ALIBABA KASOO IIBI AMAZON KU IIGI -AFSOMALI
12:59
Пікірлер
@Bisle24
@Bisle24 2 күн бұрын
Asc wll adigoo mahadsand whatsapp aan idinkala soo xariiro ayaan u baahanahay ...mahadsanid wll
@wadanigroup
@wadanigroup 2 күн бұрын
linktr.ee/wadanigroup walaan linkiga balan ka qabso si aan u wada hadalno
@MrsMoumita-ln9zx
@MrsMoumita-ln9zx 4 күн бұрын
Hello Sir, Are you interested to do SEO in your videos?
@wadanigroup
@wadanigroup 4 күн бұрын
Aragtida guud oo aan kalenahay chanelka ma,ahan mid lacag & caan nimo ku salaysan.
@mrabdiwahid5268
@mrabdiwahid5268 16 күн бұрын
Ustaaad wan ku salamay magaceygu waa (abdiwahid abdilahi) waxan rajeynayaa inaad arkidoonto fariinteyda Ustaad waxaad bixisaa courses badan oo qiimo badan Ustaad waxaan rabbay course droppshiping ah wax lacag ah maysto wax la'aanta la iskuma noco marka ustaad waxaan rajeynayaa inaad i aqbalidoonto ishalaah
@wadanigroup
@wadanigroup 14 күн бұрын
waan ka Qaday Masuul- waan arka qoralkaga lakiin muhimada coursigan ma ahan mid ku salaysan rayigaas oo aan aniga uun go'an ka gari karo si kastabo ha ahatee waxaa haboon in aad u so diyar garowdo isbadalka aad jeceshahay inaad garto kaas o ku horsedi doono horumar - ganacsigan waxuu u bahan yahay niyad furan iyo investment -dhaqaale yar in aad la timaado si aad lacag u samayso.mahadsanid.
@Bisle24
@Bisle24 16 күн бұрын
Masha Allah ...aad ayaan undaneenayaa labada kooraa ee dropshiping & Fba...meel aan idinkala soo xariiro ayaan u baahanahay mahadsanidiin..
@wadanigroup
@wadanigroup 8 күн бұрын
wll coursiga Dropshippinka linkagan ba ku geyn www.wadaniskillhub.com linktr.ee/wadanigroup xagana nagala so xidhhidh
@Bisle24
@Bisle24 8 күн бұрын
@@wadanigroup arbitrage amazone maheysaan wll
@qosoliyoqaraaxo417
@qosoliyoqaraaxo417 19 күн бұрын
war ma iga caawin kartaa inaa furto national I'd car aan payment ku furto
@wadanigroup
@wadanigroup 19 күн бұрын
sxb maxay yihiin waxa ka hadlayso ? national Card ID ?maxa ula Jeda
@mrabdiwahid5268
@mrabdiwahid5268 22 күн бұрын
Ustaad somalidu si qaab dar ayeey wax u sharaxaan aan lahaan bilooow io dhamaaad marka ustaaad course step by step noo soosameey🙏
@AbdallaMabdi
@AbdallaMabdi 22 күн бұрын
Waafi pay kuso dar ustaadi
@AbdallaMabdi
@AbdallaMabdi 22 күн бұрын
Ustaadi aad umahadsanthay inta somali kuhadsha course ugu fahfahin badna wye Amazon fba course inogu so same
@qosoliyoqaraaxo417
@qosoliyoqaraaxo417 24 күн бұрын
hada anigoo somali jooga masameyn karaa
@wadanigroup
@wadanigroup 24 күн бұрын
HAA MEEL WALBA ADUUNKA KA JOOGTID WAAD KA SAMAYN KARTAA DROPSHIPNKA HADII AAD RAACDO DARIIQYADA COURSIGA BILOW ILA DHAMAAD. isticmaal Coupon Code 2024 si aad u hesho $50% .happy dropshipping sxb
@mrabdiwahid5268
@mrabdiwahid5268 25 күн бұрын
KZbin ka miyaa soo gelineysaa mise link ayaa soo dhigeysaa aan iska diwaan gelinyo ustaaad?
