Abdiqadir Kaskey iyo Heestii Ambiyo
8:08
Ana gacaladeeda
1:55
14 жыл бұрын
Пікірлер
@Updeih
@Updeih 11 сағат бұрын
Old days kaskey 2030 reply isoo gal hadaan noolahay waan kuusoo jawaabi i.a
@timaya77
@timaya77 Ай бұрын
Kaskey markaa so qaan gaarayay asiga ayeey ka shidnaa magaalka 2024 ayaan wali dhageysanaa
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 2 ай бұрын
Cajaaib Wa la yaabaa Marar badan Jiim sheikh muumin Rip 😭
@daudbulxan6148
@daudbulxan6148 4 ай бұрын
mar 2024
@mizkicadey1961
@mizkicadey1961 6 ай бұрын
Ubadkii samaaa ma ilowsan thy😢😢😢😢😢😢😢😢
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial 6 ай бұрын
Hees taan waxaan dhagey sanayaa anigoo xanun badan so maray Waxan daremayaa cidlo murugo Ereyada hees ta ayan la ilmey nayaa wllhi Maxaa yeelay garab la aan ayana ahy ma hees to qof jaceel isiiyo naxriis i dareen siiyo inaan ahay qof muhiim ah ana naxriis io jecel siiyo kalinimo ayan ku jiraa Qoraal kaan waxaan soo raadin donaa anigo jaceel dhabah heees to aan ku kalsonahay qofteyda Waxana igu balan ah inaan tusayo qoraal.kan qofka markaz aan la socdo xariir ka naga dhaxeeyo Allow ii kas qof dacad ah i jecel ana aan jeclahay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
@user-mw1ne3ru5u
@user-mw1ne3ru5u Ай бұрын
Xalad kasta ad mareyso ilahi halu sahlo iyo meel kasto ad joogtana libaan ku war...
@ERNAJO
@ERNAJO 7 ай бұрын
Kaskey legend
@anisawarsame7136
@anisawarsame7136 7 ай бұрын
heestan waxa iqadi jire jclkeyga igu hore shafici 2011 xasus kaga daran hada waxaa Aad u jclaa jclkeyga ugu dambeyse wa yab kii igu dambeye Aan jclado baa hadana dhageysto 24/12/2023
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka 5 ай бұрын
Walal 2011 hadii laguu heesi jiray maxaad la fadhisaa weli mise dhowr canug bad soo tuurtay oo halftime bad u nasaneysaa😂😂
@Updeih
@Updeih 11 сағат бұрын
​@@Xulkaqaraamka😂
@shamsa_0
@shamsa_0 7 ай бұрын
2023 12 19 ban bartay❤
@MoMo-cl3gr
@MoMo-cl3gr 7 ай бұрын
Ma awadaban uqaday ubaxo Taan egayay Ambiyaya walal Alif iyo kunjer Naf ku aminta Ubax kuside Ubax kuside I😢🎉 de
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 8 ай бұрын
🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@chicken4820
@chicken4820 10 ай бұрын
Waxaan soo xasuystay caawa Abdulqadir abuukar kaskeey Abdirisaq xassan kukaay AuN Ooyaa ye AUN Abdirahman Abdiwali Muslimo Khasim Fanaaniitii waqtigaas Islii shidi jirtay 22 year ago ❤❤❤ iyo farxaan xidig oo hada rer Australia 🇦🇺 ah
@chicken4820
@chicken4820 10 ай бұрын
Xasuus abdulqadir kaskeey Islii ku soo xasuustA jam street. Iyo xaaskiisi Deeqo Allaha unaxariisto 😢😢😢
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial 6 ай бұрын
Xaas kiisa miyaa ka dhimatay wll 😭😭😭😭😭😭😭
@hamsedigin3398
@hamsedigin3398 Жыл бұрын
Sh Abdulqadir kaskey ex fanaan 🙏
@fahadmohamud6016
@fahadmohamud6016 Жыл бұрын
Hesah an jeclahy ka mid tahy Kaskey nin weyn
@duranhassan6456
@duranhassan6456 Жыл бұрын
Labbeyk, labbeyk!
