Eesh Calaa Hees Talantaali Dhamays. DHAMAYS IGA DHEH
@abdysomalia395911 жыл бұрын
thanks my sistr
@TheJamaalq12 жыл бұрын
thank you amino muse weheliye keep it up please,
@somaliyahanolato401312 жыл бұрын
beerka adi haku fariisto qumayahow horumarkeena neceb uf
@Faiza100012 жыл бұрын
Maasha alaah Aamino abaayo nooloow khayr badan ayaan kuu rajeeyay , jazaakalaah
@NAXAR200912 жыл бұрын
@MegaGang21 hadii aad qof muslim ah aadtahay waxaa iga dar daaran ah .. alle quraankisa wuxuu ku iri.. labo malag baa garbaha idinka saaran oo erey kasta qoraya.. taas oo macnaheedu yahay hadalkaaga wuu qoranyahay inta aadan dhiman istaq furu laah dheh gabar walashaa ah waxa aad ku habaaraysid ama aad ku cayaysid waa khalad.. alle hortiisa baad kaga jawaabi doontaa
@NAXAR200912 жыл бұрын
@afksqureeysh1 inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun.. alle wuxuu yiri qof kasta kalmaduu ku hadlo way qorantahay... inta aadan dhiman alle danbi dhaaf waydiiso
@MegaGang2113 жыл бұрын
tan anigo nol ayey nagaheena asay usareysa.... habar ey wada balayo beerka kufadhisisay
@elninoo198613 жыл бұрын
Noooooooooooolow Aamina
@ahmedsheekh33013 жыл бұрын
waad mudantahay in lagu siiyo Abaal marintaan waxaana kuugui dhiirigalaniyaa in aad sii wado
@saalax14413 жыл бұрын
Well done Amino. Taariiqda ayaa ku xusi doonta.
@superugaaska13 жыл бұрын
naagtani caadi maha iyadoo u nolyahay ninkeedi ayay asay xidhanaysaa war wxu maxay ahayd naa hadad donayso inad nabd wax ka qabto kalay muqdisho lakin afka uun ha ka odhan iska dahddhdicin aya ku disheeeeeeeeeeeee ey.com
@MrSubayr13 жыл бұрын
amina muse weheliye wan kuslamay waxan ahay muwaadin somalilander ah oo siwayn ku taa geersan kuna jira dadka niyada ka ga soo codeeyay walahi waxad uqalanta in laga dhiigo wasirka haweenka ee somalia inshallah mar uun baad noqo wana lagu dooran ..........said khader haybe huge netherlands
@PANSOMALISM13 жыл бұрын
Amina marka hore waxaan kugu salaamaya salaanta islaamka ASC salaan ka bacdi walaal waxaan ahay mawaadin Soomaaliyeed oo degan dalka Sweden, una uuman dhamaan fikradaada in eey hirgasho, waxaana ale Subxaana wa tacaalaa kaaga baryayaa in dhamaan fikraddaha aad soo jeedisay oo noo rumeeyo, adigana oo ajar & xasanaad kaa siiyo. Mawaadiniin Soomaaliyeed oo qurbo joog ah oo aan ka mid ahay, heestana wax walba sida cilmi, gaari, shaqo, lkin waxaas oo idil waxaa ugu muhiimsan, dhulkii hooyo oo nabdoba
@cabdallemaxamed19956 жыл бұрын
Aamina muwaadin baar tahay
@MrJimcalebadman14 жыл бұрын
khatar iga dheh
@gahtaan14 жыл бұрын
anigu waxaa dhiibanaayaa somalia inuu alla nooga dhego nabad yaa rab ishaa allaa taas ayaa i ah awaal marintida