Sh Mustafe Dhulka gaalada isaga taga
4:12
Qabyaalad la qaawiyay  ma aragtay?
9:59
Koroonaa igu dhacay! COVID-19
21:30
3 жыл бұрын
Anyax ku soo dul dagay Hargeysa
2:02
Пікірлер
@saidmohamed7079
@saidmohamed7079 6 күн бұрын
Mahadsanid walal
@yusufdjama9759
@yusufdjama9759 6 күн бұрын
Sheikha kaa saxsan
@Omar-m8j2e
@Omar-m8j2e 6 күн бұрын
Kani waa culumaa,u Suu waa culumo xun علماء السلاطين waxba haka qaadanina
@Latawalwal
@Latawalwal 4 күн бұрын
Walaal adoo shiikha u gafin soo gudbi taladaada. Mhdsnd ilaahay khayr haku siiyo.
@muxiyadiinabiibakar4205
@muxiyadiinabiibakar4205 6 күн бұрын
Maashaa alaah si wanaagsan oo akhlaaqi ku dheehantahay ayaa aad u radisay sheekha
@SaidaAbdule
@SaidaAbdule 2 ай бұрын
@SaynabMohaali
@SaynabMohaali 2 ай бұрын
😊shiika. Mashallah ❤❤
@SaynabMohaali
@SaynabMohaali 2 ай бұрын
shiika. Mashallah ❤❤
@SaynabMohaali
@SaynabMohaali 2 ай бұрын
❤❤
@nuria7486
@nuria7486 2 ай бұрын
Jazakallahu sheikhow ❤❤❤
@IBRAAHIMHASSANMOHAMED-wh8qk
@IBRAAHIMHASSANMOHAMED-wh8qk 2 ай бұрын
IlaaHay hano ilaaliyo dhamantiin
@RaxmoXasan-m4n
@RaxmoXasan-m4n 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@RaxmoXasan-m4n
@RaxmoXasan-m4n 2 ай бұрын
Masha'allah 😢😢
@Jr33239
@Jr33239 2 ай бұрын
استغفر الله العظيم و اتوب اليه اللهم صل على محمد و على ال محمد كما صلت على ابراهيم و على ال ابراهيم انك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد وعلى محمد كما بارك على ابراهيم و على ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم ارحمنى واغفر لى وادخلنى الجنة و اعدنى من النار واعود بك من عداب القبر يا حي يا قيوم يا دا جلال و اكرام
@HubiMursal
@HubiMursal 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا الى يوم الدين ❤❤❤❤
@abubakaromar5255
@abubakaromar5255 3 ай бұрын
Maashaa allah shiikh allaha khayar hakusiiyo Khayarkaad noo sheegtay
@IsmaciilXasan-fw6kr
@IsmaciilXasan-fw6kr 4 ай бұрын
الله يبارك فيك يا شيخنا الحبيب الغالي ❤❤❤
@IsmaciilXasan-fw6kr
@IsmaciilXasan-fw6kr 4 ай бұрын
الله يبارك فيك يا شيخنا الحبيب الغالي ❤❤❤
@najmayusuf1456
@najmayusuf1456 5 ай бұрын
😅
@SuleimanAbdi-h9b
@SuleimanAbdi-h9b 6 ай бұрын
Masha allah ❤❤
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 7 ай бұрын
Mashalah
@asmacali111
@asmacali111 11 ай бұрын
Mansha allah
@hodanmaxamuud-mw5kp
@hodanmaxamuud-mw5kp Жыл бұрын
Soomaliya ma adaa kadhigay ish war nodhiga libaxyada soomalilnd ayaa ku dhibaysee😏
@Nasra-i3q
@Nasra-i3q Жыл бұрын
❤mnshallha my famliy😊
@umutasnimsalon5357
@umutasnimsalon5357 Жыл бұрын
Ilahayow ada mahad leh oo cawa sheqan itustay naar iga bad badisay alxamdulilah
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 2 жыл бұрын
Raxmanka waxan ka bàryin inu i siyo nin sheikh axmed jawhari o kle ah alahu ma aamin
@abdimalikmohamed3165
@abdimalikmohamed3165 3 жыл бұрын
Asc wll si fuduud oo aan norway ku inaan karo ma,iisheegi kartaa🥳
@Mariamitio
@Mariamitio 3 жыл бұрын
Fathia ayaad ku khafifteen. God bless ina Absieh
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 3 жыл бұрын
Negative comments ma qoro lakiin Fatxiya Cabsiye eey dadka qaar uga dhagtay, Fatxiya wax qalad ah ma sheegin runta ayeey ka hadashay gabdho badan oo Somaliyeed ayaa dhiban waana wax dhici karo. Nimankii gabdhaha xasaaskooda fara xumeeynaayay ma u dahaa xaaskooda. Nimanka Somaliyeed xaqooda haka soo baxaan, Fatxiya afkoodana haka saraan ee difaaca eey iskula taganyihiin ha dayaan. Hadii nin laga hadlo waaba soo wada istaagayaan
@Latawalwal
@Latawalwal 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay khayr haku siiyo marka 1aad. Marka 2aad vidiyowga ma wada daawatay? Tan xigta fahan waxa laga hadlaayo. In rag badan ay dumarkooda dhibaayaan waa sax. Qof diidi karo ma lahan. Su’aasha waxaa waaye nin iyo naag is qabo sariirta wixii ku dhex maro oo sharci ah in lagu tilmaamo kufsi ma saxbaa? Kufsi oo laga wado zino qasab ah. Siduusan ninka u diidi karin meherka ayee u diidi karin. Nin haduu maanta imaado oo uu dhaho raali kama ihi meherkii waayo raali kama ihi meher intaas la eg. Lagama yeelaayo xoogaana looga qaadaa meherka. Sidoo kale xaaska waxay ninka ogolaatay maalintii la guursaday. Wayna ogeed in sariir inay sugeyso. Ugu danbeen qeexida zinada diintaa leh qof kale ma qeexi karo. Zina waaye 2dii is qabin oo iyagoo raali ah ama ahayn isku taga. Rag iyo dumar ma’aha arinta. Arinta waa ilaahay wuxuu baneeyay ma la xaaraantinimee karo. Vidiyowga daawo in shaa allaah waa qancee.
