Пікірлер
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 23 минут бұрын
Allah aya umada wada aburay Allah u Maciino Allahna u Gagargaaro
@Mariamdegan-mn1ts
@Mariamdegan-mn1ts 43 минут бұрын
Sumxanalah dadkan allaha soo hadeeyo
@sahroali2547
@sahroali2547 51 минут бұрын
Akhiraa war jiraa Allaha unaxariisto waa ehel u jano insha Allah cadaalad Alle xagiis ayay jirtaa Allaha u gargaaro
@Xawa_A
@Xawa_A Сағат бұрын
Subxanallah aabbaha hooyadan miskiinta dhalay xumaa yahuu! Wallee waa run soomaalida landheerayaasha igu sheega waxaa ay ka doorbidaan inay carruurtoodu guursadaan gaalo waxaan arkay naago niman caddaan ka dhaleen wacalo oo waalidkood ugu sheegeenayaa dadka niman muslim ah baa guursaday hadda qof walbaa og inay nimanku gaalo yihiin oo naagta guursan. Wiilasha soomaalida ay isku diinta, afka, Dhaqan ahaayeena waa yasayaan waa dad inferior complex qaba.
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj Сағат бұрын
Walacaawina Idam Alle wahooyo murugeysan
@MohamedAliMoussa-x6v
@MohamedAliMoussa-x6v Сағат бұрын
Inalilah waa inaiillehiin rajucun subxaan allah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@FerdowsaOmer
@FerdowsaOmer Сағат бұрын
Ilahey hakudhowra abaayo
@xaawoyacquub8860
@xaawoyacquub8860 Сағат бұрын
Yaa Allah
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 Сағат бұрын
Waxan markasta idhaahdaa tolow somaalidu xaguu habaar kaga dhacay ileen cuqubadu xagan ayey inagaga socotaa😢😢
@ruuneyruun3946
@ruuneyruun3946 Сағат бұрын
Habo lkn wan kaga so horjeda ina gaaljecel oo dhan ad ceeyso iyado hal shaqsi qalad galay ma aha ina umad oo idil aad u gafto cunsiriyada wa qalad Rabina ma ogolo wa sax tas lkn aflagadada wa qalad intas ku sheegi Kali adigo cid dhalaceynin wax so tabi aqoontada ku hadal mahadsanid ☝️✌️
@minaafrica2295
@minaafrica2295 Сағат бұрын
Subhanallah, very 😔
@PeaceBeuponhim7
@PeaceBeuponhim7 Сағат бұрын
Labo labada somalida qar wa another level… iyo sideey qabiilka u caabudaan..hada islam nime ku sheeganayaan oo waxee waliba is mood siiyaan. In ee jannada ayaga qof walbo aduunka joogo ay uga horeeyaan!!! الله مستعان 😭ilahay ha u gargaro inta la faquuqo aduuyo aakhiya ka badan in shaa Allah dulmiga iyo faquuqa lo gesyto … janada fardowsa Allahu uga abaal marinaa. Oo Somali qabiila caabuda ushaqeeyo nafta khair usheega inta aduunyo jooogtan. Oo bishaareesta.meel walbo joogaatan Aduunka.الله مستعان 😭🤲🏽
@sofiamohamed8954
@sofiamohamed8954 2 сағат бұрын
Walaleey hooyadaas illah dhibka ha baxsho tedakale gaaljecl gabadhii ka guursateen wataas ilmaha idin dhashay abaheed lee deyriyaay wali keed aa gabar nin loo rabin markeey guursato ladeeyriyaa illahoow mow adeerkeed dhalo cida kale gabadha ka guursateen waa kaas gubay ninkaas asigoo adeer lee eh halka gaaljecel laga amaan helay gaaljecel sh Xasan Barsanne aa ka dhashay oo ahaa mujahid cidankiisane gaaljecel oo ahaa gaalada la soo dagalamay raximahu Allah Somali markeey is dagaashaney dad kusoo qaraxay ee ku dhexguuraye wey sheegeen ayagoo lasoo furtay in oo dameero iyo sahi sinaay dadna ma dhicin digil iyo miriflane laf yar oo gaaljecel ka tiran ey ahaayeen gaaljecel oo dhan ma eheen suuqa ey isku heystiin suqaasna dadkii u haraay aa rayaay Bladeeynane anoo jecleysaneeynin dhiig will Somaliyeed ayagaa ku gacan sareeyo ayagoo eh laf yar aan gaaljecel dhan wada eheen
