Пікірлер
@KhalidIbrahimMahamud
@KhalidIbrahimMahamud 11 күн бұрын
Sat:7:December:12:am habeenimo
@IbrahimAteen
@IbrahimAteen 10 күн бұрын
❤Ashfhc
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 Ай бұрын
❤❤❤❤
@RodaQuee
@RodaQuee Ай бұрын
Heeskan waxan dhagaysanaya ano campka greece ku jiraa we love you somali weyn❤❤❤❤
@mohamedsharif7179
@mohamedsharif7179 Ай бұрын
Dunia Baraxow Alle Ha u Naxaristo
@FaaraxBarafuun
@FaaraxBarafuun Ай бұрын
❤❤❤
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 Ай бұрын
2024 /10/30 Qandahr❤🎉
@FahmoAli-f5u
@FahmoAli-f5u Ай бұрын
21/October/2024❤😭🫶 bisharadi nafteydiyow ballan aan axdi u galyyy waligey ma beneyn Uma laba bogleyn ruux😔💯🤞🫂❤️
@ChamberlainBetty
@ChamberlainBetty 2 ай бұрын
64614 Steuber Stream
@DanielWalker-l8q
@DanielWalker-l8q 2 ай бұрын
Harris David Davis George Hernandez Larry
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ай бұрын
0:35 Bishaaraddii Naftaydaay 0:40 Bugta waxaan kusoo maray 0:44 Batalaalihii Oo 0:48 Boodhari Ku Aasnaa 0:56 ILaa buurtii daallood 1:01 Booramiyo Hadaaftimo 1:05 Ceergaabo iyo Badhan 1:09 Belladaddii Kalgacalada 1:17 Iyadoo Barwaaqo ah 1:22 Biyuhuna qulqulayaan 1:25 Balliyaduna Buuxaan 1:28 Soo booqday Awggaa 1:34 Sidadaan ahay bukaan socod 1:37 Markii Baanta Lays yidhi 1:41 Billaneey La'aantaa 1:44 Lay baxnaanin kari waa 1:50 Bini 'aadam baad Tahay 1:54 Bashar kula midaan ahay 1:58 Aa Bini aadam baad Tahay 2:03 Bashar kula midaan ahay 2:08 Naf kuu baahan baan ee 2:12 Barbarkaaga ILa qabbo 2:21 Bini aadam baad Tahay 2:24 Bashar kula midaan ahay 2:38 Naf kuu baahan baan ee 2:42 Barbarkaaga ILa qabbo. ------------------------------ 3:32 Bishaaraddii Naftaydaay 3:37 Ballan aan axdiyoo Gallay 3:42 Weligay ma beenayn 3:45 Kuma Labba Boglayn ruux 3:53 Belbelka iyo naartani 3:57 Bixisadan Ku haysiyo 4:02 Waa maxay badwayntani 4:05 IYO Baaxad Soorruhu 4:14 Ku boqraye ha baayicin 4:18 Hayska Dhigin biraan Jabbin 4:21 Buur aan La marri Karrin 4:24 Beenna hayska Dhaadhicin 4:30 Baxsantaan JecLaayeey 4:33 Baaddiyoobay Awggaaa 4:38 I Badbaadi maantaad 4:41 Siddii Baal I siddataa 4:46 Bini aadam baad Tahay 4:51 Bashar kula midaan ahay 4:54 Aa Bini aadam baad Tahay 4:59 Bashar kula midaan ahay 5:03 Naf kuu baahan baan ee 5:08 Barbarkaaga ILa qabbo 5:18 Bini aadam baad Tahay 5:21 Bashar kula midaan ahay 5:26 Naf kuu baahan baan ee 5:30 Barbarkaaga ILa qabbo #WQCabdisalaanqaarey.KZbin.com
@ahmednuurweydow1103
@ahmednuurweydow1103 2 ай бұрын
Heestan waxn dhageysanya 22/September/2024. Anoo ilmeenya waliba😢
@MariaHussein-t2b
@MariaHussein-t2b 2 ай бұрын
Manta wa jimce 20/9/2024 duhurnimo ano qolkyga iska dhex jiifa
@SamiraAbdi-zn9ph
@SamiraAbdi-zn9ph 2 ай бұрын
Xasuus heestan markan maqlo calosha ihurto tiim 2008 asxab iyo saxibo badan wan wada jeclen iyo nolol farxadle aduunyo mantay noloshayda wax badan ba iskabadalay adunyo dhib badan wan ku arkay iyo geeri anan kasamrin ano hoyo ah axml lkn hesihi xiliga an jecla markan maqlo wan iska oya xasus ban gala ax ya xili tagay😢😢
@abdiahmed1380
@abdiahmed1380 Ай бұрын
Take heart samiro
@Bayaan447
@Bayaan447 3 ай бұрын
Heestan wiilkii iiqaadi jiray ee walibabiijecla dartay intaso melod uso maray mantaba gabadhkala xaaskiisa noqotay oo ubad uhayss allaha iskudayo ana badalkiisa ha isiiyo😢❤
@CabdicaziizMohamed-z7i
@CabdicaziizMohamed-z7i 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaidGudur
@SaidGudur 3 ай бұрын
@keekolpnever1269
@keekolpnever1269 3 ай бұрын
2024/9/8 from Qatar Doha 😢
@hanouzhabdullahimahmett6094
@hanouzhabdullahimahmett6094 3 ай бұрын
6/8/2024 from borma😢
@MursalFarax-tq7xv
@MursalFarax-tq7xv 3 ай бұрын
🎉😢😢😢😢😢
@abdixakingadiid
