waa suaal muhiim ah sheydaanka waa jin diidaaya inaaad Allah cabdow, lakin gabadha gaaladaa ma tukuto mana taqaan Allah sheydaanka u ah hagaha nolosheeda. sidee buu u dhibaa sheydan markas? waa ba asxabtiise
@makehilahmed3695 Жыл бұрын
Qofkasta ,qpfka kale waxbu dher yahay. Waa awood Illahay.
@wmdghdgg1234 Жыл бұрын
Qurux kaliya waxba marto IIMAANKA iyo islaamnimada ayaa ah muhiin xishood iyo ku dhaqan diinta suuban
@AmiiraQurux-dr3ke Жыл бұрын
lkn quruxda dumarka waa.mihiim gabar mar hadey qurux bdnthy waa lama helaan iyo lagama maarmaan ugu dar oo waa lama nacaan hhhhh
Daahir Calasoow waa nin aan kaftamin oo aan wax laga hoos bixin karin nin adag iga dheh Mashaalaah
@sm.5191 Жыл бұрын
subhanallaah astaqfurulaah acudubilaahi
@fadxiyahassan3406 Жыл бұрын
Naa dee jinka gaaladu wa taajir lacag bu leyahay halka jinka somalidu caydh yahay
@فايزهمحمد-ذ5م Жыл бұрын
ا😄
@saynabamaxamuud4982 Жыл бұрын
Shaydaanku gaalada wuukushaqaystaa intabadan oo camalkiisiibayhayaan se gabdhaha muslimaadka inuu fasahaadiyuu uraacaa haday inanta muslimka ah lunto bulshada dumarba dhala barbaariya si ay ulunto bulshadaas oo bulsho kharaaba usoobaxdo
@farhiamursal7256 Жыл бұрын
Daahir calasaw idoor buu use gareeyaoo uu badaa😂😂😂😂😂
@saladoabdullahishardi6587 Жыл бұрын
Ok daahi waa geesi Waa gob Gobi dhashay goaan adagleh love you ❤❤❤❤
@abdirahmanadan3550 Жыл бұрын
Majma kawaran hadaan arimah Hasan xaliyo
@FardowsoCaabi Жыл бұрын
Kkk
@shukrisharaf7074 Жыл бұрын
Calaf hanii waseeeee timaha daboishta 🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿ninka wax ku falayaa naag Socail media dhaxjoogtaa iyadoo qaawan yuuuu yhy ma wllkaaba timaha soo Asturo kadib soogal social media 🖕🏿😊