Пікірлер
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n 21 күн бұрын
Doqon weeye iddaaja
@abdiganiateye7773
@abdiganiateye7773 Ай бұрын
Alla Ha U Naxariisto
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 4 ай бұрын
Allha unaxaristo mansabkiisii maynan marin kuwii uu u dhintay😢
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 ай бұрын
Dee taariikhdiisa dhalasho qaladay dee haduu dhashay 1943 ooo uu dhintay 1991 waxa uu ku dhintay 48 jir adigu waxaad tidhi 70jir buu gaadhay abwaanka allaah u naxariistee
@CarabDhayloos
@CarabDhayloos 4 ай бұрын
SOMAALIYEY ILAAHAY IDIN ROG SHARAF SOMAALIYEED ARKI MAYSAAN OO DANBE,MAXAY ISKA DILEEN,NIMAN QIIMO BADAN,WAA CABDI BASHIIR INDHA BUUR,WAA MAXAMED CARAB FALAXFAX,WAA IN MAGTOODI MARIIXAAN LAGA QAADA❤
@CabdiSalaam-py8qo
@CabdiSalaam-py8qo 4 ай бұрын
M.a
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 4 ай бұрын
Kooxdii hegan ee ciidanka booliska alle ha u naxaristee jaalle maxamed siyaad wuu yiri heenan waa hanuuniyaasha qaranka
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 ай бұрын
Generaal Cabdi Bashiir Indhobuur waxa uu ahaa raggii heesaha wadaniga curin jiray kuwii ugu farta wacnaa, ee marka dhagta soomaalida dhaladka ah maqlaan jidhidhicadu isku jabin jirtay. Saas oo ay tahay la isuma yaqaanno heesihiisa iyo magaciisa oo waxaa ka caansan heesihiisa. Qofkii ka mid ah dadkaa aan isu garanayn maansanyahanka iyo heesihiisa, aan in yar oo heesihiisa wadaniga ah ka baro. Cabdi Bashiir Indhobuur, suugaamtiisu wadani kaliya ma ahayn, oo dhanka jacaylka iyo kaalmaha kale ee nolosha abwaan wax ka curiya ayuu ahaa. Heesta: HAYBAD WAXAAD KU LEEDAHAY "Calankaagu waa hadhac Milickaa hadheeyee Xornimadaadu waa hoy Horor kaaga waabtee Haybad waxaad ku leedahay Dalkaaga hooyo Waana lama huraane Hagarli'i wax ugu qabo Heesta: OKTOOBAREY ADAA LAHAA "Anbadkeedii lumay Isu ururinteed Onkod iyo hillaac U odorisideed Ilayskii Xornimo Ugu baaqiddeed Adigaa lahaa Oktoobareey adaa lahaa" Heesta: Erya Erya "Adduunyada markuu Ilaaheen dhisee Aadmiga simee Ninna asaagii Inuu addoonsado Uma abuurine" Heesta: GIBANIMO U DIRIRKU "Dad xaqoodii goobayoo Gunnimo ka didiraya Guusha lagama hooyee Hurdo gama ma siiyaan Gogol kuma negaadaan Geeri kama cabsoodaan" Heesta: ARLIGAYGOW "Inaan kuu adeegoo Aayahaa ka taliyaan Axdi kuugu marayaa Arligaygooy Midka se kaa ordee Kaa abaal dhacee Adoomsiga la jira Sow ma oga" Heesta: WADDANKOODAY U HALGAMAAYAAN "Hayeeshee hashoodiyo Haleelada dhalaysee Horaadadu u buuxaan Ninka soo handadayoy Holac iyo rasaasbaa Kaa soo horeeyee hoo Hoodadiyo warankay Hiddaha u lahaayeen Hoo" Heesta: UMMADDAHA MIDOOBAY "Dadku waa maqashii Aadaniyo xaawa naaska muudisoo Waa isku maskax Waa isku muudan Waa isku muruqee Madaxdaa la is dheeryahay Maamulaysa hawlaha" Heesta: JIHAAD GALA "Geesiga jidka leh Rabbibaa la jaalee Jabaabiirta soomalidaay Jidaah gala Sooma jeestayaashii Guushu ay jeclaydoy Jihaad gala" Heesta: WADDAN HUBAN "Hoobaantaan ka beernaan 'Dalkayaga' Ku hamuun baxaynaa Baddihiisa haqablihi Barwaaqada u huraan Dahab kaga hodmaynaa Hantidiisa cadawgii Heeraaya boqontaan Ka horjoogsanaynaa Hoy haku dhimanin leenahay"
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 5 ай бұрын
Alxamdu-Lillah hadii taa la aasay!
