Warki otafa titan
2:37
Ай бұрын
Xalada Somalilan
6:55
Ай бұрын
War tegteg
9:04
2 ай бұрын
Dawasho wacan
7:42
2 ай бұрын
War deg deg lasoco
10:00
2 ай бұрын
Пікірлер
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Waa in dhakhsoo loo bilaabaa jidka tareenka ee lagu xidhayo ka Itoobiya kadibna lagu xidho tareen lagu xidho Africa kaas oo gaadhaya ilaa galbeedka Africa ilaa South Africa iyo dhinaca waqoyiga waxa Berbera laga dhoofin karaa qaarna Berbera laga dhisi karaa wershado waaweyn sida birta xadiidka, Aluminum, copper , Zinc, oil and gas, cobalt, dhinaca cuntada seed laga sameeyo saliida iyo Cocao, waxa wershadaha iyo dekeduhu gaadhi doonaan min Berbera ilaa Saylaca ilaa bariga waa in raw material kaa Africa aynu ka faaiidaysana waxaa dekada laga dhoofinayo badhkood aynu ka iibsanaa wershado ka samaynaa oo la shuraakoownaa shirkadaha caalamiga ah matalan markaad doonayso in aad birta xadiidka soo saarto oo wershad dhinaa ah laga sameeyo Berbera waxa u baahan oo kuu imanaya ka maraakiibta sameeya shipbuilding companies, ka baabuurta sameeya oo bir jaban u baahan, ka xadiidka guryaha lagu dhiso ama jiingada khafiifka ama ta adag ee hot rolls ka la yidhaa, kuwa sameeya mishiinada waa weyn, waxaynu mudo 10 sano ka yar ku noqon karaa wadan ka qani san dawladaha khaliijka sida Sucuudiga iyo Imaaraadka waxa loo baahan yahay shaqo maskax dadaal iyo ismaqal in aynaan 7 sano isku mashquulin doorashadii la igama helin iyo kharbudaado.
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@SicidHugurfarax
@SicidHugurfarax Ай бұрын
Good
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Ай бұрын
Guuleyso indro waxa tahay qof caqli badan oo dhiig badan
@AchiaFarha
@AchiaFarha Ай бұрын
No transfer, Galaxy mah ee waa world remit
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Ай бұрын
Beenta laxishood.
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kooshinfarxaan1707
@kooshinfarxaan1707 Ай бұрын
Waanu layabanayn isbahaysigaa siduu isku qabanaayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KayseHuriye
@KayseHuriye Ай бұрын
S.n.m.s.n.m.s.n.m.❤❤❤❤❤guuuul
@razamal9595
@razamal9595 Ай бұрын
Guul sister.
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql Ай бұрын
Adiga meel baad ka rarantahay ee wax Soomaali aad u heyso ma jirto siyaasadna waxba kamataqaanid kaliya iska bariisayso qadadaada halkaan karaadso laakiin siyaasad aadan waxba kaogeeyn ha dhexgalin itoobiya kaliya waxay kashaqeynaysaa danteeda idina danta qabiilka ka shaqeeya meeshay ina geysaana waan u fadhinaa
@hodanisfarah
@hodanisfarah Ай бұрын
Dee garxajis aya daarood futada uleefa oo habeen iyo maalin tolkood caaya. Aqoon uma lahayn garxajis lakiin waxan arkay daarood iyo garxajia wa 2 cadow. Garxajis ayaa iyaga la tashada oo ku yidhi habar awal ba dishay. Iska Samar habar awaley walaahi ninka garxajis adiga ayu ka necebyahay darood iyo gaal. Anaga wasna isaaq ma donayno midgaha buka.
@KayseHuriye
@KayseHuriye Ай бұрын
S.n.m.S.n.m.S.n.m.❤❤❤❤❤❤❤.guuuuuul
@XasanCisman-iv7qv
@XasanCisman-iv7qv Ай бұрын
Iskufilanee wixiihartiraachaingusoocelin
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Ай бұрын
ADEER ISAAQA AAD SHEEGEYSO HABARYOONIS WEYDII IYAGAA CADOWGA SOMALILAND U BASAASAY MEEL KASTA CIIDANKII QARANKA DHEX GALAY DAAROOD SHEEGTEY MARKA HORTA HABARYOONIS MA DAAROOD BAA MISE WAA ISAAQA AY SHEEGAN JIREEN
@Isaqgirl4lyf
@Isaqgirl4lyf Ай бұрын
Don’t worry sister we have surprise for them dhulka la gonayna latest technology iyo hub casriya wax kasta uncle muse kuma sheegay. “Ciidanka Kharanka ha u bakhina”🎶🎶🎶.
