Gudoomiyaha Pedan
3:13
8 жыл бұрын
Wararka Adis ababa
4:34
8 жыл бұрын
qurbojoogta Puntland ee Belgium
7:49
Dibadjoogshow
18:06
8 жыл бұрын
Sofia Yasin
6:22
8 жыл бұрын
Jaaliyadda Puntland ee Birmingham
36:57
dibadjoogShow2
2:50
8 жыл бұрын
Dibadjoogshow
4:08
8 жыл бұрын
Dareenka Qurbojoogta Puntland
2:08
8 жыл бұрын
Jaaliyadda Puntland ee Leicester
11:37
Xafladii Puntland
5:14
8 жыл бұрын
Hooyo Gabar ku xanuunsan tahay
3:19
9 жыл бұрын
Dareenka Shacabka Puntland
1:00
9 жыл бұрын
Federalism ku waa furaha Horumarka
3:19
Puntland iyo madaxwayne Gaaas
0:38
9 жыл бұрын
Puntland Ha isku tashato
0:15
9 жыл бұрын
socdaalkii Samo-wadaag
1:07
9 жыл бұрын
Wararka PBC Garowe
1:48
9 жыл бұрын
Socdaalkii madaxwaynahe ee qardho
4:49
Пікірлер
@McBakistan
@McBakistan 2 ай бұрын
Waa xaqiiq jidho
@CabdiwaliIbraahinsigis
@CabdiwaliIbraahinsigis 2 ай бұрын
Cawaliibraahim
@liibaanmaxamedyusuf4087
@liibaanmaxamedyusuf4087 4 ай бұрын
2024 dhagaysanay 😢
@sacadyusuufyasiin-gt1yg
@sacadyusuufyasiin-gt1yg 4 ай бұрын
alle ha unaxariisto sh C/HI MACLIN
@KayseCabdi-yw2qq
@KayseCabdi-yw2qq 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 7 ай бұрын
Shiikha waxaan u maleyn inuusan wada duubin qur'aankoo dhan, kolay anigu ma maqlin. Lkn suurado dhawr ah baan arkay sida Mulki ama tabaarak, Yaasiin iyo kuwo kaleeto. Alle haw naxariisto cod gaar ah iyo siiqad u gaar ah oo dhegtu jeclaystuu lahaa, waxaan aad ugu xusuustaa 1995 inaan raadyow CODKA NABADDA oo Addis ababa ka soo geli jiray ay idaacadda ku furfuran jireen. Waxaan u maleynayaa in Addis ababa keydkii radio HALGAN haddii dib loo raadin lahaa la heli lahaa keyd badan oo qur'aan oon digital ahaan ugu jirin netka. Alle haw naxariisto sida ugu maqaala ah wuxuu gaari ku jiiray degmada Burtinle oo uu ku geeriyooday. Alle shiikha haw naxariisto,. Amiin
@jamaalaadan-om2ej
@jamaalaadan-om2ej Жыл бұрын
msha allh🥲🥲
@abdullahinour8528
@abdullahinour8528 Жыл бұрын
Fadlan Quraanka oo dhamaystiran mala hayaa Sheekhan Allah ha u naxatiiste
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 2 жыл бұрын
Tarting iyo ku raaxaysi bu ku akhrinaya
@fadumoawil5601
@fadumoawil5601 2 жыл бұрын
Alle ha ugu deeqo oo ha geeyo janatul fardawsa sheekh CABDILLAHI MACALIN
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 2 жыл бұрын
Alayarxamu aamiin
@ahmedfarah4356
@ahmedfarah4356 2 жыл бұрын
Masha Allah beautiful. Allah ha unaxariisto. 🙏
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 2 жыл бұрын
Cod Macaana carbtii BA LA yaabay xataa
@CyberLx
@CyberLx 2 жыл бұрын
Rabi ha u naxariisto, wuxuu ka mid ahaa SSDF iyo radio kulmis.
@Mass998
@Mass998 2 жыл бұрын
Waa sheekhii mujaahidiinta.
@ilwaadhassan1423
@ilwaadhassan1423 2 жыл бұрын
Alla ha unariiisto abti shiikh abdulahi maclin abdirhmaan waxa noga tagatay wax wangsan oo an kugu xasuusno nasiib uma anan yelan in an aduunka ku kulano abti wan ku ducayn wa habym jimco ah ilahy wan ku waydiin danbi dhaaf cafiz allow catabta ka bad baadi abti ad ba u jeclahy qiradada
@maxamedcarab3084
@maxamedcarab3084 2 жыл бұрын
Ilaahay haunaxariso aamin
@maxamedcarab3084
@maxamedcarab3084 2 жыл бұрын
Fadlan mahelaysa qaybo kale sheekh cabdulahi macalin cabdiraxman
@malikbrown3768
@malikbrown3768 2 жыл бұрын
Wehatis4.5?
