Пікірлер
@halyeeyomar7591
@halyeeyomar7591 2 сағат бұрын
Markan Calan Bidhaan Wacan Badhtankana 5 gees kule Mudabkuna bulug yahay Bah wadaagta soomaal Balankay lahayen Badhtankaga An sudho Sobutaac sidii wabi Sida badaha sobuub Waa laguu bisharayn. Jamhadaydu marwalba somalinimadu kuwayn.
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 13 сағат бұрын
Cumar dhuule ayaan kuxasuusta heestan cadi Maha mashalah ala maxa dhageystay iyadoo canjalad ah
@aminamuhumed2603
@aminamuhumed2603 14 сағат бұрын
Healing
@NadirUpdy
@NadirUpdy 15 сағат бұрын
When i listening this song i feel sad 😢 so who's watching 2024
@hanihussein8028
@hanihussein8028 Күн бұрын
4/9/2024 6:52 subx ah😂
@raxmamuuseaden7171
@raxmamuuseaden7171 Күн бұрын
4/9/2024 6:09 casr ah😢❤hdd iga dmbeeso like
@maxamedbarkhadle12345
@maxamedbarkhadle12345 Күн бұрын
Favorite song 4/9/2024❤ isoo xasuusi oo like isaar hadaa iga danbaysid❤
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 2 күн бұрын
Ax wa fanoog abo ana mana arkansas ban dhaxjifa gunba i heshay kuma arki dono walee dhulki kala foga
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 2 күн бұрын
Adeerkay
@EtwtdgteFgfgdte
@EtwtdgteFgfgdte 2 күн бұрын
Lopez Sandra Lewis Sharon Williams Linda
@sanaadi_qurux
@sanaadi_qurux 2 күн бұрын
😂😂😂❤❤❤❤👪👪👪👚👚👟👕🩲🩳👜🩴🔇👠🧣👕🧤
@kolyeedh1
@kolyeedh1 2 күн бұрын
Horaad u mutaysatee ma haduu nabsigii ku helay Waa yeelkadaa 😢😂
@Therealhero-m8r
@Therealhero-m8r 3 күн бұрын
Heestan Waxaan dhagaysanaya Xili ay Noloshayda Waxbadan Iska badaleen Oo Aan Dareemayo Niyad Sami. Waxaan is baranay gabadh da' Ahaan Iiga Yar Balse Marka Aan Arkay Jacaylka xad dhaafka ah Ee ay Ii Qabto Ayaan Go'Aan Ku Gaadhay inaan Qalnigeeda ilaaliyo Noloshana Qof Aan iyada Ahayn Aana La wadaagin Jacayl ma aqoonin Adiga Ka Hor waa Erayada Markasta Igu Soo Celceliso. Jacaylkii Miyuu Ku Helay Sidaas Baan Ku Soo raadiyay Heestan Soomaaliyeey Aan ilaalino Qalbigada Dadka Ina Jecel
@DahranFarah-wz7ru
@DahranFarah-wz7ru 3 күн бұрын
Hestan waxan so boqday haben talado ah 2/9/2024/ xanuunka daremayo alle unba og naf naftee jacleyd fahmi weysay o sidi larabo laga yesho ban noqoday goan ban kaqatay wiilkan jeclaa 6 sano 😢 waxan so bqan dona muqlkan ano noloshyda sidan rabay inqotay in sha allah ❤
@MubaraKhadar
@MubaraKhadar 4 күн бұрын
Nin waxbadan og bow ahaa allah naxariiatiisii ha siiyo yaa rabii
@MubaraKhadar
@MubaraKhadar 4 күн бұрын
Soomalia galbeed halgankii wali ma dhaman inshallah waa la xureeyni inshallah
@Naphizamohamett
@Naphizamohamett 4 күн бұрын
2/9/2024😍🎀
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 4 күн бұрын
Hees micna weyne xambarsan 01/09/2024 hadeey tagan tahay Ahmed Gurey muu dhiman kol hadeey geeyiga somaliyeed manta amxaro la siinaya
@hamiidcigehassan2890
@hamiidcigehassan2890 5 күн бұрын
Anoo 7 jir ah baa aabay ibaray in cadawga somali uu yahay xabashi waxaan dareemaa wadaninimo markaan heestaan dhagaysto😢😢
@yusufsaid4168
@yusufsaid4168 5 күн бұрын
My fav song of all time ❤
@user-bv5tt3oz1m
@user-bv5tt3oz1m 5 күн бұрын
1/9/2024 still listening 😢
@MunitaXirsi
@MunitaXirsi 4 күн бұрын
Anaa cawa ibaxaysaa❤
@abdirisaaqxasan541
@abdirisaaqxasan541 5 күн бұрын
Heestan waxan soboqday 9/2.2024.