@zamzamahmed3997
@zamzamahmed3997 2 сағат бұрын
Subxanalah😢😢😢😢
@Naimaahmed-f7r
@Naimaahmed-f7r 2 сағат бұрын
War kaaaga ma xumo waxaad ka hadashay waa wax xaq ah somali allaha isku soo dumo walal
@rodaabdullahi6930
@rodaabdullahi6930 2 сағат бұрын
Ilahay Haku gargaaro wll mcn 😭😭😭😭😭😭😭😭Ilahay ha soo hadeeyo Somali
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 2 сағат бұрын
Subaxllah Subaxllah ilhwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 2 сағат бұрын
Subxana Allah wax ween ayaa ka qaldan somalida hadii nin muslim ah gaal ka doranayan wa so dawadey wareysigeda ilahey haso xanuniyo 🤲🤲🤲 dadka sas u dhagmayo
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 2 сағат бұрын
😢😢😢❤❤❤ sxaa rurta. Aah. Rurta. Sxaa 😢😢
@muslimohh1001
@muslimohh1001 3 сағат бұрын
Mel nagasar kuwa edabta an lahen ❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 сағат бұрын
kzbin.info/www/bejne/nIvIomaGi7mnf5Y ASXAABEEY KA FAAIDEESTA MACAANKA MAKU DHIB QABTAA INAAD ISKA REEBTID? SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMIN MAHADSANID!
@Naimaahmed-f7r
@Naimaahmed-f7r 3 сағат бұрын
Subxannalaaah
@salma-qs2gi
@salma-qs2gi 3 сағат бұрын
Aalhi ha ku naxaristo ahmed
@salma-qs2gi
@salma-qs2gi 3 сағат бұрын
subxaanalaah
@fartun9503
@fartun9503 3 сағат бұрын
Runti wan ka Xumahay sas😢😢😢😢
@fartun9503
@fartun9503 3 сағат бұрын
Sorry Abaayo
@fartun9503
@fartun9503 3 сағат бұрын
Subxaaaana Allah Jiilac iyo Jareeba waxa Abuuraay Allaah😢😢
@magoolomar1424
@magoolomar1424 3 сағат бұрын
😭😭😭😭😭
@magoolomar1424
@magoolomar1424 3 сағат бұрын
Somali cusuriyada ayey cadaab ku tagaayaan
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 3 сағат бұрын
Subxanallah subxanallah maxay ilmaha yar ee 5 jirka camala ka rabta 😡😡😡maxa la qaba😭😭😭😭😭akhaas farxiya ma sida bay u hadasha acudubillah ilmo yar oo diin baranaysa bay leedahay malaha wa la qaba😭😭😭😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 3 сағат бұрын
Subxanallah subxanallah maxay ilmaha yar ee 5 jirka camala ka rabta 😡😡😡maxa la qaba😭😭😭😭😭akhaas farxiya ma sida bay u hadasha acudubillah ilmo yar oo diin baranaysa bay leedahay malaha wa la qaba😭😭😭😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 3 сағат бұрын
Allahu akbar sheekadan aad ayan uga qiroday walahi 😢😢😢😢
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 3 сағат бұрын
