Ugbaad Aragsan hees HABARJECLO
2:18
Aaska Suldaan Barre
2:02
7 ай бұрын
Пікірлер
@RayaanRaaxo
@RayaanRaaxo 8 күн бұрын
ilahay haiskukin dayo walahay wan is lajecelahay❤❤
@dubaddeeqdhegacarmo1760
@dubaddeeqdhegacarmo1760 25 күн бұрын
Good song 🎵 ❤
@AbidiwahidAbdalah-ce5lu
@AbidiwahidAbdalah-ce5lu Ай бұрын
Waa dood caruureed
@CcasiisIdiris
@CcasiisIdiris Ай бұрын
𝗠𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗮𝗵
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 Ай бұрын
Jaahil.
@AbdallaHassansaed-pi1wt
@AbdallaHassansaed-pi1wt Ай бұрын
لايدري ولا يدري أنه لايدري فذلك جاهل فارفضوه .
@Cabdiwahab-l8
@Cabdiwahab-l8 Ай бұрын
H❤🎉
@umalkhairjamac
@umalkhairjamac Ай бұрын
Maantaba waa madaxwayne 🎉🫡
@AmirAli-tt1zv
@AmirAli-tt1zv Ай бұрын
Kaw😂😂😅 waaar waa fogaadeee
@MadiinoSalaad-hj2pt
@MadiinoSalaad-hj2pt Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤❤
@AminaAbdirhman
@AminaAbdirhman Ай бұрын
Ciro ciro ❤❤❤❤❤❤❤
@HanadCumar-ui1ec
@HanadCumar-ui1ec Ай бұрын
wuu saxanyahey ninkaa fanka hagaagsan car bal xaaran u keena
@CadarCabdullaahi
@CadarCabdullaahi Ай бұрын
Wahaabiyo caqlimaleh cilmnemaleh
@AbdirahiimMohamedHusein
@AbdirahiimMohamedHusein Ай бұрын
Iska bax waddanka hoyada wadeee
@shaficicabdiguuleed
@shaficicabdiguuleed 2 ай бұрын
Hadaad labo midkood ii balan qaado waan kuu codaynayaa 1- inaad dadka ku xukamayso kitaabaka alle oo aad ka saarto dastuurka iyo dimqraadiga dalka 2- inaad cid walaba oo xaq kugu leh aad kasoo baxdo hadaanad kasoo bixi jarin ahana ugu yaraan aad dhadhawayasa
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 ай бұрын
CIRO Magafanimadaadii Iskaga noqo Awal be ma hadaad ahayde
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 ай бұрын
CIRO CODKAAGU MUHIIM NOOMA AHA WAAYO DALKU WAA BARWAAQO DADKA WAX KA MAQAN MAJIRO CIRO BALAYO AAN ADIGA AHAYN MA TAALO DALKA CIRO ILAA MAALINTAAD SIIDHIGA AFUUFAYSAY WAXAAD DALKA KU HAYSAY DIB UDHAC IYO DHIBAATO CIRO WAXAAD BUURTA SAARTAY JABHAD CIRO NAGA RAALI NOQO KUMA DOORAN KARNO CIRO KU QANAC TIIKADAADA BAY BAY CIRO DALKA WAX KAAYAALA MAJIRTO 😢😮
@CabdiCasiis-r2v
@CabdiCasiis-r2v 2 ай бұрын
🧡
@sdelpier0809
@sdelpier0809 2 ай бұрын
Viva wadani 🎉
@abdikhalaqbest2805
@abdikhalaqbest2805 2 ай бұрын
Waa run umada iyo dalka ayaa u baahan madaxweyne ciro
@Awale.british
@Awale.british 2 ай бұрын
1malin kadib dalka Madaxwynihiisu waa cirro insha allah
@HannaFaysal
@HannaFaysal 2 ай бұрын
😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤❤😅😊🤲🤲🤲🤲
@HannaFaysal
@HannaFaysal 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@NuuraMaxamed-e2i
@NuuraMaxamed-e2i 2 ай бұрын
Wadani
@Umalkair
@Umalkair 2 ай бұрын
Wareysiga Maxa ka khaldan
@ifrahmuhumed7754
@ifrahmuhumed7754 2 ай бұрын
❤❤
@HiboHibo-v8x
@HiboHibo-v8x 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@samiirXaliye
@samiirXaliye 2 ай бұрын
Dr ciraxman cirro
@hodanabdirahman8080
@hodanabdirahman8080 2 ай бұрын
Kolayba hadiba oday an jidayo mid rerkayga ah an jiido
@HiboYusuuf-sf8cg
@HiboYusuuf-sf8cg 2 ай бұрын
Waddani is not easi 🧡
@Hello_IamHere
@Hello_IamHere 2 ай бұрын
