Пікірлер
@faadumocabdilaahi3965
@faadumocabdilaahi3965 Ай бұрын
Heesaha ciida waan jeclahy waliba kuwii qadiimigahaa xasuus waayo waayo caruur nimadii waqtii aan soo labanyn oo bilaa buuqa
@AliAli-vw9bj
@AliAli-vw9bj 2 ай бұрын
❤❤❤❤♥️♥️
@aichadarar678
@aichadarar678 2 ай бұрын
Wow, such a beautiful memory, it gives me goosebumps but I don't know, it seems like it was yesterday because we had such an incredible life with family and neighbors listening to this song on Eid day ,really time passes too quickly 😢.
@seryu8204
@seryu8204 2 ай бұрын
Ciid wanagsan dhamantiin jamhuriyada djibouti iyo madaxweyne ismail omar geele iyo marwada 1 aad ee dalka khadra mahamud xsyd ciid wanaagsan dhamaantiin
@hamzakileh5546
@hamzakileh5546 2 ай бұрын
Eiid moubarak à vous tous les Djiboutiens ciid walbaa waan dageysta hestan wlhi dareen kalee beey igalisa wlhi eiid wanagsan dhamatin❤😊🎉
@mohamedaliyusuf5800
@mohamedaliyusuf5800 4 ай бұрын
Wooow heestan waxaan ku ciiday 24 sano ka hor
@HousseindararAwaleh
@HousseindararAwaleh 4 ай бұрын
❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@OmarHassein
@OmarHassein 4 ай бұрын
Allahoy nabada nodhar
@OmarHassein
@OmarHassein 4 ай бұрын
🎉
@OmarHassein
@OmarHassein 4 ай бұрын
🎉
@abdllahi186
@abdllahi186 4 ай бұрын
Cid wanagsan dhaman rer Djibouti 🇩🇯
@moubareikirir2253
@moubareikirir2253 4 ай бұрын
Eiid wanaagsan tous djiboutiens et tous musulmans
@ABDOFATAHGOULED-qu9sn
@ABDOFATAHGOULED-qu9sn 4 ай бұрын
Eid mourabk
@seryu8204
@seryu8204 4 ай бұрын
Halkan waxaan ka salaamay dhamaan dalkagii hooyo iyo dadkiisii djahuriyada djibouti iyo madaxweynaha jamhuriyada djiboutti iyo marwadada 1 aad ee dalka khadra mahaud haydid dhamaantiin ciid mubaarik eebe sandkaa sanadkiisa eebe hanagu gaadhsiyo dhamanteen isha alaah ku cida cafimaad iyo barwaaqo ishaalaha
@sadiksi0261
@sadiksi0261 4 ай бұрын
Waa galabnimo ramadaan baxayso oo caawa ay eid tahay alle hanaga aqbalo dhamaan acmaashii 30ka cisho aan soo wadnay rabbina hanoogu danbi dhaafo Eid mubarak 🎉❤
@mustafamuse-hz1jb
@mustafamuse-hz1jb 4 ай бұрын
Ciid wanagsan umada Soomaaliyeed
@Abdirisaqmahdi
@Abdirisaqmahdi 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdirisaqmahdi
@Abdirisaqmahdi 4 ай бұрын
Maasha Alaah
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
HAMPALYO. .ZAKII. MAAN. OO.JOOGA .MAGAALADA DAKAR .EE.WADANKA. SÉNÉGAL 🇸🇳 🎉
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
SAHAL ABDI. .BOULALE 🎉. WAA ARDEY REER. .DJIBOUTI 🇩🇯. OO. WAX KA BARTAA. . JAMAACADA. VICTORIA EE.DALKA. UGANDA
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
WAN IIDIIN SALAAMEY ARDEY DEE NAA REER. .DJIBOUTI 🇩🇯 🎉. EE.WAX KA BARTAA. DALKA. .SÉNÉGAL 🇸🇳. CASIIMADIISA. DAKAR
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
CIIDE. MOUBARIIK
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
WAN KU SALAAMEY. .WAA. .SAHAL. ABDI BOULALE. .OO.WAX KA BARTAA.. JAMAACADA. VICTORIA 🎉. EE DALKA. UGANDA
@seryu8204
@seryu8204 Жыл бұрын
Ciid wanaagsan waa markeenii 3 aad ee aan kuwa kulino cida wadanka 46 aad iyo ciida al odxa ku ciida caafimaad iyo barwaaqo dalkegii iyo dadkegii aan jeclaayaw ku ciida fafimaad iyo barwaaqo waxaan idiin rajeynayaa guul iyo gobanimo dandkaa sanadkisa ku gaadha cafimaad iyo barwaaqo
@moumingachangire1012
@moumingachangire1012 Жыл бұрын
Ciiiid moubarak dhaman musliminta mel kasta ayi jogan
@lechimiste3547
@lechimiste3547 Жыл бұрын
My last Eid-al fitri en turquie 😢 21/04/23
@jeexdinTV
@jeexdinTV Жыл бұрын
heestan kusaabsan ciida ee kooxda xarbi waxaan mar kudhageysta magaalada qalaafe anoo dhalinyaro ah maanta umbaan arkay oo aan dhageystay anoo hada aabe ah maansha allah
@MudaneChango
@MudaneChango Жыл бұрын
Wlhi Xasuus Djibouti I miss these days i crying right now❤
@ahmedfarid2714
@ahmedfarid2714 Жыл бұрын
Nabad ku so noqo illahay ha ino dhawro Djibouti jaano iyo dhul Somaliyed ba
@seryu8204
@seryu8204 Жыл бұрын
