Ninka wax waraysanaya waa waalanyshay. Taariikhdii la reebilahaa uu ku cayaaray. Wuxuu iskadhigayaa in uu isagu kayaqaan nin walba taariikhdiisa. CBA TV wariyahooda ayaa sifiican dadka uwaraysta. Badala ninkan. Cid danbe in aanu waraysan.
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
YAA FAANAY O IIDOR KA AHEYN AAWE HEE BEENTIINI DHULBAHANTE AYAA SO AFJARAY INTAASAN DILE INTAAS FIIJIYE CEBEY TACAAL KKKKKK
@sharmarkeahmed69126 ай бұрын
Idoor iyagaaa Taarikhdiisu sanadkii hore ma bilaabmin! idoor Sayidkii way jabiyeen, Afweyne way jabiyeen! Laakin Ciidan 9 bilood Daarod oo dhami dhaqajin waayay oo hal maalin ciidankii oo guuraya intii danbe la hadheen waydinkaa wax weyn ka dhigaya. Ileen waligayba waan kaaa Adkaaye! 3000 kabadan ba la cunay dhawacu tiro ma leh, Somaliland waxba kamay xumaan ee cashar lagu cibro qaadan doono uu bay u ahayd! Dawarsiga waa laydinka soo afjarayaaaa!
@HooyoFaadumobarre Жыл бұрын
Ilhay hawnaxariisto waa mujaahid kasoo jeeda beesha albaabada adag ee Arab siiba reer cali ❤❤❤❤❤❤
@HooyoFaadumobarre Жыл бұрын
Ilhay hawnaxariisto waa mujaahid arab ah
@Yedo252542 жыл бұрын
Odayga south africa ayuu ku dhintay isaga oo qaxooti Oo Muuse Biixi kacararay.
South African “Mig hunter”, its was the British hawk hunt aircraft made in Britain and sold to the UAE. But the ruler of unity Arab Emirates denoted these aircraft to the Somali Air Force back in the early 1980s. Its only late 1986 to 1987 then the then Somali defence minister met the South Africans and made to the dale to have ground personals and plots to fly the British made Hawk Hunter aircraft. The South African personal preformed air to ground attack operations against the SNM.
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Hawker Hunter and MIG 17 fighter jets were obsolete long before 1988. They were museum artifacts. They both belong to 1951 technology. I don't know how they managed to used them to attach Hargeysa.
@cabdinuurmaxamedmacalin60912 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@Shin-wu4mi2 жыл бұрын
Qiiro naara ayaad qiirotay waa gaalnimo,😭😭😭😭😭lav Alaba wiil oo somali
@jaamacfaarax23752 жыл бұрын
Haddii naftaada,maalkaaga iyo sharaftaada laguugu yimaado inaad ku dagaalantaa waa sharci samaawi ah. Rag ciilkii cadaab ka dooray.
@Shin-wu4mi2 жыл бұрын
Subxaanallaah subxaanallaah waa laba ruux oo muslima subxaanallaah xabshina soo kaxaysate somali isku jabay waa somali isku rogmaray 😭😭😭😭😭😇😇😇✋✋✋✋✋✋
geesiyadii SNM......duco aan dhamaanayn baan idin soo ducayn doona inta noloshayda ka hadhay........intii dhimatay Allaha unaxariisto...inta nool na sharaf iyo cizo ku noolaada❤
Aniga oo xasuusan wixii dalkeena la dhacay iyo inta dhibaato ee xoriyeedana loo soo maray miyaanay uur-xumo iyo xayaawaanimo ahayn in maanta sunuud laga soo qaato Farmaajo "Midnimo" iyo qudhun la inala soo doonto. Maxamed Baashe Xaaji Xassanow orod oo ceel isku rid duli Alle ku badyee.
@MohamedMohamed-zp6re4 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto marxuumka iyo geesiyadii kale ee dalka ka xoreeyay nijaastii faqashta. Haddii ay xaaraantii faqashtu in uun xaq ku taagnayd miyay tuutayaasha u daadiyeen bakhtigu. Gaalo cawaan ah ayaynu dad moodnay! SNM FOREVER!