Пікірлер
@geeleahmed6506
@geeleahmed6506 7 сағат бұрын
Masaer badana mj 🛢 oil😂😂😂😂
@awoowetv4731
@awoowetv4731 8 сағат бұрын
Masha allaah
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 22 сағат бұрын
Warkaas maran idin anfaci mayee dowlada la jaan qaado oo waxay idiin meerinayso sideeda u qaata naag dhaga adag iyo shacab dhaga adag hormar ma gaaraane
@abdiazizyare6741
@abdiazizyare6741 Күн бұрын
shidaal aan soo saaran si hub aan ugu kala baxno u soo gadano 😂😂😢
@NightingaleTorso
@NightingaleTorso 8 сағат бұрын
Soomaalidu haddii ay sidaan kusii jirto waxaa suurtagal ah inay la wareegaan dadyoow kale . Dadku haddii ay tashan waayaan cadoowgooda ayaa u taliya . Soomaalinimada iyo wada jirka ayaa wax lagu ahaa laakiin haddii dawladdii garan weydo sidii ay dadka u walaalayn lahayd wallee waa waalli Cas.
@daawadmedia8702
@daawadmedia8702 Күн бұрын
Wlhi Puntland waxa ka maqan waa inay dowladda la heshiiso shidaalka in la qeybsado ay ogolaato, kadibna mid ka fudud kan badda lagasoo saarayo ayaa lagasoo saari lahaa. Koofurta amni maaha sidaas oo ay tahay shidaal in lagasoo saaro ayaa la go'aansaday lkn waa badda gudaheeda. Puntland iyo somaliland oo amni ah meeshii la rabo ceel laga qodi karo ayaa isla weyni baahi ku dishay. Waqti dhow marka koofur la xoreeyo oo amni laga dhigo qiimahiina waa yaraan doonaa oo wallaahi ah. Walaalkaa la heshii ceeb miyaa?
@moolcaliyow
@moolcaliyow Күн бұрын
Soomaalidu waa dad yaab leh MARBA waxbey isugu FAANAYAAN. WAAR waxyaabahaas MIRIRKA ah WAQTIGA ha isaga LUMINININEE ORODOO BADAAS DHEER ee PUNTLAND ku TEEDSAN ka FAA’IIDEYSO! Hal abuur cusub la KAALAY!!
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 Күн бұрын
Niyada noo daji sheikho maseeer aa na goy goyee 😂, dee maxaa arkonaa 😮ciid lee, Mr we don’t need history education, wax noo qabo qof wax qodaayo noo keen 😢
@AbdirizakHasan-g3y
@AbdirizakHasan-g3y Күн бұрын
Shidaaloow xaal qaada kuwanna hinaasa ayaa dilaya
@AbdifatahHassan-l6y
@AbdifatahHassan-l6y 21 сағат бұрын
Nugaal valley inshidaal lagahelay uu dagaalkii sokeeye 1991 iyadoo howshu socoto dagaalku bilowday miyaadan ogeyn saaxiib shidaalka soomaali baaleh waxba ha xanaaqin
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 күн бұрын
Soomaali wax Badloor u soo saarayo ma jirto Waa Dad xaasidii ah oo xumaanta iyo xasaradaha Ka shaqeeyo
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 2 күн бұрын
Masha Allah puntland barwaaqo Allow barakee ❤❤❤❤❤
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 күн бұрын
kkkkkk maseyroow miskaha i jabi
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 2 күн бұрын
Maseer adiguu kuhaya bada orod aad
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 Күн бұрын
😂😂😂😂😂
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 Күн бұрын
@@fadumomusse2132maxaa keenay dee dhul sahara anoo hada ka hadlo shidaal 🤣niyad dajin baan dhahna. Somalia oo dhan aa barwaaqo eh 😉
@daadax7081
@daadax7081 2 күн бұрын
Holhol waa sidaasoo kale
@cdalemaxamed6230
@cdalemaxamed6230 26 күн бұрын
Ragg halka taagan ee suxufiyanta ah yaad kagarnysaan?
@aliismail5014
@aliismail5014 Ай бұрын
Waxa aan dhagaysanayaa gabaygan 19 gu' kadib, dhulkii oo cadaawihii laga nadiifiyey, tolkii oo isku tashay oo maamuulkoodii tisqaaday, carrigii oo gabanimo iyo farxad la ceegaagaya.
