Пікірлер
@SaadoCabdi-u9m
@SaadoCabdi-u9m Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y Ай бұрын
Kiti fiqi taariikhdiisu waa balaadhantahay waana dul marayaaye inkastoo ay.is hayeen abaan duulihii cities muuse ahaana geele garoomeed waa ninkii u.aray markii dhulmahante dilay geele garoomeed kiti fiqi ayaa u.aaray
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib Ай бұрын
Soomaliland guuuul
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib Ай бұрын
Madaxwayne ciro guuuul aqoonsi
@DaweeyeIid
@DaweeyeIid 2 ай бұрын
Waar waaruntaasi oowaalaydisiyay aduunkunawaa kamarkhaati haymashashin cirooy
@HassanFaarah-e2h
@HassanFaarah-e2h 2 ай бұрын
Falaloga cabdi wahabiyada iyo samaalaynta timawaynta caaqil iyo suldaan siyaasadaynta kheyre iyo wixii la mida jinka aad maleeg taa adiga ayuu ku googayn wax ba kaa ma reebee adaa joogi waayee jiidaale diidee hada ka aad jaajuska u tahay ku googo
@XasanMukhtar-rn2pn
@XasanMukhtar-rn2pn 2 ай бұрын
Masha allh
@suldaanaxmed39
@suldaanaxmed39 2 ай бұрын
WAAYSHAY
@SiraadAdan-s7i
@SiraadAdan-s7i 2 ай бұрын
Hoyadadi bila aqliga ahyd was ma g36 ayaa ayaa shayma awL kaga badatay naroodi jeex ma tog dher baa hj.kaga badaty g36 ma saaxil baa hj kaga badaty g36 hargaysa togdher iyo sanaag g36 1ah oo ugu badan saaxil iyo soolna,2 waa g36. 27.e xildhiban ma shayma awal ayaa iso saartay iyo 26jun ee cod ee maayir mooge iyo waliba 20kun ee cod ee ina batuun hhhhh Waxaasad reer abaarso ugu sheekaysa inaad tidhaa g36 ayaynu ka badanhy wlhy habaryoonis o qudha ayaa shayma awal oo dhan 4jeer ka badan bari baad ogaan ee iska sug marka aan muuse fulay futada dhulka ugu dhuftee 😢
@mohnur341
@mohnur341 2 ай бұрын
Qaqiiqdu muse waa ka shubay. Alla yarxamuu
@mohnur341
@mohnur341 2 ай бұрын
Ciro the new president
@mohnur341
@mohnur341 2 ай бұрын
Muse hj waa ridey waa Lagu kala calf qaaday Ciro 49% muse 38%
@mohnur341
@mohnur341 2 ай бұрын
Ciro winner 🏆
@KhadraAbdillahi-b9z
@KhadraAbdillahi-b9z 2 ай бұрын
Ilaahow muse hasoo celin oo ha dhaco Aamin
@asmaabdirahman5863
@asmaabdirahman5863 2 ай бұрын
Ilaahayoow muuse hanagu soo celin tu na baday ayaan 10sano laga soo baqsanaynee 😂
@migo2444
@migo2444 2 ай бұрын
Habar Yoonis iyo habarjeclo waxay ku heshiiyeen ciro sidee ayaa 1 kulmiye ku noqda
@migo2444
@migo2444 2 ай бұрын
Wa fake wa ciro 1 faysal 2 biixi 3
@lamafilaanchannel4865
@lamafilaanchannel4865 2 ай бұрын
Waddani 53% Kulmiye 43% Ucid 4%
@adancabaas8584
@adancabaas8584 2 ай бұрын
Muuse allaah masoo celiyo.
@ridwaancabdi8941
@ridwaancabdi8941 2 ай бұрын
𝔻𝕖𝕖 𝕜𝕦𝕝𝕞𝕚𝕪𝕖 𝕒𝕪𝕒𝕒 𝕤𝕠𝕠 𝕓𝕒𝕩𝕒𝕪𝕒 𝕨𝕒𝕕𝕒𝕟𝕚 𝕤𝕒𝕨𝕜𝕒𝕒 𝕕𝕦𝕣𝕓𝕒 𝕕𝕙𝕒𝕔𝕒𝕪 𝕒𝕕𝕖𝕣 𝕣𝕖𝕖𝕣 𝕨𝕒𝕕𝕒𝕟𝕚 𝕞𝕒𝕪𝕕𝕜𝕚𝕚𝕟𝕒 𝕛𝕚𝕚𝕥𝕒
@hassannur8022
@hassannur8022 2 ай бұрын
Fake
@farhiyafdyydhussein2348
@farhiyafdyydhussein2348 2 ай бұрын
Beenta jooji 😅😅😅😅
@mjahmed3809
@mjahmed3809 2 ай бұрын
Insha Allah
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 2 ай бұрын
Ciidanka ka soo celya oo goobihiinii ku soo noqda naagihii aad u gurmateen waxaabay jeclaan lahaayeen in laydinku qabto oo aydeen libin gaadhin
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 2 ай бұрын
Ciidamada ka soo celiya oo jiidahooda ku soo celiya
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 2 ай бұрын
Weligoodba Reer yoonis iyo muuse abokor uumbaa u gurman jiray reerkaasi maxamed abokor kuwaasise in ay ka ilbaxaan bay ahayd
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 2 ай бұрын
Masha allah waa abaanduulayaashii hj Soocane
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 ай бұрын
Maad buqdhurkeen qabsatid waa adiga faanayee
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 ай бұрын
Buqrurkeen ma ssc baa maxaa halkaa ka keenay
@Shukri20267
@Shukri20267 2 ай бұрын
Waxani muxuu ku hadlaya? War fan hanoo sheegine?