@wadanigroup
@wadanigroup 24 күн бұрын
maya walal -coursigan waa private gooni u tahay ardayda is diwan gelisa kaliya. isticmaal Coupon Code 2024 si aad u hesho $50% .happy dropshipping sxb
@Hassanahmed-cx8tt
@Hassanahmed-cx8tt Ай бұрын
Xagee kaala soo xariira coach wadani
@wadanigroup
@wadanigroup Ай бұрын
linktr.ee/wadanigroup. ama vidowgan xagiisa hoose maclumadyada ku qoron eeg si aad fariin nogu so dirto
@Hassanahmed-cx8tt
@Hassanahmed-cx8tt Ай бұрын
Ustad thank you so much casharka noo soo badan
@wadanigroup
@wadanigroup Ай бұрын
adigaa mudun masuul
@mrabdiwahid5268
@mrabdiwahid5268 Ай бұрын
Accoun ka aan lacagta kala baxayo somalia maka shaqeyaaaa
@wadanigroup
@wadanigroup Ай бұрын
Premier bank Ku Xero Payoneer account xagaas ayad ka la baxaysaa -cawinad dheri u bahan tahay kaso qayb gal coursoyinkena.
@mrabdiwahid5268
@mrabdiwahid5268 29 күн бұрын
Aad baad umahadsantahy a
@AbdullahiNoor1
@AbdullahiNoor1 Ай бұрын
Intee kaala soo xariiraa bro
@AbdullahiNoor1
@AbdullahiNoor1 Ай бұрын
Bro
@AbdullahiNoor1
@AbdullahiNoor1 Ай бұрын
Intee kaala soo xariiraa
@wadanigroup
@wadanigroup Ай бұрын
MASUUL XAGAN NAGALA SO XIDHIIDH BALANA KA QABSO INSHA ALAH linktr.ee/wadanigroup
@khaackhaac989
@khaackhaac989 Ай бұрын
mahadsanid ustaad
@wadanigroup
@wadanigroup Ай бұрын
adigaa masuul
@daacicabdimajiidcabdilaahi5515
@daacicabdimajiidcabdilaahi5515 2 ай бұрын
Xageen kala soo xidhiidhaa ustaad waxan u baahmaa macluumaad dheeri ahe
@wadanigroup
@wadanigroup 2 ай бұрын
mahadsanid Masuul , fadlan BIO tag ama Videowgan xagiisa hoose xagas nagala so xidhiidh insha alah .
@Askarrermi-wg9eb
@Askarrermi-wg9eb 2 ай бұрын
Ee deropshiping
@Askarrermi-wg9eb
@Askarrermi-wg9eb 2 ай бұрын
Sxb xayeysiinta kasoohadal social media
@wadanigroup
@wadanigroup 2 ай бұрын
MASUUL ,MAINSHA LAH INKASTO SIFICAN KU FAHMIN
@qosoliyoqaraaxo417
@qosoliyoqaraaxo417 4 ай бұрын
wan sameyay lknse payment la.aaan igu dhacday
@user-gm4hd8vo2u
@user-gm4hd8vo2u 4 ай бұрын
Asc? Aad baad umahadsantahay walaal waxaan raadinaayi macluumaad ku saabsan amazon fba , waxaan arkay this youtube channel Wadani group waxaadna kasameeyseen more video's so waan ku wareeray ma intaan baa mise waxaa jira course A-Z ah because waxaan rabaa inaan bilaabo Amazon fba . Warbixinno dheeri halkeen kaheli karaa. Mahadsanid markale
@GololMudug
@GololMudug 5 ай бұрын
Asc affiliate program kiisa kawaran ustaad
@aadgaad57
@aadgaad57 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad❤❤❤❤❤
@ifrahmuhidin3583
@ifrahmuhidin3583 5 ай бұрын
Haa
@user-en5ln8sp6g
@user-en5ln8sp6g 5 ай бұрын
haaaaaaaaaaaaa
@abdirahmandeq
@abdirahmandeq 5 ай бұрын
Ustaad kasoo hadal Amazon associate program sida lacag looga sameeyo adigo Somalia joogo
@qosoliyoqaraaxo417
@qosoliyoqaraaxo417 5 ай бұрын
waxaan rabay inaa iga cawiso strip iga maqan iga cawi wall
@wadanigroup
@wadanigroup 5 ай бұрын
WALAL Ma anan Fahim Suashada ama Cawinada aad U bahnayd?
