Qebta 2aad
13:03
7 сағат бұрын
Qebta.2aab..
4:59
7 сағат бұрын
caawey xaasnyinta ka jawaaba.
5:09
12 сағат бұрын
Radinta Calimka gefey...sh xasan kafi cilmi
2:51
mabanan Qabiilada in lacayo
0:52
19 сағат бұрын
Suufiyo waxba qabsadey 😂
12:29
14 күн бұрын
Пікірлер
@MaxamedMuuse-u3p
@MaxamedMuuse-u3p 3 сағат бұрын
أسد السنة
@yakubabdow961
@yakubabdow961 22 минут бұрын
أف.لوسكت هذا الخبيث اللئيم
@MaxamedMuuse-u3p
@MaxamedMuuse-u3p 3 сағат бұрын
كككك😂😂😂😂😂
@XuseenMaxamuud-g8p
@XuseenMaxamuud-g8p 5 сағат бұрын
Waree naf yar culumada iskadaa
@AdenWais-f8p
@AdenWais-f8p 7 сағат бұрын
Waa isku mid Dameer iyo Xasaan waana Makarafoonkii Shaydaanka
@AdenWais-f8p
@AdenWais-f8p 7 сағат бұрын
Xasaan ilaahay fikirkaaga ma barakeeyo
@AdenWais-f8p
@AdenWais-f8p 7 сағат бұрын
Kalab ilaahay ka furtay
@LearnTawhid
@LearnTawhid 11 сағат бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أخي، Mustafa xaji ahlul bid'ah ayuu lafadhiistaa ee kanaalkaaga kasaar
@Dhuuxadiinta
@Dhuuxadiinta 9 сағат бұрын
وعليكم السلام ورحمة Lama sari karoo wll
@LearnTawhid
@LearnTawhid 11 сағат бұрын
Allah sucuudiga awood hasiiyo. Tuugta Khawarijta way xidheen. Allah habarakeeyo sucuudiga amiin. Wadankeennana Allah hakadhigo sida sucuudiga allahuma amiin.🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇴
@Dhuuxadiinta
@Dhuuxadiinta 9 сағат бұрын
Aamin
@drbuux4429
@drbuux4429 11 сағат бұрын
Adiga waa in lagu soo qabto, ayaad u baahantahay munaafaq baad tahay.
@aminaliabdulle9428
@aminaliabdulle9428 17 сағат бұрын
Sudees wuxu yiri hada kahor الامريكا والسعودية يقودان العالم بسلام wahada kufrun batilun
@suleimanabdi5348
@suleimanabdi5348 20 сағат бұрын
sucuudi. culimadii. rabaniyiinta xabsiyo yeyku jiraan.
@suleimanabdi5348
@suleimanabdi5348 20 сағат бұрын
adiga. yaka ooman. diinka. horta. diinka. baro tusaale. maxaalagu dhaaha. saciid naxwe kkk maxaadku ku goday مثل mafcuulu bihii. saad. hadalka udhigtay wixiloonisbeeyay xataa wakaqaawnyahay
@suleimanabdi5348
@suleimanabdi5348 23 сағат бұрын
nin ka been badan ma arkin siciid laxni
@IbraahimAbdi-v6z
@IbraahimAbdi-v6z Күн бұрын
Sheekh saciid baara ka laah
@maxamadxuseen7383
@maxamadxuseen7383 Күн бұрын
Matas baa shaki kaga jiro shekhow waxa hada sacudiiga kasocda culamaa,u suu ayaa horkacayo muu celiyo sudeys tumashada qmriga labaneystay calal aqal muu afka karadiyo ninyahow waxas mardanbe hanola imanin shekhow
@mcgureey5414
@mcgureey5414 Күн бұрын
Hadaa Carabi fahmayso dhagayso Cajaljaan Jooji aa la yiri, aadan garanayn waxa la yiri cidda tiri iyo waxa lagala jeedo. kzbin.info/www/bejne/fXexlnhvaaxrh6ssi=JWQkUdYakHF2TwTw
@HoygaAqoonta-ew9og
@HoygaAqoonta-ew9og Күн бұрын
Inu baneeyay maka dhalanaysaa armuu naftiisa ubaqay quraanka waxa ku taala qofka hadii hadal gaalnimo xitaa lagu qabsto wu dhahaya isagoo naftisa badbaadinaya halku ku yidhi laga doonaya masalada laga hadlayana maba fahansanid meel laga hadlaya adna meel lakale la doonatay hada waxa laga hadlayo bal yara dhuux muxuu uga hadli wayay layskuma haysataba
@cabdifitaaxnuur2919
@cabdifitaaxnuur2919 Күн бұрын
Hadiiba aad taas u doodeyso naxwow waxkale wad soo wadaa
@HoygaAqoonta-ew9og
@HoygaAqoonta-ew9og Күн бұрын
Wuxu kahadlay ma qof wax xunbaa ?