@aliismail5014
@aliismail5014 Ай бұрын
21-09-2024 habeen Jimce na waydaartay oo ay Sabtina soo gashay, amintu tahay 2:56 saqdhexe.
@samateryare
@samateryare 2 ай бұрын
Snm guul cawil cadami
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 2 ай бұрын
1997 lix jir baan ahaa ..bosaso ayan ku noola ..isbedel weyn aya ka muuqda mgalada .sidoo kle tariikh aya ku duugan muuqaalkaN.Bosaso waa gooyadii umada somaliyed runtii
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 ай бұрын
Noolaada
@RoodoCadeey
@RoodoCadeey 3 ай бұрын
Nimco ilahay ina siiyey
@alinuur6586
@alinuur6586 3 ай бұрын
Raggan Uu Tiriyey Yaa Qof kugaranayaa Ee Abtiyadii Ah
@alihashifarah8249
@alihashifarah8249 4 ай бұрын
Mahadsanidin dhammaantiin taariikhda soomaaliyeeh ee hore
@sharmarkeali6321
@sharmarkeali6321 4 ай бұрын
Inadeer mcn inaan kula soo xiriiro rabaa see kula soo xiraaraa waxban kaa rabaa plz ijawaab
@mohamed2945
@mohamed2945 5 ай бұрын
2024 Ayan dawanaya Allha u raxmado
@Abdiwahabburhan
@Abdiwahabburhan 6 ай бұрын
Magaciis ninka waraysiga bixinaya
@SafiyaAden-pr6vc
@SafiyaAden-pr6vc 6 ай бұрын
naa dhilayahay idinka arga gixiso ah kalaxad yahay faqshtu wasi jiratay ilahay naarihias idin gee
@SafiyaAden-pr6vc
@SafiyaAden-pr6vc 6 ай бұрын
naa dhilayahay idinka arga gixiso ah ilahay naarisa idin gee kaalaxad yahy
@MAibrahim-mr3ym
@MAibrahim-mr3ym 6 ай бұрын
Gabadha wariyaha magaceed ma noshahy
@mohamedshiremohamed8055
@mohamedshiremohamed8055 7 ай бұрын
Markii iigu horaysay oo aan galkacyo waxay ahayd xili aan nin yar ahaa oo dhakhtar mohamed jama aaday magaaladaas dadka ku noolaa iyo ganacsigii ka aocday waad yaabaysaa oo ahayd magaalo camiran oo dad badan joogan meelkastana waxaa ku yaalay meherado ay dad aad ubadan fadhiyaan. Lkiin waa dhexdeera oo aan shaqo utagay waan ka naxay magaladii war dadkii intii lo okaa ahaa xagee aadan 'hoteeladii camirnaa' meheradihii camirnaa. Radio Galkacyo ayaan aktiisa fariinsan jiray oo halkaas aad bay ucamirnayd. War magaaldii horta waa kortay lkiin dadkii badnaa iyo ganacsigii aan ku soo arkay wagaas hada kama jiro.
@mussejama311
@mussejama311 7 ай бұрын
Man of principle Garaad suleiman
@guleedciise4497
@guleedciise4497 7 ай бұрын
Daarood ayaa weligiis u taagnaa midmada dalka
@abdirashiidfawzi3953
@abdirashiidfawzi3953 7 ай бұрын
Xaji dhagax nin an aqaan iskuna xafad aheyn .Waa dadka somalinimadu ku weyntahay Oo dhaqanki wanagsana ee somaligu lagu yihiin heysta kaso ah qabki somaliyed.waxa uu kahadlayo waa umad somaliyed kuwi hore.Kuwa hada jooga wey dhaqan rogmen sida uu shegayna lootaliyo
@inaBidaar777
@inaBidaar777 7 ай бұрын
snm is not easy
@aminaboon1290
@aminaboon1290 7 ай бұрын
Afweeyne aaya argagixiiso ahaa geesiiyaal ayeey ahaayeen Ilaheey naxaristi jano hawaraabiyo
@aminaboon1290
@aminaboon1290 7 ай бұрын
Afweeyne aaya argagixiiso ahaa geesiiyaal ayeey ahaayeen Ilaheey naxaristi jano hawaraabiyo
@ahmedessa1614
@ahmedessa1614 8 ай бұрын
Illahaw unaxariiso shikha
@dhamecabdi357
@dhamecabdi357 8 ай бұрын
Maxay tahay naagahan madaxa qaawan gaalo miyaa ar afwayn dadka uu kharibay
@abdirashidahmed7835
@abdirashidahmed7835 8 ай бұрын
Waa sanadkee Alle ha unaxariisto intii dhimatay inta nool ee xanuunsana allaha caafiyo intii caafimaad qabtana cimri dheer iyo caafimad baan urajaynayaa
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs Ай бұрын
2006
@shafihussein4433
@shafihussein4433 9 ай бұрын
Wallee.janaraal.Ceydiid.wuu kudadaalay inuu soomaali isku kayno waan xasuustaa waqtigaas ninkaas ayay dadka qaar odhanayaan dad cun ayuu ahaa , wadani ayuu ahaa
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 10 ай бұрын
ZNM IS NOT EASY
@yayaabdulahihasan7749
@yayaabdulahihasan7749 10 ай бұрын
Ilaahey naarta haku fogeeyo.
