Dhismaha ID 21 172 New-hargiesa
3:30
Пікірлер
@nw3817
@nw3817 7 күн бұрын
The kitchen does not look finished at all. And it's best to showcase the house when it's fully clean and finished
@zubeiradam7106
@zubeiradam7106 Ай бұрын
Asxaabta imisa gurigan u kale lagu dhisa
@musj21
@musj21 Ай бұрын
Amazing design masha Allah just plant and tree 🌲👍
@mulkigalal4958
@mulkigalal4958 Ай бұрын
Jahadu ma 18 baa mise 24 walaal
@Dhuxul9
@Dhuxul9 Ай бұрын
Walaal faahfaahin qiimaha ah bixiya
@mustafasaleiban6779
@mustafasaleiban6779 2 ай бұрын
Manshallah tabarakallah
@hargeisa24h
@hargeisa24h 2 ай бұрын
guuleysta sompro.....
@Afarah5238
@Afarah5238 2 ай бұрын
They need more light into the housr, bigger windows and more natural ventilation.
@hamsemohamedmuhumedjaabur3119
@hamsemohamedmuhumedjaabur3119 2 ай бұрын
Ceep going teamkayga shirkadayada somproperty
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Masha allllah❤
@MUBAARIGMuhammad1999
@MUBAARIGMuhammad1999 2 ай бұрын
Qiimuhu waa imisa
@afrahap4406
@afrahap4406 2 ай бұрын
Ifrah mabruug
@afrahap4406
@afrahap4406 2 ай бұрын
Asc maasha allah
@Dhuxul9
@Dhuxul9 2 ай бұрын
Qiimaha ka hadla
@khadarabdi4097
@khadarabdi4097 2 ай бұрын
Som property dad macquula
@nurasaeed5381
@nurasaeed5381 2 ай бұрын
كم السعر
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Masha alllah❤
@almher8883
@almher8883 2 ай бұрын
Nalkaa caghaarka, meshaa maa caroos ayaa lughu qabanayaa.... ?😂😂😂😂 No plant, nothing, just grey, grey and grey. Hadaad rabtaan inad iibisaan, hortaa caghaar ku beera. Waligiin ma maqasheen kalmadaa " cozy " ?
@samowsamale3490
@samowsamale3490 11 күн бұрын
Qofkii lahaa ayaa beeranaya markuu dego shirkadda shaqadeedu waa inay guriga dhisto
@faizasaid3803
@faizasaid3803 2 ай бұрын
I wonder why they make the window so small.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
waa imisa qiimahisu ?
@samowsamale3490
@samowsamale3490 11 күн бұрын
Koleyba gurigu iib ma aha qof ayaa loo dhisay
@afrahap4406
@afrahap4406 2 ай бұрын
Asc
@MUBAARIGMuhammad1999
@MUBAARIGMuhammad1999 2 ай бұрын
Maasha allah qiimaha soo raacoya
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 2 ай бұрын
Masha allah guri qurux badan waa dhisatay balse 6 sano ka hor hadii aad geedo ku talaali lahayd . Guriga beautiful ayuu sii noqon lahaa ..
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 ай бұрын
Music maad naga demisid si aan kuu maqalo. Shirkadan waa heer sare
@khadrayusuf-if3zn
@khadrayusuf-if3zn 2 ай бұрын
Masha allah waguri quruxbadan cabirka dhulka uu kufadhiyo isheg bal idinko aliyah
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 ай бұрын
Masha allaha ilaahayawoow igu sim Anigoo nabada gurigaasoo kale insha allaha Allaahuma Aamiin ❤
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 2 ай бұрын
Aamiin allaha kugu simo balse guri aan la harsan karin ha dhisan oo aan lahayn geedo qurux badan wada dhagax muhiim ma ahan kaliya. Hadii all kugu simo. Dhul wayn guri aad ka dhisatid. Green ka dhig insha allah
@Dhuxul9
@Dhuxul9 2 ай бұрын
Insha Allah 3 sano kadib ayaan guri qurux dhisan doonaa
@Dhuxul9
@Dhuxul9 2 ай бұрын
Walaal qiimaha la wadaag macmiilka
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 2 ай бұрын
40 ilaa 60. Ku talagal. Hadii aad dhulka haysatid
@mahadapdirashiid1878
@mahadapdirashiid1878 2 ай бұрын
masha allah 😍
@Kaispai
@Kaispai 2 ай бұрын
Mashallah after we delivered the house from the company we added a small building in the front yard consisted 2 bed rooms and toilet, for my little brother abdulrahman, he got married in his new apartment And also We added small garden 🪴 in the front yard Thanks to Allah and after to somproperty we have this beautiful villa
@oumaharoun
@oumaharoun 2 ай бұрын
How much is this house please?
@khadradahir2263
@khadradahir2263 3 ай бұрын
Ma kira?
@Dhuxul9
@Dhuxul9 3 ай бұрын
Masha Allah! Qiimaha dadka la wadaaga walaal
@Dnyrey
@Dnyrey 3 ай бұрын
Wow 😯, som property is on another level. I wish they were able to operate outside of Hargaisa
@samowsamale3490
@samowsamale3490 3 ай бұрын
Gurigu ma nus baloodhbaa?
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 3 ай бұрын
Waar Guryo Qurux Badan Qiima hoodu waa imisa
@Janagale10
@Janagale10 3 ай бұрын
Hargeisa-Masalaha maansha Allah♥️🫡✅🙏🏻
@ahmedmahamed8193
@ahmedmahamed8193 3 ай бұрын
Qiimuhu waa imisa
@khadrayusuf-if3zn
@khadrayusuf-if3zn 3 ай бұрын
Asc cabirka uu kufadhiyo waa imisa
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 3 ай бұрын
sawkuwa qoran 30m*24m
@hibonour9657
@hibonour9657 3 ай бұрын
Waa qurux iyo badh maashallah
@musj21
@musj21 3 ай бұрын
Next level masha Allah korbad u qadin cabir gudaha iyo dhaqado sare fikrad wacan deyrka un ba ubahan midabka guriga sida kale 10\10 future customer 👀😎💚⚪️❤️
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 3 ай бұрын
Masha.Allaah qiimaha maad noo sheegtan
@fatism448
@fatism448 3 ай бұрын
M.a❤❤
@OG-O226
@OG-O226 3 ай бұрын
Ad bn ii taagera wyo you guys are setting the standards wlhy.. quleysta sxb
@Kesekenyawi
@Kesekenyawi 3 ай бұрын
@somproperty construction company...May I know the plot measurements
@monano4257
@monano4257 4 ай бұрын
Is this house for sale??
@leezilla9168
@leezilla9168 4 ай бұрын
Terrible use of land, why are the ceilings so low.. it makes the rooms feel compacted and really small.. should of had high ceilings.. the way the house is situated on the land is terrible.. feels more like a public building than actual home
@khadradahir2263
@khadradahir2263 4 ай бұрын
Gedo malahan waxa ka maqq
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 4 ай бұрын
Lacag tii sa lama shee gayo
@zahraahmed2519
@zahraahmed2519 4 ай бұрын
Ma shaa Allah wa guri. Ilaahow nabad no adke.