Asc shiikh maxamuud wll ilaahay darti ayaan ku jecelahay shiikh su,aal ayaan ku waydiinay ninkayga 3 dalqadood ayuu mid mid i furay 1 kii udabeyey ayuu yidhi igama furmo oo aniga ayaa suuqa ugu tagay oo la dagaalmay oo gaadhigi uu watay ka dagi wayey ee oo tiga ah anigu waxaxan ah walac xanuusanayey waxa yidhi markiiba kuma furin shiikh iga jawaab
@WaberiYoussouf-gk3xk5 ай бұрын
SCW SCW SCW
@AyanCali-if3kz9 ай бұрын
scw scw scw scw scw scw scw
@AyanCali-if3kz9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@CabaasIbraahim-i7o Жыл бұрын
Mahdsand sheekha
@CabaasIbraahim-i7o Жыл бұрын
Xiliga aan kadhagestey
@CabaasIbraahim-i7o Жыл бұрын
❤mash alaah shekha /1/5/2024
@umuaymanabdirahman2176 Жыл бұрын
Masha Allah Allah ku barakeyo
@0smaanjeylaniosmaanjeylaan275 Жыл бұрын
Sheikh dadeyda waa 32sanu jir misana south Africa 20.sanu Ku nool sheikh 20.sanu siigo ayaa e dishey mana iska diin Kara maxaa aqli ahna Bal ee fiiri
@faadmaxasandiraac5246 Жыл бұрын
Ma dhameestirno miyaa cashar 7aad Uma jeedo
@XamdiCumarshire Жыл бұрын
M.a
@FarxaanShidane-o4v Жыл бұрын
M. a
@abdullahibashir5176 Жыл бұрын
Mashaallah ❤❤❤
@iqrocabdirashid9267 Жыл бұрын
Shikha ninkeyg isku dhacnay marna hal dalaqo igu furay marna labo dalaqo wo xanaqsan marka labad dalaqo hal ma laka so qadi kara wan ku baryaa Shikha igarsiya aniga wan jeclahay rerkeyg 😢
@S..o0264 Жыл бұрын
Haa ukhtii hal dalqo laga soo qaadayaa labada dambe sidaas nabiga scw ayaa sameeyey sidoo kale Abuubar Sadiiq rc ayaa sameeyey sidoo kale cumar intiisi hore ayaa sameeyey Mar dambe ayuu cumar ganaax ahaan ka dhigay ee markii hore ma ahayn marka ganaax diin maahan nin kaaga hadii aad is rabtaan waad isku noqon kartaan insha Allah
@aasiyanuur39311 ай бұрын
Abaayo xaajigii maso labtay ilahay khyr haka dhigo wakula dareemaya runti is waga 😢
@aasiyanuur39311 ай бұрын
@@S..o0264asc. Aniga rabay in an su al ku waydiiyo
@CatoshXasan-nb9rp Жыл бұрын
Xaas ayan qabey waxey ii dhashey gabadh ka dib waxaan ku furey 3dalqadod 2sano ka dib waxa gabadhii na dhex marey sheeko waxeyna igu tiri ninbaan guursadey waana I furey waana ka cudad baxey ee iguurso ka dib waxan ka dooney aabaheed waana ii guuriyey mudo ka dib waxan maqley aabaheed ayaa mar kale u guuriyey nin kale maxey shareecadu ka qabtaa qabtaa?
Fuurinka qasabaka ku imado diinta maxeey ka qabta ninkeygii ayaa qasab la iga furay iskana ma rabin inu i fuuro anigane ma rabin lkn walidka ayaa sabab u ah 2 sano yaa laga joga markasta waxuu idhaha igama fuurind walidkan ma maqli karan ariintas
@ayaanleabdidahir56043 жыл бұрын
Furiin aanu ninkaagu raali ka ahayn waa xaaraan wallal