NIYADA SOONKA MALAGU DHAWAAQAA?
13:48
IRIROW TOOS WAA BY SH ABDULLAHI
7:47
QEYBTII 4AAD BY SH MAXAMED
12:26
Жыл бұрын
Пікірлер
@clraxmanbashiir
@clraxmanbashiir 2 күн бұрын
Beenaale umal kaatib aha
@user-ub1qu3cb9t
@user-ub1qu3cb9t 3 күн бұрын
Shekh.salxa.lohaya wahibiya
@user-ub1qu3cb9t
@user-ub1qu3cb9t 3 күн бұрын
Ibnuteymiyana joji ahnu suna Saxah
@user-ub1qu3cb9t
@user-ub1qu3cb9t 3 күн бұрын
Laimow
@user-ub1qu3cb9t
@user-ub1qu3cb9t 3 күн бұрын
dailil
@user-ub1qu3cb9t
@user-ub1qu3cb9t 3 күн бұрын
Wahabiyada,worked,. Marabno
@user-jp4mf9hd1n
@user-jp4mf9hd1n 3 күн бұрын
Maa allaaah
@AnisoAnisoahmed
@AnisoAnisoahmed 4 күн бұрын
Qudba siro waliga lama ogeeysiiyo shiiqoow caga dhigo
@user-es6dr9ch8o
@user-es6dr9ch8o 9 күн бұрын
Horta Yaa qaba nikaaxa ah in Gabdha aabeheed lagala dhuunto Bal car hal sheekh oo wayn oo qaba
@Deeqo2024Cisman
@Deeqo2024Cisman 9 күн бұрын
2:08
@maxamedxudeefa5729
@maxamedxudeefa5729 9 күн бұрын
Hadalka fahan culimadu wa iskuwadaqowl hadiilamasafeeyo wuxukawada uulabaxsado kadibna inanti waligeedibixiyo marnaba sh salad iyo shiokh abubakar may odhan 80 laalasocdo eedadka hawalin meherku wuxuku ansaxa wali iyo shaahidayn labadina kamay tagin
@IssaFalir
@IssaFalir 9 күн бұрын
😮😮
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 10 күн бұрын
CAQLIGAAN BAL I FIIRSADA. Ninka ceesaanta kaa xada waa tuug. Lkn Gabadhaada ninka xada waa caadi. Qudbo siro fitnadeeda SUUFI waa aragtay waa rag iska celis waxooda
@hodandahir8111
@hodandahir8111 11 күн бұрын
Ma idin la ficn tahy gabar la dalya la korstay waxa la baray in liskala cararo waxa ficn mah sharaftad kum jirto waxa ficn guur lo ducayo o la wada jogo
@MaxamedBishaar-i2v
@MaxamedBishaar-i2v 15 күн бұрын
Masha allaha❤
@CumarSalad-sw1xf
@CumarSalad-sw1xf 16 күн бұрын
Soomaliya oodhan maa ee suufi kaliya mahan
@CumarSalad-sw1xf
@CumarSalad-sw1xf 16 күн бұрын
Shiiq abuubakar ❤❤❤❤
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 17 күн бұрын
Ma mehersanto
@MaxamuudSiciid-vi3vw
@MaxamuudSiciid-vi3vw 20 күн бұрын
Maa shaa allaaah❤
@user-ef9hr4iz4m
@user-ef9hr4iz4m 20 күн бұрын
Hoyada wase sh salax iyo sh abukar halasimin ciyalkan qashin ban u arkaa
@abdiazizrabi8941
@abdiazizrabi8941 22 күн бұрын
Waliga maxaa loo shardhiyaa Kajawaab ?
@AxmedxasanCabdule-ml3wn
@AxmedxasanCabdule-ml3wn 22 күн бұрын
Waa xadiis ayuu kiyri
@CabdiMacalon
@CabdiMacalon 23 күн бұрын
𝘪𝘭𝘢𝘩𝘢𝘺𝘰𝘸 𝘯𝘰𝘰 𝘤𝘢𝘢𝘧𝘪 𝘴𝘩𝘦𝘦𝘬𝘩 𝘴𝘢𝘭𝘹
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 25 күн бұрын
Wax la qariyo qurunaa Ku jira ,qofka waqtigaan Ku dhiranaya masaafo Waa qof xaraan Ku talo galay shaki maleh , Gabar lagusoo daalay lasokorsaday waalidkeed caqli u yahay oo haddi aad xuntahay iyo hadda ficanyahay ukala shegi laha waxa loogala dhumanayo maxay tahay oon sheydaan nimo ahayn iyo in aad xuntahay ood caqliga ka xadeyso yaahuu .
@user-to8uj8ju9n
@user-to8uj8ju9n 27 күн бұрын
Gabadha meherkeeda loo masaafeeyey hadayan mehersamayn tan la gadayo ma mehersamaysaa
@RashidMuse-fo3fx
@RashidMuse-fo3fx 27 күн бұрын
In reer la xado diin sheegaysaa ma jirto waayo waa baadil
@shaacirkulmiye2933
@shaacirkulmiye2933 28 күн бұрын
Arinta isu xalleenata wa qaali ee yaan lagu cayaarin lahay halaga baqo yaana cadaab ala naga ilaaliya
@shaacirkulmiye2933
@shaacirkulmiye2933 28 күн бұрын
Asc shekha suufiyo maanat oo dhan wado ilaahay haka cabsado nikaax aabo jogo ma banaano
@abdullahisheikdon7861
@abdullahisheikdon7861 28 күн бұрын
Waxaan kale oo culimadan usheegayaa, Arin anigu aan markhaati ka ahaa . Waxaan markhaati ka ahaa wiil Gabadh uu doonayey inuu guursado wakhti gii Soomaalidu qaxday wiilku wuxuu aabeheed Ku raadshey fooniye waana waayey, waxaana meheriyey gabadhii qaadigii magaaladaa iyo culimadii Soomaaliyeed ee halkaa joogtey. Markaa makhasab ayaa in markasta aabeheed la helo,waxaan qabaa masala kastaa inay leedahay xukun keeda oo aan layska odhan waxaasi sidaas waa Ku khalad iyo waa Ku sax.