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Dawlada hadal yar oo jilicsan laga yeeli maayo dhibaatadii Laascanod iyagaa ka masuul ahaa oo Gala dagaalka u ogolaaday in uu magaalada soo galo hadana sideed bilood huwanta dhawrayey markaa maanta in ay khaladkii hore Laascanod uga sameeyeen mid la mid ah ku celiyaan laga yeeli maayo hadii aanay wadanka difaacayn ha iscasileen.
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Magaceenu waa Somaliland ee maaha Somalilan, meel kale in aad ka hadlayso ayaa la moodi sax liano iminka interneka waxa wada Artificial intelligence oo fariimaha iyo like iyo share ta kala gudbinaya hadii spelling kaagu khalad yahay wax badan ayaad ku waayi markaa had iyo jeer iska ilaaliya spelling ka afka qalaad.
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Ай бұрын
𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐲 𝐤𝐡𝐚𝐬𝐡𝐢𝐟𝐦𝐚𝐭𝐚𝐲😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 Ай бұрын
Ceerigaabo Dagaal kama DhiciN Ee shaqaaqo Ceerigaabo LaascaaNood Maaha Ceerigaabo waa Magaallo isaaaq Reerkii Aayar fadhiyi waaya waa in Dhagta Dhiiga Loo Darro
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj Ай бұрын
Ceerigaabo waa lawo daamood iidooroow ee daantiina cid dan ka leh ma jiraan ee hartiga daantiisa ee Ceerigaabo ayuu doonaayaa oo kale cid kalana ku xukumi meeyso daanta harti ee Ceerigaabo taasi hadaad diidaan iidooroow laascaanood waxa idinkugu dhacay mid ka daran ayaa idin ku dhici doonta waad arki doontaa iidooroow af un in laga hadlo ayaad heeysaan ee rag iskama dhicin kartaan ee harti dhulka waxba kama yaalo ilaa uu dhulkiisa iyo dadkiisa xoreeyo oo kaliya mooyee iidoorna ugu talin harti dhulkiisa macsalama
@cawaalecabdiqaadircawaale6843
@cawaalecabdiqaadircawaale6843 Ай бұрын
Zorry abyo wlhi gabadhu manta waa qaracan aadbey uniyad jabtay
@cawaalecabdiqaadircawaale6843
@cawaalecabdiqaadircawaale6843 Ай бұрын
Xgee qaranku jooga abyo muusow ciidanka fasax miyaa sheekadu
@cawaalecabdiqaadircawaale6843
@cawaalecabdiqaadircawaale6843 Ай бұрын
Abyo adigana wxan kuu heynaa nin huwan ah ee kwrn
@kooshinfarxaan1707
@kooshinfarxaan1707 Ай бұрын
Keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Ganacsatada sida Dahabshiil iyo Telesom iyagaa isugu wacan oo ku faani jiray Somaliweyn ayaanu nahay oo aaminay Maafiyada Hawiye, Dahabshiil wuxuu ka dhisay cimaarad aan geeska Africka ku ool oo saddex bilood ka hor hadana saddex dabaq ay gubeen waxa la yidhi wuxuu la raagay lacagtii Arsenal ta Shabab, cidii waanu siisa waxay ku odhanayaan reer hebel ayaa shirkadaa leh ood u jeedaa khatartu waxay ka soo socotaa waa Telesom oo 87% lacagta wareegta iyo ta la dhigto ee Somaliland gacanta ku haya isna wuxuu shuraako la yahay shirkada Hormuud oo Hawiye leeyahay oo Somalia haysata, maxaa u diiday in kan Hawiye saamigiisa ay ka iibsadan oo ay ka dhigaan shirkad boqolkiiba boqol Somalilander ah. Mashruucii Taiwan inoo samayn lahayd ee maftaaxa labadan shirkadood ayaa horjoogsaday xiligii wasiirkii hore ee Isgaadhsiinta iyo Teknolojiyada oo ay isla fahmeen si reer magaalnimo ah in dantooda aanay ku jirin in maftaax u gaar ah loo sameeyo Somaliland liano waxay shaqadayada ku noqonaysaa laba wadan oo na kalifaysa servaro cusub in aanu iibsano, markaa dantoodu waxay ku jirtaa Somaliweyn iyo Somaliland oo aan ictiraaf helin. Taiwan maftaaxeedu waa 00886 ka China waa 0086, waxay inoo samayn lahaayeen kaas oo kale oo ama 2 ama 5 lagu daro nasiib daro, labadaa shirkadood ayaa ka soo horjeestay, laakiin xaqa Somaliland in uu xaq yahay waataa maanta mujrimiintii Hawiye gangs kii ay abaalkooda mariyeen, waxa ka sii xun marka ay dhawaan la wareegaan maftaaxa Somalia oo la yidhaa Hormood ayaa haysa in dhibaato dhaqaale iyo mid lacag wareeg isudir dhibaato weyn ku iman doonto Somaliland hadii dhakhso nimankaa Telesom iyo Hormood u kala bixin taas oo kalifi karta in waxa lacagta electronica ku jirtaa ay noqoto wax la waayo, shacabka ganacsatada lacagtiina ama dabab ku bedesha ama guryihiina ku haysta ka feejignaada xawaaladaa dabka saaran iyo bankiyada laga leeyahay Somalia sid Premier Bank oo lacag ha dhiganina waxaanan ku talin lahaa in wadanka laga saaro marka lacagta shacabku ka qaataan feejignaan weyn ganacsatada yar yar kuwa waaweyn hala sameeyo.
