Пікірлер
@ayahm242
@ayahm242 10 күн бұрын
Jazak Allah Khair for this great video. This just encouraged me to start and teach the letter sounds to my 1.5 yr old.
@asoyacommunity
@asoyacommunity 10 күн бұрын
Awww I’m so glad I can provide that little push you needed! Wallahi if we only knew what these little brains are capable, I’m always baffled to learn about it! Thanks for giving me the feedback sis
@hope5124
@hope5124 11 күн бұрын
Welcome back Asia ❤
@asoyacommunity
@asoyacommunity 10 күн бұрын
Thank you dear, I appreciate your support
@msbalabbas4121
@msbalabbas4121 11 күн бұрын
Mashallah thank you for this information sis, really appreciate it
@asoyacommunity
@asoyacommunity 10 күн бұрын
My pleasure 😊
@Ummtasneem
@Ummtasneem 8 ай бұрын
mashaa’Allah, what a beautiful, encouraging and inspiring message. The pain of labor definitely makes you more grateful and highly appreciative of our mothers. Jazakillahu khayra
@asoyacommunity
@asoyacommunity 8 ай бұрын
Absolutely!!thank you so much for your kind response sister!
@Soodhawowsamia
@Soodhawowsamia Жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay qodoba'daan aad ina la wadaagtay! You're right, nothing worse then laying in bed and wondering where your time went and feeling guilty afterwards. Slow and steady changes can truly transform our lives
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
It truly can!! Thank you for the support Abayo 💕
@Soodhawowsamia
@Soodhawowsamia Жыл бұрын
This is such an informative empowering video Asia, May Allah reward you for this knowledge you're sharing!
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Jazakallahu kheyran sis for your encouraging words ❤️❤️❤️
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 Жыл бұрын
Abyo sual ban ku weydinaya Aniga waqtika ley qabtay wan dhafay axada iku dhehen hadad dhali weydo so xaroo adna waxad ledahy wa didi karta Ana wan iri Ila fosha ika qabto maxad i folineysan waxeyna dhehen wa qasab inta ka badan lama suga ka wrn
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Adigana walal meemeeri o telka ku dhegeyso foosha iska suug. Wax ku dhama majiro Alle haku fududeeyo 💗
@hiboxuseen3194
@hiboxuseen3194 Жыл бұрын
Mazha allh mahdsnid wll
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Adiga mudan thanks 🙏🏽
@faadumomohamed1697
@faadumomohamed1697 Жыл бұрын
Abaayo aniga 2 ilmo ayaan qaliin ku dhalay hadana uur ayaan leeyahay inaan dabiici ku dhalana waan jeclaan lahà ee maxaad igula talinee
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Walaashay, anigu dhakhtar ma ahi laakiin waxay ku xidhan tahay sababta lagugu sameeyey c-section-kaaga. Haddii ee sabab cafiimaad tahay lagu kala baadbadinayo adiga iyo ilmaha wa caadi. Laakiin hada tahay midan bila micnaha wayahan badatay o adigu tahay qof dumar ah oo caafimaad qabta iska day. Aniga kuley waxan isku dayi laha in dabiici o dhalo. Dhakhatiirta wey ku daadagin doonan ee cadaadiska Dhakhaatiirta iska ilaali balan haka ugalan iney ku qabtan for c section. Isku day inaad sugtid foosha. Alle SWT ha kuu fududeeyo. Fadlan duca badan same walashey 💕 Alle haku fududeeyo
@ugaasougaaso9078
@ugaasougaaso9078 Жыл бұрын
Shukran hbbti bishi 9 ban galay iminka wiilkayga horana qalin ban ku dhalay lkn iminka waxn rajayn in aad caadi u dhalo alle hano fududeyo intaan haysana awlaad baria alle ha siyo
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Allahuma Ameen! Alle haku fududeeyo walaashay Muraadkagana haku siyo. Ameen 💕
@jiijomohamed354
@jiijomohamed354 Жыл бұрын
Abayo wanku saaray subscribe iyo like mahadsanid XAAMILO ahay iso duceey xabiibti narural ayaa rabaa inaa ku dhalo
@jiijomohamed354
@jiijomohamed354 Жыл бұрын
Abayo cirbada fooliska magaced aan iska diide English iyadoo ah so qor xabiibti
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Wa wayee magaca daawada waxa la dhaha“Pitocin” laakin marmar badan waxay dhahayaan “induce” micnaheedu tahay “foolin”. Alle haku fududeeyo walal! Waxa fican faragalintuuda dhan inad iska ilaalisid hadad caafimad qabtid.
