Mansha allah abyo wax bdn ayn ka faidnay wxann rijeyneyna intan iyo in kbdn inad nosogudbiso🙏🙏
@deeqagopey158016 күн бұрын
Alx wan tukada in aan tukado salad waqtigayga inta ugu badan waa jecelhy lkin mar mar iga tagta haben walba waxan ku sexda in aan tukad0 qiyamta wll igu duceya ad ban u jecel haye in alle i fududey0❤😢
@Susu-s7i17 күн бұрын
qof an jeclahay wuna iga si jeda mana ka marmo iso duceya inu ale iso jediyo😥