлер
@mahdimohiadinshali6749
@mahdimohiadinshali6749 5 күн бұрын
Walaal niman mooday muxuu wado ii fariistay, wa hadal xaqiiq ah. Xasidka wax fcn maaha
@AliYare-pi5wt
@AliYare-pi5wt 8 күн бұрын
kzbin.infoUgkxCDbu0pPR85sK5olMupkGxHlsTnhHexeR?si=i2q6CXELbuMbW5hW
@AliYare-pi5wt
@AliYare-pi5wt 8 күн бұрын
SamsungA10s
@boorkakakac
@boorkakakac 12 күн бұрын
Woof calayk🎸
@JaamacCabdiXidhiiDh
@JaamacCabdiXidhiiDh 16 күн бұрын
❤❤❤❤
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 17 күн бұрын
Heestan oo faseexa miyaa lawaayey
@user-xb9ni1wb1c
@user-xb9ni1wb1c 24 күн бұрын
Jaahilnimada gormee ka baxesiin qabiiil mean qab _ iil qab weyn ku dabeyn doonto iilka
@wariyeifraaxbila2767
@wariyeifraaxbila2767 24 күн бұрын
Ilahay kuu naxariisay ayeeyday
@user-ki8zi1ov6b
@user-ki8zi1ov6b 24 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MustafaAydid
@MustafaAydid 25 күн бұрын
Ax yaa!
@farahdahir8554
@farahdahir8554 27 күн бұрын
AUN QARBOOSH HEESTA AMBIYA
@ElmiRobleh-fr5df
@ElmiRobleh-fr5df 29 күн бұрын
Hablaha JibouTi ayaan halkan ka salamaya
@axmed5005
@axmed5005 Ай бұрын
Walal waad ku soo baxday
@cabdiraxmanmaxamud816
@cabdiraxmanmaxamud816 Ай бұрын
Rfgh Heestii cabtoyds
@JamalMaxamed-yv8vf
@JamalMaxamed-yv8vf Ай бұрын
Allh ha una xariisto
@abdirahmanahmed-lv6bd
@abdirahmanahmed-lv6bd 17 күн бұрын
Sax
@ClqaniAxmed-xu2yb
@ClqaniAxmed-xu2yb Ай бұрын
Heesanii waa dooqani ma grty codka xalima abdi afweyn
@abdig2533
@abdig2533 Ай бұрын
Biyo
@sh.muniircraxmaan
@sh.muniircraxmaan Ай бұрын
اللهم صل على المصطفى وسلم وبارك وزدشرفي وءال وصحب ومن عرفي بهم ياالهي عجل فرجي
@user-bz3jy1vt1y
@user-bz3jy1vt1y 2 ай бұрын
Alla hakuu naxariisto LEGENDERY
@ahmedabdullahishakuuldalji7786
@ahmedabdullahishakuuldalji7786 2 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto maama qadro
@APTHIRAHmanAhmeThApthirahmaNga
@APTHIRAHmanAhmeThApthirahmaNga 2 ай бұрын
First comment 20214
@ILIISHPpe
@ILIISHPpe 2 ай бұрын
Sita tahay jirkeykiyo 😢❤
@nimanmaabdillahi2888
@nimanmaabdillahi2888 2 ай бұрын
Mashaallah inader Waa hessti hooyada Aalah u naxariso amina Abdillahi Amine
@abdikadirabdi1690
@abdikadirabdi1690 11 күн бұрын
amina abdulahi malaha wee noshahy may dhiman sidaan umaleenayo
@KhalidCabdi-ew5jp
@KhalidCabdi-ew5jp 2 ай бұрын
eezh calaa hees
@abdiyusuf3392
@abdiyusuf3392 2 ай бұрын
Hestan abawan ka alifey cadi mahan wllhi
@FatxiXasan-rz7ou
@FatxiXasan-rz7ou 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-fg4vb8bq5i
@user-fg4vb8bq5i 3 ай бұрын
Maama Saynab❤
@cumarmaxamed555
@cumarmaxamed555 3 ай бұрын
Kaskeey isku xaafad ku soo korney
@maxamedmaxamuud-bz8zp
@maxamedmaxamuud-bz8zp 3 ай бұрын
Ubax deyr dhashiyo Daa'uus la moodyahay. ❤
@user-mr2vr2em4r
@user-mr2vr2em4r 4 ай бұрын
Masha allah waa amaan nabi scw
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
