Tacsida Eng Maxamed Xaashi Cilmi
10:27
Tacsida Siciid Maxamuud Gaheyr
9:59
Heesta Waqti -Nuur Daalacay
6:17
3 жыл бұрын
Пікірлер
@YusufIssa-j2r
@YusufIssa-j2r 11 күн бұрын
Alle hawnaxiisto abwaan aan aad u jeclhy
@mahamudali2655
@mahamudali2655 16 күн бұрын
Waa abwaankii kobaad ee aan caawa u duceeyo gaariye Alla hawnaxariisto jannadiina haggeeyo firdawsa aammiin
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 27 күн бұрын
Nin waalan bay talada noogu dhiibeen 😂😂😂
@baashiabdi9882
@baashiabdi9882 27 күн бұрын
Aduunyo inta aakhiro aaday ayaa badan
@KayseHuriye
@KayseHuriye 28 күн бұрын
Guuuuuuuul.s.n.m.s.n.m.s.n.m.s.n.m❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@KhaalidYusufmuxuned
@KhaalidYusufmuxuned 28 күн бұрын
Geesi qaran marnaba kama baxeysid quluubtayada cimri dheerku waaroo
@choukriali1710
@choukriali1710 28 күн бұрын
Waligii taliyuu ahaa manshallaah
@kulmiyeparty2164
@kulmiyeparty2164 28 күн бұрын
Muse biixi ragga kiisa adag
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el Ай бұрын
Saleebaan. Gaal.sowkaa farta.taagaaya Waar ragu caynaan.buusoomarey.iyo Diif.waayo waayo waa Bali.Gubadle
@SuhuurKulmiye
@SuhuurKulmiye Ай бұрын
Mansha allah
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 Ай бұрын
Hanaga baadhbaadhina cod kulahaa😂
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 Ай бұрын
Maansha allah I love my country Somaliland
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 Ай бұрын
MANSHALAAH TABARAKALAAH WANNKU MAHADNAQAYA BOOBE YUSUF DUCAALE TARIIKHDA KU XUUSII DOONTA MAHADSANID MUJAAHID INTII DHIIMATAYNA ALEE HA I NAXARIISTO
@NimoMogeh
@NimoMogeh Ай бұрын
Maansha ALLAH Maansha ALLAH muuse biixi cabdi xildiid rooble waligiiba geesi buu ahaa Allah ku ilaaliyo adeer guleyso meelkasta ood joogto
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Somaliland Hawaarto✊🏽❤️🤍💚
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Bal Quruxdiisa Daya Muuse Biixi Cabdi … inaguu Inoduloobey 🥹
@RoodaIsmail-i6p
@RoodaIsmail-i6p Ай бұрын
Waligiiba qabyaalad Buu kula dhexjiray reer shekhisaxaaq,
@abdulkadirmukhtar7581
@abdulkadirmukhtar7581 Ай бұрын
Muuse bixi inaderki maxamed xaashi ayuu ka codeeyay ee bal qabyaladaad sheegaysid no sheeg, hadanad qabin cuqdad muuse nacayba?
@HilaalEditeR
@HilaalEditeR Ай бұрын
Ninka hadalka furfurayaa waa MUUSE BIIXI
@AbdullahiMohamed-py9pg
@AbdullahiMohamed-py9pg Ай бұрын
Kowii somaali kala gaayey waye kowani snm waa jabhad somali diid ah ila hada waa xanuunsantihin
@Nimaoyasinali
@Nimaoyasinali Ай бұрын
Muuse pylood un bn ka garanya kkk
@ZaynabMuxumud
@ZaynabMuxumud Ай бұрын
Geesi waa waxa uu dhib ka ugu dul qaadanayo halkaasuu soo fadhiistay markaa iyada ah ciro wuxuu yidhi safiir faqash baan ahaa kkkkkkkkkkkkk waa kaaf iyo kala dheeri
@RoodaIsmail-i6p
@RoodaIsmail-i6p Ай бұрын
Oo Muse muxuu ahaa kornayl faqash ah Buu ahaa kkkkkk
@jamacsalebanhirsi9453
@jamacsalebanhirsi9453 Ай бұрын
Ragani bal eega waqtiga ay sidan waxu dooranayeen ma kuwaasaa somalia doonaysaa inay canjarafayso
@mohdekc
@mohdekc Ай бұрын
janndi ayaan alla kaga barye axmed cabdi nuur . chelsea.
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Ай бұрын
Wallee muuse biixi cabdi xildiid rooble waa geesi geesi dhalay weeyye Masha Allah thanks
@AbdullahiMohamed-py9pg
@AbdullahiMohamed-py9pg Ай бұрын
Somaali oo dhan isleeysa maxaa cuqdad warya caadi iskadhig ok
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Ай бұрын
Wallee maasha Allah thanks
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Ай бұрын
Oo halkee lagu hayey kiliibkaasi maasha Allah thanks
@G36-u8l
@G36-u8l Ай бұрын
Dibjir weyn buu waligiiba ahaa! Bal waxay madex weyne ka dhigteen eega. Inyar oo haybada ma leh.