@jiijomohamed354
@jiijomohamed354 Жыл бұрын
@@asoyacommunity thanks abayo is very important waye inaa fara gelin la iska ilaaliyo shukran xabiibti my husband wadanaa insha Allah marki dhalo i will tell you ❤️💯
@msbalabbas4121
@msbalabbas4121 Жыл бұрын
Inshallah Alle si nabad ah haiin kala Keeno dear. Let me know 🙏🏽
@mumtazabdiqadir1400
@mumtazabdiqadir1400 Жыл бұрын
Imisa week lagu dhalaa 38+2 day ahay
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Intu Illahaay ugu tala galay. Laakin inta ugu badan waxa la dhala between 40-42 weeks. Aniga waxa ku dhaha dhakhatiirta I will wait ilaa ee foolsha bilaabato. Alle haku fududeeyo!
@ifrahabdi7094
@ifrahabdi7094 Жыл бұрын
Beenta umada ka jooji wax aadan cilmi unlahyn baad ka hadleysa. Aniga caafimad bartay oo dhaqtar ka shaqeeya 7 cunugna dhalay oo epidural qaatay dhibna kuma arag
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Walal af lagaadada jooji and go check the evidence based research ee calaamiga ah I have attached in the description box. Hadi illahaay adigu kugu cafimaad yelay Alhumdulilah, it doesn’t mean qof walba side effect kuma dhacayso.
@ilwaaddegan2449
@ilwaaddegan2449 Жыл бұрын
Ifrah abdi Subxaana laah maadiga sidan u hadlaya baa aqoon caafimaad leh oo waliba ku shaqeeya plz aqoontaada waa inaad akhlaaq daada ka muuqato qof walaal kaa ah been baad sheegaysaa wax fiican maaha waxa uu ka hadlayana runtahay knowledge peaple knows epidural side effect hadii adiga alle kugu nabad yeelay alx dheh
@sabaaxibrahimhussein8729
@sabaaxibrahimhussein8729 Жыл бұрын
Aniga ilmaha koobad qaliin bn ku dhalay ilmaha labaad cadi ban u dhalay alxmd
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Alhumdulilah aad aya ugu faraxsanahy
@sabaaxibrahimhussein8729
@sabaaxibrahimhussein8729 Жыл бұрын
Caaanaha naaska ka so hdal
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Inshallah!!
@handhiabbas4072
@handhiabbas4072 Жыл бұрын
Jazaka Allah khyran for sharing. Please continue informing us as some of us aren't aware of this.
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Jazakallahu kheyran, thanks for the support, I will try my best Inshallah!
@faaisacabdikarim2039
@faaisacabdikarim2039 Жыл бұрын
💝💞💟🥀
@faaisacabdikarim2039
@faaisacabdikarim2039 Жыл бұрын
💞💝
@fardosaabdi8702
@fardosaabdi8702 Жыл бұрын
Yeah it’s true siz ,keep going
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Thank you walal 😊 Inshallah we will spread the awareness!
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Assalamu Alikum Walaalahy, Kani waa muuqalki u dhamaiystiran 😊 kzbin.info/www/bejne/rJ-zqmlum55mraM
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Asalaamu Alikum walaalahy, Kani waa muqaal oo dhamaystiran. kzbin.info/www/bejne/rJ-zqmlum55mraM.
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Asalaamu Alikum walaalahy, Kani waa muqaal oo dhamaystiran. kzbin.info/www/bejne/rJ-zqmlum55mraM
@hope5124
@hope5124 Жыл бұрын
I miss you aasiya ❤️
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Missed you too walal, sorry for the disappearance, my children were sick and my laptop broke Subhanallah but I’m back now 😉
@dagandaahir1387
@dagandaahir1387 Жыл бұрын
M.a aad umahadsanthy noo sobadi
@asoyacommunity
@asoyacommunity Жыл бұрын
Inshallah walal waaso dadaalaya! Mahadsanid!
