Waxaadan fahmin karin lama dhexgallo adeer😂 Waxaan u malayn reer waqooyi baa tahay haddana Yamyam hargaysa ayuuba ka soo baxay oo inta dadkiinna suugaanta sheeggan jiray inta dul maray kaalinta 1aad gallay
@hanniqueen7714Ай бұрын
Alllaha unaxariiisto ❤❤❤😢😢
@Cabdicasis-tk1rtАй бұрын
❤❤❤❤❤
@hanadolad2061Ай бұрын
Maashaa Alaah Cabdi Good Well done
@Cabdi.AxmedCige3 ай бұрын
Cimula gaara weye aan dayaxu lahayn
@Cabdi.AxmedCige3 ай бұрын
O'Day Galina dhexaadkana waa la maracas wax ee Wayland cabdi googow
@Mahad-p7c4 ай бұрын
Abwaa yamyam hees uun sameeyay baad wax ka sheegi
@abdisalanmohmed49475 ай бұрын
Gadabursi unbaa sidaa ufaani karaa Xadkaygu xadiid ku maraa
Wuu dhex fadhiistay Falsafada iyo qaabka farshaxanka falkinta erayada abwaan yamyam ilaahay ha u nxariisto
@cabdiwalibeeroof24837 ай бұрын
Gabadhu so naaso maleh oo geed laguma suurayn karo wxaan khayaal baa ladhahaa saa loo tiriyo good waa fashil.
@badriabdirashiid-uy3ve7 ай бұрын
Naftisa iyo faraxisa laxawgisa ayuu u galinayaa guntumoyin ka ubaxa
@badriabdirashiid-uy3ve7 ай бұрын
Qalbiga gudhan waa isla isaga Abwaan ka fasil la Heesta toosi
@badriabdirashiid-uy3ve7 ай бұрын
Isaga naftisa Abwaan ku u gar naqayaa
@ayanjama20927 ай бұрын
Somalia markii laga soo qaxaayay aad baan u yaraa... qiimaha somalia iyo dowlad wanaagsan oo somali wali ma arkin.😢😢😢.. marka waxaan dareemayaa in calanka uu aniga iyo inta lamiskaa uu u hadlaayo... so sad... walahi... wish My peaple the best inshallah 🙏
@boramawi5 ай бұрын
Dr. Bayle ayaan daawaday qisada keentay inu sameeyo heestan. Wuxu yidhi markii aan ka shaqayn jiray bangiga horumarinta Afrika ayaa waxa aan ka qayb geli jiray shirarka madaxda Afrika. Wasiiro dalalka Afrika ka socda ayaa mararka qaar iman jiray calamada dalalkooga ayaana la hor dhigi jiray. Mararka qaarna madaxweynayaasha ayaa iman jiray oo calano kuwii hore ka waawayn ayaa la hor dhigi jiray. Markaasaan aniguna anigoo bangiga Afrika ka socda ka qayb geli jiray. Markaasaan arkaa buu yidhi calankii Soomaaliya oo meesha la dhigay oo kursigeediina madhanyahay. Markaasaan ka qoomamayn jiray in aan anigu calankaygii oo meel cidlo ah yaala aan madaxdii kalee Afrika oo calamadooda wada hor fadhiya la hadlo. Waxaanan arki jiray in calanku i canaanayo oo uu i leeyahay dadkaygii mee maxaa cidladan i dhigay? Qofka keliyee Somali ah ee meesha joogaana ilayn waa anigee kelidaybaan qalbiga kala ooyayay calanka. Kadib wuxu yidhi abwaano waawayn ayaan qisadii u sheegay. Hees ka sameeya ayaanan ku idhi. Laakiin abwaan iiga soo jawaaba ayaan hore u waayey. Markaasaan anigu sameeyey heestan ayuu yidhi. Waraysigaa haddii aad daawato runtii aadbaad uga qiiroonaysaa waanad dareemaysaa heestan qiimaha ay leedahay.
@FarahALI-m9s7 ай бұрын
CIISE madobe Wlhi Somali maxuu gumaystay 😅😅😅
@LiibaanBilledhaqane7 ай бұрын
Abwaan yiim yiim waya 2:57
@LiibaanBilledhaqane7 ай бұрын
waa abwaan yiim yaiim 2:22
@pillanoozahmed70697 ай бұрын
Bal dareen waxan qabo damiir laawe😢😢😢😢
@shukriyoqanciye37938 ай бұрын
cabdi good erayada Yamyam waxa aad gaartay ma'ahan fasiraadooda
@GuledCismaan8 ай бұрын
Darajiyo libinmaahee
@GuledCismaan8 ай бұрын
Dadba ruuxakuunugul
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp8 ай бұрын
Laftinaga !Adigu Af soomaaliga yaa ku baray Jaahil ilayn lama karo War hada waa yamyam coonoow Iska hadloow ina Igarre !
Andi Good jaahil jaahilkeenay Ayaad tahay Matihid Nin suugaanta yaqaana
@mohamedyasin77269 ай бұрын
Cabdi good heestaba ma fahansana heesta guuleed ma joogaa wa hees ismacnaynaysa eayada heesta meel jaban ama isdiidaysa kuma jirto cabdi good habeenkaa qaadka waxba u dheeraa
@ahmedmussa19849 ай бұрын
Waxba maad sheegin. Afsoomaalina ma taqaanide awelba qoti ayaad aheyd.
Cabdow suugaan waxaad ka taqaanaa majirto Reerkiinuna geeley ama beeraley maaha Oo xoolaba riyo ayaad ka dhaqataan. Ok Ma waalidii malaygaad maanta la shirtimid. Suugaanta rageeda u daa nin yaqaana u daa ama hido u leh
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
That's absolutely true ninka uga ildeer dadka ugu ayaan daran
@EngAbdirahmanElmahmoudy Жыл бұрын
Wuxuu yamyam geedka ku tilmaamayaa waa gabadha maaha geedka waana humaag, cabdow waxan garan mayside dhakac dhakacda ka hadal halkaas waxba ka garan mayside
@fuadomar7831 Жыл бұрын
Dirty sick bastard noble ure look at you hhhhhhh
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
War soomaliyey mayaabteen ninkaan heesta iska leh waa abwaan cabdulqaadir xirsixirsi yam yam waxaana lagu naanaysi abwaan kii dhul barahabaraha afka somaaliga qoristiisi nin qayb lixaad le kaqaatay xiligiisi qaryaan dhoodan moye lama sheegin nin heerkiisa gaarsiisnaa marka jaahilnimo waa cudur sideedana wax aanad aqoon lagama hadlo duqaan maskiinka ah markuu ciyaalada cayr cayrsan jiray waan taager sanaa lkn wuu iska waalay
@nimahassan6258 Жыл бұрын
Amin amin yaa rabi 🤲🤲🤲
@abdishakur9 Жыл бұрын
Abwaan AUN YamYam Niin Culuus The Father of Somalia 🇸🇴 Language, Yaa ba fahmi kaaro saxiib, Cabdi Good fikiir kiisa uun ka haadlaya