@5daaroodbrothers
@5daaroodbrothers 8 ай бұрын
Iidoor Cuqdad qaba iga dheh
@JamadahirMohamed-p3f
@JamadahirMohamed-p3f 10 ай бұрын
Alle ha unaxristo xaaji dhagax pilotkii diyarada daqiiqada 18:00
@MukhtarNor
@MukhtarNor 11 ай бұрын
❤❤❤maskiin so real malahanmiyaa
@balcadjawhar3408
@balcadjawhar3408 11 ай бұрын
Waa mrkuu musharaxa ahaa 2dii uu sheegayya mid beey noqtay balayaa gesaha ka gashay wana isaga tagay xilkii now 2023 dhamdkeda waya allaha u naxristo
@SaciidXasan-xh4zz
@SaciidXasan-xh4zz Жыл бұрын
War cad maleh ee codka iska hagaajiya
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean Жыл бұрын
Maxaa idinka qaldan waxaad soo galiseen oo idil lama maqlo
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean Жыл бұрын
Codka iska hagaajiya oo inta inan soo galin tijaabiya
@saidma1683
@saidma1683 Жыл бұрын
Cod..maleh..vido..ga.. bowe.iska..saxa.codka.
@abshirkemwer7977
@abshirkemwer7977 Жыл бұрын
@sirmaqabe4199
@sirmaqabe4199 Жыл бұрын
meeshaan gaalkacyo maahan waa dugsiga sare gabool sanadkii 2000 cayaarihii gobalada soomaaliya lagu qabtay garowe kabatankii gobalka mudug allaha unaxariisto shiino dheere
@ahmedabdirahman6114
@ahmedabdirahman6114 Жыл бұрын
Gacanta gumaysiga lagasoo badbaadiyey kulahaa isaaq ma gumaystuu ahaa waligiiBa😅
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z Жыл бұрын
Aniga kuma raacsani dhammaan inta uu shegey. Somali waxey ku maahmaahdaa " Dantiis moog maro duug horteed uu dhamada" 1. Ninka Pakistanka aad xustey orahdiisa ,aniga amman uma arko, wayo reer galbeedka wax walba tartiib ay ugu qoran dadka,kadib aa dareymeysa saameenta iyo xarashka laguu hayo. Wax badan aan arkey. Qunyor korsocod maradii geed ma mudo. Reer galbeedka wadamada 56- aad sheegtey kama fiicnin,ee jaahilnimo aan meel walba iskugu tuurnaa. 2. Ilaham Omar aniga uma arko qof mabda'a leh oo hadaf u gashey meesha. Wa gabar loo adeegsado dad gaar ah.saa ognahay xizbiyo aya ka jira mareekanka iyadane dad ayaa logu ciila oo siyasada mareekanka waa sas. Sidi ey ayaa amar la siiya ,iyadu ma aha qof madaxbanaan,xizbi ay ku daneesta. Kaligeedna aha waxan arkey dadbadan oo somali ah oo sideeda oo kale loogu shaqeesto.muwadin aya u adeegsada wuxuu ku dhihi karin dhigiisa. Warki oo kooban waxa fiican qofka in uu iska hubiyo tilabadiisa qurbaha, aadana shafka u garaacan wax kasta😊 Intas an ku soo kooba r'ayigeyga 😎