Пікірлер
@Said-e3y
@Said-e3y 2 ай бұрын
Waa tii la isku seegay, 1988 kii maxaa dhacay
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
😂😂😂😂😢😮😮😮😅😅😊
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
😂😢😢😮😅😅😊😊😊
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
😂😂😂😢😮😮😅😅😊😊😊
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 ай бұрын
Dalka waa in la difaaca. Cadowgii maanta Ceerigaabo ayuu diirada ku hayaa. Wadani iyo Ciro yaanu maanta Cadowga idiin hoo saasin ee Ceerigaabo reer Somaliland ha ogaadaan.
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 ай бұрын
Dibjiriinta fadhiya Baarlamaanka Somaliland hala dareeriyo.
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 ай бұрын
Wadani iyo Ciro waa Cadowga dadka iyo dalka. Waa Qabyaaliis. Codkayga siinmaayo Wadani waayo waa Cadow.
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 3 ай бұрын
Ilahay ba na aqoonsan somalilanders ♥️🤍💚
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 3 ай бұрын
Of.erayadii.aadan.tarabi.....c.raxmaan.cumar.rooraaye.c.aburaas.aamina.claahi.xirsi.alle.hawnaxariistee
@AbdirahmanAfrican
@AbdirahmanAfrican 3 ай бұрын
I dont know perso who i hear so improve me then why g jhgfdsa
@AbdirahmanAfrican
@AbdirahmanAfrican 3 ай бұрын
I haved do athings so why were we are can be people a perso will have doing i thinking fore you will doing everthings good i have doing cate and don'have well you jave doing god job so what abou them and me
@AbdirahmanAfrican
@AbdirahmanAfrican 3 ай бұрын
Think with me you me then why
@AbdirahmanAfrican
@AbdirahmanAfrican 3 ай бұрын
I haved do athings so why were we are can be people a perso will have doing i thinking fore you will doing everthings good i have doing cate and don'have well you jave doing god job so what abou them and me
@saamisomalilovepartnerexpe1857
@saamisomalilovepartnerexpe1857 3 ай бұрын
Niyoow ninkani ma gaboobo
@halimasacda110
@halimasacda110 4 ай бұрын
Kusali na
@liibaan609
@liibaan609 4 ай бұрын
Haa waa ku fahanay hunguri
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 4 ай бұрын
Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen inzha allh dhamaantood mucjiso ayay ahaayeen 😢
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 4 ай бұрын
Gujis iyo mandeq Ereyada Gujis
@xasancabdilahiaxmad9507
@xasancabdilahiaxmad9507 4 ай бұрын
Guul insha Allah
@zackbah7584
@zackbah7584 5 ай бұрын
Ilaheyow caafi❤Suldankeyga adiga waxiid oo qahaaree. Kofiyad baclayaal ba na hele
@januarySl2024
@januarySl2024 6 ай бұрын
Khaa'inyahaw runta sheeg ! Waa markab Ina Jimcaale iyo Hormood iyo Huwan leedahay oo hanti ka urursanaya Isaaq !
@januarySl2024
@januarySl2024 6 ай бұрын
Markabkan Somaalia ayaa laga leeyahay. Waxba nagama gelin Somaali. Waa cadawga qudha ee aanu ognahay ee aanu leenahay. Iyakoo shalay nin Isaaq ah oo socoto ah ku qashay Beledweyne, gaadhigii waareedka iyo badeecadii saarnaydna bililiqaystay, in ay markab xun oo xidigtii dhimatay iyo midabkii murugadu ka muuqdo Dekeda Berbera ku nijaaseeyaan maaha. Waa cadaw jiritaanka iyo dawladnimada Somalilaand si walba ula dagaalamaya, hadana malaayiin dolaar ka dhurta dalkan. Isha doqonta Isaaq ayay ka arkeen ee aan dareenka iyo ficilka lahayn. Qof Isaaq ihi Somaalia nabad kuma joogi karo oo waataa maalin walba lagu qalanayo, sidee ayay ku dhacdaa in ay Berbera, Hargeisa iyo Burco iyaku nabad ugaga shaqaystaan ? Waa in dalkan laga tarxiiliyaa Hawiye sidii Raxanweynta. Waa qudhun qudhun dhalay ! Waa in mehradahooda iyo xalwadooda qudhuntay la qaadaca, waa in ganacsatadooda la boobaa, la argagixiyaa oo dalka laga qixiyaa !
@Guulsnapsnature
@Guulsnapsnature 6 ай бұрын
😢😢😢flaga company eega cadaan iyo blue…(Somalia flag in disguise. 🎉
@mohamedabdi5486
@mohamedabdi5486 6 ай бұрын
Waaar 37 container ayuu siday wuxuuna ka yimaaday garacad putland waana General Cargo . Dadka yaan wax aan jirin loo sheegin
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 6 ай бұрын
Alll reerkaan maxaa lagu ciyaray cidwalba been bee ushegtaa 😂😂😂 weli aqoonis weli oohin weli been
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 6 ай бұрын
kulahaa waxay soo booqdeen goobihii ingiriisku lahaa, war bal quursigaas intaas leeg eega..?
