ny film4 film
1:28:49
10 жыл бұрын
B ILE KUUS
11:16
10 жыл бұрын
BILE KUUS
11:16
10 жыл бұрын
BAAQ NADADEED SH hoose
6:58
11 жыл бұрын
DOORASHADA DALKA NORWAY FULL MOVIE 1
1:07:56
DOORASHADA   DALKA NORWAY 8  9     SEP 2013
29:20
TAYO OSLO SHIRWEYNIHII  KOWAAD
1:00:57
11 жыл бұрын
News Tayo oslo wariye Ali yare
4:17
11 жыл бұрын
KHADIIJO  DIRIYE
17:56
11 жыл бұрын
ARIMAHA   JUBOOYINKA  QEYBTII 3AAD
57:13
11 жыл бұрын
XUMAANTA HEYBSOOCA QEYBTA 2AaAD
39:47
11 жыл бұрын
SHIR GAAR AH OO KU SAABSAN JUBOOYINKA
1:13:30
GUDOMIYA GABOYE IYO GAAS  OSLO
17:12
11 жыл бұрын
NEWS   ABDIWALI GAAS  OSLO
3:17
11 жыл бұрын
TAFSIRKA QUR,ANKA  ALBAQARA      75    91
1:39:54
TAFSIRKA QUR,ANKA      ALBAQARA      60    74      TVROYAL
1:18:42
tafsika quranka  Albaqara 43  59 TVroyal
1:09:34
ALBAQARA 25 43
1:20:42
11 жыл бұрын
FURITANKA MASAJIDKA OSLO FULL  VIDEO
1:05:37
BARNVERN KULANKII 1AAD EE TOWFIQ
5:26
TAFSIRKA QURANKA FATAHA  ALBAQRA 1
1:21:04
ALBAQARA  1
23:29
11 жыл бұрын
FURITANKA  TV NORSOM  OSLO
47:05
11 жыл бұрын
Пікірлер
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 18 күн бұрын
Rabi.ha.u.naxariisto 18:02
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 18 күн бұрын
Yaasiin jaamac
@qoslaayeahmed9899
@qoslaayeahmed9899 3 ай бұрын
ilaaaHow ku naxriso abwan gaariye iyo abwaan hadraawiba
@CismanGalow
@CismanGalow 6 ай бұрын
27/6/2024 beesheydii oo lagu dhaleecaynayo ineey amxaaro soomaali ka doorteen.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 8 ай бұрын
Aun wxaam ku qoslay dee waa filmkii aynu wada matalnaye ha igu matalin😂.
@abdkariindiiriye
@abdkariindiiriye 9 ай бұрын
Macalin somaliyeed
@abdkariindiiriye
@abdkariindiiriye 9 ай бұрын
@Clarshidcllaahi
@Clarshidcllaahi 9 ай бұрын
iLaahay haw naxariisto Abwaan gaariye. Ninka raga ahi maxqiro ninka raga ah Gaariye wuxu qiray inuu siyaad bare ahaa ilahay naxariiztii jano hasiiyee ninlibaaxa.
@abdirizaqjoyman
@abdirizaqjoyman 10 ай бұрын
Illaahay ha unaxariisto waxuu ahaa shaqsi wanagsan oo mudan inlagu daydo abwan gariye
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 Жыл бұрын
Alle haku naxariisto❤❤adeero
@cabdiwaaxidkaariye4005
@cabdiwaaxidkaariye4005 Жыл бұрын
Maxamed Xaashi dhamac "Gaariye" alle ha u naxariisto
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas Жыл бұрын
Yaasiin.aburaas
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Жыл бұрын
ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn
@abdirashiidmohamed2004
@abdirashiidmohamed2004 Жыл бұрын
ilaahay ha kuu naxariisto
@guleedmaxamed9203
@guleedmaxamed9203 Жыл бұрын
Nin dabiib la lee-yahay dambi uu badh lee-yahay xalka doon la-leeyahay isaguu u daran-yoo inuu daara ma ogala daraanta mirirka-le ana dayso ma ogoli deebaaqda igu mudan talaa maanta ii daran talo duul ka hadhi karo oo dalabta lagu saxo talo aan dib loo arag hebalo isu doodiya oon doohna cidi odhan nabad loo diyaar yahay nabad diro-diraaliyo nin dan-lihi ku quustaan nabad ways la daalne daganaansho lagu helo. Abwaan maxamed xaashi dhamac gaariye AHUN. Faaladan waxaan bixiyay habeen axada sacaduna ay tahay abaaro 1:13 habeenimo tariikhduna ay tahay 4|6|2023.
@AbdiMuuse-cr3ue
@AbdiMuuse-cr3ue Жыл бұрын
8
@abdirahmansaleban3455
@abdirahmansaleban3455 Жыл бұрын
Alla ha u naxariisto
@abdilahicabi
@abdilahicabi Жыл бұрын
Shekadan waxa laga dheehan karaa caqligii badnaa e Abwaan maxamed Ibrahim warsame hadraawi Aun iyo Qalbi xaadhnaanta abwaan maxamed xaashi dhamac gaariye Aun
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Fahamka=odgaahda AAAAmurti & hada/maxeynu/kaga/qeybqaadan/karnaaa
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Yaasiin aburaas
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Yaasiin aburaas
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Xikmadii iyo murtidii oo qof ah❤️ Allah yarxam abwaan gaariye
@kaysemuxumed5601
@kaysemuxumed5601 Жыл бұрын
W
@hindiafsomalichennai4106
@hindiafsomalichennai4106 2 жыл бұрын
Alle haku naxariisto Abwaan
@khadiirsas2043
@khadiirsas2043 2 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo
@nimcanmohamed578
@nimcanmohamed578 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abwaan gaariye
@abdipp595
@abdipp595 2 жыл бұрын
Ilahay ha u naxaristo
@muhiimmuhammed4775
@muhiimmuhammed4775 2 жыл бұрын
Alehskunaxariis
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Abwaan Gaariye Nin Caqli badan buu ahaa.