@SomfilmsFHD
@SomfilmsFHD 3 жыл бұрын
Ka hor inta aannu wahaabigu inoo iman sidan baynnu quraanka u akhriyi jirnay
@naasiraxmed9755
@naasiraxmed9755 3 жыл бұрын
اللهم ارحمه ونور قبره ووسع مدخله واجعله مع الذين أنعمت عليهم من النبيين والصدقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا
@cawilgeelle3746
@cawilgeelle3746 2 жыл бұрын
Naxariis alaha siiyo
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 2 жыл бұрын
Amiin
@cabdilaahifirdhiye2021
@cabdilaahifirdhiye2021 3 жыл бұрын
0p0p0p0p0p0p0p0p0p0p0p00pp
@jaamacbritish7736
@jaamacbritish7736 3 жыл бұрын
allaah ha u naxariisto shekh claahi macalim craxmaan
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 2 жыл бұрын
QOFKII Kheyr Hormarsada WA sas Dadka oo dhan BA u duceynaya
@kyewalabyeuthuman9781
@kyewalabyeuthuman9781 3 жыл бұрын
Maasha allah
@abdirahmanbarre3550
@abdirahmanbarre3550 3 жыл бұрын
35 sano kahor ayaan dhagaystan ilaa yoomu hadaa maskaxdayda wu u kusoo dhacaa illaahaw unaxariiso
@user-uv9jg2kl3p
@user-uv9jg2kl3p 3 жыл бұрын
مشاء الله 👍👍kzbin.info/www/bejne/earOo6aNhauqhtmcttps://kzbin.info/www/bejne/earOo6aNhauqhtk📖📖
@hagleabdulqadir2829
@hagleabdulqadir2829 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto ader shiikh cabdilaahi macalin cabdiraxmaan
@ahmedlangadhe6939
@ahmedlangadhe6939 3 жыл бұрын
illaa hayow janatul fardawsa kawa raabi
@saahirlayl7882
@saahirlayl7882 3 жыл бұрын
mashallh
@abdullaabdulla9761
@abdullaabdulla9761 4 жыл бұрын
taf siir wal asri
@sacdiyocabdi1159
@sacdiyocabdi1159 4 жыл бұрын
Ilaaahow hoygaga janda ka dhig cod macanye shikhu allaha ku naxaristo 🤲
@moamiinsaynab5042
@moamiinsaynab5042 4 жыл бұрын
Waxan idiinka codsNayaa qurankan oo dhamaysriran macna sheekhan hadii aad haysan codkiisa wadmahadsantihiin
@husseinabdullahi5066
@husseinabdullahi5066 4 жыл бұрын
shack Abdullah abdirahiman
@abasibrahim9806
@abasibrahim9806 4 жыл бұрын
Sheekhan wa codki igu horeeyay ee aan maqlo ano yar xaqiiqda hudheelki igu horeeyay e aan ka maqlo waxa u ah burco hudheelka 0 rooga ama istaanka hargaysa ama Barbara kaso horjeedkisa wan yara ila 24 aya aha wan dhaqaaqi wayay markaan maqlay hudheelki so dhex istaagay waan macansanayay codkan qaab aan u fariisto hudheelka dhexdisa wan garan wayay lacag aan wax ku dalabadana maan hysan aadban uga xumay kadib biyo cad ayan ka cabay hudheelki kadib kursi ayan qatay o aan dabada ku faristay ilaa 4 sacadood fadhiyay nin hudheelka waxu igu dhahay maxa ka ibina san dhahay walaalow quranka dhageesa markasu iga tagay maasha allaah halkasan sheekha ku bartay waan waan raadin jiray xata magaciisa ma aqoon sidoo ano u jecel baridanbena taalhi malin ano hargaysa jooga ayan maqlay codkii sheekha waxaan maryay istanka Barbara e hargysa hudheelka masajika kaso horjeeda xagii hudheelka u dhaqaaqay hudheelkan hortisa la fadhiiso dadba ku ganacsada meel cidla ah ka dhageesanayay malintana maasha allh barakalah sheekhuna hadana wa marki aan sadexaad ee aan si farxad leh aan ku helo nolshayda qaybuu ka yahy waxaba nagadheexaya imaanka isu kaayo keenay
@abdikaniqaloon3440
@abdikaniqaloon3440 3 жыл бұрын
Wall quraankiisa oo dhamaystiran ma heli karaa? Alle ha ku xafidee
@yusufabaadir9597
@yusufabaadir9597 4 жыл бұрын
Walaal cajaladihiisa walaal ii sheega jalkaan ka heli
@yusufabaadir9597
@yusufabaadir9597 4 жыл бұрын
Bayjkiisa halkeen ka helaa walaalayaal?
