maalin igu wayn
1:31
4 ай бұрын
8 June 2023
0:53
Жыл бұрын
Hargeisa somaliland 2023
1:33
Жыл бұрын
saalax sanaag hees 2022
4:54
2 жыл бұрын
cawayska dhalinyarada  hargeisa 2022
12:44
Пікірлер
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 3 күн бұрын
Maalinba chanel cusub miyad sameeneysa 😂
@jamilanor653
@jamilanor653 3 күн бұрын
Baraka Allah waa wurux walhi❤
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 күн бұрын
WAXBA MA DHEX YAALAN TOBAN GURI OO NIN HAWIYE AHI HARGEISA KA DHISTEY OO DADKA LAGU DHIIGMIIRAYO KU LAHAA WAA 270,000 US DOOLAR WAA WAALI IYO INDHO SARCAAD
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 күн бұрын
XAAFADAN YAR EE XUMI WAABEY INA WAASHAY WAAR WAXA INAGA DAAYA HADABA
@Peaceman1.
@Peaceman1. 3 күн бұрын
Kan wa Oromo af somali bartay oo gaal madow ah
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 2 күн бұрын
Adna uraag Afsomali barataad tahay oo gaal madaw ah haduu isagu oromo yahay
@Peaceman1.
@Peaceman1. 2 күн бұрын
@SomaliLander-l1r Daarood Ismael qureesh
@Peaceman1.
@Peaceman1. 2 күн бұрын
@SomaliLander-l1r isaaq Land Oromo af somali bartay oo gaal madow ah
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 2 күн бұрын
@@Peaceman1. uraageey sow isaaq iyo landba manihin adna gal madaw baad tahay oo uraaga uraagta foosha xun
@Peaceman1.
@Peaceman1. 2 күн бұрын
@SomaliLander-l1r Daarood
@Peaceman1.
@Peaceman1. 3 күн бұрын
Hargesa Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 2 күн бұрын
Waad riyootee runtu waa maxay hargaysay lagu jecel ha cawryin
@Peaceman1.
@Peaceman1. 2 күн бұрын
@SomaliLander-l1r hargesa Somalia 🇸🇴🇸🇴
@Peaceman1.
@Peaceman1. 2 күн бұрын
@SomaliLander-l1r hargesa Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 calanka bluga
@nuraegal4395
@nuraegal4395 3 күн бұрын
Mansha Allah tabaraka kaah fikir cajiib
@zuhuuribrahim9090
@zuhuuribrahim9090 4 күн бұрын
Waa meel aad looga shaqeeyay maasha allah. Laakiin dadkiina soo soo duubaya vidiow iska daaya luqadaha shisheeye. Inanka xaafada dagani wuxuu yidhi caruurta xaafadani way ka duwan yihiin caruuraha kale hada tolow waxay kaga duwan yihiin ma inoo soo sheegi karaa????
@Peaceman1.
@Peaceman1. 3 күн бұрын
Oromo Oromo af somali bartay oo gaal madow ah
@HiboGass
@HiboGass 4 күн бұрын
Waa bilaabiyo waa qosol Ku jab camaysad wàayi ka daaya dad ka ha Ku camayninaa
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 4 күн бұрын
oo wakii lalahaa ceelal biyaa ayeey guryuhu leeyihiin maa been baa tolow
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 4 күн бұрын
Ragaa wax duubaya ee dharka madow xidhan ee aad kulanteen imikaan daawanayey😂😂😂😂
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 4 күн бұрын
Xaafadu dekedo ayay U shidantay dheh iskada ereyada liita ee ingirisida ah
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 4 күн бұрын
Biyo mareeno dheh ereyada ingirisida ah Kada dadka afkaga Ku kalsoonaw
@XuseenAadan-s8b
@XuseenAadan-s8b 10 күн бұрын
😊😅😮😢🎉❤
@XuseenAadan-s8b
@XuseenAadan-s8b 10 күн бұрын
Haknaxaan.cadawgeenu.guul
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 10 күн бұрын
Masha aallaah aallaahayaw dalka iyo dadkaba iyo xoolahaba noobarakee oo abaar iyo coolaadba inagaberiyeel
@ahmedalisaid7382
@ahmedalisaid7382 11 күн бұрын
Waar waxba garan bayside heela ha dhaadhyayn ee ka bax
@abdulraven4970
@abdulraven4970 27 күн бұрын
Hadii shamac ama lighterka kaa bakhtiyo isaga bax godka waa higher levels of carbon dioxide CO2
@Bambelmo
@Bambelmo 28 күн бұрын
Maasha Allaah, it's so beautiful
@AminaYusuf-d9w
@AminaYusuf-d9w 29 күн бұрын
Waar illahay ka yaba oo musiga iska daya markaad wax dubaysaan
@Abdulkga
@Abdulkga 29 күн бұрын
Godkan waxa baadi goob ugu jira oo ku wareeray dayaaradaha Ruuska, Maraykanka, Israel, Faransiika iyo sharkadaha Afrika booba oo dhan.