@Soulsafari311
@Soulsafari311 5 ай бұрын
Haa! Mahadsanid gudoomiye information ka. Future is online Waan kula soo xidhiidhi doona. What do you think TikTok shop wllo ?
@aadgaad57
@aadgaad57 5 ай бұрын
Haa inoo wad courska Mahadsanid ustaad
@user-en5ln8sp6g
@user-en5ln8sp6g 5 ай бұрын
ustaadi dropshipinka ma ogoshahay diinta
@wadanigroup
@wadanigroup 5 ай бұрын
Mr abdullahi Ilaa iyo hada ma maqal Inaysan bananen lakin waydii culumada aqoonta u leh.
@farfast9244
@farfast9244 5 ай бұрын
Waa kusalamay ustaad Waa adagtahay in lacag laga sameyo Waa la yabanahay commissione Xoogan ayay ka qaadanayan Marka ila ma ahan in lacag laga sameyn karo Waa la yabanahay Hadda In aan iska xero ayaan rajeeynayaa Mahadsanid
@wadanigroup
@wadanigroup 5 ай бұрын
aaad ban uga xumahay Masuul , lakin ogsonow Amazon waa E-Commerce Platform una Furan Ganacsi, marka waxa habooneyd in aad Tababar iyo training u qaadato oo aadna research sameyso si aad lacag uga samayso., Xisaab waxay saxmataa markad formulaheda ama qaacidadeda Hesho.
@aymanhassan733
@aymanhassan733 4 ай бұрын
ASC ustaad intee joogtan group kiina wadani USA miyaa ama Canada
@wadanigroup
@wadanigroup 4 ай бұрын
Wcs wll waxan Dgenahay kuna nool nahay Minnesota USA @@aymanhassan733
@Mustaqbal987
@Mustaqbal987 5 ай бұрын
China maka shaqeenaysaa wll anigu china ayaan joogaaye
@wadanigroup
@wadanigroup 5 ай бұрын
Haa wll waa ay ka Shaqaynaysaa China .
@Geny694
@Geny694 3 ай бұрын
Asc. walaal waad ku mahadsan tahay casharadada waa muhiim.
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 6 ай бұрын
Waxaa iiga sheegtaa alaabta hadii qofkii gatay ee ku xumaaty ama ka helin adreskee oo ku celinaa alaabta ma ebay ayuu u diraa mise ninkii uu ka gatay ee sablierka ahaa iga jawaab taas
@wadanigroup
@wadanigroup 6 ай бұрын
Walal Bio Chanellkayga tag Balan 1 and 1 samayso , suashada ma ahan mid Hal jawab loga warbixin Karo insha Alah sidaas sameee.