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 6 ай бұрын
war hooy engiiriis laba jeer halaga shekiyo dhulkaas waxaa horay ugu diiday awoowyasheenii hore
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 6 ай бұрын
Xabado xiis digaale
@OmarDinajaad
@OmarDinajaad 7 ай бұрын
Alle Ha unaxariistoo dhamaantood
@Jscali263
@Jscali263 7 ай бұрын
Adeer markabka isagoo afuufaya qamadiga Ayaa dawladii siyaad bare todoba dollar Ayaan laga qaadi jiray Maantana sadex dollar badh kaliya Ayaa laga qaadaa xaqbaanay geeluh uleeyiin timajilic iyo barlamaanku waxan aqoon umalaha
@abdifatahnabil
@abdifatahnabil 7 ай бұрын
Mansha Allah Horaa Loo Soconaya
@laylaalin7530
@laylaalin7530 7 ай бұрын
XARAASH LAYAAL AAD U MAAN GAABAN
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 7 ай бұрын
Yaasiin aburaas watch watching
@talokeen259
@talokeen259 8 ай бұрын
wixii la isku oran jiray somaliland ee somalia la midawdey isaaq kaliya ma ahayn isaaqaw idinku qaata anagu somaliyaan nahay codkayaga inaan somaliya nahay waxaanu ku codaynay sanduuq GOOJACADE yaala 😆😅🤣😂
@mustafeabdirizak1277
@mustafeabdirizak1277 8 ай бұрын
Ilahay naxariis iyo jano ha ka waraabiyo awoowo candiraxiim caabi faarax
@mohamedhassan-pb2pr
@mohamedhassan-pb2pr 3 ай бұрын
Qolomu ahaa zxp
@horijoogmedia
@horijoogmedia 8 ай бұрын
Guul Somaliland
@Sukhra_951
@Sukhra_951 8 ай бұрын
Markaa dadkeena somaliland 26june 1960kii ay ingiriiskii ka qaaten wax ku weynaa uun wax la dhaho somaliweyn😢😢
@HilaaHilaac
@HilaaHilaac 8 ай бұрын
Mansha Allah ilahoow dadka iyo dalkaba noo xifti. Dadka reer somaliland maskaxadiina ku haya meel aad joogtaanba wadankeena halka ayanu ka keenay iyo halka aynu ku wadano xadawgena ilahay ha jabiyo iskuna duubnada❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 8 ай бұрын
LAANTA SOCDAALKU WAA LAAMAHA UGU LIITA DALKA EE AAN WAR U AHYN WAX SOO GALAY IYO HALKA AY KA SOO GALEEN CID WALBA WAY ISKA SOO GASHAA DALKA XITAA KUWII DALKA KU SOO DUULAY AYAA SOO GALA
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 8 ай бұрын
December miyey dhowdahayna kk
@bachirmohamedbarud327
@bachirmohamedbarud327 9 ай бұрын
Imanka allé ka qaad... Ninka waan ku sirany.. Walahi daba dhilifnomo... Tu ugu liisatay weeye
@housseinguireh9847
@housseinguireh9847 9 ай бұрын
dulli bilaa damiir ah
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 9 ай бұрын
Cagjar waa laguumeystaa isaqq ayuu rabaa in ithopiya guumaysato
@mohameddeeq4482
@mohameddeeq4482 10 ай бұрын
Bulaxaar waa dhul awdal state ka mida edo
@Dhufsade11
@Dhufsade11 9 ай бұрын
Kkk bulaxaar awdal kkkk burco awdal😂
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 9 ай бұрын
Kkkk waa dhul sacad muse ika amuse
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 10 ай бұрын
Laxamiiste Cabdikariin Jiir 1943-2022 "Laxamiiste Cabdikariin Faarax Qaarey oo ku magacdheer Cabdikariin Jiir waxa uu ku dhashay magaalada Hobyo ee gobolka Mudug sanadkii 1943dii. Hobyo ayuu ku soo barbaaray, kuna soo qaatay dugsi hoose iyo dhexe. Barbaarkiisa iyo waxbarashadiisa waxaa u garab-socday hibo faneed, wuxuuna yaraantiisii heellada ka qaadi jiray xafladaha iyo goobaha ay dadku isugu yimaadaan. Sanadkii 1960kii oo ay Soomaaliya xurriyadda qaadatay ayuu Muqdisho soo galay. "Aniga oo yar ayaan Hobyo ka heesi jiray. Qof iga cod fiican in uu jiro uma maleyn jirin. Muqdisho ayaan imid aniga oo jaceyl xooggan u qaba fanka. Idaacaddii Radio Muqdisho ayaa tartan faneed laga iclaamiyay sanadkii 1963dii. In aan ka qeybgalo ayaan go'aansaday. Faadumo Daleys ayaa i gaysay Radio Muqdisho. Heello Layaab la yiraahdo ayaan soo duubay. Subixii ayaa heesaha la duubi jiray, galabkiina waa la soo deyn jiray. Galabtii ayaan timajare u tegay. 