Bataa bataa baa meesha ku hysaa gotfeyn buug sidaan maaha
@HamzeAbdi-t8z2 ай бұрын
Mhd sanid wll hiil press Gabadhan si wacan ayay wax usoo gudbinaysaa oo xiiso badan ee barnaamijta inoogu badaya Buuuga kasdareen ayaan kaa sugaynaa inadeer
@LaylaAlimuse4452 ай бұрын
Mahadsanid ❤
@siciidgamadiid3602 ай бұрын
M .s mclin thanks sida wax no fahansiyay🎉🎉🎉
@MohamedAwil-rj3wk2 ай бұрын
Gorfaynta Buuggani ma helin qofkii ku haboonaa, Makafayli waa ka weyn yahay nin lagu sharaxo akhrinta Buuggisan oo qudho, waxana si wacan u sharixi kara qof siyaasi ah.
@AdenAbib-ik8cv2 ай бұрын
Waa mahadsantahay macalin mubaarik🎉🎉🎉
@cabdirisaaqcalirasta10373 ай бұрын
Ilaahay u towbad keen, waxan aad qortayna dab ku gub waa been iyo khuraafaade.
Qashin baad qortay inta ku lunta xaaraantaa aad ku banaysay heesaha xumaantooda ay fanaaniinta ogyihiin xumaantooda
@Abdirahmandeq-dh5qp3 ай бұрын
Walaal adiga oo aan caytamin ama aadan radin arinta cilmi baarista uu aqoon yahankan sameeyay, bal adiga noo sheeg sababta aad ku radiday iyo maxaa daliil cad ee aad u haysaa? Taasoo aan ahayn in aad soo qabsato Aayada 6aad ee ku jirta Suuratu Luqmaan oo aan aslan ba ka hadlayn Hees iyo Muusiq midna, balse Aayadu waxay ka hadlaysa oo ay leedahay: "Dadka qaar waxay iibiyaan sheekooyin aan micno lahayn si ay dadka kale uga fogeeyaan quraanka iyagoon cilmi u lahayn oo ay uga dhigaan arrin madadaalo ah. Kuwaasi waxay mudan cadaab wax dulleeysa. Marka sheeko micno lahayn lagu sheegay Aayada Hees ma sheegayso ee waxay sheegi dad sheeko xariiro ah oo afmaal ah oo dadka xaqa ka jeediya kuwaas ayaa Aayadu si cad u sheegaysaa. Marka adiga wax cad noo sheeg oo Hees iyo Muusiq xaaraan ka dhigaysa oo aan mugdi iyo laalaab ku jirin?
@Abdirahmandeq-dh5qp3 ай бұрын
Walaal adiga oo aan caytamin ama aadan caadifad aan sabab cilmiyaysan lahayn wax ku radin oo arin cilmi baaris uu aqoon yahan sameeyay mudo dheer uu soo qoray, ee bal adiga noo sheeg sababta aad ku radiday buugan? iyo maxaa daliil cad ee aad noo haysaa? Taasoo aan ahayn in aad noo soo qabsato Aayada 6aad ee ku jirta Suuratu Luqmaan oo aan aslan ba ka hadlayn Hees iyo Muusiq midna, balse Aayadu Alle SWT waxay ka hadlaysa oo ay leedahay: "Dadka qaar waxay iibiyaan sheekooyin aan micno lahayn si ay dadka kale uga fogeeyaan quraanka iyagoon cilmi u lahayn oo ay uga dhigaan arrin madadaalo ah. Dadkaasi waxay mudan cadaab wax dulleeysa. Marka tixraac Aayada micnaheeda waa in dad sheegi jireen sheeko xariiro oo ay dadka dacwada ka mashquulin jireen. Just kuwaas ayay Aayadaasu si cad u khusaysaa. Marka adiga noo sheeg wax cad oo Hees iyo Muusiq xaaraan ka dhigaysa oo aan fahmi karno?
@MaryanAfkusubagle4 ай бұрын
Buuga wan u bahanhye xgee ka hela sanadkn labka bilabyaaye
@NashaadAli-te6yr4 ай бұрын
Hlke ka heli kraa
@nimcowaaliqo98344 ай бұрын
Ineed full information to talking this book sister where's the take place
@MohamedKhadar-n3r4 ай бұрын
Halke laga helaa
@maxmuudmahrez12384 ай бұрын
Halkeen ka heli karnaaa drs
@BisharShide4 ай бұрын
"Xidigaha ninkii iga yaqaan iga xisaab roone"
@Maxamedbarre114 ай бұрын
Hiil press buuga game theory hanoo soo afnaqaan hadii alle idmo
@Dagan774 ай бұрын
Halkee ka heli karaa
@NasroSaid-o2j4 ай бұрын
Xaggee kaheli karaa marka?
@FadumaaadnBashir4 ай бұрын
Halkee ka heli karaaa buugan❤
@sagalAhmed1534 ай бұрын
Halkeen ka heli karaa
@muumincade78274 ай бұрын
Suufinamadu waa axyaa nolol.
@Geel_Laaye11224 ай бұрын
Rabbi ha maamuusee Maylaaya sheekh C/kariim waa nin baxsan oo wax badan daalacday.
@khaliilyareofficial71135 ай бұрын
Of course hadan ku guda jira barashada shaybaadka waxana daremaya in buugani uu muhiim u yahay arday walba oo sidayda baranaya balse su aashu waxay tahay halkee baan ka heli karaa