Пікірлер
@boqordagedo1655
@boqordagedo1655 Минут бұрын
kuwana soomali wax ka shegaya alla 😂😂😂😂waxa nagahodo gad gadayo iyo kuwa xaniya hoda gata uf
@Seewaaye
@Seewaaye 9 минут бұрын
Adiga goormee imaanee
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 11 минут бұрын
Arintan safarka asad xaji halayga hubiyo inay sidabiciya kutimid iyo in xasan shiq kadhex arkay olole dorasho walow xiligedi lagarin midna ogaada ah in xasan shiq fursad kadhexarkidono lana arkidono isaga ama dadka agdhow o asad kuwaregaya natager camal
@SabrinAdam-j8j
@SabrinAdam-j8j 14 минут бұрын
Wasiir mashaa alaah waxgarad baatahay
@LovelyMountainRange-xx2cj
@LovelyMountainRange-xx2cj 24 минут бұрын
Allihi Muslim iga dhigay soomalina iga dhaliyow mahadaa🤲🤲❤
@AyanAden-up5yr
@AyanAden-up5yr 26 минут бұрын
Wasiir Nimco walbo nuqsaanteede leedahay mcda jamacada noodhigtaa aa idhahday soomaalidiina dowlad malihidiin ee xagee ka keenteen la cagtaan hilib iyo nimco ku nooshihiin anagana dalkeena anagoo joogana kiradii guryaha aa nagu adag iskada inaa hilib cunno idinkana guryaha qaaliga aa kiraysataan masr xafadaha uugu ladan baa dagtaan waxay dhahday dalkeena masar anaga qaxooti ku ah idinka soomaali qaxooti mathiin ishooda Allaha naga duwo
@NimaHussein-p2u
@NimaHussein-p2u 33 минут бұрын
Ciyaal xamar waxay la yihiin madax wanaagsan inshallah weey heli doonaa
@HanattVloger
@HanattVloger 46 минут бұрын
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi😢😢
@AyanAden-up5yr
@AyanAden-up5yr 48 минут бұрын
Masar anaa ku nool faqiirnimo iyo baahi udhimanyaan ceesh ama bur qalalan iyo qudaar ku noolyihiin Khaliijka marka lagareebo carabta kalee baahi udhimanee
@BatuuloMaxamed-m8t
@BatuuloMaxamed-m8t 55 минут бұрын
Ani dartinah wn washteh😂
@ishqiharuun6787
@ishqiharuun6787 59 минут бұрын
waziir adan ku sugenaa i,a
@MohamedCise-q1o
@MohamedCise-q1o Сағат бұрын
Carab waanaloo macaaniyee 😂😂wan u qadhaa dhanynaa
@AbdalaRaafic
@AbdalaRaafic Сағат бұрын
Hadaad maqasho Cayayaanka Baraha Bulshada Waa Somali Meelwalba Comment Xun bay La Taaganyihiin😂
@mohamedabdi8433
@mohamedabdi8433 Сағат бұрын
Ninkan haloo daato mudane Zakiyow: kzbin.info/www/bejne/Y3aXY5R9eMqFZs0
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 Сағат бұрын
badawninadeena ayey ogaadeen views bilaasha aya u shaqayna umadaa 😂 waa dad smart ah 💯
@AishaAishacuud
@AishaAishacuud Сағат бұрын
Welcome asad
@nevergiveup4012
@nevergiveup4012 Сағат бұрын
Waar reporte gareeya dhe labada ninkii inasoo hadal qaada
@sahnim7481
@sahnim7481 Сағат бұрын
Odayaasha, halkaa nadhigee dhalinyarooy taladeena ma lawareegnaa.hadii kale sidaa udulaysnaada.
@fei___
@fei___ Сағат бұрын
Hhhh😅😅😅😅
@bigman-v9p
@bigman-v9p Сағат бұрын
Viva ciyaal xamr
@xuseenabdi-s6x
@xuseenabdi-s6x Сағат бұрын
Wasiir waad haysaa hasii daynin
@roodoarab6684
@roodoarab6684 Сағат бұрын
Azad hagio intaa inka badan mutaystay🎉😊
@Bigayssheikh55
@Bigayssheikh55 Сағат бұрын
Wasiir 2022 ayaan katanaa suley in aan Weerar ka qayb noqdo ee carabta waa dad xanuusan oo hunguri kanaa kacararey😂 ee wasiir waadan baysaah😅
@SahroMaxamad-e5m
@SahroMaxamad-e5m Сағат бұрын
Welcom back asad hagio🎉❤
@CeydiidMaxamud-o2e
@CeydiidMaxamud-o2e Сағат бұрын
Zaki sxb wlh nin caqli badan aya tahay
@QasimahmedQasim
@QasimahmedQasim Сағат бұрын
Wasir ciyal haadan naahay cuqdad manaqano
@mos1954
@mos1954 Сағат бұрын
Waa ciraaqi Shiica ah.
@mos1954
@mos1954 Сағат бұрын
Bro kashaqee, In dhalinta la iskuxiro, Lacag la aruuriyo. Dadkeena kadhalin ahaan anagaa udamqaneeno.
@YahyeAbdirahman-p6f
@YahyeAbdirahman-p6f Сағат бұрын
Viva ciyaal xamar ❤❤❤❤❤
@YahyeAbdirahman-p6f
@YahyeAbdirahman-p6f Сағат бұрын
Viva ciyaal xamar ❤❤❤❤
@YahyeAbdirahman-p6f
@YahyeAbdirahman-p6f Сағат бұрын
Viva ciyaal xamar ❤❤❤
@mos1954
@mos1954 Сағат бұрын
Waakutugaa bro Subtitle English usamee, Channel kaada. Waxaa loobaahanyahay dhagaxa in uumeeldheer kudhaco.