@abdixakingadiid 3 ай бұрын
Shaymire dacar axyaa fanaan axyaa hees raximahulaah
@ilyassfouad9062
@ilyassfouad9062 3 ай бұрын
31.08.2024 😢😢😢 vers 3h 8 min du matin écoutant en pleine pluies ☔️ tellement émotionnelle 😞
@AbdullahGerigelen
@AbdullahGerigelen 3 ай бұрын
Wilson Richard Moore Patricia White Steven
@IdirisMahad-lc9ez
@IdirisMahad-lc9ez 4 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysanayaa Hapen axada 11/8/2014/ waxan allah ka rajaynaa qof aan jecelahy inan heli doono insha allah ma qofka siiii fiiiiicanpa after 10 years kusoo lapandoona
@mohamedadow-k6s
@mohamedadow-k6s 4 ай бұрын
😊😊
@شيماءصالح-و3ص
@شيماءصالح-و3ص 4 ай бұрын
2024
@bishaar1wale1
@bishaar1wale1 4 ай бұрын
Hestan marqan kusoqabtay cawa😂
@hassangouled2642
@hassangouled2642 4 ай бұрын
26/7/2024 .. moving from Djibouti to borama... habeen memory ah . Xaqa Allaha nagu sugo
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 ай бұрын
Xaqiiq
@NajmaApdirhmaan-bw4ri
@NajmaApdirhmaan-bw4ri 4 ай бұрын
Heestan waxn dhageysanya 2024/ 7/21. Anoo ilmeenya heesta kaso bixiyey comment 🥺💔bani adan baathy Bashar kula mida ahy nafkuu bahan baan aahy bar baraakaga ilaa qabo
@MohamedAbdi-lr2cn
@MohamedAbdi-lr2cn 4 ай бұрын
😢😢 xanuunka waa Kula dareemayaa
@HaajiAbdishireHaajiAbdishire
@HaajiAbdishireHaajiAbdishire 5 ай бұрын
Waw ❤❤❤
@AmalOmer-bv5oz
@AmalOmer-bv5oz 5 ай бұрын
Heestaydiiii ❤😢
@AbdulaahiMohamed-o3t
@AbdulaahiMohamed-o3t 5 ай бұрын
08-07-2024 from Cape Town
@Updiqani_updirahman_dayax
@Updiqani_updirahman_dayax 5 ай бұрын
Heeskan Waa Mid aan Intaan Jirayba Dhagaysan jirrey. 30/6/2024 axad 09:16
@HamdiCalas
@HamdiCalas 5 ай бұрын
Wilkii hestaan i qadi jiray wiliwaa sogayaa 😢😢😢😢❤❤ ❤❤
@foosibrown8403
@foosibrown8403 5 ай бұрын
fanaanka heesihiisa maan dhagaysan jirin lkn maanta jawi baan ku galayaa heestan
@Dabalovsky
@Dabalovsky 6 ай бұрын
Des souvenirs 🤧❤❤❤
@ASADABADIHAAJI
@ASADABADIHAAJI 6 ай бұрын
wan ogahay inaad adoo amusan comentigee akhrinayee liketa dhac ku sii waa xasuuse😢😢
@YousufHassan-y9v
@YousufHassan-y9v 4 ай бұрын
Walahi waa runtaa saaray adigu iisaar
@suhaylaabdi2501
@suhaylaabdi2501 Ай бұрын
9/23/24 7:10 Pm😭😭
@Queen-of-the-beauty12
@Queen-of-the-beauty12 6 ай бұрын
Miyaan soo jeed dartaa salaadda markii lakoco anigu soo taaganahay😢
@Mohanmedfidhin
@Mohanmedfidhin 6 ай бұрын
❤❤😂😂😂❤❤ adiga ayuu iga hadlayaa
@BilanAli-q7m
@BilanAli-q7m 7 ай бұрын
Bilanaaay la anta lay baxnani kari waa❤😂
@yaasmiinilyas483
@yaasmiinilyas483 7 ай бұрын
Haben axada 12/4/24 safar italy ❤
@CabdiYusufDaauud
@CabdiYusufDaauud 7 ай бұрын
Jacakaxauu. Badan
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 8 ай бұрын
Alla yaraxma al fanaan sheymire dacr
@alinoribrahim8448
@alinoribrahim8448 8 ай бұрын
18/4/2024 Hbn khamis ah Arbacana Baxday 1:13Am hbn si fiican ula shekeystay jaceyl keygii xalimo Qurx my Quen wakhti Qurux bdn 1sac ka bdn Allow kheyr na waafaji❤
@Anzal-zy2dq
@Anzal-zy2dq 8 ай бұрын
Cajiib🤔
@mustaphekablalaxofficial3525
@mustaphekablalaxofficial3525 8 ай бұрын
2024..Ilaa buurtii daalo buraan iyo hadaftimo cerigabo iyo badhan beladadii galgacalada waayo waayo e magaaloyinkii berigaas shidnaa e saldanada faca weyn e warsangeli maakhir state🇧🇸❤️😍😢
@umaymocabdi8748
@umaymocabdi8748 3 ай бұрын
Ina adeer ❤
@mustaphekablalaxofficial3525
@mustaphekablalaxofficial3525 3 ай бұрын
@@umaymocabdi8748 dhigaa usharaf badnow ina ader❤️👑
@AsmaWacan
@AsmaWacan 8 ай бұрын
Alle haw Naxaristo Hesta wa jaclhy😢
@abdirahmanlyrics3023
@abdirahmanlyrics3023 8 ай бұрын
bashar kula midaan ahay 😢
@AishaAhmed-un7rt
@AishaAhmed-un7rt 8 ай бұрын
Sddrdffdd❤vgh
@UgbaadKawir-yt4gb
@UgbaadKawir-yt4gb 8 ай бұрын
🙄😘🥰😒🌸❤️💕💋