@diinishdiini48
@diinishdiini48 Ай бұрын
Wa godkii dajaal kujiro war hala fiiriyo😢
@coladnuurcolad8251
@coladnuurcolad8251 Ай бұрын
Woooow nice vlog
@YusufcabdulahiMujerten
@YusufcabdulahiMujerten Ай бұрын
Mansha Allah. Walal. Macan. Guul ❤
@adenmohammed2065
@adenmohammed2065 2 ай бұрын
Caasimada Somaliland,SOMALIYA. MASHA ALLAH
@abnidalabnidal5479
@abnidalabnidal5479 2 ай бұрын
👍👍☝️😊
@sahraabdi7246
@sahraabdi7246 3 ай бұрын
Sax makar sanad aadka maq Nato iyado isbadashay ayad kuso noqonaysa masha Allah Nabad Aya lagu gadha Allow ino siyadi inta aan haysana Alle hasiyo🤲🤲🤲🤲
@samiraadan8319
@samiraadan8319 3 ай бұрын
Asc, walaal dadkeena ku wacyigali inay beeraha ka guraan caleenta qaadhay, caleenta qaadhay waxay dilaysa oo xumaynay saa midhaha markii ay qoydo.
@aminasudhi1258
@aminasudhi1258 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@RitaMia000
@RitaMia000 4 ай бұрын
Hambalyo alif mabriuk 🎉🎉🎉🎉🎉
@mahammedahmed-x6k
@mahammedahmed-x6k 4 ай бұрын
We still understand each other woard for woard
@UAM37
@UAM37 4 ай бұрын
@musj21
@musj21 4 ай бұрын
💚⚪️❤️ WAA BARWAQO XILIWALBA MASHA ALLAH 💚⚪️❤️
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 4 ай бұрын
❤masha aallaah somaliland guuul iyo gobanimo ❤❤
@Dukaanka
@Dukaanka 4 ай бұрын
Hodan waa Hooyo sharaf mudan.
@NasraSamatar-kt3rb
@NasraSamatar-kt3rb 4 ай бұрын
Dacar maaha waa xig
@ahmedmohamud9167
@ahmedmohamud9167 4 ай бұрын
Mashallah hambalyo hambalyo sxb congratulations 🎈 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@tanitv7529
@tanitv7529 4 ай бұрын
Hambalyo bro congratulations to you and your lovely wife. 🎉❤🎉❤🎉❤
@NasraSamatar-kt3rb
@NasraSamatar-kt3rb 4 ай бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo inaadeer reerkii lagu nasto ee lagu negaado wiil iyo caano gabadh iyo aamiin aamiin aamiin
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 4 ай бұрын
mansha allah hargasoodhan baa nadiifa moogaa sababa kkkk
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 4 ай бұрын
mansha allah
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 5 ай бұрын
Masha allah
@rankfrankfurtde91
@rankfrankfurtde91 5 ай бұрын
DUBAI SOMALIA LAND SOMALIA LAND DUBAI ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 5 ай бұрын
Halkay martaa wadada quruxda badani kiinay hor martaa malaa
@AbdinasirIbrahim-y7o
@AbdinasirIbrahim-y7o 5 ай бұрын
Mansha Allah cadceed wad mahadsantay magalada lafaruug wa magaalo an kaso jeedo AHU abahay ba ku aasan waxan ka slmya sxb Toronto Canada aad ban ula dhacay wlh
@januarySl2024
@januarySl2024 5 ай бұрын
Magaalada aad baa loo dhisay, loo nidaamiyey loo qurxiyey. Laakiin ciidan wadooyinka qarinaysa iyo dhir la'aantu wax bay u dhintay. Waxay magaaladu u baahan tahay in marmarkii pedestrian zone ka iyo dhir badan oo joojisa dabaysha iyo biyaha ciida keena iyo cagafcagafyada ciida xaadha !
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 5 ай бұрын
Hargaisa has no roads
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 5 ай бұрын
Masha allllah hargaysi wa magaaalo quruxbadan haday wadooyiin hagaagsan hesho cajiib bay noqonayasa ilaaahow u sahl wadooyiin wacan❤
@abdidibitati4846
@abdidibitati4846 5 ай бұрын
Qurux maxay taraysaa dadka amxaarada u niikinaya oo rabo in gaalo ehel ka dhigtaan 2024 muslin gaalo ehel kama dhigto ee gaalo miyaa tihiin?
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 5 ай бұрын
من قال لأخيه يا كافر فقد باء احدهما ETHOPIANku maanay kuwa gedo iyo garbahaaray jooga ahayn. Kkkk
@NimcoFf
@NimcoFf 4 ай бұрын
Oohinta igadaa niicda waa laga balamee kuwa aad maalin walba aad diyaarada usii saarantayba muminiin maahe munaafaq yahaw
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 5 ай бұрын
Oo xagaad jigjigana ugu darsatay hal laami oo indhohu qabtaan maleh hargaysi ilaaaahay wasooyin fican haw salo❤
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 5 ай бұрын
Wll qoraalka iska hagaaji😮
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 5 ай бұрын
@@sabirabdi2913 wlllo waga xaldantay daa igaxaldantay wa ka xumay
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 5 ай бұрын
Way iga khaldantay sorry kalmadbaa igaa khldantay wa ka xumay
@zahraahmed972
@zahraahmed972 5 ай бұрын
Ma Sha ALLAH