Dhamaantiin ciid wanaagsan dadkagii iyo dalkagii aan jeclaa ee jamhuuriyada djibouti dhaantiin sankan sanadkiisa ku gaara caafimaad iyo barwaaqo
@hodanmohamed2379
@hodanmohamed2379 2 жыл бұрын
Masha Allah wallahi wan uu xiisay ciidi Djibouti jano ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@hamzekaka9523
@hamzekaka9523 2 жыл бұрын
Eiid mubarak walalaha somaliye eiid wangsan
@hussinahmad3074
@hussinahmad3074 2 жыл бұрын
Ciid wanaagsan dhamaantiin dalkagii aan jeclaa ku ciida caafimaad iyobarwaaqo waxaan idiin rajeynayaa nabada gelyo iyo badhaadhe sankaa sanadkiisa nabad iyo caano ku gaadha isha alah mahadsanidin saxiibayaa nabadad gelyo
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 2 жыл бұрын
Ciid Moubarak walalahayga re Djibouti, walalahayga Somaliyeed iyo dhamaan umada islamka ah meel kasto ay joogan. Allaha u naxaristo Abwan Ali gab oo aha Ninki curiyad heestan taarikhiga ah
@hussinahmad3074
@hussinahmad3074 3 жыл бұрын
Ciid wangsan dhamaantiin dalkegii iyo dadkii sii aan jeclaayaw sankaa sanadkiisa ku gaadha caafimaad iyo. Barwaaqo mahadsanidin dhamaantiin
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 2 жыл бұрын
Sanad ka dib aya waxan ku lehay. Ciid Moubarak zxb. Cimri dherer iyo cafimad ban ku rajaynayaa
@hussinahmad3074
@hussinahmad3074 2 жыл бұрын
@@sultanhufane1051 saxiib mahadsani ciid wanaagsan ku ciida adiga iyo dalkagii hooyo ee djibouti caafimad iyobarwaaqo sankaa sankiisa dhamaantiin ciid wanaagsan saxiib mahadsanid
@hussinahmad3074
@hussinahmad3074 3 жыл бұрын
Jamhuuriyada jibouti wadankeygii aan jeclaa kuciida caafimad iyo barwaaqo iyo madaxweynahey jamhuuriyada djibouti madax weyne ismaaciil omer geele ku ciida faafimaad iyo wanaag damaan shcabka jamhuuriyada djibouti ku ciida wang iyo horumar
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 жыл бұрын
CIID WANAAGSAN - - Kooxda XARBI ©Gaaxdii: Abwaan Cali D. Cigaal (AHUN) ©Luuqdii : Xarbi (Hoballada xoogga dalka) '' Ciida ciidaa Ciida ciidaa Ciid wanaagsan ciidaa Ciida ciidaa Ciid wanaagsan Ku ciidaa ! Carra nabad ah Calool samaan Ku ciidaa Sharaf cuddoon Carra wanaagsan Ku ciida ! Nabadda curatay Cawaanka jiifaa Cararyadeenee Waa ciiddii nuurkee Tuma ciyaartoo Samad ku ciidaa ! Ciida ciidaa Ciid wanaagsan ciidaa Ciida ciidaa Ciid wanaagsan Ku ciidaa ! Cirkan darrooray Cosobka dooggaa Ku caanamaala / ku caafimaada Canabka buuxaa Midha casaaday Carruurta siiya ! Xaqa caddaday Cudurka guuray Waa cawadeenee Waa ciid islaamee Tuma ciyaartoo Samo ku ciida ! Ciida ciidaa Ciid wanaagsan ciidaa Ciida ciidaa Ciid wanaagsan Ku ciidaa ! '' CIID WANAAGSAN WALAALKAY DALMAR IYO DHAMMAAN UMMADDA SOOMAALIYEED IYO ISLAANKABA !
@ismailahmedhoussein1750
@ismailahmedhoussein1750 3 жыл бұрын
Mahadsanid lyric kaan waan uu bahnayn
@alimohamedmiko4671
@alimohamedmiko4671 4 жыл бұрын
Je mange 5
@ahmedfarid2714
@ahmedfarid2714 4 жыл бұрын
Alla jecliya 2dan hablood
@aboubakarnour9126
@aboubakarnour9126 2 жыл бұрын
Ciid Mubarak
@achoubisleh303
@achoubisleh303 4 жыл бұрын
machallah
@loukmanomar7568
@loukmanomar7568 4 жыл бұрын
Eid mubarak
@ashkaanofficial5913
@ashkaanofficial5913 4 жыл бұрын
Masha Allah ciid moubarak hn zako
@mohammadomarismail6085
@mohammadomarismail6085 4 жыл бұрын
4
@zamzamabdillahi1513
@zamzamabdillahi1513 4 жыл бұрын
Mashhll Eid Mübarek mon frère
@dekima7333
@dekima7333 4 жыл бұрын
Aïd Moubarak a vous aussi
@simanebella8952
@simanebella8952 4 жыл бұрын
Ciid mubarak sakariye cade hooyo horay usoco hooyo hanbalyo 🙏❤🎉🌹🎊🎈🎇❤🎆
@rabilehjasmine4382
@rabilehjasmine4382 4 жыл бұрын
Hahaha xaabada maa calool xanuun baa naa haaya !!!l'Aid c'est le seul jour kon profite 😁sinn Eiid mubarekk a toi aussi en retard hh
@moustaphaibrahim1464
@moustaphaibrahim1464 4 жыл бұрын
Horay uu soco sxb
@jjjmsjdndj
@jjjmsjdndj 4 жыл бұрын
10 ambabour
@mohazat5009
@mohazat5009 4 жыл бұрын
Sxb zakaria appka aad ku edit gareyso isheg fadlan
@simanebella8952
@simanebella8952 4 жыл бұрын
Zakaria ta bien avancé l'Eid 🎉🌹🎊❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