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s Ай бұрын
iyagaa u daba dhaqayee ha raacen shicibkuna lacagtoodahakala badan ilayn cadawgeena cashuur siinmayner
@kooshinfarxaan1707
@kooshinfarxaan1707 Ай бұрын
Keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Siciiddool
@Siciiddool Ай бұрын
MUUSE. QORI. DAB. AH. AYUU LAWAREEGAYAA. MAALIN. DHAW. ISAAQ GUDIHIISA. WAXA KA QARXA. EEGA.
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AdenSharmarke
@AdenSharmarke Ай бұрын
SAX KU SOCO HUNO VIVA MBC I& SOMALILAND
@idrissumar9009
@idrissumar9009 Ай бұрын
Scw guul iyo gobonimo Somaliland dhamaan
@idrissumar9009
@idrissumar9009 Ай бұрын
Iskufilan. Slaansare
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Ай бұрын
Good points and a fair assessment
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 Ай бұрын
Waaaa ayo sola
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux Ай бұрын
Hhhhh Dadkaan masrrku madaxa maray ee daarood ee soomaalilañ ku maseeray madaxa ayey dab ka rabaan Waa qabiil dhan oo wada waalan cid fiyoowba lagama helo
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 Ай бұрын
Wa nine cilana nika lagu shegayo sola wa nine cilana hadhage afwena faqasha wa nine cilana waye cadowga somaliland Allah ha jabiyo hadhage afwena faqasha argagaxiso Dalemine munafiqe xasidena jealous people waye nineka wu cilana yahine wa xoolo bila caqlie wa garacade afwena so koreya waxasa la leyahaye naga ayu ilemo ka dhaleya wa tuga jahile oo cilana somaliland cadowgedu wu badana yahine one cadowga somaliland Allah ha jabiyo hadhage afwena faqasha argagaxiso Dalemine munafiqe xasidena jealous people waye cilana yahine garacade afwena faqasha argagaxiso cilana hadhage faqashata Miskine cilana muse bixe cabdi geeeeesi qaran wa cadowga Allah ha jaabiyo geeeeesi qaran waye muse bixe cabdi wu kaga wada baroranayan waxe Somalia lagu shegayo muse bixe walahi warerisu ku xidheya has wada barorta Allah ha ka qabto ishaa cadowga xasdinta jealous people muse bixe cabdi geeeeesi qaran cadowga ma cilbaxo hore usoco karbasha dhashe hadhage afwena faqasha argagaxiso Dalemine munafiqe xasidena jealous people waye cilana yahine
@KayseHuriye
@KayseHuriye Ай бұрын
S.n.m.s.n.m.s.n.m.gul.gul.gul.❤❤❤❤❤❤❤❤
@slandprince7210
@slandprince7210 Ай бұрын
Cadowga JSL ciida Allah ha la simo faqash iyo argagixisadu waxba inama yeeli karaan
@mohdabdirahman
@mohdabdirahman Ай бұрын
Caqliga ha waayin filkeed ka rooney. Solo waa garac wuxuu yahayna waanu aragnay. Isha cadowgu iyo ta xaasidkuba qaranka Jamhuuriyadda barakaysan ee Somaliland ka dayran.
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Ай бұрын
He lives in UK, He falsely claims tittles Dr and professor. Be aware of him
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Aniiga uqoiray waad riiyotay ado seexan
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Maxamuud Xaashi. Hawada Somaliland markuu Muuqdisho , Xamar ka iibinayay dadkan miyay hurdeeen... Yaaab.
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Fly Dubai... Maxamuud xash.. kaaho. ayaa samastay maantana doonaya in Somaliland madaxweyne ka noqdo.
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Waad hadal badan tahay, waraysiga oo buuxa soo daa
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
WCS,, Isku filan.
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Waa xaaramig dameeer xaarmajo oo khaniis
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Guuuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd viiva somalilnd
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva
@Ahmed-ds9qx
@Ahmed-ds9qx Ай бұрын
Sheekadu'dhulbahantay'kukoobantahay'xumaantu'dhulbahantay'kukoobantahay'??