@ayishaahirsi9199
@ayishaahirsi9199 Сағат бұрын
4:49 ilmada wa ceshan wayay wallhi😢
@especialeyes3404
@especialeyes3404 Сағат бұрын
Garaac bro Somalia ayay daba dhigteenbe
@mos1954
@mos1954 Сағат бұрын
Waa Cuqdadyaal Carabta rag Ma ahan .
@mos1954
@mos1954 2 сағат бұрын
Walahi Ninka Somalida ugu jeclahay ayaad tahay . Anagaa Meeshaan isdhignay!
@AmiinGanacsade
@AmiinGanacsade 2 сағат бұрын
Arabeey soomaali wanaagsan
@khaalidmohamed-b4g
@khaalidmohamed-b4g 2 сағат бұрын
viva ciyaal xamar🎉
@awtahliil
@awtahliil 2 сағат бұрын
waziir adna wan kusugeynaa
@SayidAli-l8w
@SayidAli-l8w 2 сағат бұрын
Wasir waa haysa
@Moha_689
@Moha_689 2 сағат бұрын
Ani 0.25$ ugu su shubti dartaadi Waziir qeebtayda ma iga haysaa😂😂
@KhadijaabrahamAbshir
@KhadijaabrahamAbshir 2 сағат бұрын
Runta ayaad diidaysaa waan nahay
@Faansahro
@Faansahro 2 сағат бұрын
Qof cuqdad kuu qabo maleh adiga markaad neceb tahay soomaalida kale beelaha kale sidee laguu ixtiraamaa
@Ayuub_Gaming
@Ayuub_Gaming 2 сағат бұрын
Wasiir waa haysaa hasii dayn😂
@Faansahro
@Faansahro 2 сағат бұрын
Ninka wax qalad muusan dhihin waa runtiis soomaalida ma rabtiin inaad runta maqashaan runta waa soomaaliya waa wadan burburay oo qabyaalad iyo dagaal aan ka dhamaaneyn mid kasta wuxuu sheeganayaa in qabiilkiisa uu ka fiican yahay beelaha kale Kan waqooyi xukumo badii buu ka gaday itoobiya sida kaliya uu u helo aqoonsi qabyaalad darteed Kan xukumo putnlad Kan ku xukumo muqdisho wuxuu la dagaalamaya Kan kismaayo fadhiyo kursi iyo qabyaalad kaliya soomaaliyey runta aqbala waxaad tihiin Dad kaliya caqligood ku fakara qabiil wadankeenu saas ayuu u burburay maana qof kuma ixtiraamaayo xitaa ninkaan carabiga ayaa ku takooray oo ku liidaya oo waxaba kuu arkeynin iisheeg ninkan muxuu ku qaldamay soomaaliya maxay heysataa ma nabad baa taalo soomaaliya ma yaalo ilaa qax iyo hoog iyo burbur kaliya waa intaas soomaalida waa dad is neceb oo caabuda qabyaalad waa dad caqli gaaban oo aan fakareyn 2 ninkaas carabiga ogoow inaad wadankiis uu ku biilo oo cunto iyo biyo aa wadankiis ku siiyo aad adiguna siiyso macdanta wadankaaga maxaad tahay iisheeg marka maxaad adigu tahay waxba ma tihid MO ogahay waxa qosolka ah ninkaan carabiga adigu waa u dhimataa heer inaad gaartay inaad ku abtirsato oo aad dhahdo carab baan ahay 😂😂😂😂isaaq wuxuu sheegtay carab daarood wuxuu sheegtay carab hawiye wuxuu sheegtay carab sidoo kale beelaha kaleba soomaalida carab bey u dhintaan oo ay jecel yihiin carabkasna kuma rabo oo wuukugu yasaa waxba kumaa arko madaxda soomaaliya waxaa biilaan wadamada gaalada iyo kuwa kale soomaalida iyagoo heystaan wax kasta oo wadnkooda ladan yahay runta waa taas diid ama ogoloow ma ogtahay inay carabta iyo dadka kale markay ogaadaan qof inuu u dhashay soomaaliya siday u fiiriyaan si takoor ah waxaasna waa caadi maxaa yeelay soomaalida iygaaaba is neceb is dila aan is ogoleyn marka aad adigu aad ixtiraamin qof soomaali ilaa haduu qabiilka yeh sidee rabtaa inay dadka kale kuu ixtiraamaan
@HodanAbdi-w1i
@HodanAbdi-w1i 2 сағат бұрын
Waziir waa boodnay ku soco
@ChouaibSaid-to2km
@ChouaibSaid-to2km 2 сағат бұрын
Dayax waa legend wax karadaa wasirow waad fahantey adi lpx horey oo socoo Shushuuu waa gabadhee wcn😅
@GuirrehAhmed-p2d
@GuirrehAhmed-p2d 2 сағат бұрын
Légende Asad 🎉❤
@MursalAbdi-fz8th
@MursalAbdi-fz8th 2 сағат бұрын
Viva Ciyaal Xamar
@AbdirahmanIsack-im5oz
@AbdirahmanIsack-im5oz 2 сағат бұрын
I like ciYaal camar❤❤❤❤