@abdullahisheikdon7861
@abdullahisheikdon7861 28 күн бұрын
Arinku waa laba nooc ee ha isku khaldina 1. Khudba sir, oo weligeedii iyo laba markhaati ay joogaa. 2. Masaafo gabadha oo lagala fakado weligeeda oo ay keento inta badan. A)weliga lagala cararo gabadha iyadoo Laga cabsanayo diidmo, waxay noqotaba sababtu. B) weliga oo lagala cararo gabadha iyadoo xoolo Lagu xidhayo gabadha.iyadoo ninku uqalmo gabadha. Arinku waa intaa ee cidii diinta ubandhigaysaa haw bandhigto, balse yaan laysku khaldin khudba sirta iyo madaafada.
@user-ie6zt4wk6o
@user-ie6zt4wk6o 29 күн бұрын
Hauuyahay muqaalifo muxaramka gawadhina ninki rabto oo ninkasto eey keensato laga ceeriyo sideeloogu fududeenkaraa weligii waa muqaalif sheeq umui
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 29 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zahrayasiin2042
@zahrayasiin2042 Ай бұрын
Allah Kacabso Shiikha Beenta kadhaaf Nahaab yahooo
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 Ай бұрын
Shiishow adna dalaail cad maada keenin, biyo kacsan ayaa sii qastay
@aminagaiye4608
@aminagaiye4608 Ай бұрын
Benaali haku so canbixin sheikh
@zahrayasiin2042
@zahrayasiin2042 Ай бұрын
Nahaabkaanoo Kle Harumeesan Shiikhane wuu nabayaa
@Khaaliddaauudyusuf
@Khaaliddaauudyusuf Ай бұрын
Khaalid daauud 1:04
@cashocali9290
@cashocali9290 Ай бұрын
Qofkan madaxa wey wuu dhun sanyahy alle haSoo hanuuniyo
@user-vx7qp3mi9x
@user-vx7qp3mi9x Ай бұрын
Abuukar kuwa wadaad uyaqaanow. Kagura caawa. Beentiisii wataa cadaatee
@user-vx7qp3mi9x
@user-vx7qp3mi9x Ай бұрын
Kani waa bidcoole. Wayn. Ilaahay haka cabsado
@cabaasosmaanosmaan515
@cabaasosmaanosmaan515 2 ай бұрын
Mashs allah masha alah jazakalah kher shekhena runti hadey xaqiq wax ufahmayan sufiyo oo hadee ayna isdifaac usan ku jurin wlhi xaqiqda wu cadeyey shekhan kher alaha siiye
@abdimalik3310
@abdimalik3310 2 ай бұрын
Hooyadee iyado culimada soo socoto ayan usheegay lacag hasiinin ayan dhahay. Wee diiday anna wan iska fadhiiste
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 2 ай бұрын
Hooyadaa baa kaasaxsaneeyd. Marba hadii labalamiye lacag lagumasiinaayo sax ilamaahan. Laakin mardambo yeeysan ulaaban. Quraan qof loo aqriyo lacag in laguqaato mafiicno
@abdimalik3310
@abdimalik3310 2 ай бұрын
@@abu-ff8ws grtay
@GurhanIbrahim
@GurhanIbrahim 2 ай бұрын
Khudba siradu waa saxiix surwaal gaab waxba sheegi maayo
@NoorAli-qp5ux
@NoorAli-qp5ux 2 ай бұрын
Wa asaxayaa
@adenfarahhassan3791
@adenfarahhassan3791 2 ай бұрын
اللهم اجعلنا من أهل القرآن ويسر تلاوة القرآن ويسر فهم القرآن 😢🤲
@rashkaff3242
@rashkaff3242 3 ай бұрын
Sheekh abuukar xasan maalin caalimka wayn ❤❤😊😊
@user-ug9xl2iu7i
@user-ug9xl2iu7i 3 ай бұрын
Benlaw maqabo mahabharata shaaficiyada wahaabiyada Ayaa.qabo.ehlusunawaljameecamaqaban😮😮😮😮
@user-ug9xl2iu7i
@user-ug9xl2iu7i 3 ай бұрын
Gabadha waxa guuriyo aabaheed hadiilawaayo awowgeed aabaheed Dhalay.hadiilawaayo wallalkeed😮😮😮😮😮
@user-vx7qp3mi9x
@user-vx7qp3mi9x 3 ай бұрын
Ceebmaaha inaad fadhido dadkoo xumaan ukacay. Inaad diisaa waasharaf cidna qabriga kuuraaci mayso
@user-vx7qp3mi9x
@user-vx7qp3mi9x 3 ай бұрын
Sh barbaraawi buuqma bilaabine. Diintuu dadka gaasiinayaa. Marada laisu dulayno ayaankuqanacsantahy miyaa kabuuqa sheegayow. Iska sax tawxiidka
@mahadcali1913
@mahadcali1913 4 ай бұрын
Oo soonka see uu niyaysataan balaayo wahaabi diinta see u fahan santihiin