@elburadde5092
@elburadde5092 5 ай бұрын
Mudane Wariye Waxaad inoo sheegtay inuu Fanka Cabdi Bashir indhabuur kusoo biiray 1978dii Lkn Heesihii guubaabinta 1977dii isaga ayaa ugu badnaa
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 5 ай бұрын
Hargeisa Somalia maaha siilkii Hooyada u sheeg
@korontogulledghidhi3733
@korontogulledghidhi3733 5 ай бұрын
Beenbaad kasheegtay ale haw naxariisto cabdi bashiir indhabuur abwaan wanaagsan wuu ahaa balse malahayn herstart inaan kuu adeegoo hees tas waxaa lahaa cabdiqaadir xirsi yamyam
@omerhassan3041
@omerhassan3041 5 ай бұрын
Habaarka iyo aflagaaadadu waa dhaqan liita, Abwaan cabdi bashiir Allaha cafis iyo janno firdowsa isugu daro,wuxuu ahaa abwaan soomaaliyeed oo shacabkiisa guubaabin jiray, hadii kacaankii oktoobar uu ka leexday wadadii saxa ahayd oo uu dal iyo diinba ku xadgudbay, abwaan cabdi wuxuu ummada u ahaa ifiye iyo toosiye,waxbana kacaan kama khusayn, dhagarqabayaal askara oo iimaanlaawayaal ahaa ayaa dilay 1991kii da'da aad ku sheegtay 77sanno ma jirey Allaha u naxariiste 48-50 sanno inta u dhaxaysa ayuu ku god galay,godka lagu janee.
@saidabdi136
@saidabdi136 5 ай бұрын
Ilaahoow kuu naxariiso.
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 5 ай бұрын
Allen ha u naxariisto abwaan cabdi abshir indhabuur janadii fardowsa alle ha ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 ай бұрын
HHHHH YAA LOO SHEEGAYAA II WAD SHEEKADA FAQASH DAAROOD XAAR QURMUUN II WAD SHEEKADA SOMALIA UMADA SOMALIYEED UMADA SOMALIYEED UMADA SOMALIYEED YAA LOO SHEEGAYAA QAYAALIGA BEENTA AH HHHHHH HHHHHH HHHHHH HHHHHH
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 ай бұрын
ILAAHEY UMA NAXARIISTO WUXUU AHAA KABO QAADKA CADOWGA DAAROOD FAQASH ILAAHEY NAARTA HAKU FOGEEYO AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 4 ай бұрын
Faqash miyaa iskala guraysa wixiinuba faqash ayaad ahaydeen wixii aad somaliland ka samayseen idin ilaawi mayno
@umimohamed2323
@umimohamed2323 4 ай бұрын
@@DHAQANMAALONEshacab somali dhib uma gaysan somalida waqooyi, yes Siyad Barre regime baa dhibka gaystay, taasina somali way idinla qabtaa
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 ай бұрын
ILAAHEY KUUMA NAXARIISTO WUXUU AHAA IBNU XAARAAN IBNU XAARAAN DHALAY OO MARIIXAAN GAAJO U AH ADOON NAARTA KU WAAR ILAAHEY IDANKII
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 5 ай бұрын
Guulwade buu ahaa wixi u amaanay baa dilay 😂😂😂😂😁😂😂😂
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 5 ай бұрын
Wuxuu ahaa lambar one xaga wadaniyada Cabdi Bashiir Indhobuur AUN.
@CumarCaliBashkax
@CumarCaliBashkax 7 ай бұрын
Allha u naxariisto abwaanka
@farahhussein4661
@farahhussein4661 9 ай бұрын
Illaahay ha u naxariisto, heesihii iyo kooxda heegan waan ku barbaaray. Abwaan aan codkiisa iyo caqligiisa la illaawi karin.