05:00pm ayaa waxaa Radio Muqdisho ka soo gashay heelladeydii. Anigu markaas waan faraxsanahay oo waxaan is leeyahay ku raaxeyso codkaada. Markii heestii billaabatay ayaa waxaa caay igu billaabay ninkii timaha ii jarayay. Ninku ma oga in aan aniga ahay, ee qofkaas heesaya ayuu caayay. Waan yaabay oo waxaan is iri oo meel kasta ma sidaas ayaa lagaaga caynayaa? Markaas ayaan go'aan ku gaaray in aanan dib dambe ha u heesin. Waxaana ku fikiray in aan codkeygii xumaa cod macaan ku sameeyo, oo aan laxamiiste noqdo. 6 sano ayayna igu qaadatay in aan laxan sameeyo." Cabdikariin Jiir Barashada codka iyo laxanka ayuu baadigoobay. Sanakii 1968dii ayuu laxameeyay heeskii ugu horreeyay. Waa heesta Sabab kake ee loo yaqaanno Hiba Nuura, balse uu markii ugu horreysay qaaday Maxamed Mooge. Heestan waxay ka dhalatay sheeko isla Cabdikariin Jiir ku dhacday. gabadh Sahro la yidhaahdo ayuu jaceyl u qaaday. Kaddibna wuxuu u tegay abwaan Maxamed Cali Kaariye oo uu uga sheekeeyay jaceylka haya, wuxuuna ka codsaday in uu hees u sameeyo, Isaga ayaana laxanka u sameeyay heesta: "Siday tahay nafteydiyo Lama socotid hawlaha Sanadahaan i haystee Sasabiyo waxsheegiyo Samir waan ka quustoo Waa in aan salgaaree." "Maxamed Mooge ayaan heestii xafidsiiyay. Inta kabankii qaatay ayuu ku heesay. Dareen gaar ah ayaa i galay, waxaana xusuustay maalinkii uu ninku i caayayay. Heestii ayaa kacday. Magaaladii oo socoto ayaa i soo raadsatay. Waxaana ku dhiirraday in aan mar labaad sameeyo. Hadraawi ayaa markii uu heestaas dhegeystay igu yiri 'Is beddel ayaad codadkii ku sameysay.' Heestaas iyo heesta Rako ee uu Jiir laxameeyay, Maxamed Cali Kaariyena uu ka allifay jaceylkii Jiir ayaa u furay badweynta fanka oo uu ka laxameeyay in ka badan 120 hees, oo ay ka mid yihiin heesta Sabab kale, Cabaaryaha, Laaley, Dhoof Caashaq, Beledweyn, Naftu doqonsanaa, Siraadey, Daallo aragtideedaay iyo Jacayl dhiig ma lagu qoray? Sida uu ii xaqiijiyay Abwaan Barre Fiidow, Cabdi Kariin Jiir waa qofka ugu badan ee laxameeyay heesaha Hadraawi oo ay saaxiib gaar ah ahaayeen. Cabdikariin Jiir wuxuu sidoo kale laxameeyay heesaha ku jira silsiladdii Siinley oo si dadban loogu weerarayay xukunkii askarta ee uu hoggaanka u hayay Maxamed Siyaad Barre, kana koobneyd 29 maanso oo ay allifeen 15 Abwaan oo ay ka mid ahaayeen Hadraawi, Cabdiqeys, Gaarriye, Xaaji Aadan Axmed Afqallooc iyo Siciid Saalax. Sanadkii 1970kiina Cabdikariin Jiir wuxuu gacan libaax leh ka qaatay aasaaskii kooxdii Iftin ee ay laheyd Wasaaraddii Waxbarashada oo uu tiirarkeeda ka mid ahaa. Balse kuma koobneyn kooxda Iftin ee uu ka tirsanaa ee wuxuu laxameyn jiray heesaha kooxaha kale sida kooxda Waaberi oo uu raad xooggan ku yeeshay" AHUN Ustaad Jiir.
@FarxaanQuule
@FarxaanQuule 11 ай бұрын
😂😂😂 mxmed addn dacar cimriga lle hskudhereyo
@mouseuse
@mouseuse 11 ай бұрын
Sxbkay Eng ama abwaan Abdi ali waa nin ku suntan wanaag illahay iyo umadisaba waa nin raali geliyey oo wanagsan runtii Allah hadaayee