Waa laysu noqon wixii nool aduunyada waa run wlhi time 2:50 minutes weeye franceiska ku dhegaysa caawo an safar ahay waliba paris to laroche suryon ayaan u kala socda
@JamiilaSaleeban-y2pАй бұрын
HeestAn WxY iGu Leedahay Xasuus Aad U Cajiiba Wxa Ay JcyLkiisi Usoo Dirtay zxpky anO waLigay MaQal Deedna Ana jcyLkayga Marka Wakala Tagnay walipa Ana si Kas ah uGa Tahay waa Na Ka Qoomameeyay inbad Deedna Shpkay Hapenka wxi Ka Danbeeyay Waa Latalin jiray Si aanU Xanuunkaan MuTaY is Na umudan Oo Uu u iLaashadO Qofka Jecel Izaga Bas alxd Hada Waa is Guursadeen 4 Caruura 2 wiiL Io 2 Gabdhood Wxn fiLaya iNay iYana ComanTiGan Arki Doonan😢😢😂❤
@MoaarAhmed2 ай бұрын
Waa hees Ahmed s bide
@karamoige52683 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Adiguna Ruuney Weligaa u noolow Nebbi-khadar sidiisii Waa laysu soo noqoneey Wixii nool adduunyada’eey Still lestining 27/09/2024.🎻🔥
@muktarali23113 ай бұрын
Kaban waa daauud cali ilaah ha u naxariistee
@osman1143 ай бұрын
Waa laysu soonoqon wixii nool adduunyada
@mubaarikabdiwahab4 ай бұрын
Waa laysu soo noqoney wixii nool adduunyada eey
@WITAHOODIE-j4 ай бұрын
Lgendrr
@abdoulwassed4 ай бұрын
machallah abtio allah yahfidakk❤
@laylaali1375 ай бұрын
Wxn dhagaysanayaa caawa oo ay taariikhdu tahay 10/08/2024. Saacadu waa 10:14 P.M. wxn ku suganahay Magaalada london, Waa la isu soo noqon Wixii nool aduunyada ❤ 😢 Alle ha isu soo dhaweeyo intii kala maqanba