Пікірлер
@STOMPZ1
@STOMPZ1 2 сағат бұрын
Maansha alaah alaha isku barakeeyo
@Cosob22
@Cosob22 9 сағат бұрын
Marsha allahaa❤❤❤❤❤❤
@abdurahmanismailartn6718
@abdurahmanismailartn6718 9 сағат бұрын
Masha-Allah il iyo cowro Allaha idinka hayo kalsooni iyoixtiraam haduu jiro talada qoskana ay 2diina idinka go'do waa guusha Familka dadaal iyo daal kadib markay caruurta koraan waa waqtigii dahabiga ee 2da waalid sida caruurta ayay gabdhahana Aabohood oo kale urajeynayeen wiilashana hooyadood oo kale waxaase ayaan daro noqotay Aabe fashilmay oo kaxun farxadiisa markuu lasaaxiibay lataliyana uu ka dhigtay ugu dambeyna lagu qanciyay inuu labaysto ilaa farxadii ayluntay Allxamdu-lilah guusha ilmahayga ayaan ilaashadaa inyar ayaana waxbarashdii digrga uga hartay qaarna way dhameeyeen mase shaqeyn iigu soo duceeya Qoys walba oo Muslim ahna waxaan Allah uga baryayaa inuu shaydaanul insiga caynul xaasidka ka badbaadiyo أللهم آمين يارب العالمين umu C/Raxmaan
@sunari8818
@sunari8818 13 сағат бұрын
Masha allah waa nin ilbax ah oon cuqdad aan ka qabin xaskiisa nimanka Somaaliyeed waxaa ka buuxa in dadku yiraahdaan nagtu ka cabsanayaa sidaas darteed ayey xaskiisa ku kala tagaan ama iskuku dhacaan ku dayda Cabdiraxman raga Somaaliyeedow.
@akeelahmed8833
@akeelahmed8833 14 сағат бұрын
MashaAllah Best💯💯💯💯💯💯💯 information somaliyan community in world Thank you🌹🌹🌹 For sky24/News channel TV in London UK From Somalilander in HYDERABAD
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g 16 сағат бұрын
Ar kan kii lee maahino waa qabyaalada qof ah Kkk. Waxaan soo dirayaa wiilal indha cas cas
@deeqajama6313
@deeqajama6313 12 сағат бұрын
Haa waa asagii mooryaanki lahaa daaroodow waa na taqaanan Waxan idiin soo diraynaa wiilashii macawiista watay ee indhaha had gaduudnaa
@sacaadaaadan363
@sacaadaaadan363 16 сағат бұрын
Isku sabra
@shamsoosman3058
@shamsoosman3058 16 сағат бұрын
Siyaasi see ku tahay sheekh hadaad dalkaagii inaad ku noolaato ka cabsaneysid
@najibmaow4755
@najibmaow4755 18 сағат бұрын
Baarakallaah❤ Maasha Allah Waa Aabo qiimabadan❤
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 18 сағат бұрын
Wanaagu damcan ninku haduu wanagsanyahay xaaskiisa farxad iyo naxariistuso Dumarkuna waay wangsananeeysaa
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 18 сағат бұрын
Maanshalaah Tabaarakalaah
@farhiyaahmed8
@farhiyaahmed8 20 сағат бұрын
❤🎉❤❤maansha allaah 🎉
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 22 сағат бұрын
Reer magaalnimooy xaal qaado .Waa show off.
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 22 сағат бұрын
Kkkkkk
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 22 сағат бұрын
Kirkir
@halimamohamed9074
@halimamohamed9074 Күн бұрын
welldone abahan ilahay haisukin barakeeyo , don't listen to haters they have no happy lives
@NimoDaad
@NimoDaad Күн бұрын
Ala edo weli sidaadiibaad uqurux badantahay ilaahay caafimaadka hakuu daayo
@AbdifatahSulub-l6r
@AbdifatahSulub-l6r Күн бұрын
Masha'allah
@halimajama7814
@halimajama7814 Күн бұрын
Aniga iyo odaygeyga waxaan is qabnaa foodhi yearis oo hadana waan is jecayl nahay
@abdirahmanali3175
@abdirahmanali3175 15 сағат бұрын
Very nice
@kinsiaden8246
@kinsiaden8246 Күн бұрын
Mansha allah
@habibaali2400
@habibaali2400 Күн бұрын
Masha Allah That is true. Love wow wow Beautiful Happy Family🤲💯👍👩‍❤️‍💋‍👨👑🌹👑🌹⭐️🇸🇴🎉🎉👏👏♥️🫶♥️
@aminaali9944
@aminaali9944 Күн бұрын
Isku waara great man
@fathiaali9629
@fathiaali9629 Күн бұрын
Kaldaa wadaad iyo waa leyheesaa
@june6206
@june6206 Күн бұрын
Heesta bilateral music danbi maaha
@fathiaali9629
@fathiaali9629 Күн бұрын
Meel leysgeeyo baydka alle weeye
@muhubobarkadle6173
@muhubobarkadle6173 Күн бұрын
Mashaallah ilaahay haidinxifdiyo waadadaasheen horayusocda
@FartunAhmed-m4k
@FartunAhmed-m4k 2 күн бұрын
Maanshaa Aallaah
@SahraAhmed-m3t
@SahraAhmed-m3t 2 күн бұрын
masha allah ❤❤❤❤❤❤
@hafsaabdulkadir4027
@hafsaabdulkadir4027 2 күн бұрын
Allah yaxfidak
@hafsaabdulkadir4027
@hafsaabdulkadir4027 2 күн бұрын
Maashaa Allah ❤
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 күн бұрын
Hambalyo is ku wara alla idin barakayo ❤❤❤🌹👍
@zahramohadhemanta2525
@zahramohadhemanta2525 2 күн бұрын
Aabo siyaad allah hakuunaxariisto waxa uu ahaaa qof aaan aduunkan asaga dabadii lahayn
@abdirahmanali3175
@abdirahmanali3175 2 күн бұрын
Dadka nolosha ka dhacay ama waalid xun soo koriyeen Waxaad ku garaneysa jawaabta Aadka u xun
