Meesha ma xero military baa....,war ninkan duale iska qabtaa waa shawiste istustus badan. Waxan oo askar ah maxey tahay😢 Duale intuu wax qabto inta uu ku lugooyo ayaa badan waa munaafaq
@MuktarMahat-e8jКүн бұрын
Baq baqani inaducale askarta dashikaha ya nini istustus
@cabdimalikshafi3636Күн бұрын
alaw barakee
@hassanosman42362 күн бұрын
Well said, Supper CS
@abdirizakhassan32342 күн бұрын
Mashallah sultanka somaliyeed
@nuhnuh27532 күн бұрын
Libaax
@ahmedabdulahigalbeyte29902 күн бұрын
Ninkaani Madaxda Soomaalida Kenya waa xidigooda ha noolaado, laakiin meesha uu yiri Dabagaale camal aan noqono oo maalinba meel aan ku shirno kor buu u sheegay oo qishkaas cidii waay ka maqleen mediaha, beri ma naga yeelayaan waa warkii Adan baay dhihi Kikuyuhu
@abdirisakmohammed72932 күн бұрын
ALLAH HA KU SHARFO GEESI SOMALIYED BAA TAHY OO DHAQAN KIISA IYO DIINTIISA KU FAANAYA SOMALINIMADANA KU WAYNTAHY
@sophiaomar78752 күн бұрын
Xayaawaankaan dadkii u badnaa kenyA ayuu nagu direy siduu calooshiisa u buxsado qof walbo oo Nairobi maal gashanaya isagee u taala Nairobi iskaaga carara
@ysooyaalka61722 күн бұрын
If you want power, respect and recognition then stop chewing Miraa and start voting.
@mohamudhilowle86502 күн бұрын
Aaden UUNSI waa ku salaamay.
@kaaraa-mardha19772 күн бұрын
Somalida Kenya waxay ka cawaadaayaan cunsurinimo, sidaas si la mid ah, Jareerta Somalida waxay ka cawaadaayaan cunsurinimada Somalida kale, sideey wax yihiin?
@Jaceelman2 күн бұрын
NFD somali 🇸🇴 will be free Allah is Great NFD somali 🇸🇴🇸🇴 guuleesta Somaliyey wayna xorobi ilahayna nooga dhigo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴
@AamaCade62 күн бұрын
Guul axmed naxamed islaam guuuuuuuuuuuul
@faisalmohamedabdulla36002 күн бұрын
My respect for Minster Du,aale.
@ib12442 күн бұрын
Halkan suufi qabuuri ah ma joogaan Masha Allah wal hamdulilaah
@Shakra2523 күн бұрын
Masha allah nin ragged Mr Dulle
@khadarahmed18983 күн бұрын
You are still under colonism u are not free
@khadarahmed18983 күн бұрын
MAAHMAADU WAA LAX WALIBA SHILALKA AY IS DHIGTO AYAA LAGU QALAA
Xitaa hadey yihiin maxaa ku jaban wardeey iyo Ogaden waa labo walaalo oo wada muslimiin ah maxaa kale Tuug baad tahay waxaad rabtaa umadda muslimka ah in aad isku dirto
@bashebile19572 күн бұрын
Laba, nin oo landheera ah oo ogadeen,kablalah daarood,Somali wardey waa gaala madow la muslimiye
@ib12442 күн бұрын
@@bashebile1957 war ilaaheey ka cabso walaal Qabiil kale ha caayin oo ha u gefin ninkaan qoraalkan Soo qorey umadda muslimka ah ee walaalaha ah in uu isku diro ayuu rawaa ok wardeeyna waa dad walaalaheena ah waana muslimiin
Gk from wajir south xaasid baad tahay hi is legend waxba kaqaadi maysid
@AbdirahmanMo142 күн бұрын
Kan yar ma kukuya EE kuhaya cowdaq ogadeen mahaa😂😂 War waqtiga yuu kaadhumin
@Xaashi143-n6c3 күн бұрын
Wazir Adam Duale allow madaxaada Raaaji qalbiyada dadka muslimiinta Kenya qalbiyadooda ku nooshahay ilaahay haku garab istaago anoo maanta aan Kenya jooginbaan uducaynayaa
Walaal gobolo somaliyeed Aya kumaqan Marka ragaan dad iyo dhul baay matalayaan ee koonfur iyo waqooyi heshiiya
@ahmedmussa19843 күн бұрын
Somalida ayey KIKIYU uga soo horreysay Kenya.
@DINIHNEWS3 күн бұрын
Hadad sas Allah swt uga cabsanee maad somaliya dhibka ka deysid iyo Ahmed madoobe oo aad qabilka ku taagereyso adiga oo kenyan garab ku yihiin waliba qeeradkena dekada ey iska qaatan shame on you.
@qaranmediainc55133 күн бұрын
Adigana jooji qabiilka aad xasan tuug oo wadankii cunay qabiil na u rogay aad ku tageerayso
@Hasuni6753 күн бұрын
Geesi geesi dhalay geesi geesi
@abdio88833 күн бұрын
Hon:Aden Bare Duale,viel Glück,die in Deutschland lebenden Somalier stehen an deiner Seite. GUUL GUUL GUUL .Maashaa Allah
@MohamedAhmed-zs3vh3 күн бұрын
We need water. Too much talk and nothing happening. Garissa is hell. No roads, no medicine neither water. Adan you have 100 million s dollars and you father was poor. Where the money come from?
@SalkaCade-j9v3 күн бұрын
Legend❤
@cabdallayare45543 күн бұрын
Hadhoow Ogaden iyo meel hoose haku soo noqon kor iyo somalinimo taagnoow ❤
@rock_diamond94753 күн бұрын
Ogaden Wa qabiilkisa ninka Somali difaaca Wa Aden bare Cuqdad Aya Ku hayso
@IbrahimIbrahimhajji-n8p3 күн бұрын
Asc midnimada somalied ninka ka shaqeyay ayaa thay ❤❤intiin kugu dhaafeyna Allah haku xifdo ❤❤❤ boqoorow ❤❤