Пікірлер
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le Ай бұрын
Ilaahey ha naga qabto, dowlada qoroy ee ku raadsato xaqooda ee qabaan lkn shacabkeena qof naga naxaayo malahan, shaqo manala siinaayo, waxbarasho free maleh, mid wooba na qarxinaa mid woona dhacaa dowladi waa taas ka tali hee Ilaheyow adoomahaagi oo loo tashtaa nehee noosoo gargaar oo nagasoo gaar
@sultanlife5385
@sultanlife5385 Ай бұрын
Kuligood waa tuugo
@Akrambarre
@Akrambarre 2 ай бұрын
Kenya belongs to somalis they are citizens and tax payers
@CawilXashi
@CawilXashi 2 ай бұрын
Allah ha unaxriisto
@abdallaherse1206
@abdallaherse1206 3 ай бұрын
Farax takronei
@user-ov1rk3fl9y
@user-ov1rk3fl9y 4 ай бұрын
Allah haku aafiyo bro
@Waloos
@Waloos 4 ай бұрын
Barfasoorku ma kuwa shahaadada iska qaatay ayagoon waxba aqoonin baa mase wuu iska yeelyeelaa? Duqa Soomaaliya waa la yaqaan dadka iska leh, hadii aad rabto in lugu xasuusiyana, Soomaaliya SAMAALE aa leh, hadaadan SAMAALE ahayna Soomaali ma'aha ihid. adiga oo daarood ahna waa is taqaan meeshaad ka timid, hadaadan aqoon u lahayna waydii nabadoonadaa, ayagaa dhahaayey anagu Yaman baa ka nimid oo qaxdaani baan nahay, saasna soomaali ku noqon naysid.
@NimcoFf
@NimcoFf 4 ай бұрын
Ogaden miyaanay ahayn kuwan 25kii qoys ee oramada ahaa kuoo biireen 2024 wlhi oo ay qarameynayaan
@user-pv7jx2pv1t
@user-pv7jx2pv1t 4 ай бұрын
waar maxa lo dilya mj waa dad goba. waa run illahi ha naga gabto ethopiyank dalkani buux dhafiyee😢 from burco
@MunoAhmed-ym5dk
@MunoAhmed-ym5dk 4 ай бұрын
Ugu danbayn odayaashii khilaayiga ah qof illa ra'iah baan arkay😂😂
@user-qt7po2fb6e
@user-qt7po2fb6e 4 ай бұрын
Mnsha Allah illaahay Caqligaga illaahay hakubarakeeyo
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 4 ай бұрын
Kkkkk Haddii Isaaq dili lahaa ama Somali kale xiniinyo waaweynbaad la soo bixi lahaydeen,
@cheyyene
@cheyyene 4 ай бұрын
35 odey
@gacmo9553
@gacmo9553 4 ай бұрын
Mashallah
@nickmic3728
@nickmic3728 4 ай бұрын
War ninkaan laasacanood ku soo celiyaa itaqulaah ha la ilaaliyo walaalkeen 😢
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 4 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 4 ай бұрын
armey reer Garoowe dilaan ninkaas waalan!. Bal maxaa geeyey Garoowe haduusan afkiisa heysan karin?. War dhulbahantoow ninkaan qabta oo Laascanood kusoo celiya
@user-he9hz2uw1g
@user-he9hz2uw1g 4 ай бұрын
Maxey udilayaan ma garoowe baa laga xigaa yuuse wax yeelay garoowe waa dhul soomaaliyeed cidna lagama xigsado
@MrkeepgoingTrueman
@MrkeepgoingTrueman 4 ай бұрын
@@user-he9hz2uw1g Wuxuu ka wada MJ si fudud ay ku dili karaan intooda badan dhiig la qubo wax kuma aha dhib ah . Ninkaa waalan nabadiisa khatar bay ku jirtaa hadda.
@khada917
@khada917 4 ай бұрын
Warkada ninkani waa dhulbahante Garowe na cid ka xigta majirto Somali ka maqan majirto xitaa isaaq baa Ganacsi ku leh markii la dagaalamayayna aan meel ka aadin@user-qk5hd9su6d
@MrkeepgoingTrueman
@MrkeepgoingTrueman 4 ай бұрын
@@khada917 Weligeey rumeysan maayo Isaaq ayaa Puntland ku nool aan dumar iyo caruur ahayn.
