Sayidkoow😂😂😂 gacan isagaaaba live u afduubta 😂Hablaha 😅😅
@abdisamedCirro13 күн бұрын
Team. Wadada xaqa. Wllhi. Wx jiraad ka hadashey. Zxb❤
@axmedkalluun922813 күн бұрын
Yarkaan iyo kooxdiisa aad baan u daawadaa halka eey joogaan ma aqaano Lkn waxaan filaaa in Somaliland meel ka mid ah eet joogaan dhabtii wuxuu ka hadalaa wax jiro waliba si cajiib ah buu u soo bandhigaa lkn waxaan la yaabay sawabta uu u heli waayay taageero intaan la badan wuxuu u qalamaa in la taageero
@axmedkalluun922813 күн бұрын
Waxaan farayaa qudaan cusub ee nadul tagaty 😂😂😂
@DowladYuusufMuxammad13 күн бұрын
Tiimka inaan kusoo biiraan rabaa?
@XasanCiid-o4p16 күн бұрын
Soo badiya dhacdooyinka xaqiiqda mahad sanidiin
@NURSE-Hassan16 күн бұрын
Goobtas cafimad wxey horsedi donta iney badato tacadiyada hablaha lkn wa in laga fogaado xayeysinta nocas ah? Goobaha cafimad wa iney dhaman ushaqeyaan dhibanayasha
@halkaracademy16 күн бұрын
xasan buuni
@user-vlogscountery17 күн бұрын
Hhhh noso badiyah😂
@Qaysqayser-bv3jo18 күн бұрын
Sayidow waa tii 2aad eelagugu xidhilahaa sxb
@Updisiciid18 күн бұрын
🎉
@khadarmuus365518 күн бұрын
English kiiba three ga iyo four dhaqajisay😂😂
@SalmaNChaMaHaZzAn18 күн бұрын
Kuwo qosol iyo madadaalo iyo waano soo samee
@SalmaNChaMaHaZzAn18 күн бұрын
Kuwo qosol iyo madadaalo iyo waano soo samee
@SalmaNChaMaHaZzAn18 күн бұрын
Kuwo qosol iyo madadaalo iyo waano soo samee
@SalmaNChaMaHaZzAn18 күн бұрын
Kuwo qosol iyo madadaalo iyo waano soo samee
@roobleqays963818 күн бұрын
Xamda miyaa kaga qabsaday Maxaa gaadhiga saaray😂
@TilaawatuQuraan-ew2sz18 күн бұрын
شكراً جزيلاً وجزاك الله خيرا أخي الحبيب ❤
@CabdiqaniMaxamed-i7t18 күн бұрын
Sayidka zxp waa isdin xiisnee soo badiya muqaalada baraarujinta bulshada iyo kuwa xaraabaysigaba
@khaalidaadam475718 күн бұрын
Guulyso Abwaane
@zakariyeaabi668418 күн бұрын
Waa weenka is Back 😮
@ahmedjr790219 күн бұрын
Nio Anigu Somaliland waan ictiraafey kama soo jeedo somaliland lkn midnimo weynaye duriyada aan u hambalyeyno 💚🤍❤️
@ApdirahmanMarcoz-fu8ol19 күн бұрын
😂😂
@CabdikariinQaalibCabdi19 күн бұрын
Mahadsanid abwaan
@Chimcale__719 күн бұрын
Soo badiya zhpyal
@Maxamed.aaaadm19 күн бұрын
Soo wad
@IbraahinDaahir-h8t19 күн бұрын
Magac Ale uu sheegay nin ka hadlaya sayadka ka dib oo dhahaya sidii xeerka noo aheed waxa uu ku darayo macaga Ale soo qalad maahan eraygaas bal iisheega wll yaal 😢😢😢😢😢
@GUUMEYS19 күн бұрын
Hay adihii uu naga wacyi galin jitay maanta afkooda ayuu ku hadlayaa aduunyo waa taas