Пікірлер
@FarhanJama-b8h
@FarhanJama-b8h 20 сағат бұрын
2024 yaa daawanaya. Belarus 🇧🇾 ban joogaa.
@hassanosman5241
@hassanosman5241 Күн бұрын
December 2024, expecting soon 2025, at guriceel city 🥺
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm Күн бұрын
Allaahuma arxamhaa
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 Күн бұрын
Baxsan AUN heeso mcn iyo cod dahabi ah 2024 December ayaan dhulkeyga hooyo dhobleey 🇸🇴 Ku dhageysanayaa jawi dagan
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 күн бұрын
SALAAD MAXAMED SHARDI " SALAAD DERBI" IYO HEESTII " NARUURADII KAL-GACALKIYO, HALKAAD NACAB WAREENTAY, NABARAA KU YAALEE.....CLASSIC TOP SONG MUSIC ORIGINAL HEESTAN ERYADEEDA WAXAA SAMEEYEY AUN ABWAAN MAXAMOUD CABDILLAAHI CIISE " SINGUB" LAXANKA HEESTAN WAXAA KU DAREY UU U SAMEEYEY ISLA FANAANKA SALAAD MAXAMED SHARDI HEESTANI WAA HEES KA MIDA HEESAHA UU QAADO SALAAD DERBI HEESAHA LOOGU JECELYAHAY, WAANA HEES AAD U MACAAN (BAJKA 1AAD) NARUURADII KALGACALKIYO HALKAAS NACAS WAREENTAY NABARAA KU YAALEE --------------------------------------------- NIYADII JACEYLKEE LABADEENA TAAGNEEYD NINBAAD DHAXAL U SIIYSAYE, HAA HAA ILAABE HAA ILOOBI MAA --------------------------------- NASIIBKAAGII ARAGTAYEE ANA NAAWILKAYGIYO WAXAAN SUGI NAQ ROOBAAD, HAA HAA ILOOBE, HAA ILOOBI MAA ------------------------------- SIDA UBAXII NUURTAYEE NOLOSHANA IS-MOODSIIS KULA NOQOTEY ADIGOO KULA NOQOTEY ADIGOO HABEEN NABADA JOOGTEE ARMAAD HOOS U NOQOTAA ANMAAD HOOS U NOQOTAA ANA LIBIN HALEELAA, HAA HAA ILOOBEE, HAA ILOOBI MAA (BAJKA 2AAD) INKASOOD AAD NUUGTOO (NUUGTANA) KUMA NAAXDID DHERIGII NABSI UU DULYAALEE --------------------------------------- NABAADGUURKA ADIGAA NAXLI IGU ABUUROO NAFTAADII JECLAADEE, HAA HAA --------------------------------------- ANIGOO NAGAADIYA NASASHANA KU TALA GALEY NAXARIISTII GOOYSEE, HAA HAA ILOOBEE, HAA ILOOBI MAA ---------------------------------------------------- SIDA UBAXII NUURTAYEE NOLOSHANA IS-MOODSIIS KULA NOQOTEY ADIGOO KULA NOQOTEY ADIGOO HABEEN NABADA JOOGTEE ARMAAD HOOS U NOQOTAA ANMAAD HOOS U NOQOTAA ANA LIBIN HALEELAA, HAA HAA ILOOBEE, HAA ILOOBI MAA (BAJKA 3AAD) SIDA NIBIRIGIIBAAD NAANEEYSTA CAASHAQA NIDARKIIBA GOOYSAYE ----------------------------------- HALKAA NAASKA BIDDIXIYO HALBOOWLAHA KU NIDANEEY NAANAAB I MOODEE, HAA HAA ILOOBEE, HAA ILOOBI MAA -------------------------------------------------------------- WAXA NADI ILLA DHACAYEE NEECEEWDA IGA JAREY NAXDINTIYO XANUUNKEE, HAA HAA ILOOBEE, HAA ILOOBI MAA ------------------------------------------------------------- SIDA UBAXII NUURTAYEE NOLOSHANA IS-MOODSIIS KULA NOQOTEY ADIGOO KULA NOQOTEY ADIGOO HABEEN NABADA JOOGTEE ARMAAD HOOS U NOQOTAA ANMAAD HOOS U NOQOTAA ANA LIBIN HALEELAA, HAA HAA ILOOBEE, HAA ILOOBI MAA #DESCRIPTION THSNKS SOMALI MUSIC
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 күн бұрын
