Пікірлер
@sharma-hi3op
@sharma-hi3op 18 сағат бұрын
Laakin waxuu ahaa been hadalkaan dalka wuxuu kusoo hogaamiyay cadaw soojireen ah thounds somaliyeed ayuu sabab u noqday inee dhintaan taasna asaga imtixaankeda ayaa meel u yaalo
@FathiAhmedDama
@FathiAhmedDama Күн бұрын
Somali ❤❤❤❤❤❤
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 күн бұрын
Ninkaan waxa uu ahaa dadkii ugu horeeyey ee Afweyne yiri “ Somalia sidaad doonto ka yeelimeysidee, ogow in lagula dagaalami karo Kaligii-taliyoow “😂
@YaasiinAhmed-k5o
@YaasiinAhmed-k5o 3 күн бұрын
Alla yaa raxma awoowe abdulahi yuusuf yey alle haku naxariusto awoowe❤
@idrisaden-wq3mv
@idrisaden-wq3mv 3 күн бұрын
geesi runta ka qaaban ayuu ahaa
@idrisaden-wq3mv
@idrisaden-wq3mv 3 күн бұрын
alle ha uu naxariisto madaxweyneheni hore halyeey qaran ayuu ahaa
@FaizaMuzze
@FaizaMuzze 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 4 күн бұрын
khaaimul wadan.
@mohaa593
@mohaa593 4 күн бұрын
Niyow noo soo badi taariikhdu bugaagta
@Zakiisavayo
@Zakiisavayo 4 күн бұрын
Ilahay ha unaxriisto Adeer
@sabestiannuradin5402
@sabestiannuradin5402 4 күн бұрын
Alaha ya raxma madax weyne Cabdullahi YUSUF axmed from ceel qoxle
@khadarxaaji5096
@khadarxaaji5096 4 күн бұрын
Illahay hawnaxaristo
@FaysalBare-u6o
@FaysalBare-u6o 6 күн бұрын
dadki adiga ka hor sidan yiri alaha u naxaristo maxamad siyad bare aya sidan nayiri ader mcn😁😊
@husseinmohamoudabdi1010
@husseinmohamoudabdi1010 7 күн бұрын
maxu halyey geriyoodey cadowgiyo cadow walwalka dalkeena ka baqan jiren Allow ku naxariso.
@Dateman-r4b
@Dateman-r4b 8 күн бұрын
Wuxuu ahaayba wa reer aqiro àllaha unaxariisto
@aanahmed1023
@aanahmed1023 11 күн бұрын
Kalay dambigii uu dadkii itoobiyaanka lagee layay asaga ayaa masuulka ahaa,ase ahatee wuxuu ahaaba ilahay ayuu lahortagi doonaa,kaligiina ma ahee qof walbe oo dhiiga Muslimta somaaliyeed dadiyay ayaa ilahay lahortagi doona dhiiga ay dadiyeen,sida alshabab alkhawaajir iyo qabqanlayaashii somaalia Soo maray iyo nin walbe oo gacan kudhiigle ah,balse unoo camalkisa cawa hayo ,aniga kaliya waxaan ilahay lahortagaa aniga oo markhaati ah in malinkii aan xamar kasoo baxay aan ogasoo baxay ciidama itoobiya iyo cabdulahi yusef oo dadka mp kugaracayay gurii aan daganan burburiyay ,hase ahaatee ,dhib igaaray aniga oo qax ah mafacin manoloow ama dhimo ilahay ayaan kula hortagaa faraqana waan kuqabsanaa.
@SomaliHub
@SomaliHub 11 күн бұрын
JAAJUUS AMXAAR
@cabdiaxmedcalasow7604
@cabdiaxmedcalasow7604 11 күн бұрын
Allaah u Naxariisto Madaxweyne Daacad o wax garad ah o Somalinimo ka go'neyd blse Maamulkisa hoose ayaa reer Mudug ku noqday my idea❤😅
@abdirizackabdi1274
@abdirizackabdi1274 11 күн бұрын
Allah unaxarista
@HooyoXaliimo-h8w
@HooyoXaliimo-h8w 11 күн бұрын
Alle swt ha unaxariisto
@mohamedahmedjamaahmedjama6727
@mohamedahmedjamaahmedjama6727 12 күн бұрын
@Banadir-State
@Banadir-State 13 күн бұрын
Waa kii axmaarada keenay kheyr laawe ayuu ahaa... Dhiig badana waa qabaa..
@سارةعبدالعزيز-ز3ح
@سارةعبدالعزيز-ز3ح 13 күн бұрын
Ilahay ha u naxariisto awoowgeen 🇸🇱😢
@abdulkadiraj3747
@abdulkadiraj3747 14 күн бұрын
Nin dagaal kulaha waa qofki ugu caaqliga xuma ee somalida koonfuurta soo mara tariikhda caaqli xuma cadow shiisheeye ah ayuu dalka keenay ciyaalla iyo dumarka si aarxdaro ah u laayn jirey
@maakhiraawi
@maakhiraawi 15 күн бұрын
Alle ha unaxariisto halyey somali oo dhan ka baxay buu ahaa sidoo kale laso heli maayo😢
@JosifIbrahim
@JosifIbrahim 15 күн бұрын
Tuug tuugdhalay oo wadanka xabashi keenay ilahay godka kucadaab
@IsmailAbtidon
@IsmailAbtidon 15 күн бұрын
Respect libax gilgilanayo reer absame samale libax gadodey wu galbadey viva Somalia 🇸🇴
@ahmedyare6114
@ahmedyare6114 15 күн бұрын
Allha una xariisto 🇸🇴
@Hodman-d2d
@Hodman-d2d 16 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faysalkullow2039
@faysalkullow2039 16 күн бұрын
Allow ku naxariiso
@Ahmedahmed-f9y4l
@Ahmedahmed-f9y4l 16 күн бұрын
Imisuu dillay Cabdullaahi Yusuf. ?
