Maashaa allaah waa Somali reer boqor ah abid, weligoodna ahaa oo ay doqontu ka maseyrtay. Qiimeyn diin iyo qiraa'ada loo boqay, xarumaha tafsiirkee lagu qamaamo ee kheyrka diinta lagu qeybsado , su'aalaha loo caal waayeyna lagu qayaxo ayeey qeybta hore ka yihiin abid. Murti la qaad qaadiyo, taariikh qoraalkiyo, fac ka fac la isugu qori dhiibo qaran weeye aan dumeyn qaadir kor ka yeelay abid. Murti, magac iyo maqaanba allaah baa kor u qaadoo qalbi nadiif ah iyo qurux indhuhu ku doogsadaan, qalbiguna ku qaaboobaa qaadirkeen ugu hiilliyoo ugu qubay quruxdii & qaayihii adduunka abid.