Abyo 8 bilod ahay Waxa isku arkay daal fara badan naqaska ii xermayo hurdo la aan mar wan iska ooya hurdo darted
@AminoNur-o5v3 ай бұрын
Abyo 8 bilod ahay Waxa isku arkay daal fara badan naqaska ii xermayo hurdo la aan mar wan iska ooya hurdo darted 4:44
@bukaanbilechannel3 ай бұрын
Xbibti ugub maa tahy ??
@AminoNur-o5v3 ай бұрын
@@bukaanbilechannel my Ki 4 waaye
@AminoNur-o5v3 ай бұрын
Abyo 8 bilod ahay Waxa isku arkay daal fara badan naqaska ii xermayo hurdo la aan mar wan iska ooya hurdo darted
@waaqicichannel3 ай бұрын
Xbibti ugu maa tahay sfcn ayaan u fahmay qoralkada wngsn Marka waxa ishegta inqa ugub tahy iyo inkale
@Nasro6293 ай бұрын
@@waaqicichannel Anoo ugub eheen ayaan hurda la aantaasi ladhibanhy
@waaqicichannel3 ай бұрын
@@Nasro629 25%weey ku dhacdaa xbibti dumarka uurka leh Waana caqbadaha ugu badan hurdo laanta Dr kada utag daawo vitmns ah haku soqoro ood hurdana ka heleysid Lkn hadaadan uur leheyn hurdada soo caadi ma aha
@NimcoXuseen-zj2xr3 ай бұрын
Ano 6 bil ah leee dhahay ilmaha madaxoda hoos waaye wax dhibata malee dahay
@bukaanbilechannel3 ай бұрын
Mya xbibti waba habka ugu fcn madaxa keenka samo samo Alha idin Ku kla keno qali
@LakiCalanleАй бұрын
Ma dhashay wll
@bukaanbilechannelАй бұрын
@@LakiCalanle waa laga yaba bil ayaa ka so weregtay alow waqtigeda huduu yahay foosha u saqir hadey dhashayna waa ale mahadiis
@NAJMAFUAAD-nb7zk4 ай бұрын
iso duceya wallyal bisha 5aad ayaan hada ahy wana ilmihii igu horeeyay 😢❤
@bukaanbilechannel4 ай бұрын
Msha llh wlshy gclo Hoyan ahay drenkaas waan Kula darema Ilhy waxaan kaga baryaa afar indhoodo nbad ah inuu ala kugu Kala keeno markii aad waqtigada gaarto Insha llh Abshir iyo Ayan Ku rajeynaa Xbibti quruxy