Illaahay baa naga mashquuliyey waayo soomaaliya bay ku mashquulsanayd sidii ay udhibaatayn lahayd oo uqabsan lahayd
@AHMEDADAN-h5vКүн бұрын
Disliked for ever
@AHMEDADAN-h5vКүн бұрын
For Ever Unsubscribe Santaag Media
@AHMEDADAN-h5vКүн бұрын
Unsubscribe
@نعيمهالعموديКүн бұрын
😢😢😢😢
@januarySl20242 күн бұрын
Ethiopia waxba u noqon mayso! Berbera ayaa waxay doonaan uga soo degayaa ! Dhulgariirku wuxu kadabgoynayaa daaquud Ismaaciil iyo dadqalatooyinka u adeega oo aan helidoonin bilyanadii dolaar ee wadadaa ka soo gelijirey ee ay shacabka miskiinka ah ee Jabuuti ay ku dulaysanjireen ee ku gumeynjireen !!!
@Xasan777662 күн бұрын
Hadaba aniga laba ii kala saara warsan geli dagaal iidoor lala dagaalamayo iyo waxaa soo dhex maray dhaawacyadii daacìsĥ oo ay daawaynayeen isaaq see wax yihìin marka isma. Qabatee 2badaa arimood
@KhadraSaid-j4m2 күн бұрын
Siiba soomaliland ilaahay xaqa hatuso Farom Finland
ILAAHAY KA BAQ QABRI BAA KAA DANBEEYA DAD SHICIBA BAA DAWLAD DEGAANKU KU SOO DUUSHAY XAQDARADII BAA CIIDANKOODII LAGU JABIYEY QOFKASTA QABIIL LOO BEEGSANAYANA INUU IS DIFAACO WAA XAW EE RUNTA SHEEG QIYAAMA DANBEEYE
@AbdilahahmedAli7 күн бұрын
Dhamanti hadi ad tihin rer shekh isaxaaq calan ka itobiya qat gawdhida kalula iyo ka oromada siyasadu walamahuran nin andhimanna mahelodhulkisa hanaduulina kusuga gobtiina
@AlibashiAhmedHurre7 күн бұрын
Waryaa wariye matihid calling ma lihide afkaaga suubso isaaq ma adigaa dhulka siiyey waxay wadanka ku soo dageen udub riix dalka aad u qirayso jooji isaaq dhulka ma haha isaaq mareexaan habargidir canfar oromo iyo raxanweyn dhamaantood waxay ku soo galeen udub riix marka dhamaan ha kabaxaan wadanka . DDSeey hadaad hadda ka wada safari weydaan dad badman ayaa DDSeey. Idinkaga dhiman doota....
@DEQAABDI-y6c7 күн бұрын
CAGDHEERE FLAG❌❌❌❌❌❌❌
@JaamacAdheere-xm6xu7 күн бұрын
Waar maxaad wadan xoreysa intaad dhulkaaga ka iibisey itoobiya 1884 dhulkii somalide xorta ahaa oo dad somaliyeed degen yahay yaad itoobiya iyo kiinya usoo kaxaysatey oo kuqabsatey
@JaamacAdheere-xm6xu7 күн бұрын
walaahi iyo bilaahi talo u ku jabayo Cagjar yaad siiney