@Sabdi7616
@Sabdi7616 Ай бұрын
Waa ninkii dabadaada xoreeyay ilayn weligiinba lahaystayaal baad ahaydeen marka laga Reebo Nimanka Muuse Cabdale ee Abtiyaashood Ciise Muuse la soo biyo cabay
@ZaynabMuxumud
@ZaynabMuxumud Ай бұрын
Alle ku qabe ma isagaan haybad lahayn makhruuq fawqal makhruuq
@G36-u8l
@G36-u8l Ай бұрын
@@Sabdi7616 ma H/A baa wax xoraysay?! Si fiican baad inoogu maadaysay! Waligiin kuwii aan wax iska celin jirin ee loo soo gurman jirey waa idinka. Falaadhi gilgilasho kaagama hadho adeer. Dhaddig Isaaq bilaash laydinkuma bixin. Daliilkiinuna waa taa idinka oo qaran iyo ciidan laydiin dhiibtay, Dhulbahante oo waligii mel ragga Garxajis iyo H/ J iskaga hayeen qarankii u jabiseen ee hadhcad laydin furtay. Orda isxabaala idinkoo kale ma hadlee. Akhas afka nool itaal baranbaro! Muusena fulynimada waa lagu wada yaqaanaa. Waa laydinka xishoodaa ee zero baa waligiin ba ahaydeen. Ciise Muusaha aad sheegaysaana waa inanla yaalka buuraha la saaray. Orod taariikhda baro. Isaaqa la sheegaa waa Garxajis iyo H/A. Waxa soo raaca Arab. H/A waa khiyaamo iyi borobogaandho ku nool. Xitaa caabuqii ina Maxamed Cigaal carabtuu khamri ku cabeyey intii raggu dagalamayey ee dhimanayey. Maalintii la xoreeyey buu soo cararay oo Garxajis xaasidkiisa meesha u khalkhaliyey. Walina kalkal iyo tuugaddii waa jirtaan ilayn dadkii talin jiray baa isugu tagteen oo huubadii baa isbahaysataye.
@G36-u8l
@G36-u8l Ай бұрын
@@ZaynabMuxumud Allah ku qabay Oromo yahay dhoohani. Muse waa dibjir tuug ah oo been iyo khiyaamo iyo dab uu huriyo mooyee aan sharaf iyo qiimo lahayn. Xagay haybaddu kaga taal? Waa ciyaala suuq xitaa afkuu ku hadlaana waa suuqdi sidaada. Wallaahi xitaa la fahmimaayo makuu hadlayo. Haybaddu dee huuno waa hibo Ilaahay bixiyo. Mmuse dameer far looma darin.
@BintuAbdi-r4o
@BintuAbdi-r4o Ай бұрын
Maintain maxaa ka nool
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Cirro maalintaa halkuu joogay??????? Muuse biixi taariikhdiisaa duuban haday halgan tahay iyo naf huris iyo haday dhidibo u taagidii somaliland tahayba ayay ka xun yihiin oon Cirro oo rasaastii dadkiisa lagu lay ahay ruushka ka soo waaridayay lahayn. Quudhi waaga finuqraadiyada baas baa keentay in basaas cadawgu maal galiyay la doorto Muuse indheergarad ayaa dahmay in dagaal dhexdeenaa la doonayo oo isagoon issdhibin yidhi HAMBALYO KU SOO DHAWOOW KURSIGA CIRROOY 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏YAA KALEE GEESINIMADAA LEH MUUSE BIIXI ISAGAA GUULAYSTAY MANA TAGINE OGAADA TII ALLAH NA MAQAN IYO KASHIFAADII U WAYNAYND EE CIRRO IYO WADANI.
@ibnusudiabousudi5812
@ibnusudiabousudi5812 Ай бұрын
Berigii muuse miskiinka ahaa, SNM muuse intaas buu taariikh lahaa.
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 Ай бұрын
MUUSE ADEERKEY AABAHAY LADHASHAY MAXAMED XAASHI AYUUKACODEEYEY WUXUU UCODEEYEY ABTIGII CABDIRAXMAAN TUUR HADANA KAMAXUMI HALCOD IN ADEERKEY LAGAGABADIYEY WUXUUNA AHAA NINKII AASAASEY ISAGA IYO AFAR KALE URURKA SNM AFAR WAXAY AHAAYEEN SUBEER AWAL HALKAKALEÑ SIILAANYO AYUU AHAA FAANBADAN AYEY GÀXAJIS HAYAAN HADANA MADHAN WAXAAN CADEYNAYAA MUUSE ABTIYAAL MALEH WAAGUN GABADHDANBE IYO NINDANBE OO SUBEER AWALA GUURSANMAAYO
@nazerkayd
@nazerkayd Ай бұрын
@@fatimahashim5596 waxaad waa taariikh beena oo lagaaga sheekeeyey snm sarkaalkii ugu horeeyey ee goostaa maxamed cali buu ahaa ninkii ugu darajo sareeyeyna xueeen dheere buu ahaa ninkii ugu miisaanka cuslaana lixle buu ahaa ninkii dalka xoreeyeyna c/raxmaan tuur buu ahaa
@KaalayAanxayaadnee
@KaalayAanxayaadnee Ай бұрын
​@@nazerkaydwax kufaanaya dadlayaga ayaan u dagaalanay , waligay garxajis ayaan arkay 😂😂😂
@KaalayAanxayaadnee
@KaalayAanxayaadnee Ай бұрын
Bal u fiirso supeer awal , aasasihii snm mxad askar , muuse biixi , cigaal oo ahaa asaasyaashii somalilnd , hadana wligeed ma faanaan , adeer raganimo maaha in hadii aad dalkaaga xataa u dagaalantay , aad ku faanto 😅
@abaydhaxan
@abaydhaxan Ай бұрын
SNM BAAHI DARAN iyo Mac-luul ayaa ka MUUQATA! Nabada XAJISTA. Nabada adinka ayaa u baahan!
