Mahadsanid aad beey faaido igu leedahay waana sabata aan cashir noocaan ah u Soo raafaaday. Thursday, July 18, 2024 @01:11 midnight EAT.
@IsmaciilXasan-fw6kr24 күн бұрын
Waad mahadsantahay ❤❤
@IsmaciilXasan-fw6kr27 күн бұрын
Waad mahadsantahay ustaadi
@rahmamohamoud186529 күн бұрын
From tiktok waa qodobo muhiim ah dhalinyaro badana ay wax kabadahso ba rajayna mawduca xasasiga ah❤😊
@user-rl5nb6zt8oАй бұрын
Mashalh was podcast aad ii anfacay waxu igu soi beegmay anigu business yar belibay wona idhiragaliyay ronti tarikh 27/6/2024 inashalh waqtikale kan ka qurux badan
@sharmakeabdikadir7111Ай бұрын
Mashalh Walal waxaad tusaale utaahay dhalinyarada soomaaliyeed iyo hablaheena sharafta badan inay hamigooda ka rumaynkaraan.
@abdirahimtravelvlogs8546Ай бұрын
Waa podcast qiibo badan qof macquula oo aqoon leh ayaad soo qabatay soo badi wll
Hand to mouth taasi wa aniga wllhi 1500$ ba iso gala bishii aakhirkana 0 ban istaaga xaasna malihi sababtuna wa aabo aya xanusanaya culayskii family ga oo dhana anuu iguso dhacay insha alah se faraj baa furmi dadaalkana ma joojinayo
@ahmedabdillahi44393 ай бұрын
Very Experience entrepreneur, thanks mr c/raxman cali xirsi.