@khada917
@khada917 4 ай бұрын
@@MrkeepgoingTrueman waxaad isku cadeynaysa xogaa qaras ah inay jirto ee shaydaanka iska naar wll hh caruur kama hadline ganacsi nooc walba ah iyo tujaar baan kuu sheegay.
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 4 ай бұрын
War Aidska naagaha qaba iska ilaaliya si kaste ay u qurux badantahay
@osmanabdai-sheikh2493
@osmanabdai-sheikh2493 4 ай бұрын
Waa runtiis wax run ah ayuu sheegay.
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 4 ай бұрын
Cabqari waaye wlh.
@sahrailtrihe9389
@sahrailtrihe9389 4 ай бұрын
maschallaha gabadhe ciisewoone geesiyad 💪
@aliadam180
@aliadam180 4 ай бұрын
Labada calan mid uun qaata laba doowladood looma dhexeeyo كلام من ذهب
@shamsaabdirahim4114
@shamsaabdirahim4114 4 ай бұрын
Ninku caqali badan Mansha Allah
@mariaali7281
@mariaali7281 4 ай бұрын
Ninkan miyuuladhashey iskalaaji fanaaan wu uegyahey
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 ай бұрын
CALANKA SSDF DHIGA OO QAATA CALANKII SOOMAALIYEED WALLAAHI WAA RUNTII KKKKKKKKKKKKKKKKKMAJEERTEEN ISKU HELI MEYSAAN ETHIOPIA INAAD DABADA U DHAQDAAN IYO INAAD SOOMAALI TIHIIN OO SHARAF KU NOOLAATAAN DOLLAR KANA INNAGA DAAYA MA NIHIN GOBOL MARAYKAN KA MIDA❤❤😂😂
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 4 ай бұрын
SSDF dhulkeedii hormar ayuu u garsiiyay markii loo fiiriyo 30 kii sano ee waalida lagu jiray adigu maxaad soo kordhisay aan ka ahayn dacaadyad raqiis ah.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 ай бұрын
@@thepearlofindianocean ANIGU ADIGA AYAAD MIDGAANOOW KUGU BAABBA'DAY OO HARTI KULA WADAAGA IYO MAGAC BA'AY XAASIDOOW MAALIN AYAA NABSI KUSOO QABAN ZAMBIA LUSAKA TANZANIA DARASALAM KU HAYN MAYSO WAA DHUL AJNEBI IMAARAADKAN AAD DHULKII BADH KU WAREEJISEY BADHNA KA KIRAYSAY ADIGA AYAA WAXA U WEYN KU WAAYAYA MARKA CAARKAAAGA LAGUGU HOR KUFSADO AYAAD GARAN HARTI HARTIGAN LAGU BAKHTIYEYNA WALLAAHI WAA LAGU KALA TEGAYAA SIDAADII AYAAD NA TIRINDOONTAA GABAYADII CALAACALKA AHAA GALIILYOODEY MARKAA AYAA LAGUGU JAWAABI DOONAA GABAY WAXAAD IIBSATEEN MAALINTII LAYDIN AAMINEYE,,ZZZZZHAYEESHEE MAJEEDHEEN MAXAA GAADHEY HAGARDAAMO.SIDAAS AYAANA DAL IYO DADBA KU TEGAYAAN DHULKIINNIINA AIDS AYEY ETHIOPIAN SOI GELIYEEN OO AAD LA ILDARAN TIHIIN MISKIIN MUSUQMAASUQ KU GAAMURAYOOW .GABAY HARTI DHIMEYE HEBELOOWDU WAA HAYBTII BERIGIIYE .INA WAX KAMA JIRAANOW
@nurabdi6399
@nurabdi6399 4 ай бұрын
Abdigani waan kuu salamay meansota cedar waay kuu toowan sxb
@ZAKYAREE
@ZAKYAREE 4 ай бұрын
Legend Abdiqani nin soo jabay mall 24 iyo Cedar lagama wayn jirin
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 4 ай бұрын
Kkkkkkkkk gari maaha oromo
@munawara943
@munawara943 4 ай бұрын
Ilaahoow cadowga jebi oo nooga hiili yaa Rabbi
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 4 ай бұрын
Full Unwavering Support for my brothers in Ogaden ❤ Soutien Total ♥️ Dirdiba is Somalia 🇸🇴😊☝️☝️ from Borama, Somaliland
@fowzias9513
@fowzias9513 8 ай бұрын
She’s beautiful mom!