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 11 ай бұрын
Waxuu doonaba ha ahaadee sow Abwaan soomaaliyeed oo inaga baxay maaha marka kadib sow hadaynu nahay soomaali sow gacanteena kuma bixin iyo qabyaalad Alle ha u naxariisto.
@mahadabshir4536
@mahadabshir4536 Жыл бұрын
Bal qofkan neefka ah marku yiri fanka iyo suganta wuxu bilabay 1978di ayan iska xiray in uusan waxba ogayn oo been shegayo daglkii 77 hesihi uu sameyy aya lagudagal galayy intaas been kabadan way kabuxda madhamaysanyo
@moogemooge3836
@moogemooge3836 Жыл бұрын
Caadi maahan kkkkkkk
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Жыл бұрын
Maxamed mire waxadan ogeyn been hakasheegin iney dishey habargidir hhhhhhh waa wax lag qoslo walaal ragii diley waalayaqaan adigana laguweydiinmaayo ee waxadan ogeyn lamasheego
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Жыл бұрын
Midakale seeloodiley yaase diley kudar taariikhdiisa
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 Жыл бұрын
Allayaraxma Aaabe siyAd
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Afkaaga loogu naxarisan maayo, afkaygana Naar ku geli maayo, camalkiisii buu helaya, xasuuqii wadaadada, diinta iyo aayado quraan oo la dafiray, xasuuqii jaziira, burburinti magaalooyinka somalida, dadkii lagu xiray jeelasha ee xiniinyaha laga dhufaanay, haddii siyaad janno ah, markaa cadaabi ma jirto, diintu wax walba waa noo sheegtay
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
@@mhassan0163 Ducadu waa maqbuulo. Siyaad nin la mid ahi weligeed Somali soo marayso. Is dheh iminka waala qolo oo qabyaalad u qaado. Saaxiib isaaq reer Burcaa baan ahay.
@AbmedDaahir-mx6xc
@AbmedDaahir-mx6xc 5 ай бұрын
​@@mhassan0163 from sheikh Alle ha u naxriisto Nin islaaaamu ah buu ahhaaaa hadu dambi galayna Alle ha cafiyo
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 2 жыл бұрын
war qof ku miiyu xanunsan yahay 1943 ayu dhashay 1991 u dhinty hadana waxu leeyahy 77 sano ayu ciimrigisu gadhay qof miiyu sarkhan sanyhay siidu wax u wada
@abdixayi8453
@abdixayi8453 2 жыл бұрын
Wax badan baad khaladay heesta arligaygiyoow waxaa iska lahaa alle ha u naxariistee abwaan maxamuud tukaale cismaan iska ilaali inaad murti nin lahaa nin kale ku magacowdo
@reddevilssomalifans2718
@reddevilssomalifans2718 8 ай бұрын
Asagaa leh orad soo baar
@axmedabdiwali1329
@axmedabdiwali1329 2 жыл бұрын
❤️
@shankarcade4912
@shankarcade4912 2 жыл бұрын
Niyow nirob laka mahala
@zhahankzan8756
@zhahankzan8756 2 жыл бұрын
Sangub, shube, yamyam cabdiqadir cali cigaal, abwaanadana waxaad tiraahdan hargeysey ku dhasheen maqal majiraa reer somali diid
@mohamedabdullahalimohamed3647
@mohamedabdullahalimohamed3647 2 жыл бұрын
Oo kan muxuu ahaa dhahaya xiniyaa lagujoogaa mudug laftirkiisa halaqabto isagaa xumaan wada
@mahmodkirih862
@mahmodkirih862 2 жыл бұрын
Taariikh abwaan soomaliyeedna waad ka sheekaynaysaa sawirro ciidan itoobiyaan ahna waad soo qadanaysa ado soo qaadan karayay kuwii soomaaliyeed.