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz Ай бұрын
War ninkaan ree abtiyadii ileen isha ayuu kuhayay maba jaclayn waligii.
@Shukri20267
@Shukri20267 Ай бұрын
Alla hawnaxariisto, ragii diidey in nala quudhsado, ma xoreeyey iyadoo cadowgu sida xoolaha ay damceen in ay noo iibsadaan
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg Ай бұрын
Aniga dhakhtaryahow dhulbaa ibukee I dhaydhayoo waadhka hay dhigin
@Tamsim3358
@Tamsim3358 Ай бұрын
MASHALLAH ragii raga aha ILAAHAY ha uu naxaristo iinta dhimatay iinta nool na cimri iyo cafimaadka ha uu barakeyo Amiin.
@Khayr120
@Khayr120 Ай бұрын
Kucibro qaado wakhtigaas tagay wll diinta baro wll quraanka macnihiisa baro iyo axaadiista rasuulka sallalaahu calayhi wasallam sallalaahu calayhi wasallam
@khamsaahmed-s9h
@khamsaahmed-s9h Ай бұрын
​@@Khayr120hye walalo ❤
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np 2 ай бұрын
Ilaahayow aan mar dambe nala dagin oo gudkii madoobaa ha nagu celin yaa rabbi
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 2 ай бұрын
ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn ❤
@ahashi7828
@ahashi7828 2 ай бұрын
Dictator Muuse biixi wuu hoos fadhiya waana dhagaysanayaa waanada Abwaanka IBRAHIM Gadhle iyo Quraanka laakiin dheg uma dhigin maanta oo ay ka so wereergtay 34sano oo uu JEEGAANTA iyo Heego ragii abuuray ka mid ahaa laakiin Dhulbahante kaga baxay oo laascaanood dagaal kariday ciidamadii Somaalilandna Dhulbahante ku haysto. Illaahay ha u naxariisto Abwaan Ibrahim Gadhle.
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 3 ай бұрын
heestii dhalanteed
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 3 ай бұрын
aaway heesahii uu la qaaday maandeeq
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 3 ай бұрын
Dad iska qiiraysan baa waxay ku doodaan in SNM ay u dagaalantay Madaxbanaanida Somaliland, taasi oo aanay waxba ka jirin sidaa uu sheegayo Boobe. Xataa magaca waa laga dooday sida uu sheegay Boobe. Snm jabhadihii Somaliyeed uun bay ka mid ahayn....
@axmedcabdimaxamud4214
@axmedcabdimaxamud4214 3 ай бұрын
Waa nin kii sumeeyay ceelasha mudug ee siyaad bare u shaqeenayay goormu mujaahid noqday
@abdullahadeed1648
@abdullahadeed1648 3 ай бұрын
Nin amxaar ka hoos dagalamayo aya mujaahid kushegeysan Cadaabti ku fogow insha Allah مجرم فوق المجرم
@aminahassan2823
@aminahassan2823 3 ай бұрын
Tollaay ciltire maxa dhab losomaray
@aminahassan2823
@aminahassan2823 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhadarXasan-y7s
@KhadarXasan-y7s 3 ай бұрын
HAAWAIAAHI😢😢😢😢😢😢😊😮
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 3 ай бұрын
Munaafaqiin jawaasiis u shaqeeynayeey cadawga Soomaaliyeed Siyaad Barre khald weeyn buu sameeyay in uu chemical idinku buufiyo beey ahaayd
@abdullahadeed1648
@abdullahadeed1648 3 ай бұрын
Haa sxb waliba waxay kusheegayan mujaahid
@suldaanwarsame7762
@suldaanwarsame7762 2 ай бұрын
Waraaq ku qor oohintaada 😂😂 nimankana waa nimankii SIYAAD BARRE cunay 😂
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 3 ай бұрын
Waa wax la damqado wuxuu dareemayey iyo maanta xagaynu marano. Allow qabriga kuu nuur
@ahmedmohamoudfaarah9309
@ahmedmohamoudfaarah9309 3 ай бұрын
14/09/2024
@ahmedmohamoudfaarah9309
@ahmedmohamoudfaarah9309 3 ай бұрын
14/09/2024