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 8 ай бұрын
Berihoraan Daawaday Lakinse Markaan xusuustaba Calooshay wareegta😢
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 8 ай бұрын
Subxaanallah allaahu akbar
@samirr546
@samirr546 8 ай бұрын
Dhib ma leh eedo xabashi amxaaro tigree oromiya gaal cad gaal madow wax kasta way inagu samaynkaraan Noo soo sheeg marka adiga oo laandheere banaan degay ah somali kula hadlo idoor kula hadlo!!!!!!!
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 8 ай бұрын
Waar reerkan DDS maamulkiisa sheegtaa damiirkoodu waa ka oromada oo kale , subxanallah Maamada ama hooyadaa agtooda lagu dilayo siday uga adkaysan karayaan . Illayn doofaarkaba ficil la,aan ayaa loocadaabay, waar nagataga bahalayohow bilaa ficilka ihi uf
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 8 ай бұрын
Nacas bacaac leh baad tahay dds way la diriraan xabashida
@Birds-i5b
@Birds-i5b 8 ай бұрын
Ogden ma aha somali badan meesha dega
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 8 ай бұрын
@@Birds-i5b madaxwaynaha iyo inta ugu badan maamulka DDS ayaa ceebtaasi iskale cidna daah kamasaarna
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 8 ай бұрын
@@fadumoosman5365 haday DDSomalidu la dirirayaan xabashida jigjiga dhexdeeda taalada ku taala madaraqado lamay fuuleen xabashi walaalo, anigoon ku caayaynin oo ku sharfaya . Waxanse Aaminsanahay DDS inuu yahay maamulka ugu daciifsan itiopia. Oromaa dhulkeenii ku soo duushay, amxaaraa dhulkeenii ku laysay shacab, ayaan markasta maqalnaa, Juweriya iyo familkeedii lugaha laga jarjaray miyaanad ka damqanayn mise reernimaa kaala wayn dhibaatada walaashay qaaliyeey, adiga laf ahaantada ma ogoli anigu in axmaar xagtin kuu gaysto, dhiigaa iikaa damqanaya markaaba, dhaliilaha jirana waligaa lama qarsado hadiikale sidaa iyo sikadaran ayaa waligaaba ku haysanaya, hana iga cadhoon wixii xun wuu inawada saamaynayaa
@flighthub4305
@flighthub4305 8 ай бұрын
Waan kaa xumaha mamada🙏
@bashirhassan6812
@bashirhassan6812 8 ай бұрын
Ogaadenka dadka laurmaa noloshaasay ku nool yihiin
@Birds-i5b
@Birds-i5b 8 ай бұрын
Yaa ku yiri waaa Ogden isaaq weeye
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 8 ай бұрын
Cagdheer adoon ilma subcis hal nin oo amxaara jigjiga kuxasuuqay duqdaas car haw hiilshaan
@Birds-i5b
@Birds-i5b 8 ай бұрын
Goojcade idoor weeye
@mahdnova3465
@mahdnova3465 8 ай бұрын
Somali wake up guys
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi 8 ай бұрын
Naadila gaalada dadka dilaya
@HakaFakarin
@HakaFakarin 8 ай бұрын
Mar hore ayaan arkey dhowr sano kahor
@Birds-i5b
@Birds-i5b 8 ай бұрын
😂😂😂
@kiinhusen
@kiinhusen 10 ай бұрын
Kaalay na caawi
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 10 ай бұрын
💯👍
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 10 ай бұрын
Itoobiya waa yahuuda geeska Afrika reer galbeed ciudanka bada iyay u sameeyeen si ay bada Somalia 🇸🇴 u qabsato. Somalia u qaadato. Itoobiya lacah ma haysato hubkan fara badan ku iibsato ee reer galbeed baa siiyay si ay u burburin madaama ay dagaal sookeeye ku jirto.
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 10 ай бұрын
Masha Allah 🤲 Guul guumeeysi diid. Itoobiya waa yahuud rabta in ay qomiyada somalida tir tirto.