Heestani waxa ay ka mid tahay heesaha ugu yaabka badan ee Maxamed Mooge qaaday. Waa hees ka warramaysa laba’boglaynta gadgaddoonka waayaha iyo naf walaaca adduun ku furanyahay ay la kulanto. Heestan oo mufikirka weyn ee Hadraawi allifay, ayaa soo baxday xilli inta xukuumaddii kacaanka ee Siyaad Barre ay dalka qabsatay, wali se aan dhidibbada ay ku joogtaa aad u xoogaysan. Siyaad oo markaa si feejignaan badan wax walba ugu fiirsanaaya, ayaa heestani suuqa soo gashay. Waraysi uu bixiyay mulaxanka weyn ee Cabdikariin Jiir ayaa u dhignaa sidan, “.... Maxamed Siyaad Barre fanka waa jeclaa, yacnii hees walba waa dhegaysan jiray, markaa wuxu yidhi, ‘Heeskan walaac anigoo ku seexday, Maxaan walbahaar la toosay...’ Markaa dee Cumar Carte Qaalib na dee waa joogaa, dadka wuxuu ahaa fanka jecel, wuxuu ahaa aabbayaashii fanka carabida xitaa-ee shicirka samayn jiray. In macallinku ku yidhi markaa iyaga oo jooga Maroko, ‘Waar heestaan, heestan Hadraawi, armabaaba kacaanka uu halis geliyaa?’ ‘Wallaahi dee heeskan sidaan u fahmaayo, in ninkani uu yahay macallin dadka wax soo baraayo, sidii uu ardayda wax u soo baraayay, in uu dad badan fanka u soo bari doono oo Lafoole ay ka soo bixi doonaan ayay ila tahay...’ Siduu sheegaayayna Cumar waa ay noqotay oo illaa soddon, afartan aqoonyahan oo gabyaaya ayaa soo baxay... Wuxu yidhi ‘waa soo waday’ oo waa markii Caynaanshe iyo Gabarre iyo la qabtay. Sidii heesta uga sheekeeyay, madaxweynaha wuxuu dhacsiiyay, ‘walaalkay nimaan u haystay, muxuu waddo ii fadhiistay’ ‘saaxiibbadaa saw may ahayn raggii kaa hor yimid?’ hab kale ayuu u fasiray. Markii uu madaxweynuhu ku yidhi, ‘waxa la rabaa in ay heestu bannaanka taallo oo la fahmo’ Hadraawi waxa uu ku yidhi, ‘Heestu waxa ay ku fiicantahay in dabool la saaro, oo qof walba inta uu qaaddadiisa ku qaato waxa uu rabo uu ku fasirto. Kii jacayl raba, kii digasho digashada ka qaato, kii calaacal raba, kii siyaasad raba, kii kacaan rabaa kacaannimadiisa ka qaato....’” Cabikiriin Jiir oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi, Waxa yaab leh oo yaab leh, marka macallinkaas Maxamed Mooge qaadaayo heesta, dareenkeeda dhabta ah ayuu fahmay. Waxan arkay qaar heesta ridam ku ciyaaraaya... Heestii dhammayd ee xikmadda ahayd ee wakhtiga kacaanka tooskaa loo heesayo aan lala leexan karin; Jabuuti baan ku arkay qaar aroos kaga ciyaaraaya..”! Wariye Dulyar oo mullaxanka waraysanaayay ayaa weyddiinaaya mar kale, “Heestan dadka qaar ayaa yidhaahda waxa loo sameeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdirashiid Cali Sharmaarke markii la dilay....” Arrintaana waxa uu kaga jawaabay mullaxanku, “Shuqul kuma laha. Heestu waxay soo baxday 1971-kii”. Heestani intaas oo shaki ah in ay dhaliso xaq ayay u leedahay, saa midhaheeda yaabka leh ayaa suurto gal ka dhigaaya dhankii loola kacaba. Heeska dadka qaar ayaa dilkii Maxamed Mooge u nisbeeya, iyaga oo moodaaya sida midhuhu sheegayaan in Maxamed la sumeeyay ka dibna uu heeska sidaa ku qaaday markii uu badbaaday! Sababo waa laga dhaxaysiin karaa sida aniguba aan qabo fanka awaadhkiisa iyo nolosha heesaaga ama gabyaaga, se ma aha wax la rumayn karo oo qaddarka iyo erayga la iskugu xidhi karo. Sidaa awgeed, aniga laftaydani waa heestii aan ugu hor bartay haddii aanan qaldanayn heesaha Maxamed Mooge, waa hoggaankii iyo dabarkii iskugu kay biiray ee Maxamed marna ii kaxeeyay xaggiisa, kolkii ay i bareenna badweynta taariikhdiisa iyo fankiisa igu dhex dabbaalay. Heeska waxa laxanka saaray Cabdikariin Faarax Qaaray “Jiir” kamanka sida yaabka leh iskaga daba dhacayana markii hore waxa u tumay Jiim Sheekh Muumin, heeskani iyana waxa ay ka mid ahayd riwaayaddii “Aqoon iyo Afgarad” waxaana ay tidhi:
@HanadAbdi-nr5vx
@HanadAbdi-nr5vx 4 ай бұрын
Fadxi 22
@user-ls3tq1tt7m
@user-ls3tq1tt7m 5 ай бұрын
Masha allah codmacan
@Shihaab464
@Shihaab464 5 ай бұрын
2008 Italy 🇮🇹 Kaaam aaan ku dhagaysan jire 2024 Again listen 🎧 In USA 🇺🇸
@xamdiashkir9353
@xamdiashkir9353 5 ай бұрын
2024 10.2❤❤
@juanromanriquelme6707
@juanromanriquelme6707 5 ай бұрын
Feb 5 2024. Sho !
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 5 ай бұрын
Maansha alla erayadii abwaan xasan cabdilaahi xasan ganay codkii xasan aadan samatar hambalyo
@user-fb8md6fl5x
@user-fb8md6fl5x 5 ай бұрын
Me 2024
@abdurezakmire6739
@abdurezakmire6739 5 ай бұрын
Ilahay ha ku naxariiisto
@abdalleyazin3891
@abdalleyazin3891 5 ай бұрын
2024😂
@user-yf3kn9jz3c
@user-yf3kn9jz3c 5 ай бұрын
Tolkeyga markaan maqlo waji malihi 😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 6 ай бұрын
Rhoda Kayf baa halkan i keentay. Ilaahow Kinsi Xaaji Aadan u naxariiso aamiin.
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Kola yomin howa fiishanin
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Fororoh
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
RAABIIDHA
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 6 ай бұрын
Dawadii naftaydaay Dadka taan ka doortaay Soo inaan ku daawado Dal dheer ugama soo kicin Dumar ha igu noqonnine Sidaan kaaga dabo dhacay Inaad ii daryeeshaa Waan kaa dambeeyaayoo Door wxaan iraahdaa Dulli lama ammaanee Dahab weeye gabadhuye Malaggii ku dilayiyo Sidaana ahay dabaylaha Dadka kla dhantaalaad Ii diidday hadalkee Inaad daah isaartaayoo Kaligaa dakaysaa Waxaad damacday maahee Miyaa la igu kaa diray ....... Kuwa nala da'daana Way is doonanaayaan Innaguna daleeshiyo Darbiyadaan wareegnaa Doqonnino weeyaan Inaan kala dibboodnaa ....... Waan kaa dambeeyaayoo Door wxaan iraahdaa Dulli lama ammaanee Dahab weeye gabadhuye Malaggii ku dilayiyo Sidaana ahay dabaylaha Dadka kla dhantaalaad Ii diidday hadalkee Inaad daah isaartaayoo Kaligaa dakaysaa Waxaad damacday maahee Miyaa la igu kaa diray ...... Adigaan da'daadana Kaa daawanaayoo Damqashada jirkaygiyo Sduu caashaq ii dilay Alla daa'in weeye Sow kuguma soo dago. ..... Waan kaa dambeeyaayoo Door wxaan iraahdaa Dulli lama ammaanee Dahab weeye gabadhuye. By aun Cabdinasir Macallin. Q: Beeroof.
@AyanJamac-gy8kv
@AyanJamac-gy8kv 6 ай бұрын
😢😢😢😢 adan hure dirir wawowe Alle haku naxariisto 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 5 ай бұрын
Qolomuu ahaa
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 6 ай бұрын
Aun favorite song and also popular in all Somali area❤.
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 6 ай бұрын
Heesta waxa la yidhaa Imaad waadaaliseenba saaxib qaraamina ma'aha ! Kkkkk
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Media