Waan jeclahy in aan Barto tasxiix waa dhameyy hda saas ee thy Wali waa igu adagyhy tajweed ka maalin walbo qadka Lee wax ka raadsha marka cashir la igu soo celiyo makhraj ama sifad dartod hda neh waa mhdsnthy ustad hda ka Dib waan kugu xirnaa dona insha-allah
@Machadka-Alzabuur25 күн бұрын
Insha allah
@marianali955926 күн бұрын
Jazaakallaah khair
@Machadka-Alzabuur26 күн бұрын
Aamiin ya rabb, wa iyaak
@marianali955926 күн бұрын
Juz amma kuli ma soo gelisey Sheekh hingaada qaaidada
@Machadka-Alzabuur26 күн бұрын
Maya lkn wan rajeynayaa Insha allah
@BiyaaneyYare26 күн бұрын
❤❤❤
@luulsharib27 күн бұрын
Macalin Jzkllah qof sigaar ah ma u bari kartaa casharadan
@Machadka-Alzabuur27 күн бұрын
Haa lambarka profile ka saaran nagala Soo xiriir
@marianali955927 күн бұрын
Allaah markaad hingaadineyso , waxaa ka maqan laam shada laam fatxa maxaa ku xiga alif saqira ayaa ka boodey meel kasta allaah ku jirta
@Machadka-Alzabuur27 күн бұрын
Cilmigaaga allaha kuu barakeeyo
@marianali955927 күн бұрын
Saas sax miyaa Sheekh inuu alifka saqiirada ka maqan yahay mise sidana waa loo aqriyaa.
@Machadka-Alzabuur26 күн бұрын
@@marianali9559 Labada waji wuu ku banaan yhy جواز الوجهين