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 3 жыл бұрын
@@Latawalwal Insha'Allah waan isku dayaa in aan wada daawado lakiin inta badan nimanka Somaliyeed weey isku hiiliyaan, marka kufsiga dumarka imaato lama arko hadalka badan. Marka ilaaheey xaqa ha'na tuso hanagana dhigo dad mar walba wanaaga faa'fiyo 🤲
@Latawalwal
@Latawalwal 3 жыл бұрын
@@khadijahassan7130 Aamiin
@bbhassan4233
@bbhassan4233 3 жыл бұрын
Maashaa allaah illahay ha kaa ajarsiiyo.waanadada iyo baraarujinta guud. Wallaalaha Reer Bergen Illahay ha ka dhigo kuwii waanada waata kuna dhaqma. Ogaada samirka iyo dulqaadka waa tiiirka isku haya qooyska.
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 3 жыл бұрын
Allaha unaxariiste jazahullahu kheryn
@muha3019
@muha3019 3 жыл бұрын
maha soomaaliya ee wAa somaliland wxd qorayso horta ufirso😏
@adanabdi7737
@adanabdi7737 3 жыл бұрын
Maxa soomaali ayad wali wadataa kkkkkkk hada rabto inaad soomanimada diido Kenyan ama nagarian sheego magaca iska reeb
@muha3019
@muha3019 3 жыл бұрын
@@adanabdi7737 oo wx ku weydiye soomaalinimadu maa calan meel laga tagto misa dad baa iska sheegta hhhhh waad iga qoslisay abti somalinimadu maha in aad tidha somali weyn baan ahay hye wx isheegta somalida jabuuti iyo itoobiya even somaliland jooga soomaali maha xata afka saxda abti iyo maah maahya even gabaya iyo abwaana ugu cansan gaygi soomaalidu dagto waa reer somaliland orod oo soo dhagayso maansada abwaan yaxye yabash ee soomaalinimada marka ila kalay soomaalinimo
@hodanmaxamuud-mw5kp
@hodanmaxamuud-mw5kp Жыл бұрын
Soomalidu waxay meel ugaadhi wayday waxaba isuma ogola😅
@marwokhayria3383
@marwokhayria3383 3 жыл бұрын
Masha alha qoys ku dabadayasho mudn💑alha idin xafido🤲
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 3 жыл бұрын
Manshallah manshallah Geesi smart Allaha ku cafido.
@apsameupdy988
@apsameupdy988 3 жыл бұрын
Libaxyada soo jiidasho ayay leeyihiin waligayn man arag sanaag baan joogaayooo
@ruuneyhaaji924
@ruuneyhaaji924 3 жыл бұрын
Kkkkkkk masha Allah walahi tuntiis waaye
@muhiimcadey4976
@muhiimcadey4976 3 жыл бұрын
H
@khadroqaraninamohamed4621
@khadroqaraninamohamed4621 3 жыл бұрын
Masha allh qos qaliya alle habarakeyo famil qurux badan
@shabcaanchanal6670
@shabcaanchanal6670 3 жыл бұрын
magaci
@Latawalwal
@Latawalwal 3 жыл бұрын
Xanafi aa la dhahaa facebuugii waa Hanafi A Nuur
@Latawalwal
@Latawalwal 4 жыл бұрын
Walaal hadii aad ka heshay vidiyow yadeeda midkood liketa hanala dhaafin! Mhdsnd
@eng.nimcaanababiino742
@eng.nimcaanababiino742 4 жыл бұрын
O
@umuahlam1103
@umuahlam1103 4 жыл бұрын
Ma
@Latawalwal
@Latawalwal 4 жыл бұрын
Ka dhiibo ra’yigaaga ku aadan cunsuriyada aan inaga dhexdeena isku hayno! Mhdsnd!
@nasrijuka7282
@nasrijuka7282 4 жыл бұрын
Masha allah allha xifdo waa dad mudan in lagu daysado xaqiiqdiii
@nafisonalka3913
@nafisonalka3913 4 жыл бұрын
Kalsooni isu kuqab qoyska
@nafisonalka3913
@nafisonalka3913 4 жыл бұрын
Man sha allah alleh ha barkeeyo wan jecelahy no timaday Puntland welcome macalin Ahmed macalin hibo cumar
@niciimasiciid3107
@niciimasiciid3107 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah
@ahmedabdulahi4202
@ahmedabdulahi4202 4 жыл бұрын
Masha allaaah tabaragllaaah lamane quruxbadan Ahmed iyo hibo
@idilismaaciil8813
@idilismaaciil8813 4 жыл бұрын
Mach llah
@akme2d
@akme2d 4 жыл бұрын
Wuu mirqaansanyahay kani.
@maryamiitaofficial838
@maryamiitaofficial838 4 жыл бұрын
Mansha allh wll waxaad wadaa khyr ee illhay hakaa jasaaisiiyo dadaalkaad wadana illhay hakugu sugo waa loo bahanyay dad dadka xasuusiya khyrka sii badi daddaalkaaga oo fidyawyada nocanoo kalaa badi insha allh
@Latawalwal
@Latawalwal 4 жыл бұрын
Hanad Zaki aamiin dhmntnba