XANAAN ASHRAAWI WAA CIIDAGALE WALAAHI MAAHA ISAAQ WAA MARIIXAAN IYO MIDGO
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 күн бұрын
WAA XASAN AADAN SAMATER IYO XANAAN ASHRAAWI
@libandjama325
@libandjama325 2 күн бұрын
18/12/24 a 8:11 je suis là 😊
@adannur4755
@adannur4755 2 күн бұрын
Halyay cawki ilahey ha oo naxaristo iyo fananda saado cali cumr dhuul iyo kuwa kala dhaaman ilahey qabriguud ha oo wasacyo aamiin yarabe
@adannur4755
@adannur4755 2 күн бұрын
Waayo waayo iyo xasuus iga dhih fananiida Waber iyo awood lahaa ciidanka dhul iyo cir badda
@Qaasaali123
@Qaasaali123 3 күн бұрын
Ilaahay ha u naxariisto saynab xaaji cali
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 күн бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@nurta-gh2xb
@nurta-gh2xb 3 күн бұрын
ALLLAAAYARXAMA RAAXIMIIN
@CabdulaahiXusuley
@CabdulaahiXusuley 4 күн бұрын
Somalinimo iyo dadnimo wa dadki hore hada maya 1992 ayan fananada mudo lashekeystay ilahey ha unaxaristo mahadsanidin
@CabdulaahiXusuley
@CabdulaahiXusuley 4 күн бұрын
Ereyada iyo laxanka musica waxa leh xusen ow farax ilahey ha unaxaristo wuxuna utiyay xaskisa waxayna hada kunoshahay amerika ee lasocda mahadsanidin
@BraynBehindthescene
@BraynBehindthescene 4 күн бұрын
Dad waa dadkii hore
@XaamudIbraahim-f5p
@XaamudIbraahim-f5p 4 күн бұрын
16.12.2024 iyo xeebtii lughaya saxiibayaal ku raaxaysta bunis
@kadykhalaf5901
@kadykhalaf5901 4 күн бұрын
Khadio kadykhalaf
@HamzeAbdi-t8z
@HamzeAbdi-t8z 5 күн бұрын
15 12 2024 Ax jigjiga Buunis Nolow
@Ezepla
@Ezepla 5 күн бұрын
Xaajiga keen Lacagta😂❤
@mohammednuur2939
@mohammednuur2939 6 күн бұрын
Anigo kurey ah yaan ku dawadey tiyaaterka sef 3'Aad Dec.1988ki waayo waayo
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 6 күн бұрын
👍👍👍👍
@MubYus
@MubYus 6 күн бұрын
Codkii macaanaa dahabiga ahaa ,, Xaliima khaliif Magool
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 күн бұрын
Gavanta kabaku waa cadi naasir ma alin caydiid rabow u maxariiso Aamiin
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 7 күн бұрын
11 Dec 2024 Mogdisho heestan Waxaan maalin ka hor Ku arkay barta tiktok caadimaaha runti Cabdiqaadir Xuseen Mayow “Buunis” goobta uu heesta Ku duubay waa Hargeisa Waxaan xasuusta qiyaasti inay ahayd 2009 markaas oo uu fananku Hargeisa waliba xaafad reer Djabouti oo naga soo horjeeday uu imdaay.
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 8 күн бұрын
Somali music hessaha plz coodka ku daraa inyar yara dalaca wa naquus marka mobile laguu dhagaysanayo fadlan
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 8 күн бұрын
Ax ax ax allaha uu Naxaristo Xaasuusti fuursheed 😢😢
@m.b.bercaano4779
@m.b.bercaano4779 8 күн бұрын
12Dec 2024
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf 8 күн бұрын
1986-2024-dhamaadkeeda bisha 12-aad 12-keeda Ayaan dawanaya aniga oo dalbarad ah Dhaqanaka , suuganta iyo fankana waa waxaan hibo ullenahay.