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 22 сағат бұрын
Asc ader mashaallaah romantic aya tahay lakiin odayasha wax MA shegayo ader fahan ok
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 22 сағат бұрын
Wariyoow odayasha xaga gogosha gabaryar waxkama Tamayo SAS ogow oday faido malahan wan so arkay wax MA qancin karo ok
@MaxamedCali-m2e
@MaxamedCali-m2e 2 күн бұрын
weji nuuraa oo raxmad kamuuqato kanumaleh waa shaydaan yow idinduufsan waxaanu
@MaxamedCali-m2e
@MaxamedCali-m2e 2 күн бұрын
maanta dhan woxow kucelelaa ilmaheygu jaamacado ayey kabexeen laakiin marna masoohadalqaadin waxaykabarteen diinta islaamka iyo waa ahlu salaad war waayeel ayaatahaye diinta xayiisii jaamacado hanooxayiisiine
@xaajia2219
@xaajia2219 2 күн бұрын
Masha Allah waa ragii Somaliyeed oo asalka ahaa
@soraya.a7956
@soraya.a7956 2 күн бұрын
Prof waa mahad san tahay lkn wadankii maadama maamuladii bateen Putland iyo Somaliland ayaa ku heshiinaayo hadaad dhahday lagama yaabiyaa.beelaha kale ee dega dhulkaas in ay ka horr yimadaan ileen waa og nahay in beelo lookala dagee
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 2 күн бұрын
MashaAllaah Allaha idiin xafido waxaa tihiin dad fiican oo xaqa yaqaana oo Diinta kudhamayo wllhi anigaba xaajigeyga sidaas ayaan isku aheen caruurna waan udhaley dadka weynala yaabi jireen qaarna wey nagu duceysan jireen in ey sideena oo kale noqdaan 10 qodob ayaan iska ilaaliney oo reerka dumiya Alxamdu guul ayaan gaarney cidiisa ayaa namacaradi jireen jeceelkenana u arkey waali Allaha unaxariista wey jiran somali wanaagsan lkn ma badna
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 2 күн бұрын
Ninkan waxu ka so jedaa family tajir ah ma ahan xula dulad wax fahma somali yey
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 22 сағат бұрын
Ader qoyskada ha iskukiin barakeyo aamiin yarabi
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 2 күн бұрын
Masha Alaha ilaha ha ku xafido ader c/raxman ilah HA ku xafido ❤
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Күн бұрын
Asc safiyo cabdiraxmaan macalin maxamuud miyaa qofkaan ii soo jawaaba????
@anabali5298
@anabali5298 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@fardowsaali9596
@fardowsaali9596 2 күн бұрын
Lion Family! Diamond family. They are the Head of lions! ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤love you
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 күн бұрын
Lacagtii Xamar dadka masaakinta laga soo dhacey waa tuug mafio ah tan uu qabo indhacde ayaa adeer u ah maxaad sugeysaa ??
@xaajia2219
@xaajia2219 2 күн бұрын
Xaasidnimada waa cudur Allaha kaa caafiyo!
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 күн бұрын
Kani waa MOORYAN DHIIGYOCAB ah oo dad iyo duunyoba qaba oo Guryo agoomo ah xoog ku heystey oo soo wada iibsadey waxa uu ahaa kirshboy xagee ka keeney lacagta
@Samawade25
@Samawade25 2 күн бұрын
Qofwalba haddii uu doono in lasheegsheego hal maalin ayuu doon ama diyaarad soo kireyn karaa sawirana iska qaadi karaa, Jacaylka dhabta ahi faan faan waa kaweyn yahay, Nin reerkiisu london Guri Council ah deggan yihiin kirada gurigana laga bixiyo caruurtana free school meal lasiiyo ayaa diyaarad kireysanayo waa denbi laga galay sharciga dalka ku caawinayo ee aad deggantahay. Dadka soomaaliyeed baryahan waxay isugu faanaan tesla Ayaan soo iibsaday ayagoo ceyr qaadanayo
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 3 күн бұрын
Waa canshuurtii shacabka ee ma ahan lacag uu u soo dhididay.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 күн бұрын
Hawenka somalida dhibkoodaa badan taasaa keenaysa in jacayl jirin
@zahramohamoud8835
@zahramohamoud8835 2 күн бұрын
Si aal hooyadaa qof dhib badan miyaa Mise eheed
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 күн бұрын
Hawenka somalida dhibkoodaa badan taasaa keenaysa in jacayl jirin
@akeelahmed8833
@akeelahmed8833 3 күн бұрын
MashaAllah Great👍 🇸🇴Somaliyan And Mashar Good Relationship Thank you sky 24/News Channel in UK AT LONDON From REER BURCO AT HYDERABAD
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 3 күн бұрын
Maasha Alla, I’m proud of guys ❤ Waxaa ka fogaateen cadawga dad isu dira,
@fadumaali4556
@fadumaali4556 4 күн бұрын
Masha Allaha baaraka laaha Allaha ha idninxafido farxaď 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