@hope5124
@hope5124 2 жыл бұрын
Favourite motivational channel keep going abaayo , thank you for your effort to help us self development ❤️
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Mashallah mahadsanid habibti, I appreciate your feedback and inshallah will release more videos 💕
@MohamedAhmed-vj7do
@MohamedAhmed-vj7do 2 жыл бұрын
Guusha kama timaado mar mar wax la sameeyo balse sida joogtada ah waxa loo sameeyo ayeey ku timaadaa Masha Allaah oraah Cajiib ah ayaad ku hadashay walaashey
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Somaha?! Aniga xata runti oraahas wu ii diiragaliya! Mahadsanid walal!
@ifrahhassan9628
@ifrahhassan9628 2 жыл бұрын
That’s not true abaayo mida koobaad ilmaha qaligiisa kuma xidhna in lagu qalo ama caadi udhasho tan labaa waxaa tidhi qofka dumarka 3 ama 3 caruur ah ayay qofka dumarka ku dhali kartaa qaliinka taasna waa been sababtoo ah 7gabdhii ku dhashayo iyo kabadan ayaan arag nay aniga xitaa sadex cunug ayaan ku dhalay alxamaduliah mashaa Allah My kids Very smart so teeda kale ogow iskasta aad usugu daydo inaad caadi udhasho kuma dhalaysid haduuna alle qadarin markaa dumarka haka cabsiin Sometimes C-section better than normal
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Ifrah wad ku mahadsan tahay walal feedback gaga mida labaad waxyabaha ka iman kara weeyi hadii ilahay ka badbaadiyana waa alhm…video ga waxan Aan kaga hadlayayna waa culimada saynisku waxay ka qoreen dhibaatada c- section ku keeni karo ilmaha iyo hooyadaba
@naftanuurkeeda9819
@naftanuurkeeda9819 Жыл бұрын
Yeah ifrah I agree with you waayo 2 dii uhoresay c section ku dhalay kii sadaxad cadi udhalay waliba waan tear gareeye waliba 4th degree doctor waxo idhahay caadi uma dhali kartid mardanbe kadib 5 kale ayan ku dhalay c section alhamdulilah
@umukhalid8827
@umukhalid8827 2 жыл бұрын
Soomali noogu sharax walaashey
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Inshallah walal, mahadsanid.
@mariambarise1264
@mariambarise1264 2 жыл бұрын
Thanks for providing informative advice and resourceful tips for many women that modern medicine does not care for us to know. I’ll work on building a positive and strong mindset inshallah❤️❤️❤️
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Jazakallahu kheyran Mariam, Indeed modern medicine is highly motivated by time, money, and their own resources! We have to plan wisely!
@rachidafatimazahra6536
@rachidafatimazahra6536 2 жыл бұрын
What language you speak?
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Somali! 😂 What languages do you speak?.
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Are you interested in this topic and would you like me to make a video of it in a English ?
@handhiabbas4072
@handhiabbas4072 2 жыл бұрын
I'm working on controlling my mind (and habits) and internalizing that everyday is a fresh start. Jazaka Allah khyran for the reminder. Baraka Allah fiik and in your time and efforts.
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Wa iyaaki, it definitely take time (and many reminders) to stay on that path. 💕
@handhiabbas4072
@handhiabbas4072 2 жыл бұрын
More women need to learn about this! Jazaka Allah khyran for spreading awareness.
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
I agree with you!. Wa iyaaki Abayo 💕
@nadiafatah621
@nadiafatah621 2 жыл бұрын
Abosulety informative! This is great information! Can't wait for more videos <3
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Jazakallahu kheyran for the support Abayo & encouragement, appreciate it 💕
@hope5124
@hope5124 2 жыл бұрын
channel dhinacwalba nolosha naga dhisaayo , hormar wacan qaali , aniga natural baa jeclahay inaa kudhalo waana igusii dhiirogalisay.