@Twentyone-man
@Twentyone-man 17 күн бұрын
Ninki itooiyanka cadawga ah wadanka soo galiyay kadibna ka qeyb qaatay xasuuqa shacabka miyaa dhihi karaa Allah ha u naxaristo.? Dulmigi uu galay Allah haka abaalmariyo ma aflagadeynayo waa meyd god ku jiro balse waa daalim dulmi ka galay dal iyo diin
@Abubakarahmed-n1t
@Abubakarahmed-n1t 17 күн бұрын
Alle hkuu,naxariisto
@Qadafi_mandela
@Qadafi_mandela 18 күн бұрын
waaa markii tabarta ceshay😂
@alibaax5346
@alibaax5346 18 күн бұрын
Waa Somaligii ugu horeeyay ee xabisha wadanka keenay kuna xasuuqay
@QARDHAAS
@QARDHAAS 19 күн бұрын
Khaain buu ahaa blacklist kaga jira taariikhda jiilal soo socda loo dhigi doono.
@alisharif1997
@alisharif1997 19 күн бұрын
Allahumarhaahhuum🕌
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 19 күн бұрын
Allaha u naxariisto waan cafiyay wagidowladisa ee eykeentay ciidamada itobiyaanka ayuu shacabka aad uga xumaday walina wey tagan tahay arinkaas oo maanta aya ladonaya in raadkaas laga tirtiro oo ciidadamaas nalaga saaro sidey ahaataba
@abdulmalekosman9212
@abdulmalekosman9212 20 күн бұрын
Madaxweynaha Alle ha u Naxariisto, Anigu waxaan aaminsanahey inuu Madaxweyne fiican ahaa, lkn xili qaldan oo Dalku aad u qasnaa u kusoo aadey, anigu waxaan aaminsanahay in uu ahaa hogaamiya rabey in uu Dal Nabad ah dhiso. Hogaamiyayaashii taarikhda soo marey badankaooda khalad wuu ka dhacey M.w Cabdullahi yusuf asagana khalad wuu ka dhacey, oo xiligii xukunkiisa dad badan oo Maati soomaaliyeed ah ayaa naga dhintey Alle ha u Naxariiste, lkn u jeedkiisu ma aheyn inuu dadka baab'iyo ee wuxuu ahaa inoo Dalka xasiliyo.
@Bashir126
@Bashir126 20 күн бұрын
AUN odayga. Waxaase ku rajo weynnahay in MW HSM saxo qaladaad badan.
@aliguleed6748
@aliguleed6748 21 күн бұрын
Aduun waxad sameysayba hadey kuhaysataa
@saidayusuf2739
@saidayusuf2739 21 күн бұрын
Illaaheey ayaad hor joogtaa
@katar443
@katar443 21 күн бұрын
Miles Zanawi yaa dhex hadlaya Alle ku cadaab adiga iyo Cali geedi iyo Soomaali kastoo umadan ku dulaystay Ciidan shisheeye
@Afalaa
@Afalaa 21 күн бұрын
Walee Cabdullahi iyo Caydiid way ku qasaareen ka hirtagii Siyaad Barre... Labadoodaba maynan aflixin...
@MuuseDaamiri
@MuuseDaamiri 21 күн бұрын
May waalan yihiin dadka Alle ha u naxariisto leh ninkan waa mid ka mid ah ragii keenay itoobiyaan ka iyo waxa midowga africa ee kolba magac loo bixinayo sida ay jiritaanka soomaaliyeed u tirtiraan nabadna ma ilaaliyaane
@derowedun4154
@derowedun4154 22 күн бұрын
Allah ha u naxariisto. Geesi ayuu ahaa, Abdillahi Yussuf Axmed.
@Elcowamizledico
@Elcowamizledico 22 күн бұрын
nin dagaal ma tihid, hadii aad ahaan laheyd ethiopian wadanka ma aadan keenteen.
@maxamadmuxiidin
@maxamadmuxiidin 22 күн бұрын
Libaax LaBo maaha walhi clldulaahi yuusuf axmad❤
@IbraahimXaashi-d4c
@IbraahimXaashi-d4c 23 күн бұрын
Waa cadawgii ugu horeyay ee itobian keenay dalka oo amarna ku siiyay inay somali laayaan, qixiyaan waa nin asalkiisu yahay xabashi
@Abdirahman__Abdi
@Abdirahman__Abdi 23 күн бұрын
Xabashi somali bartay aleylehe wa adiga abdulahi Yusuf dagaladii1964 iyo 1977 ninkii itobiyan dhameyay weye markii dambana wa ninkii villa somalia calanka buluuga ah dib oga taagay sababna u ah dowlada maanta jirta jaahilow taariikhdu iyadaa is qortee lama samaysto
@hiboa59
@hiboa59 22 күн бұрын
Ilaahey ha u naxariisto
@JsheEhehej
@JsheEhehej 13 күн бұрын
Waxuuh.ladagalamayey.nah.waxeey Ahayen.oo.itibinkah.ukaney.shabab.buh Ladagalamayen.shababkunah.waxeey Ahayen.dhaliyadadah.haweyah.ee Nabad.didkah.ah
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 23 күн бұрын
Alle ha naxristo