Kuliyadda HRM ayaa Rab inaa barto walign waa jcl inaa barto marka jmcd ku ficn mata,qaan dalka ama dibada teacher
@xaajiboy89912 ай бұрын
Teacher marka hore waa Ku slmy
@xaajiboy89912 ай бұрын
Asc
@SuhaybXasan-q6s3 ай бұрын
Difference between bond and sukuk.
@kobcisoacademy2 ай бұрын
In sha Allah, tana waxaan ka soo jawaabi doonaa marka aan bilaabo qeybta Islamic Banking and Finance. Balsa Sukul waa bond ku saleysan Shuruucda Diinta Islam ka.
@SuhaybXasan-q6s3 ай бұрын
Difference between Bonds and stocks
@kobcisoacademy2 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/rKiziJ6Cr6Z6q9E
@AbdisalanMohamed-f3q3 ай бұрын
Waligey ma arag macalin ka wngsn sharaf io karaamo Allah kugu anfaco cilmigan aad baratay io Sida ugu faaidesay dhalanyarada somaliyed 🙏👏
Alhamdulillah, in aad ka heshay wax ku anfaca. Dhamaanteenba Aamiin.
@SpSp-g6j3 ай бұрын
Difference between Stocks and bonds MoM plz
@kobcisoacademy3 ай бұрын
In sha Allah diyaar.
@Nusbayr3 ай бұрын
Subscribeta ma iga haysaa✍️
@cabdullahimaxamed30623 ай бұрын
Thanks ustaadey wax badan ayaa kaafa.iday hora usoco 💯👍
@Nusbayr3 ай бұрын
Lacagta wareegaysa suuqa maxaas ula jeedaa
@kobcisoacademy3 ай бұрын
Waxaa laga wadaa lacagta suuqa taala oo adiga iyo aniga oo kale aan heysano
@Nusbayr3 ай бұрын
Thanks @@kobcisoacademy Kanaalkan wa kanaalkaygii
@Nusbayr3 ай бұрын
M.a 👍👍👍👍👍
@YusufSheikh-n9x3 ай бұрын
Mahadsanid walal jaskalahu khyra
@kobcisoacademy3 ай бұрын
Dhamaanteenba Aamiin
@abdirashiidjaamacaxmed90673 ай бұрын
Masha Allah waad mahadsantahay Waxaan jeclaan lahaa in aad noo soo badiyo casharada Weliba course business policy And strategic management kaas waan kaa sugaynaaa casharkiisa macalin Meel aan Kala soo xidhiidho in aad nosoo sheegto baa fiican hadaa courses online ku bixiso noo soo sheeg
@kobcisoacademy3 ай бұрын
Adigaa in badan mudan walaal, ma bixiyo course online ah. Waxaan u aasasay channel-kan in aan eray bixin usameeyo arday, waxaan arkay, markaan jaamacada dhigayay (heer Bachelor iyo Master-ba) , in badi arday ay ku dhibanaayen eray bixinta, oo hadii ay fahmaan waxaa u sahlaneed in ay fahmaan inta kale. Marka hadaad fiirisid description -ka channelka waxaad arkeysaa in short definitions. Waxaadna nagala soo xiriiri kartaa [email protected]
@hodanibrahin15694 ай бұрын
Salaam Alaykum masha Allaha qofkii 69 Ee casharkan daawada million thanks my dear teacher 🎉🎉🎉😊
@ahmethmiizhaar4 ай бұрын
thanks wlal
@AhmedAMayow4 ай бұрын
Mahadsanid wall
@Dayaxdeev4 ай бұрын
Wll waxaad nooso yar sharaxdaa international human resource management
@kobcisoacademy3 ай бұрын
In sha Allah
@kobcisoacademy3 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/aWiWmKKhrsepgsk Waa qeexida International Humana Resource Management (IHRM).
@EARTHSPORT2004 ай бұрын
aad u mahadsantahay wll
@mohanhero2964 ай бұрын
#thanks
@mohanhero2964 ай бұрын
Istaad waad mahadsanid wax badan kaa fahmay . Lkn cashiradan noo soogudbi hadaa awoodo waa kuwann: What is pmi? What ppi?
@kobcisoacademy3 ай бұрын
In sha Allah
@mohanhero2964 ай бұрын
Thanks
@Mohamedhusein-xp4ve4 ай бұрын
Abyo visa card
@abdirashiidjaamacaxmed90674 ай бұрын
Masha Allah waad mahadsan wax badan ayaad noo faaiidaysay
@hodanibrahin15694 ай бұрын
Salaam Alaykuma first one thanks my teachers masha Allaha Eid Adha Mubarak ilaahay Eidan Eideeda haynagu gaadh siiyo bash Iyo Barwaaqo Allaahuma Aamiin ❤❤🎉🎉🎉😊❤
Salam Alaykuma masha Allaha qofkii 32 Ee casharkan daawada million thanks my teachers ❤🎉🎉🎉🎉😊
@Dr-xalane4 ай бұрын
Macalin halkee kala soo xariirnaa Qaybta Massege macakda ee Facebooka waa Nalaga soo jawaabu waayey
@kobcisoacademy4 ай бұрын
Salaam Dr. Xalane, waxaad nagala soo xiriiri kartaa [email protected]
@hodanibrahin15694 ай бұрын
Salaam Alaykuma masha Allaha qofkii 46 Ee casharkan daawada million thanks my teachers lakiin waxaan ka codsanayaa inaad business administration ka kasoo diyaariso cashar