Пікірлер
@maryamfarahw9773
@maryamfarahw9773 3 күн бұрын
😢😢😢😢
@drsocial6889
@drsocial6889 6 күн бұрын
Xaalufin bulsho
@bazeera5520
@bazeera5520 10 күн бұрын
Masha allah
@munokheerqabto5239
@munokheerqabto5239 11 күн бұрын
Dadkasto waxeey leeyihiin taariikh dadkan taariikh dooda been kama sheegi karaan waa sax in loo sheegay halkigt eey awoowa yaashood kayimaadeen hada waxaa Soomaali udan ah ineey dadkan soo muslimaan oo dacwada la gaarsiiyo idin kaa soo bandhigaye ha Katarina ilaa aad dacwada gaarsiisaan culumada na u lataga oo kala hala sidii loo suura galin lahaa in dadka diinta qaataan Alla ha fududeeyo insha Allah
@munokheerqabto5239
@munokheerqabto5239 11 күн бұрын
Waxaa jir jirtay boqortooyadiii ajuuran waa qabiil Soomaali ah kana talin jitay gayiga Soomaali qabiil ka ajuuranka intar ayaa hada ka joogo Soomaalia halka qaar wali qaar og ineey yihiin ujuuraan ku noolyihiin Kenya 9 laf ayuu ahaa ujuuranka 6 kamida eey guureen laga yaabe in eey yihiin ayaga waa Soomaali Allah ha ku soo celiyo diintoodi hadii la dhaqan badalay Soomaali ha u gurmato culumada Soomaalida sida shiiq Alwaajidi iyo sh siciid raage gaarsii oo ha utagaan wixii dhaqaalo ummada Soomaali waa diyaar Ajirna waad ka heleeysiin
@abdulkadirmohamedahmed6858
@abdulkadirmohamedahmed6858 13 күн бұрын
Dadkaanu waa Soomali, dhaqanka iyo diinta waa la beddeli karaa marka dad kale oo ka awood badani xoog ku qabsadaan. waxa jiro ummado badan oo hore muslim u ahaa jiray oo diintoodii laga beddelay si qassab ah, waxa ka mid ah Oromada.
@Isaali13177
@Isaali13177 13 күн бұрын
war ya dabalo dadkan inta ay somali islamba noqon ayay ka guureen oo awoowyasha ay cawaanta ad sheegeyso la wada aha not kadib but ka hor. youtube cusub oo wax aqriska ku yar yaha tahay history baro.
@waayahaonlineacademy
@waayahaonlineacademy 14 күн бұрын
wey dhici kartaa dadkaan hadalkoodu iyo eray bixintoodu waa wada soomaali waa macquul dagaal qabiileedka nacaladaa iney kukaliftay ineey uga cararaan dhulkoodii dabcan lkn waxaan kuu xaqiijin karaa 100% iney luuqadoodu afsoomaali uu yahay
@AbdiMuusa
@AbdiMuusa 16 күн бұрын
Asc
@ismaaciil3602
@ismaaciil3602 19 күн бұрын
Quraan ayadoo la aqrinaayo ma’arkeysid, vlog walbo is dhex fadhi rag iyo dumar ajnabi kala ah , soomaalida wax yar nabad iyo barwaaqo haday helaan waxay ilaahay intay ku shukrin lahaayeen ku badalaan heeso iyo munkar, ilaahay ka baqa
@aminaosman1807
@aminaosman1807 20 күн бұрын
Ildhibanada.lafra.gareen wain laxiraa
@aminaosman1807
@aminaosman1807 20 күн бұрын
Waaeelay.itobiyanka.ushaqeya.waana.qaainul.waddan
@AsmaHajiali
@AsmaHajiali 27 күн бұрын
Mshl wan sodhawena ok