Laxanka qomal, musik da maxamed karama iyo codka maryan mursal Legends ka fanka aya iskugu tagay heesta Waana sababta ay ugu samayn badan tahy heesaha. waqtiga ay soo baxdayna wa 16 sano ka hor ila hadana hees la samayn ahi ma jirto Old is gold
@cadey__boolo__556Күн бұрын
Heestan Aad ban u sugi jirey mrki radio laga soo deyn jirey 😢ilaahey cimriga haino dhereyo 2025🙏🏽