@SuleemanAdam
@SuleemanAdam 2 ай бұрын
Reeryoonis.waaSandaLdii.habar.jecLo.waa..LoGahaykaaLintooda Cidamad.QarankuwaaGuusha.kobaad
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 ай бұрын
RER YOONIS WAA GOBTII HABAR JECLO
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 ай бұрын
RER YOONIS WAA LAHAGA BAXAY BURDHARKAYN . LAKIIN WAA LA SO QABANAYA YADANA IISHA ALLAH
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 ай бұрын
MASHA ALLAH RER YOONIS WAA GEESIYAAL WA RIGII KITIFIQII KA DHASHAY
@mustafehussein6983
@mustafehussein6983 2 ай бұрын
Taariikh yahan Alla ha ku xafido
@khaalidmetan425
@khaalidmetan425 2 ай бұрын
Codka xisbigaa kulmiye wuu ka badanayaaa kaa aad qortay madaxweyne muuse bixii cabdi iyo xisbigaa talada haya ee kulmiye cod ka badan intaa aad qortay ayuu kusoo baxayaa oo uu ku guulaysan doonaaa markii sadexaad taladaa dalka somaliland allaa mahad leh
@khaalidmetan425
@khaalidmetan425 2 ай бұрын
Xisbigaaa talada haya ee kulmiye wuu ka cod badanayaaa tiradaaa markay doorashadu qabsoonto insha allah allaa mahad leh
@haniqueen3714
@haniqueen3714 3 ай бұрын
Tirida cardka haysata maad garanaysaa?😅
@kitefiqiyuusuf4260
@kitefiqiyuusuf4260 2 ай бұрын
Bariga iyo Koonfurta Sool iyo Sanaag bari waan ka saaray tirada
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 ай бұрын
Interesting. Election in Somaliland is going well, and Kulmiye is the leading party.
@alisadiqelmi9478
@alisadiqelmi9478 4 ай бұрын
Alisadiq asc Allah baa mahad iskaleh Allaah xaqa ha inawafajiyo Magaca waa dhulhante
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 4 ай бұрын
Ninkan waan in social media la soo galiyow tariikh buu hayaa isago cidna af lagaadayn buu wax u sheegayaa
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 5 ай бұрын
DEE HORTA WAXBA KA BARAN MAYSAAN, KUWAN AA ODWADAAGA TIHIIN EE AAN XORTA AHAYN.!!!
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 5 ай бұрын
Kite fiqi tariikhdisa waxbadan halaga qoro
@MuuAli77
@MuuAli77 5 ай бұрын
Walaalow qof waa ladhihikaraa boqor, laakiin lama dhihi karo boqorka boqorada. Waa danbi weyn xaga diinta. Allah ayaa ah boqorka boqorada.
@mohamedaliahmed3950
@mohamedaliahmed3950 5 ай бұрын
Kiti fiqi yuusuf walaahi taariikh cajiiba atuu getiga kulahaa ciidankiisii soicane
@YaxyeYuusuf-dl8hx
@YaxyeYuusuf-dl8hx 5 ай бұрын
Masha alah abwaan kugu maalay🙏🙏
@KhadarCismaan-jk5up
@KhadarCismaan-jk5up Жыл бұрын
Saleebaan maxamed aar libaax
@AxmedCabdi-sk6zt
@AxmedCabdi-sk6zt Жыл бұрын
Hhhhhh walahay way awood sheegteeen
@sahrahusseinhassan8608
@sahrahusseinhassan8608 2 жыл бұрын
Waan ka xumahay gabayadaan waayo Colaad sokeeye ku salaysan yihiin
@nadiiraabdihakim584
@nadiiraabdihakim584 2 жыл бұрын
Gabayaa dhab ah
@nadiiraabdihakim584
@nadiiraabdihakim584 2 жыл бұрын
Sahal Maxamed Cisman 🥰🥰🥰🥰