@cantar64
@cantar64 8 күн бұрын
Sharafta waxa dilay Afweyne
@MohamedQaray
@MohamedQaray 8 күн бұрын
viking*❤£(wcb)2-bullring 3ltd ppe24/25elite(eagle-eyed) vstv.
@MohamedQaray
@MohamedQaray 8 күн бұрын
viling*❤£(wcb)2-bullring-3ltd ppe24/25elite(eagle-eyed )vstv.
@MohamedQaray
@MohamedQaray 8 күн бұрын
viking*❤£(wcb)2-bullring-3ltd ppe24/25elite(eagle-eyed )vstv.
@mofosman4426
@mofosman4426 9 күн бұрын
Waxaa nolol quruxdeeda, sharafteeda, dowladnimo macaankeeda iyo nolol karaama leh walahi arkey qof usoo joogay soomalia oo dowlad ah Siyad Barreh madaxweyne ka Yahay
@kinghaliye1995
@kinghaliye1995 9 күн бұрын
Tik tok ayaan kaso arkay waa cajiib hesto. Fananka.
@Somalicryptocurrency
@Somalicryptocurrency 9 күн бұрын
Heestan, Cabdi qaadir xuseen, wuu u gu awood sheegtay fannaanta kale dhamaan. Waa sida uu aniga iigu muuqdo.❤
@ZÖLCHA
@ZÖLCHA 9 күн бұрын
GoatT of aLL timE buunis 🫵🏾🔥
@ashafarah6052
@ashafarah6052 9 күн бұрын
Aniga intaydaan la,ekaa 1986
@MohamadAli-tc3kx
@MohamadAli-tc3kx 9 күн бұрын
Ilkacase ma noolyahay?
@ugaashassanshugri6007
@ugaashassanshugri6007 9 күн бұрын
10 Dec 2024
@abdinabby6340
@abdinabby6340 11 күн бұрын
Ninkan heesta haldha la qaadaya waa kuma
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 11 күн бұрын
@@abdinabby6340 Magaciisu wuu ku qoran yahay
@user-amshingaani
@user-amshingaani 11 күн бұрын
A.M.SALIM.SHINGAANI CIDA LEH KA SOO JEEDKA SAFAARADA USA SHINGAANI MUQDISHO SOMALI ❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉😢😮
@daaudcabdiibrahim6110
@daaudcabdiibrahim6110 11 күн бұрын
Shikhaaley saana culumo ku tihiin miyaa😂😂😂
@cabdifataxCali-x1g
@cabdifataxCali-x1g 12 күн бұрын
Waa hees an ad u jeclahay. Waa aan galkio joogay oo an gabar aan ehel nahay aan ad u jeclaa ayan dhagaysan jiray
@MuuseJimcaale-c1d
@MuuseJimcaale-c1d 12 күн бұрын
Intaa aduunbaan ku oo manaaye ahlan wasahlan
@uglyshawtyyy
@uglyshawtyyy 13 күн бұрын
She was so good on this Rip
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 13 күн бұрын
Boqoradii codka xaliimo khaliif mogool alla yarxam 😢
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 13 күн бұрын
@@abdinaafac8211 Aamiin Aamiin yaa rab
@shafiali583
@shafiali583 13 күн бұрын
Allh haku naxariisto hoyo mcn amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@CabdiraxmaanXalane-e4f
@CabdiraxmaanXalane-e4f 13 күн бұрын
AL maliku
@MuuseJimcaale-c1d
@MuuseJimcaale-c1d 13 күн бұрын
Inta heesta ka heshay
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 13 күн бұрын
Hestani waxey ku jirtey Riwayadi Ey wada Alifen labdii Majajilleyste AHUN meecad iyo boon AHUN shamsa waxa la qadaya xasan iyado Live ayan ku National tiyetaarka hargeysa