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaashay!! Inshallah Alle wu ku fududeynaya !! Don’t forget to share with other sisters! ❤️
@fadumomaxamed9615
@fadumomaxamed9615 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
💕💖💖💕
@bilanmahamed3386
@bilanmahamed3386 2 жыл бұрын
Alhamdulilah
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Alhumdulilah 💕💖
@mohameddayib2244
@mohameddayib2244 2 жыл бұрын
Of course abayo we need I do for as part 2
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Inshallah will be doing more of these topics walal!
@hope5124
@hope5124 2 жыл бұрын
my girl , keep going i become motivated when i watch your videos.
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
So happy to hear your feedback sis, as always 💕
@bilanahmed4599
@bilanahmed4599 2 жыл бұрын
Great video saxiib Masha’Allah. Thanks for the tips and reminder. I enjoyed listening to this episode.
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Jazakallahu kheyran for the feedback & support! 💖
@juweriay
@juweriay 2 жыл бұрын
I really appreciate these tips Asia! I am currently working on point number 5 of resetting every day. I get anxious when I don't complete all of my tasks for the day, but I try to remind myself that tomorrow is a new day!
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
I can relate Abayo, I am perfectionist so my to do list has to be done, like you, I’m working on it too. If more than 50% of my to do list is done then I’m happy & grateful! I try to do the “eat that frog” method by brain Tracy, which is basically start with the biggest task on your to do list (high priority) which dramatically contributes to the success of your goals. ❤️❤️
@hope5124
@hope5124 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️ First, asiyo I like your videos wlhi. Anigo wali dhameysanin videoga
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Mashallah you’re so FAST!!! 😂😂😂 Alle haku barakeeyo my sis 💖
@hope5124
@hope5124 2 жыл бұрын
@@asoyacommunity wlhi anigo video kale daawanayo iso dhacay horaybaan ka daawaday 😁
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
@@hope5124 tageera adag aya tahay 🙏🏽😉
@Soodhawowsamia
@Soodhawowsamia 2 жыл бұрын
Wow subhanallah waa mowduuc aad u muhiim ah aad inoo soo bandhigtay, May Allah bless you and your family, and reward you for sharing this with us!
@jojoaboosy2061
@jojoaboosy2061 2 жыл бұрын
Can’t agree more
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️
@juweriay
@juweriay 2 жыл бұрын
MashaAllah I really enjoyed your video and the messages you shared, and sharing your experiences. Looking forward to your future videos inshaAllah. May Allah reward you and bless you!
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Ameen Abayo! Likewise, thank you so much 💕
@nimcosultan2508
@nimcosultan2508 2 жыл бұрын
Mcha allaah tabaarak Raxmaan Mahadsanid huno 💯👏👏❤️❤️❤️❤️
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Adiga mudan walal 💕
@zeinabamin6552
@zeinabamin6552 2 жыл бұрын
Abayo, I literally had a similar experience. I prepared myself to the fullest. I read a lot of articles and watched a lot of KZbin vid during my pregnancy. When I was about to give birth I watched a lot of preparing for birth videos. Alhamdulillah my pregnancy was good and Alhamdulillah my birth was traumatic. I remember some stuff and other stuff I don't. I didn't sleep for days. My mind was trying to make sense of what just happened. Then my blood pressure went up. Alhamdulillah me and baby are well today. The whole experience was jihad. May Allah reward us for it.
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Omg I’m so sorry to hear that abayo! Subhanallah when I ponder on motherhood the only word that comes to mind is jihad. May Allah SWT reward us!
@mariyaabbas354
@mariyaabbas354 2 жыл бұрын
I agree with you!!! Motherhood is the most important role we can take on for sure! May Allah swt bless you and your family.
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Right ??. Ameen thank you so much 💕
@hudamohamed5323
@hudamohamed5323 2 жыл бұрын
amazing sister❤
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Thanks habibti ❤️❤️
@Soodhawowsamia
@Soodhawowsamia 2 жыл бұрын
Mashallah soo dhawow Asia! Ilaahay ha kula garab galo mowduucyada muhiimka aad inoo soo wadid oo loo oomanyahay! ❤
@asoyacommunity
@asoyacommunity 2 жыл бұрын
Mahadsanid habibti ameen 💕