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 6 ай бұрын
Waxaa noo soo galisaa koorasada dropshipping iyo ebay qaabka looga ganacsado laakiin fiiri alaabta macaamiisha hadee soo celiyaan adreeskee ebay miyaa mise qofka dalaalka ahaa xaafadiisa
@wadanigroup
@wadanigroup 6 ай бұрын
course ayan kaso samaynaynaa insha alah -inta aan su asha ka jawabin waxa iswaydin leh maxa kenay in ay so celiyan -waxan jecelnahay in aan sababahas oodhan aan dulmarno ,WHY customerka uso celinaya ? iyo sida loga hortago
@user-lm6jf4vk8u
@user-lm6jf4vk8u 6 ай бұрын
mash allah ustaadi so badi
@abdiibnudiriye5556
@abdiibnudiriye5556 6 ай бұрын
Anigoo somaliya joga oo baramijan aan waxba ka fahansanayn sidee u barankara oo oga faiidaysan karaa wlll
@wadanigroup
@wadanigroup 6 ай бұрын
Masuul Somalia Aad bay u adagtahay Tik Tok waqtigan lakin Shopify iyo EBay waa macqul insha Alah
@abdiibnudiriye5556
@abdiibnudiriye5556 6 ай бұрын
@@wadanigroup ok thanks wll ebay iyo shopify casharo taxaxne ma nooga samayn kartaa wll
@abdiibnudiriye5556
@abdiibnudiriye5556 6 ай бұрын
Wll aad bad u mhadsantahay casharo muhiim ah baad soo gudbisaa thanks
@farfast9244
@farfast9244 6 ай бұрын
Mashalah Mashalah Mahadsanid
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 6 ай бұрын
Maasha Allah daacad ayaatahay Allah haku barakeeyo sxb ee noo soobadi
@wadanigroup
@wadanigroup 6 ай бұрын
masuul-aad bad u mahan tahay . wa shaqadena waana so gudbin doonaa insha alah
@khadijomohamudabdullahi2452
@khadijomohamudabdullahi2452 7 ай бұрын
Walaal waxan raba inaan Alan ka dalbado I caawi walal
@wadanigroup
@wadanigroup 7 ай бұрын
haa walal ,waan ka cawin karnaa insha alah , emailkann nagala so xidhiidh siaan maclumad u wadagno [email protected]
@najmamohamed3385
@najmamohamed3385 7 ай бұрын
Inteeh lagaagala so xariirah adoo mahadsan
@najmamohamed3385
@najmamohamed3385 7 ай бұрын
Asc walal inteeh kaso galaah waan rabay
@wadanigroup
@wadanigroup 7 ай бұрын
Wcs walal fadlan emailkan nagala so xidhiidh [email protected]. Si aan maclumadka Isku waydarsano -
@geeljire1658
@geeljire1658 7 ай бұрын
Habka aad wax u soon jeedinayso aad ayuu xun yahay sabab oo ah qaylada music iyo hadalkaaga !!!!!
@wadanigroup
@wadanigroup 7 ай бұрын
waa kugu amanayaa fikirkaga iyo waliba shaqadaada.
@ridwanfathi5484
@ridwanfathi5484 7 ай бұрын
Retail Arbitrage Dadka Somalia jooga ma sameyn karaan
@wadanigroup
@wadanigroup 7 ай бұрын
Masuul waqtigan way Adag tahay madama Alabaha ay yihin Kuwa gudaha (brand ) maraykanka laga so ibinayo? Hadi aad ehel maraykanka ku jogo waa ok
@abdiibnudiriye5556
@abdiibnudiriye5556 7 ай бұрын
Asc wadni casharadan ayagoo koorso ah ma heli karnaa macnaha step by step iyagoo leh bilow ilaa dhamaad thanks
@wadanigroup
@wadanigroup 7 ай бұрын
SALAAM WALAL , HAA WAA TAXANE COURSOYINKAN INSHA ALAH ,LIVE NA WAAN SAMAYNAYNAA SABTI KASTA INSHA ALAH -LASOCO EMAIL NO SO DIR SI AAN NOTIFICATION KU SO DIRNO [email protected]
@ridwanfathi5484
@ridwanfathi5484 7 ай бұрын
Thanks your wonderful Lesson
@wadanigroup
@wadanigroup 7 ай бұрын
mahadsanid masuul