@maxameda.wargef-df1wo
@maxameda.wargef-df1wo Жыл бұрын
Hestan waxaa ibartay jacaylkayga nimco cawail Marwalba wan dhagaystaa ilahay haydaayee♥️♥️💋💋
@zhaakildeekh6498
@zhaakildeekh6498 Жыл бұрын
Hestan saxibkay Galaydh iyo dumshiday nimco dhagaysan jiray dumashina debay joogta sanadka 2023
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Siduu fananku ugu luqayn heesta oo faseexa ah baa cajiib ah👏 Allah waayo badan haku daayo Kaskey
@hudamahmet645
@hudamahmet645 Жыл бұрын
1/15/2023😭💔
@fadumosahraahmedrashid9223
@fadumosahraahmedrashid9223 Жыл бұрын
MY ABOO AND MY MUM LOVED EACH OTHER AND GOT MARRIED MY ABOO BECOME SICK MENTAL SICKNESS AND MY MUM FAMILY ASKED FOR DIVORCE WHEN I GREW UP LOVED KASKEY SONGS AND EVERY-TIME I LISTEN MY MUM STARTED CRYING SHE TOLD HIM HE WAS MY ABOO FAVOURITE SINGER LOVE IS REAL BUT ITS SWEET IF YOU STAY WITH THAT PERSON UNTIL DEATH🥹
@shaficiroraye
@shaficiroraye Жыл бұрын
very painful story i am sorry
@ziyadal-alim3138
@ziyadal-alim3138 5 ай бұрын
😢😢😢 sorry my sister
@zakaria-9346
@zakaria-9346 17 күн бұрын
So sorry to hear that, it's touching me now in 2024.
@__Biid__
@__Biid__ Жыл бұрын
LYRICS: Nafta aramidaa hogaamisoo Waxa uurka gubay waa aamuskee Ma adkaysibaa ufan looga dhigay?* Ilintiyo huqdiyo ololaha jacayl! Ma aawadaaba abqo dayr baxdiyo Taan eegayaay Anbiyeey walaal Alif iyo kun jeer nafku aamintaa Ubax kuu sidee, ubax kuu sidee Ilbiyeysaniyo ufo iyo xareed eegan lahaa Qalbi ooman baa kuu ololayee Eedaadayoo naf asqaysan baa {2x} Sida umal nin qaba kuu ilmaynayee {2x} Anbad baanahoo, haa, haa, haa Aawadaa lumayoo, hoo, hoo, hoo Ma uurkiyo arkaaydaa Dadkaa kuula ayni wacan Anbiyaay, Anbiyaay, Anbiyaay! Dhul ugbaad lahayn ubadkiisa maad (2x) Ma ilawaysan rahay {2x} _____________Erey fur: * Ufan: Ciirsi. *Anbiyo: magac gabdheed la macne ah Awliyo.
@Khaleif7
@Khaleif7 Жыл бұрын
Marxuum jiim Sh Muumin ilahay janadi haka Waraabiyo Waa hees Cajiiba Runtii !! Cod Mcaana Lagu laray
@mohamedaliaflaw1446
@mohamedaliaflaw1446 Жыл бұрын
Anbiya 2023
@faizaabdi5571
@faizaabdi5571 Жыл бұрын
I love this song ❤
@zupermax3710
@zupermax3710 Жыл бұрын
Cabdiqadir kaskey qalbi ooman baa kuu ololaye
@abdulahiomar7397
@abdulahiomar7397 Жыл бұрын
Alaw kuu naxariiso jiim shiikh muumin fanka soomaalida ayuu dhinac kale u rogay.
