Пікірлер
@WacyiQofeed
@WacyiQofeed 3 ай бұрын
SirahaTalooyin wax iibin 1.noocu doona ha aahaadee waa in aad geyso naftaada suuqa 2.noqo xirfadle iibiya ah 3.marwalba jecelow waxa aad iibinayso 4.haka hadlin alaabtaada markasta 5.
@abdirahmanderi
@abdirahmanderi 9 ай бұрын
Wad mahadsantihin waxad haysan shaqo wanagsan
@allowaxmed94
@allowaxmed94 11 ай бұрын
Hello
@نجمهعلي-س3ن
@نجمهعلي-س3ن 11 ай бұрын
Mnch allh
@نجمهعلي-س3ن
@نجمهعلي-س3ن 11 ай бұрын
Mnch allh
@Saciid79
@Saciid79 11 ай бұрын
insha allh dhamaan waa buuxiyey shuruudihii mahadsanid.
@CalmHorizons10
@CalmHorizons10 11 ай бұрын
Hamze abdi hassen Insha Allah ina kguuleysta rajaynaa
@SEIDADENDUALE123
@SEIDADENDUALE123 Жыл бұрын
Aduunka dadka guuleystay ayaa wax la weydiiyaa khibradana iyagaa looga dambeeyaa, lkn soomaalida dad aan waxaysan khibrad u laheen hadana la taliyaal ka ah
@ahmednor5566
@ahmednor5566 Жыл бұрын
Mahadsanid ❤
@Khaalidcabdixakiim
@Khaalidcabdixakiim Жыл бұрын
4 talaabo oo ku xaqiijin karto guul dhaqaale 1 wanaaji doorashada xirfadaada 🎉 dooro xirfadaada adok ku saleeynaayo ineey tahay mid lagu shaqeen karo & daqli fiican in eey leedahay & ineey tahay mid mustaqbal fcn ku leh suuq shaqada 2 noqo qof aragti fog leh 🎉 guulaha waa ween waa mala awaalkii shalay 🎉 qorsheeyso yoolkaa rabto inaa halkaa kula kalanto 3 xaka meenta hab dhaqanka is ticmaalkaada 🎉 wax yaabaha ugu muhiimsan aad ubaahan doonta waxaa lgu xalin karaa dhaqaalo 4 taqalus qaladaadka xunxunka ee dhaqaale 🎉 qaladaadka ugu xun waa lacagta oo lugu lumiyo meelaha aan fiic neen
@axmadcusmaan2657
@axmadcusmaan2657 Жыл бұрын
M.a wllo shukran waan kulasoo xiriirayaa wats appka lambarka udambeeya 47 waa aniga iisoo jwb
@abuukarahmed2282
@abuukarahmed2282 Жыл бұрын
Xalal miyaa heee mse ribaaa kujirta noo cadeey culimada kasoo war qaad ustaad
@dhaqaalahacaalamka
@dhaqaalahacaalamka Жыл бұрын
Xalaal waaye walal, Horay ayaa culumadu uga hadashay
@sumayahuseen3223
@sumayahuseen3223 Жыл бұрын
Mahadsanid queen🙏
@hooyomcn1645
@hooyomcn1645 Жыл бұрын
Noosoobadi wll. Si aan ganacsiga u hormarino.
@dhaqaalahacaalamka
@dhaqaalahacaalamka Жыл бұрын
Soo Dhowoow walaal
@dhaqaalahacaalamka
@dhaqaalahacaalamka Жыл бұрын
Walaal kusoo biir Whatsapp group ama Telegram 👇👇👇👇👇 chat.whatsapp.com/Gdr77C2maJpAQUUgoniEse
@cumardahirsalad3536
@cumardahirsalad3536 Жыл бұрын
Horay usoco
@Royaljetsom
@Royaljetsom Жыл бұрын
Thanks you
@dhaqaalahacaalamka
@dhaqaalahacaalamka Жыл бұрын
Soo dhowoow walaal
@wiilkaxaajiga-dy3dk
@wiilkaxaajiga-dy3dk Жыл бұрын
Kas bashada macamiil badan hal muqaal kaso samey
@dhaqaalahacaalamka
@dhaqaalahacaalamka Жыл бұрын
Mahadsanid walaal, waan soo sameyn doonaa
@bilaalcade1112
@bilaalcade1112 Жыл бұрын
Waaaw guuleso waaa taloo yin aan caadi eheen
@dhaqaalahacaalamka
@dhaqaalahacaalamka Жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@abdulahiabdule442
@abdulahiabdule442 2 жыл бұрын
Shukran walaal
@alisabriye5329
@alisabriye5329 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin @dhaqaalahacaalamka.
@nimcobarre8618
@nimcobarre8618 2 жыл бұрын
Waad xog muhiim ah
@nimcobarre8618
@nimcobarre8618 2 жыл бұрын
Shukran sxbyàal
@alisabriye5329
@alisabriye5329 2 жыл бұрын
Waad macluumAd aad u wanaagsan fadlan nosoo badiya.
@alisabriye5329
@alisabriye5329 2 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin walaal
@abdulahiabdule442
@abdulahiabdule442 2 жыл бұрын
Nosoo badiya
@abdulahiabdule442
@abdulahiabdule442 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsanidiin walaalayaal.
@ShaqoAbuur
@ShaqoAbuur 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal, noosoo badiya barnaamijka nuucaan ah wax badan aya laga faaiidayaa.
@كرةالاقتصاد
@كرةالاقتصاد 2 жыл бұрын
Very good
@كرةالاقتصاد
@كرةالاقتصاد 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin
@Somaliqurantv
@Somaliqurantv 2 жыл бұрын
Waa macluumaad muhiim ah
@somaliqurantv1877
@somaliqurantv1877 2 жыл бұрын
M.a
@somaliqurantv1877
@somaliqurantv1877 2 жыл бұрын
Noosoo badiya muuqaalada dhaqaalaha la xiriiro
@somaliqurantv1877
@somaliqurantv1877 2 жыл бұрын
Dhaqaalaha caalamka waad mahadsantihiin walaal.
@somaliqurantv1877
@somaliqurantv1877 2 жыл бұрын
Noo sbadi sxb
@somaliqurantv1877
@somaliqurantv1877 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@johnsri5471
@johnsri5471 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin.
@johnsri5471
@johnsri5471 2 жыл бұрын
Noosoo badiya walaal
@johnsri5471
@johnsri5471 2 жыл бұрын
Nosoo badiya walaal muuqaalada nuucaan ah
@johnsri5471
@johnsri5471 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaa u mahadsantihiin
@johnsri5471
@johnsri5471 2 жыл бұрын
Nosoo badiya
@johnsri5471
@johnsri5471 2 жыл бұрын
Caadi ma ahan
@johnsri5471
@johnsri5471 2 жыл бұрын
Noo soo badadiya muuqaalada nuucaan ah plz
@johnsri5471
@johnsri5471 2 жыл бұрын
Halkaas masii wada walaal
@johnsri5471
@johnsri5471 2 жыл бұрын
MashaAllah waa dhowr qodob oo mujiim ah, shukran inbadan dhaqaalaha caalamka
@turkeysom2182
@turkeysom2182 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin dhaqaalaha caalamka.
@turkeysom2182
@turkeysom2182 2 жыл бұрын
Waa sedex qodob oo muhiim ah runtii
@turkeysom2182
@turkeysom2182 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin dhaqaalaha caalamka