@cabdifitaaxnuur2919
@cabdifitaaxnuur2919 21 сағат бұрын
@HoygaAqoonta-ew9og c raxmaan sudeys waa ninki taraam kahor lahaa dabada iyo daganaashada ayey ilaalisaa amerika tadbiicane waaba iska cadaay marka waxba yaan loo doonin heer aala saluul
@Mkhadarcarab
@Mkhadarcarab Күн бұрын
😂😂😂😂😂 Caanimo Raadis Ala La Is Fahan Wax faaido leh la Imoow
@cawaleliban6853
@cawaleliban6853 Күн бұрын
Inaad Madaxda Gaalada ah ee dhaqan xumada wada aad taageerto ama iyaga xal ka sugto iyo dhaqan xumaan diidaa waa Munaafaqnimo.
@ahlulxadiis8835
@ahlulxadiis8835 2 күн бұрын
إذا نطق السفيه فلا تجبه فخير من إجابته السكوت إنا لله وإنا إليه راجعون Kan shariicada allaah wuxuu usoo dajiyey muu fahmin soo caan bax iyo muran iyo Culumada oo afka lagu taago isaga oo aan wax baranin
@HoygaAqoonta-ew9og
@HoygaAqoonta-ew9og Күн бұрын
Ina diinta la difaaco bidcadana laga digo diintay kamid tahay horta wax baro
@ibnusalah3102
@ibnusalah3102 2 күн бұрын
Sh xassaan allaah umadda haka qabto
@mustafcusmaan5296
@mustafcusmaan5296 2 күн бұрын
dimuqraadiyadana iyo gaal raacnimada
@JamaKhaliif-g7i
@JamaKhaliif-g7i 2 күн бұрын
أحسنتم
@FeysalElmi
@FeysalElmi 2 күн бұрын
جزاكم الله خير
@NaimaHajjiqureish
@NaimaHajjiqureish 2 күн бұрын
Waxaan ridin maba unoqonaayso sh xassaan waxan kuguqiyaasaa odi fadhikudirirkujura
@mustafcusmaan5296
@mustafcusmaan5296 2 күн бұрын
sh xasaan lee afka ku haay war kiisa wuu cadyahay aqlaaqda soo baro carabeeyo
@AhmadOsman-x2q
@AhmadOsman-x2q 2 күн бұрын
Halqof wanaag kugu sheegay majirto adigaa faasiq ah jadiidi uraayo tahay oo nijaas ah
@Mohamedelmiabdoulah
@Mohamedelmiabdoulah 2 күн бұрын
Qudhunimada umada kala fadhiiso doqonyohoon
@Mohamedelmiabdoulah
@Mohamedelmiabdoulah 2 күн бұрын
Dhandhaan batay adiga ka ku hoos fadhiyaa ma mid walanbaa
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 3 күн бұрын
Xaqiiqo ayaad soo bandhigteen
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 3 күн бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك شيخ سعيد
@CubdullaahiCabdiraxmaan-gg1ix
@CubdullaahiCabdiraxmaan-gg1ix 3 күн бұрын
سيكون لهذا الرجل وأمثاله لسان سوء في الآخرين
@Salmaan119
@Salmaan119 Күн бұрын
الله أكبر ما أعجب كلامك وما أسوءه
@NaimaHajjiqureish
@NaimaHajjiqureish 3 күн бұрын
Warniyoow manin fadhikudirirkujiraa tahay mise wadaad niyow reg iskadhicimaha meesha Daliil la imaaw
@Mohamed-q1c2r
@Mohamed-q1c2r 3 күн бұрын
Waxaan intey waxba haayin waxaad kugaran kartaan dadki daawanaayo hadey bataan waa 300 haga sh hassan ay daawanayaan kumunaan
@Mohamed-q1c2r
@Mohamed-q1c2r 3 күн бұрын
Wraa jaahilyow sh hassan ka fog
@barwaqomohammed7779
@barwaqomohammed7779 3 күн бұрын
لم تأت بأي شيء يفيد غير أنك ثرثرت في حق أخيك
@mustafcusmaan5296
@mustafcusmaan5296 3 күн бұрын
sh xasaan xuseen allah xifdiyo
@NaimaHajjiqureish
@NaimaHajjiqureish 3 күн бұрын
Niman ciilibaa icaayo
@abdinur6152
@abdinur6152 3 күн бұрын
Waa garanay ee soo daa hala isla wada arkee sheikhow. Gardaro qofna ku taageri mayno adiga iyo isagabe
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 3 күн бұрын
Jadiidiyooy cunugan doqonka sheekha kareeba
@ibnusalah3102
@ibnusalah3102 2 күн бұрын
Keebaa sheekha 2 da
@Yasin-s8i
@Yasin-s8i 4 күн бұрын
Ceeb ma'aha in sheekh fadwo khaldan fadwoodo Ka dibna uu Ka laabto, dadkana u caddeeyo inuu fadwo khaldan fadwooday, sida sh Xassaan Xuseen. Laakiin waxaa ceeb, oo gaalnimo ah, in Maraykan iyo Yuhuud Ku aasaastay, mushaarna aad Ka qaadato, waligaana aad shaqayso, abidkaana ay ku maal-galiso sida murji'ada jadiidiyada. Ugu dambeyn, Wallaahi inaysan kaa dhawaajineyn JACAYL DIINEED, ee waxaa kaa dhex qaylinayaa waa barnaamij ay kugu soo shubeen, mukhaabaraadka Yuhuudda iyo Maraykanku. Sidaas awgeed ama waxaad tahay Jaajuus is og, oo boor isku qarinaya, ama Jaajuus aan iska warqabin, oo diin iyo caqiido Ka dhigtay Jaajuusnimo, gaalo jacayl, nifaaq, kufri iyo gaalnimo, waana sida ay JADIIDIYADU u badan tahay. Marka is AAMUS "USKAGYOHOW BAARADII YUHUUDDA BAA DA'AYSEE"..
