Пікірлер
@mfarah9231
@mfarah9231 19 минут бұрын
Walee naagtaas waan dili lahaaa
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 сағат бұрын
Allah Xaqeeda Hasoo Saaro Hooyada Qabiga Allah Haw Qaboojiyo
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xazaafitness9253
@xazaafitness9253 3 сағат бұрын
Mahadsanid❤
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 3 сағат бұрын
Yaaa
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 3 сағат бұрын
Mid kamida waxyaabaha ugu argagaxa badan waa in Qofka insaankaa Dambiga uu galo aan Adduunka looga jarin oo Aakhiro looga jaro Yacnii in Ciqaabta loo dib dhigo oo loo kaydiyo si Maalinka Aakhiro si Xanuun badan oo silic leh loogu Ciqaabo Oo Naarta loogu rido. Dadka Dulmiga iyo Dambiga gaysta waa Saddex nooc Haddii aysan Tawbad keenin 1. Dad Dunida looga wada jaro Dambigii ay galeen oo lagu ciqaabo 2. Dad Dambigii ay galeen qayb kamida Dunida looga jaro Qaybta kalena Aakhiro looga jaro 3. Iyo Dad loo dib dhigo oo Maalinka Qiyaamaha laga jaro Dambigaas ciqaabtiisii oo dhamaystiran. Qofka ugu daran waa kan 3aad maxaa yeelay Ciqaabtii iyo Cadaabkii Dambigii uu galay waa loowada kaydiyay oo Aakhiro ayaa laga jarayaa. Xasad iyo Xiqdi ay reerkaas u qabto ayay Gabadhii Nuurka u ahayd uga dishay, Nacallad Haku dhacdo Ma saas ayay Xaas iyo Hooyo ku ahayd Qumayadu? Ma saas ayay Macallimad ku ahayd? Alle ha unaxariisto Qoyskaas Muslimiinta ah ee Masaakiinta ee la dulmiyay.
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 4 сағат бұрын
Libaaax aad iyo aad
@ihavenoidea6889
@ihavenoidea6889 4 сағат бұрын
Aaqiraa ka danbeysa dhib ma lahan
@MrBisaaro-18
@MrBisaaro-18 4 сағат бұрын
Caruurtan la dilayo naga daa nio dudaaye chenaladii dhan ilmo la dilay miyaad isku dayatan nio mid haduu soo daayo ilmo la dhibaatey ku klana wuu soo galinaya
@CabdiraxmaanShariif-xu6dk
@CabdiraxmaanShariif-xu6dk 4 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw 🤲❤️‍🩹💟💯
@bxtch7662
@bxtch7662 4 сағат бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢
@rahmahassan7793
@rahmahassan7793 4 сағат бұрын
Mayee wlle inany nolol kumarteen aduunka waan dililahaa anuu
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 5 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@FilsanFarah123
@FilsanFarah123 5 сағат бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
@imraan-abdi
@imraan-abdi 5 сағат бұрын
Ilahay jannada haku kul miyo jacayl ka aabah uu gabadhiisa u qabo mid yar ma ahan🥺
@FilsanFarah123
@FilsanFarah123 5 сағат бұрын
😢😢😢 alleh ha naxaristo
@meaktooni
@meaktooni 5 сағат бұрын
Waar joooji searchka xalane
@IzmacilYare
@IzmacilYare 5 сағат бұрын
Zhp dudaaye muuqalda inoo zoo padi
@MashkuurSiciid
@MashkuurSiciid 5 сағат бұрын
Sxp ka soo hadal qisada p daddy blz
@ShukriMahat-y1w
@ShukriMahat-y1w 6 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤
@ShukriMahat-y1w
@ShukriMahat-y1w 6 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤
@ShukriMahat-y1w
@ShukriMahat-y1w 6 сағат бұрын
Allah haa unaxaristo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 sorry wlhi waa xanuun lkn Aqiro ayee cadalad kuhellayaan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@حفصهمحمد-د8د
@حفصهمحمد-د8د 6 сағат бұрын
‏حسبي الله عليها بس نقول الله يرحمهم ويغفر لهم يا رب😢
@ShukriAbdiqadir-bj8ou
@ShukriAbdiqadir-bj8ou 7 сағат бұрын
Codkaga hergab ayn ka deremaya ilhay Haku cafiyo huno dudaye ❤
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 сағат бұрын