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Жыл бұрын
30 sano ka badan ayuu muutanyshay.wazaY page kiisa aad ranto h😊😊
@ubuntuafrique5802
@ubuntuafrique5802 4 жыл бұрын
Allahu Akbar What a beautiful voice. His qiriat reminds me of my late father. May Allah swt have mercy on them both
@Vegitozeni
@Vegitozeni 8 ай бұрын
Thats my mother’s dad
@mohamedyusuf4897
@mohamedyusuf4897 4 жыл бұрын
Allah waxaan uga baryay Jannah Firdowsa, Cod macaana. Masha Allah
@mohamedabdalla6731
@mohamedabdalla6731 4 жыл бұрын
Qiradee ku akhrinayaa tolw xafsa maaha
@hoobaan8674
@hoobaan8674 4 жыл бұрын
Maanshallaah jazkalaa khayr Illaahay haw naxriisto aamiin
@abshirfaarax2420
@abshirfaarax2420 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto Aamiin Aamiin Aamiin
@hawobashir5579
@hawobashir5579 4 жыл бұрын
Suratul yaasin
@hawobashir5579
@hawobashir5579 4 жыл бұрын
shekha waxuu Ku dhintay burtinle oo Ka tirsan gobolka mudug waan jogay anigu asagoo sooman baa gari Kala goyey Alle Jano hawgu deeqo janada ugu saraysa shekh cabdulaahi Macalin cabdiraxmaan islaan
@zareyeofficialchannel2847
@zareyeofficialchannel2847 4 жыл бұрын
Wll Tafaasiil dheerada iga sii sheekha
@osmanmumin6606
@osmanmumin6606 Жыл бұрын
Sanadku dintey gormawaye???
@mowliidibrahim3185
@mowliidibrahim3185 4 жыл бұрын
ilahay hawnaxaristo sheekha waan jeclay sida uu quraanka u khariyayo iyo codkiisa
@kinghcm559
@kinghcm559 4 жыл бұрын
Qiraa adan yaa ii sheegaya
@liihaaji5664
@liihaaji5664 4 жыл бұрын
Masha Allah allow kunaxariso shiikh Cabdulahi Macalin cabdrixman❤
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 4 жыл бұрын
Exactly waa qiraa adii soomaalida u akhriyijirtay In badan baan raadinaayey sideedba maaha inaad qof kale jishid sida ilaahay codkaaga gaarka ah kuu siiyey ugu akhir codkaaga iyo siiqadaad ku kalsoonow adigaa quraanka tajwiidksana dhawraya oo xarafaha meeshay ay kasoo baxayaan ilaalinaaya iyo xarakada shedka midka dhamaan sidaas ayaa haboon Don,t imitate someone else
@kaydguled5676
@kaydguled5676 4 жыл бұрын
THIS IS SOMALI NATIVE RECITATION OF HOLLY QURAN..NOT ARABIC OR OTHER NATIONS RECITATION...I FEEL SPIRITUAL
@kaydguled5676
@kaydguled5676 4 жыл бұрын
THIS IS SOMALI NATOVE RECITATION OF QURAN
@kaydguled5676
@kaydguled5676 4 жыл бұрын
SH CLAAHI MACALIN CABDURAXMAAN ILAAHAY NAXARIISTII JANNO HAKA WARAABIYEE WAAN KA XUMAHAY INAAN QURAANKA OO DHAMAYSTIRAN LAGA DUUBIN...SHEEHU WUXUU ASTAAN U YAHAY SIIQADDA SOMAALIGA AH EE QURAAN LOO AKHRIYO..MAAHA CARAB ISKA YEEL AMA SUDAAN SIIQADOODA... THIS IS SOMALI NATIVE RECITATION OF QURAN
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 4 жыл бұрын
ala shikhu cod macaanaa masha Allah
@aragsanaragsan8183
@aragsanaragsan8183 4 жыл бұрын
qofki cajiladihiisa meel ku garan ha iso sheego
@abdirahmaanjabarti9193
@abdirahmaanjabarti9193 4 жыл бұрын
aniga ayaa haya wlo soddonka jizba ee sidee ayaynu youtube ugu wareejin karanaa aragsanay wlhi khayr ayaynu ka helaynaa
@aragsanaragsan8183
@aragsanaragsan8183 4 жыл бұрын
fb ama whatsapp iso sheeg aan kala soo xiriire
@abuukaraweys6493
@abuukaraweys6493 4 жыл бұрын
Alle qeer baddan haku siyee yutubka onoo soo gali walal
@AhmedHussein-pq4pr
@AhmedHussein-pq4pr 4 жыл бұрын
@@abdirahmaanjabarti9193 inader sidaan ku helaynaa adoo mahadsan
@hassanabdi305
@hassanabdi305 4 жыл бұрын
Walal noso galiya wan idinsugeyna ajar alaha idinka siyo wan idin duceynyna