@faysalyusuf934
@faysalyusuf934 5 күн бұрын
Not even ogaden, but I've always love for them for their bravery and endless fight against those evil Ethiopias. ONLF for life ❤❤❤❤
@NadarAbdi-jn4nc
@NadarAbdi-jn4nc 6 күн бұрын
❤❤ ❤😊
@RabicaBinusalman-wt2lp
@RabicaBinusalman-wt2lp 6 күн бұрын
Me too
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz 6 күн бұрын
Heestan markaan dhagaysanayo waa ilmaynayaa kawaran allow laabtaydu siday rabto 😭💔
@AmiinYare-n1g
@AmiinYare-n1g 6 күн бұрын
Wlhi heestan iyo heesta calanka iyo hesta kale ee ereyadedu yihin geesiga dhulkisa guusha u horseda geerida dishay geedkaa ha go wlhi sadex daan hees hadan maqlo waanpo dhaxamooda amo jiriiricoda😢😢😢😢ilaahow Somalia hal ka dhig😢😢😢
@tawfiiqahmed
@tawfiiqahmed 7 күн бұрын
Ax😢 heesta wxn bartiya 2021 ilaa hada wn dhagiista iskuman dayina inan commenti ka soo qoro hada waa 29\8\2024 😢😢😢
@xidig3833
@xidig3833 7 күн бұрын
Waaw
@CabdikarinSiciid
@CabdikarinSiciid 8 күн бұрын
😅😅😅😊😊
@ahmednuur6019
@ahmednuur6019 9 күн бұрын
heestan waxan dhagaysanyaa anigoo qalbi jab la kulmay lkn waxan hubaa hadaan noolahay inan dhagaysan doono ayadoo la i hoos joogo insha allah 28/8/2024 2:16
@NajiibMaxamadNajiibMaxamad
@NajiibMaxamadNajiibMaxamad 9 күн бұрын
ilaahay ha naga dulqaado balaayada
@guuleedmohamed2153
@guuleedmohamed2153 10 күн бұрын
23:17 haben isniina 26 aug❤😊
@SacdiyoAbshir-gb8ux
@SacdiyoAbshir-gb8ux 10 күн бұрын
Axyaa hees❤
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 11 күн бұрын
Kolay xanuunka i keenay ayaa adna ku keenay waadna aragtaa waa laga gudbayaa niyada khayr u sheeg Saxiib''.💔
@hasan-tx8cl
@hasan-tx8cl 11 күн бұрын
2024_Aug_25 10:32 pm habeen isaniina
@umuanfacchannel6236
@umuanfacchannel6236 11 күн бұрын
Illahay ha naga qabto cadow dhamanti
@mohamedolaad3017
@mohamedolaad3017 12 күн бұрын
2024 ilaahow hooyo dambigeeda mid hore iyo mid dambeba allow dhaaf 😭
@frhiahashi5169
@frhiahashi5169 12 күн бұрын
AUGUST 2024😢
@axmednuurjfx4156
@axmednuurjfx4156 13 күн бұрын
Who is here in 2024 😢
@mohajama5621
@mohajama5621 13 күн бұрын
2024/8/04 💔
@user-jp3zz5lp6m
@user-jp3zz5lp6m 13 күн бұрын
23/8/24😢wey ku Raacdey Naftiye waa Nasiib Helistadu/
@xasanfarxanciise776
@xasanfarxanciise776 13 күн бұрын
Maraan yaraa daawady 😅wxba kama fahmyn lkn hada waa ka helay
@Abdilaahi235
@Abdilaahi235 13 күн бұрын
Mar uun wey xoroowi 😢
@Zharmarkemohamed
@Zharmarkemohamed 13 күн бұрын
Jacaylku xumaa oo xanuun badanaa ilaahow dadka is jecel isu daa 😢
@Mumtaskaysse
@Mumtaskaysse 15 күн бұрын
Hadh qoodal aanku hayn ma inad hadhsatad rabta naftayday😢💔
@yuusufshaafi8878
@yuusufshaafi8878 15 күн бұрын
Masha Allah waa hees sigooni ah ii taabanaysa maxaa yeelay waxan ahay nin jigjiga kaso jeeda ilahayoow iyada oo xor ah nagu sin aamiin yaa Allah
@xajiga-y3v
@xajiga-y3v 17 күн бұрын
subax hore 19/07/2024 😢
@Chadmali
@Chadmali 17 күн бұрын
Tacabir carried fankii dhexe❤💯
@ina____waaberi
@ina____waaberi 18 күн бұрын
😢😢😢😢 somali ba ba day