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 2 жыл бұрын
Maasha,alah guuul
@saleebaanmaxamed5497
@saleebaanmaxamed5497 2 жыл бұрын
Masha allaah shiikheenii sh c naasir xaaji axmed allaah haw naxaristo shiikhu wakhtigiisii wuu soo shaqeeyey cimgiisii uu baray bulshada allaah haynagu anfaco
@maxmedjr2039
@maxmedjr2039 3 жыл бұрын
Beentaa weeye dhabta miyaan ku saara aadan tarabi baa leh duliyahaw heestan siciid mire xeydaro kinsi x aadan been taa weeye
@johnyou4036
@johnyou4036 3 жыл бұрын
Ex: Madax weyne, mid waad ku saxan tahay, Guusha waa lawada leeyahay, Lakin kii wax ina yeelayna taariikhdiisa ilaabi mayno, Adiga ayaan hadalkaas kaa haynaa. GUUL DHAMMAANTEEN
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 3 жыл бұрын
Marxuum Cabdi Bashiir waxaa Dilay Habar-Gidir waxaana lagu dilay Diyaari Heeso lagu Aflagaadeeyo Marxuum Siyaad Barre, waxaana uu ku jawaabay Shalay Ninkii aan Afkeyga ku Ammaanay Maanta Ceyn Maayo,,Isbuuc ka Dibna waa La Dilay!!...Heesaha uu curyey waxay isugu..jireen Waddani & Kacaan labadaba!!..Waxaa la dilay bilowgii bishii January 1991.Scww ...
@reddevilssomalifans2718
@reddevilssomalifans2718 8 ай бұрын
Beenta umada ka daa waxaa dilay mareexaan waliba ilaaladii ziyaad bare waxaana loodilay aano qabiil
@haar91
@haar91 3 жыл бұрын
Heesaha Abwaanka Dagaalkii 1977 ayaa lagu galay
@abdulhassan3743
@abdulhassan3743 3 жыл бұрын
Meeshu ma idaacadii kacaanka ee afwayne. Been iyo propaganda bilaa macnaha ah iyo tariikhidiisa oo been ka ad ka shergtay .
@abdallajama1377
@abdallajama1377 3 жыл бұрын
MaanshAllah WidhWidh
@kulmiyeb
@kulmiyeb 3 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxriisto
@maxamedabshir4887
@maxamedabshir4887 3 жыл бұрын
Muqdisho malaga helaa wll
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 3 жыл бұрын
Dadkii dilay ninkaas waa cadowga koobaad ee hadhaqleeyso
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 3 жыл бұрын
Runtii dadkii ninkaas dilay aa wadani ah miyaa horta
@maryanmohamed6311
@maryanmohamed6311 3 жыл бұрын
mi geedi waxbaa la sheegaa buu maqlay markass buu yiri Abwaanku murtidada iyo Af soomaaliga hargaysuu ku SOO BARTAY BAL QAB SOO AFSOOMAALIGA LAGU HADLO WAXAA UGU SAXSAN MIDKA MEESHA UU KU DHASHAY LAGAGA HADLO WAANA KAN FARTA SOOMAALIGA LAGU QORO MIDDA LABAAD ABWAANIMADU WAA U DHALASHEE LAMA BARTO WUUNA U DHASHAY OO WAA HIBO EEBBE KU MANAYSTAY EE QUURIWAAGA ISKA DAAYA IYO XAASIDNIMADA AYDAAN WALAAHIINA KOOFUREED WAX U QUURIN WANAAG AH WAXÀA LA YIRI XAASAD MA BATO
@maryanmohamed6311
@maryanmohamed6311 3 жыл бұрын
war taariikhda abwaanka aad baad u qaldaysaa ee taariikh fifaftiran soo bandhig ama iska aamus abwaan kaliya maahay wuxuu ahaa sarkaal sare oo qiimo iyo qaayaba lahaa naxariostii janno ilahay ha siiyo abtigay
@seibjilly7603
@seibjilly7603 3 жыл бұрын
Anigana waa abtigaay macaanto ilaahay ha u naxariisto 😭😭😭😭😭😭
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 3 жыл бұрын
AUN.wadani Hal abuur buu ahaa Gacan ka Xaqdaran baa Dishey .Qabyaalad dartii baa loo Dilay.
@seibjilly7603
@seibjilly7603 3 жыл бұрын
Abtigaay buu ahaa ilaahow janadii ku gee
@Shankaroon_991
@Shankaroon_991 2 жыл бұрын
@@seibjilly7603 alle haw naxaristo
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Beeshiisa Habar-Gidir Ayaa Dilay Abwaanka AUN..Sc.
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 Жыл бұрын
​@@mohamedmire7660habargidir miya ahaa
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 8 ай бұрын
​@@mohamedmire7660 Isagu reerkee buu ahaa AUN