@DucaaleCabdi-q2r
@DucaaleCabdi-q2r 4 күн бұрын
Jadiidi xiiqay o baqtiyay tahy shq xasaan gaari meysid
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 4 күн бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 4 күн бұрын
Shiikh saciid Allah ha Barakeeyo
@mohamedshaaficibulle3552
@mohamedshaaficibulle3552 4 күн бұрын
يا هذا تعلم ثم تكلم
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 4 күн бұрын
Sh.saciid waa shiikh layaqaan Xaq iyo Xaqiiqo aan wada arkayno ayuu soo bandhigay! Xasaan kuma uusan been Abuuran . Xaqqa Allah hatuso khawaarijta
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 4 күн бұрын
Sh.saciid Allah haku Barakeeyo
@Yasin-s8i
@Yasin-s8i 3 күн бұрын
Ceeb ma'aha in sheekh fadwo khaldan fadwoodo Ka dibna uu Ka laabto, dadkana u caddeeyo inuu fadwo khaldan fadwooday, sida sh Xassaan Xuseen. Laakiin waxaa ceeb, oo gaalnimo ah, in Maraykan iyo Yuhuud Ku aasaastay, mushaarna aad Ka qaadato, waligaana aad shaqayso, abidkaana ay ku maal-galiso sida murji'ada jadiidiyada. Ugu dambeyn, Wallaahi inaysan kaa dhawaajineyn JACAYL DIINEED, ee waxaa kaa dhex qaylinayaa waa barnaamij ay kugu soo shubeen, mukhaabaraadka Yuhuudda iyo Maraykanku. Sidaas awgeed ama waxaad tahay Jaajuus is og, oo boor isku qarinaya, ama Jaajuus aan iska warqabin, oo diin iyo caqiido Ka dhigtay Jaajuusnimo, gaalo jacayl, nifaaq, kufri iyo gaalnimo, waana sida ay JADIIDIYADU u badan tahay. Marka is AAMUS "USKAGYOHOW BAARADII YUHUUDDA BAA DA'AYSEE".
@aatochannel35
@aatochannel35 4 күн бұрын
waxaad tahay midka oogu jaahilsan Dadka ilahay abuuray Adigoo sidaas ah ayaad Afkaada Huurda badan wax ooga sheekaysaa Culimada Waxaa Kuu wanaagsan in aad Dadka la hor dhaafto Doqon nimada Iyo jahliga Cid waxaad sheegayso Dhagaysan malahan Axmaqyahow
@maxamedaashaguur
@maxamedaashaguur 4 күн бұрын
Macnahaaga muxuu yahay
@HD-st7uq
@HD-st7uq 4 күн бұрын
Kan malaha wuxuu ka mid yahay dhibaatooyinka uu sheekha ka sheegaaye oo ey soomaalida ku heyso diinta, Oo ah kan oogu maan gaaban aan diiq xitaa lagu aamin karin in loo diri inuu barto culuumta diinta, marka maskiinka meelaha dadka dhiman lagu xanaaneeyo waa in la geeyo. Ammaa mida uu shiikh xassaan ka hadlay oo ku saabsan sh ibnu baaz, waa dhib ey ku heysay xukuumada sacuudiga shiikh ibnu baaz, ee sidee caay ku tahay in laga waramo xikaayaad dhacday. Tan labaad, qabaail uu sh xassaan gaaleysiiyo lama haayo, waana la keen la' yahay, Ee sidaan sheegay midkaan maan gaabka ah wuxuu kala saari kari waaye, hadii dhaaifo yar loogu hadal qabsado qabiil ey kasoo jeedaan in aan laga hadleenin wixii dir iyo daarood ah oo aduunka ku noolaa oo dhan... Soo nebiga sc qureysh ma habaarin, nebigaana sc qureysh ka mid ah, Ee kan diinta halaga qabto, caqli uu ku maamulo ma haayo, waxaana iiga soo uraayo afaar qabiil un inee ka tahay, ee diin iyo sh ibnu baaz difaacid kama ahan
@Mohamed-q1c2r
@Mohamed-q1c2r 4 күн бұрын
Wraa jaahilyow sh hassaan hadaad ladoodeyso wuu diyaarsanyahay