Waa arin aad u wanaagsan waa in lasameeyaa santuukha horumarinta wadooyinka Puntland dadka doonaya inay ka qeybqaataana waa in la diiwaangaliyo si dhaqaale joogtaa ah loo helo
@abdala11454 минут бұрын
Puntland state waa dhaqaadey allah guuleeyo inta u harsan allah u fududeeyo waa wax wanaagsan waxaad wadaan shacab fiican waa haysataan u hagar baxa dadaala Puntland waxaan ka rajaynaynaa inay noqoto caasimada somalia
@PuntlandFirst1-q5oКүн бұрын
PHA - PUNTLAND HIGHWAY AUTHORITY 🇸🇱💪
@bby62 күн бұрын
Hore usocda reer puntland guleysta marwalba inshallah
@PuntlandFirst1-q5o7 күн бұрын
PHA - PUNTLAND HIGHWAY AUTHORITY 👌🏽🇸🇱
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi8 күн бұрын
Cmgaroowe miyaaa
@abshirhasan458010 күн бұрын
Mashallah Gobolka Bari ama Raascasayr wadooyin ayuu u baahan yahay, siiba wadada lafogoronyo.
@husseinibrahim229425 күн бұрын
cod ma laha videowga waa muuqaal keliya maqal ma jirto waad mahadsantihiin
@mamaaasiyo7315Ай бұрын
ABDULLAH ABSHIR XUDEEN NUUR DHEGEY MIYAA GUULEEYSO AMIN