@Waayeelka124
@Waayeelka124 2 жыл бұрын
MaHamed XaazHi dhaMac Gaariye. Alle naxarisTii Jano Haka waraabIyo..
@ismaildaauud2271
@ismaildaauud2271 2 жыл бұрын
Illaahay ha unaxariisto aamiin
@salmaali3886
@salmaali3886 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
Badnaaaayeee ninku shaw wax badan laysma dhaamo. Hal shaquu lahaa adiga iyo hadraawi nin kaliya. Kuwii neeero dilay miyaad ogaydeeen khatarrr. Sii jeed iyo soo jeed u ridda.
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
Dhirbaaxo. Malaayiin cajaladood bzy soo mal maliyeen dabaal daggg. Fadhdhi ma yaal. Sagaaaal buu u dhiibay maxaa kalee layska celin lahaa. Idinku markaa antttti baad ahaydeen.
@dagannuurdiiriye7970
@dagannuurdiiriye7970 3 жыл бұрын
Allow ku naxariso abwan gariye wxan jclhay hadlkisa waa nin xadariya
@sharafdoon
@sharafdoon 3 жыл бұрын
👇👇 kzbin.info/www/bejne/eZ_HioqNf7Z7aM0
@سوسوالادلبيه511
@سوسوالادلبيه511 3 жыл бұрын
.
@mustafexaaji8129
@mustafexaaji8129 3 жыл бұрын
Maansha allh sandheere ina adeerkay
@fahmoelmihirey8609
@fahmoelmihirey8609 3 жыл бұрын
🐕‍🦺🦊☠️😭🐊
@mursalabdirahman4127
@mursalabdirahman4127 3 жыл бұрын
Ilahy how naxarsto abwaan gaariye
@khalidfiir9919
@khalidfiir9919 3 жыл бұрын
ALLE QABTIGA HAKU NUURO
@intisaarusunahintisaarusun6166
@intisaarusunahintisaarusun6166 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto wuxu ka mid ahaa holdoonkii suugaanyahanadii somaliyed
@cheifcaqilmaxamudismail7038
@cheifcaqilmaxamudismail7038 3 жыл бұрын
Chief caqil maxamuud Chief caqil ismaciil Ducaale
@mowliidjiciir3895
@mowliidjiciir3895 3 жыл бұрын
Alle naxariis jano hasiiyo abwaan gaariye
@cirguje40
@cirguje40 3 жыл бұрын
Illaahayow u naxariiso abwaan gaariye Somali buuxa buu ahaa gob gob dhashay buu ahaa borofasar buuxa buu ahaa JIMCO SOO RAAC MUU AHAYN EE S.N.M BUUXA BUU AHAA
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
Ballll maxaaan ku aaamusaa 16 jirrrrrna swear togggga qambacal casha lasss qoray baan wax ka dhigayey. Ka madaxa wayn eeeed sheegtaan shaaitu dhahar afar iyo todobaaaatankii abaaaartiii daba dheeeeer baaaaaa jirtay uu ka mid ahaa dadkii diyaaradaha ka daad guraynsyey. Gobolka jubadaa dadkaasi ka samaysay beerteen dhargeeen. Badan vay ahayd somali waxay qabsatay horta tayduuuuun baanan dafirayn wsligay. Sanaaaag tog dheer w.galbeeed intaba labaatan jir baan ugu qal8n jibiyey macal8nimo waxbarashada dadka waaaaaawayn oo dhiganta eight kalaaaaaassssna ka mid ahaaa. Horrrre cunnne dib u qatan uuuuuuuun dhaha idinka yeeeelkadiiiin hadaydaan sidaa wax u ogayn.
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
Ninkaaa sideed iyo todobaatankii baan host gareeyey ballay dhiig anoo wax ka dhigaya. Record wayn babuur waxbarasho tuulooyinkoo dhan buu ka ururinayey sugaanta. 18 jir baaaan ahaa. Professer manaahij macalin abwaaan lix kale ku darrr. 12 meelahaa isaga iyo saaxiibkii. Bal aduuun halga soo helo meel intaas oo shaqo ka jirto. Macalin caadiyuu ahaa jaamacadda lafoole xalane oo loogu layliyey cafimaadka subixii lagu shaqo galo. Xabad lama sheegayo istaaqfurulaaaa sawtii la odhan jiray gaal dilll gartiiisana siii. Waaaaaaaaa habrashada somalida way kala baqaaaaan. Dadnimo sidaa maaha ninimana sidaa ka fog. Anigaaaa kaliday iska ereryada.
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
Sideeeed iyo todobaaatankiii qol aan seexan jiray oo dugdoga ku yaal saq dhaxe ayaay noo yimaadeen. Xalane macalin buu iiigu ahaa sansdd Ediction sykoligy bess. One year btababar macsl8nimo.
@rahmamahdi3695
@rahmamahdi3695 4 жыл бұрын
Ilhy ha unaxariisto abwaan gaariye wxa uu ahaa shaqsi aqoonle jecela somalinimadu kuweyntahy
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 4 жыл бұрын
Guul khadija mohamed diriye waa gabadha karti leh waaye tageeraa ku fanaato somali nimada viva guuleyso waliga cadowga allah kuma jabiyo amin inshallah aniga ah majeertaan
@yousufhamad1796
@yousufhamad1796 4 жыл бұрын
Wanjalkii khaliif