Naagtas aniga hada ahan laha dowlada wadankas ufadhiso walaahi bilaahi talaahi inta hubsado ine cafimad ahan fiicned iyo ine dishay walaahi hal saac xitaa ine ila gaari laheyn dishay saqiirta yar weyba isla quman thy kwrn tan kaleh gabadha yar aderked maxoo ufuri wayay naagta saqiir yar inta dishay isla quman horta somaliya waxa kadhaco maxaa ula yaabna dad 100 naga daranaba jooge wale aniga maahin dadkan imasii nolateyn inta ahay maxkamada qofka xukmiso waxaan dhihi laha sida ugu dhaqsiyaha badan halagu baaro nadiijadana haligu sheego ine cafimad qabto iyo ine thy qofka dilay aniga aqaan hadana kawanka geey waliba side ilmaha yar udishay kuxukmi lahan in lodilo xaasid sana bisinke
@Dramiin
@Dramiin 7 сағат бұрын
Mashallah KZbinrka Aan ugu jeclahay Hab tabintiisa gaar ahaan qisooyinka Detective ama Dambi baarista ❤❤❤
@quenjihaan2737
@quenjihaan2737 7 сағат бұрын
Sorry samidey jahan 😭
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 7 сағат бұрын
Weel ayan dhaqayey wlhy wan garirey subxanalah xanun kulula ciil ayaaba iqabtay 😢😢😢😢😢😢😢😢
@Sacdieee12
@Sacdieee12 7 сағат бұрын
Waa arky qisadan 😢tiktok trening kanoqotay😂
@NimcoSaleban-ff9he
@NimcoSaleban-ff9he 7 сағат бұрын
yaa isoo dhawaynaya ma diga?
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 7 сағат бұрын
ILLAAH ayaan ku Dhaartay iney ii nolaan laheen hala i Toogto haddi la rabo Naag waxaas oo Dhan Sameeysay adduunka ayaan ka Qarin lahaa 😡😡😡😡
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 сағат бұрын
Dowlada hade kuso dhacin weyso xaqa qofkada diintena maxee kaqabta hadi qofka ladilay qofki dhalay oo madaxa katoogto walaahi xanun kaweyn majiro cadalad daro
@user-cabdirasaqwadani
@user-cabdirasaqwadani 7 сағат бұрын
Alle waa caadil waxba ka qarsooneyn isaga aduun iyo aaqiro cinqaabi doona macalimadda inshaa allaah zabar iyo iimaan alle hasiiyo family jihaan
@Suhaymamaxamadabuubakar
@Suhaymamaxamadabuubakar 8 сағат бұрын
Mahad sanid walalkeyga guuleso ❤❤❤❤ waa qiso xanuun badan😢
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 8 сағат бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AliMohajim
@AliMohajim 8 сағат бұрын
Dadkii muskimka ahaa baa dhaqankodii noocas noqotaye
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 8 сағат бұрын
Salamaad minkuli afaad allow iimanka nagu sug yaa rabi
@AliMohajim
@AliMohajim 8 сағат бұрын
Cadaalad ma jirte ee 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 8 сағат бұрын
noso badi qisoyinka cml
@Shucaybjamac55
@Shucaybjamac55 8 сағат бұрын
Ax 🥶🥶🥶🥶
@user-cabdirasaqwadani
@user-cabdirasaqwadani 8 сағат бұрын
ASC AZXAABTA QAALI AH ZXB ZARE DUDAAYE ❤❤❤SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 8 сағат бұрын
Mahadsanid sxb lovta ik saar❤❤❤
@AliMohajim
@AliMohajim 8 сағат бұрын
Scw❤❤❤❤❤
@aminahussain3991
@aminahussain3991 8 сағат бұрын
Soooo dhawoooow Mr dudaaaye wllo khayr baan ku rajaynayaaa❤❤
@SARAH-cp8nh
@SARAH-cp8nh 8 сағат бұрын
❤🎉
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669 13 сағат бұрын
.
@Yusraqueen-b4g
@Yusraqueen-b4g 17 сағат бұрын
Asc wll waa markii ugu horasy ilaa inta aan friend's kaga kamid ahaa comments ku so qoro wax aad uxiisyaa kisaska dilalka thanks wayo aad ayaan uga helay sida aad wax so tabiso hore soco, dalb wtaa wana( kisaska dilka dhica carabta inaa noso yara badisid wayo waxy aad iskugu egyihiin kawa somlida) Wna mahd santhy wllky❤🙏🤴
@munasar10001
@munasar10001 18 сағат бұрын
YAAHUU
@KaltuunHussein
@KaltuunHussein 19 сағат бұрын
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar
@aminaderia4212
@aminaderia4212 20 сағат бұрын
❤❤❤❤thanks
@CALIKAMAL-r5d
@CALIKAMAL-r5d 21 сағат бұрын
Scw