Asc wrwb shiikhad naciima iyo akhyaarta kale ❤🌹♥️aniga ma fiirsan videoga naciima lakin naciima Ayan fiirsaday. Hal gabdh haday niikisay maha in umad dhan logefo meeqa jileec ah oo niikiya ama qaawan? Qof walba oo niikiya ama isqaawiya isagay u taal cidna ma matalo. Jareerweyne wa dad somali ah oo muslim ah oo cidna ku xadgudbin. Somalida qabyaalad ba aduunka ka reebtay qofki qabiil dhan wax ka sheega maalinta qiyame way wada qabsanayan😭😭😭😭my sister naciima my shiikhad raali ahow qaali. Wadna ku saxan tahay inad dadkaga difaacdo waayo markay khalad sameeyanba wad karbaashta Jareerweyne taas micneheeda wa inad qabyaladaysato ahayn. Allahuma baarik. Aniga KZbin waxan ka fiirsada naciima, nasriin ,samiira qurux iyo marmar qof qof kale. Because gabdhan waxan ku jeclahay qabyaalad ma yaqanaan. Allahuma baarik ♥️🌹♥️
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 3 сағат бұрын
Walahi sheeko aad u murug badan ayey ahayd😢😢😢😢
@ruwamoha8873
@ruwamoha8873 3 сағат бұрын
Wlhi allihi na abuurtay markii hortiisa latago maxaa lagu hadlidona😢
@fartun9503
@fartun9503 4 сағат бұрын
Masha Allah❤
@fartun9503
@fartun9503 4 сағат бұрын
Amiiiiin
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 4 сағат бұрын
I'm so sad 😭😭😭😭💯🤦
@SacdiyoMahamed-r6u
@SacdiyoMahamed-r6u 4 сағат бұрын
Ala maxan ooyay Manta wayoo Qoyskaaas dhibka Logeystay Waliba Eyba ugesten Dad isku Midam isku Diin isku Dhaqann Walee Somaliya Aya Laga sugin Nabad 😢
@AmatuAllah2
@AmatuAllah2 4 сағат бұрын
Allow u naxariiso ya Allah 😢
@zahraisaak8915
@zahraisaak8915 4 сағат бұрын
Cadaalad maalin ayey heli doonaan inshaAllah
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 4 сағат бұрын
Walahi ciil iyo calol xumo
@faadumocabdimalik7614
@faadumocabdimalik7614 4 сағат бұрын
😢😢🤲🏻
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 4 сағат бұрын
Wcs shukra waan idin salaaney Allah ha idin xafido Aamiin, waa runtaa waa mucjiso aad ayaan ugu xumaaney dulmigaas dhacay subxanallah, waxaan aad ugu xumaadey gabarta yar dhaawaca ay la nooshahay iyo cadaalad maxaa ugu hadaleysaa wadankaas ayaa nabad laga sugaa wey riyoonayaan Allah ha u gargaaro , maamadaan Allah ha u gargaaro waan u duceynenaa insha Allah mahadsanid !
@SucaadHassan-x5d
@SucaadHassan-x5d 4 сағат бұрын
sorry 😭😭😭😭😭subxanalah😭😭😭
@bellahaji9884
@bellahaji9884 4 сағат бұрын
Masha Allah Abaayo Nacemo ilahe haku xafido 🤲
@UmmuAyoush26
@UmmuAyoush26 4 сағат бұрын
inaa lilaah markaas aa Somali nabad la dhahaa subhanAllah
@ismahanshrf5919
@ismahanshrf5919 4 сағат бұрын
Sorry 💔💔💔🥹🥹 Subxanalah 🥹💔 💔💔
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 4 сағат бұрын
أسأل الله العلي القدير رب العرش العظيم أن يفرّج همكم ويُذهب حزنكم وييسر أمركم ويشرح صدركم وأن يرزقكم من خيري الدنيا والآخرة.😢 😢😢😢😢😢😢 اختكم من صومالاند
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 4 сағат бұрын
Amiin mahadsanid walaal!
@amalabdisamed7761
@amalabdisamed7761 4 сағат бұрын
​@@dhaqaaqaaddhaxashideexagee lagala xidhiidhi karaa mamadaas, naima.
@abdisalah5278
@abdisalah5278 4 сағат бұрын
Subxallah Allaw kusaqir