NIN KUU AQOONSAN INAD DAD TAHAY DOORO, AQOONSAN XAQ IYO XUQUUQBA INAD KU LEEDAHAY DALKA DOORO. NIN SOMALILAND OO DHAN DHEX U NOQON KARA DOORTA, NIN CADAALAD IYO SINAAN IDINKU MAALAYA DOORTA, NIN AAN QOLOBA QOLO SUDHAYN DOORTA. NIN AYNU SIXI KARNO, LA TALIN KARNO, INOO ARKA GACAL, CADOW INOO AQOON, TALADANA QAATA, QALADKIISA GARAWSHIYO KU KAABA DOORTA. WALLAHI DALKA INTIISA KALEBA ANIGOON GAADHIN HARGAYSA BADHNA WUXU UGU YEEDHA CADAWGA GUDAHA XAAFADBA XAAFADA KALE AYUU SUDHAY,ISKU XUQUUQ IYO XURMANA MA LAHA, DADKII GACALKA AHA EE ISKU WIIL & ABTIGA AHANA WUU KALA IRDHEEYAY, WALIBANA HANJABAAD IYO HADIDBA U DHEER, INTII CAQLIGA LAHAYD EE LA HAYBTA AHAYDNA AMA XABSIYADA AYAY KU JIRAN INA XISBIGA WADANI AYAY JOOGAAN BADH KALENA WADANKABA WAY UGA HAAJIREEN, CAAMO KALIGOD QARANKA INAY LEEYIHIIN U TAQAN AYAA KUSO HADHAY😢, MEEL KASTANA BAROOR IYO AFXUMO LA TAAGAN... WAAR MAANTA DALKA AYNU KU GUNTANO OO ISBAHAYSIGA DOORANO, WALLAHI FAARTADA EEDI MAYSIDE. GUUL SOMALILAND.
@HamzeAhmed-z3w
@HamzeAhmed-z3w 2 ай бұрын
🦁👆👆🦁👆🦁🦁👆🦁🦁👆🦁🦁
@IfraxMukhtar-q2h
@IfraxMukhtar-q2h 2 ай бұрын
Wadani guulguul aabociro💪💪
@oubahhabsane3823
@oubahhabsane3823 2 ай бұрын
Guul wadani🎉🎉🎉 inshaallah
@abdifataahjaamaccarab819
@abdifataahjaamaccarab819 2 ай бұрын
Wlhi waa hees dhab ah oo soo koobaysa dhibaatadii kulmiyeh inoo gaystey 7da sannoh iyo wuxuu qaban doono ciro sanadaha soo socda ,waana mida lagu kala saarayoh labada nin ee tartamayah Wlhi gabadhaas ugbaad aragsan adeerkeed dhiigay u shubtay inbadana waa u halgantay oo waa ku taageertay xirfadeediii
@Apwaanka_Duriyadah
@Apwaanka_Duriyadah 2 ай бұрын
Istaaqfurulaaah dheh Lacagtii jaadkuu kuu direeh 😮
@mohamudibrahim7311
@mohamudibrahim7311 2 ай бұрын
Masha allah maxamed bk walaal waxaynunahay xisbiga wadani from nairobi
@AbdiGacaliye
@AbdiGacaliye 2 ай бұрын
Sandkan booqolkiiba booqol waxan huuba inu wadani sobaxaayo manshallah dhamaan soomaaliland hampalyo hampalyo💯💯💯💯💯💯💯 🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡
@maryamcali9850
@maryamcali9850 2 ай бұрын
Bac💛💚midaankulmiyeaheen lamadooranayo hurdaaye😅
@AadanMaxamed-yy4dn
@AadanMaxamed-yy4dn 2 ай бұрын
Ordaaye miyaas is heego quruxay
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 2 ай бұрын
Guul habarjlo
@HoodofaraxHoodo
@HoodofaraxHoodo 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@salmacalimuxumed4472
@salmacalimuxumed4472 2 ай бұрын
Kulmiye❤
@apdulwazicracheid4396
@apdulwazicracheid4396 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ madaxwayne dhaartu kuu hadhasan
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 2 ай бұрын
adoontii muuse biixi baati hiin heedhe
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 2 ай бұрын
ilaahey jaarkiina buu idin ku direy futo xuney heedhe
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 2 ай бұрын
hubkiiniyo ragiina waad ka carar taane
@CcasiisIdiris
@CcasiisIdiris 2 ай бұрын
Umadiyo dalkaa ubaahan is the best wadani is not easy
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Hiilkiilkiina habarjeclooy anagu waanu ka soo tashananaaye hobaalayow heedhe
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Hada iyagii wadani cadawga gudaha uunbaa isu jiibinaya commentka kkkkkkk habarjeclo ma caruur nacnac laga sasabanayaa
@GudoonMahad
@GudoonMahad 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