@sacdiyamaxamed849
@sacdiyamaxamed849 Жыл бұрын
2022 9 13 Malin talaado waxaan rajenaa inaa qofkeyga helo si,aan ugu sheego hamuunka aan uqabo xisahaba jacelka dhaliyo 🥺 🥺😥
@milgo7357
@milgo7357 2 жыл бұрын
😭♥️
@jacquelinefernandez4151
@jacquelinefernandez4151 2 жыл бұрын
Yaa salmaa 🥰🥰🥰🥰🥰
@AOH4963
@AOH4963 2 жыл бұрын
Ambiyo jiimi sheekh muunin alle hau NaxariistO😥💔
@abdirsaksaid2903
@abdirsaksaid2903 2 жыл бұрын
Heestan waxaan dhaaysan 15 may 2022 maalinta dhalin yarada soomaliyeed SYL waana maalin kaloo wayn oo waxaa socda wakhtigaan doorashada madaxwaynaa soomaliya❤. SACIID DENI GUUL BAN URAJAYN☺
@meecaadyare4764
@meecaadyare4764 2 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto jiim sheekh muumin
@apdymawel5237
@apdymawel5237 2 жыл бұрын
Heeskan kama daalo 23september 2021 haben jimce ah.
@abdulkariimmohamed9392
@abdulkariimmohamed9392 2 жыл бұрын
04/09/2021 habeen sabti soo galeyso saacaduna waa 1:49am habeennimo Hees iyo badh ❤️💯
@hanadabdullahiaden5657
@hanadabdullahiaden5657 3 жыл бұрын
Boqor❤️🎸
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Nostalgic back to year 2000
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
The legends are only commented few dignitaries thanks 😊
@abdukadirwarsame2942
@abdukadirwarsame2942 3 жыл бұрын
Nafta aramidaa hogaamise❤best song
@yonishassan4131
@yonishassan4131 3 жыл бұрын
Waa habeen ciidul fitri ah 2021 jeddah Saudi Arabia 🇸🇦 iyo Yonis oo ku raaxeysanaya HEESKI Anbiya. WAQTI RAAXA LEH.
@Malaay-cu8li
@Malaay-cu8li 3 жыл бұрын
Ambiyo Lyrics Nafta aramidaa hogaamisoo waxa uurka gubay waa aamuskee ma adkeeysibaa Hufnaan looga dhigay ilintiyo huqdiyo ololaha jaceeyl ma aawadaa baan baan uqaaday ubaxii taan eegayaay Ambiyeey walaal alif iyo kun jeer naf ku aamintaa ubax kuu sidee ubax kuu sidee ilo biyeeysan iyo ufo iyo xareed eegaan lahaa qalbi ooman baa kuu ololaayee!!
@Shakra990
@Shakra990 2 жыл бұрын
Malaay. Ma aawadaabaa abqo dayr baxdiyoo taan eegayaay, weeyaan sxb
@abdisamedahmed702
@abdisamedahmed702 3 жыл бұрын
ambiyaaaaaaaa yaa uu jacaylku dhala rogay
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 3 жыл бұрын
Maskiinkan yaa soo lugooyey😭😭
@shariifmaxamd8735
@shariifmaxamd8735 3 жыл бұрын
Jim shiikh mumuin yaa kaban ka cabaajiyay leng jim shiikh shiikh mumin allaha cafiyo waxan maqlay in o xanun sanyahay
@ahmadawliyo2360
@ahmadawliyo2360 3 жыл бұрын
2021 hadaad dawanayso like igu dhacsii farta kumago aysee
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Maxaad sameysay
@shariifmaxamd8735
@shariifmaxamd8735 3 жыл бұрын
Waxa cajiiba cuudka ninka garaaco jim shiikh mumin waxan maqlay ino xanunsanyahay allaha caafiyo cafimad taama insha allah
@mascuuduurmaax17
@mascuuduurmaax17 3 жыл бұрын
Waxaa heestan illa soo wadaagay saaxiibkay Abshir Umal. Mahdsanid.
@guledjama9007
@guledjama9007 3 жыл бұрын
Novemebwr 9 waxaan ka dhagay sanayaa heestan edmonton alberta north west canada
@abdikareemhassan7249
@abdikareemhassan7249 3 жыл бұрын
Ambiyo Sabti 24 October 2020 , Legend Abduqadir Kaskey... Erayada, laxanka iyo Cuudkaba Ustaad Jiim Shiikh Muumin nabad kuwaar sheekh " QALBI OO MAN BA KU OLOLAAAYE " jawiga lama qiyasikaro... Wan idin salaamaya Jallayaal