Ramadaan offer 75% off
0:38
7 ай бұрын
Пікірлер
@smsadiiqchannel3059
@smsadiiqchannel3059 2 күн бұрын
Thanks ustaad , ustaad git course kasio same adoo mahadsan
@Iftiimiyaha.Nolosha
@Iftiimiyaha.Nolosha 4 күн бұрын
Lesson 9 me Ustaad
@dahirMohamedMohamud-v5x
@dahirMohamedMohamud-v5x 9 күн бұрын
thank you ustaad
@smsadiiqchannel3059
@smsadiiqchannel3059 9 күн бұрын
wllo inbadan wan ka radiyy youtube ka dugsiiye waxa layidhaahdo user athentication kumana jiro marka wllo no soogeli walibahab fudud iyo sido kle sida layskugu xidho nodejs expresss iyo mongodb adoo soo koobaya mahadsanid
@dahirMohamedMohamud-v5x
@dahirMohamedMohamud-v5x 12 күн бұрын
sxp aadaa umahadsan tahay xaqiiqdii waxyaabo aanan fahamsaneen ayaan kaa faa iiday adaa umahadsan tahay runtii adaan kujeclahay ustad
@dugsiiye
@dugsiiye 11 күн бұрын
Thank you so much brother
@maskapoi4873
@maskapoi4873 12 күн бұрын
Mahadsanid ustaad wax badan kaa faa iday
@jazerabdi9316
@jazerabdi9316 14 күн бұрын
Sharaxaadada fudeydi waayo ma wanagsano
@mahadafmalay6852
@mahadafmalay6852 21 күн бұрын
Thnks dugsiiye
@SNTforlearningenglish
@SNTforlearningenglish 21 күн бұрын
Thnks teacher
@SNTforlearningenglish
@SNTforlearningenglish 21 күн бұрын
Thbks teacher
@zamzamahmed6136
@zamzamahmed6136 21 күн бұрын
Wll link aaway😢
@al-cadaalachannel3194
@al-cadaalachannel3194 22 күн бұрын
Mahadsanid ustaad 💯
@Zainab_Aziiiz
@Zainab_Aziiiz 23 күн бұрын
Where can I contact you? Ustad
@dugsiiye
@dugsiiye 11 күн бұрын
+252 614 251112 nagala soo xiiri wall
@Somanimate
@Somanimate 26 күн бұрын
Saxib code waa ku daalnee design ka xooga saar webflow marka muuqaal ka samey
@midaarmedia
@midaarmedia Ай бұрын
wllhi cat gbt isoo tilmaamay chenalka pls sxp i caawi
@Raas_11
@Raas_11 Ай бұрын
Ustaad waxaan u baahna User and admin in aam u kala xidho kuwan wan soo qaatay ardaydii Shopping curt ka ka mid ahaa ee java script one year ago
@muktarmohamudalasow
@muktarmohamudalasow Ай бұрын
json file kaan inte so dhigtay ustadow
@ibrahimabdirashid741
@ibrahimabdirashid741 Ай бұрын
mnsha allah waa project fadhiya. Mahadsanid Ustaad, waxaaa ila yar wanaagsaneyd vidougu waa dheer yahay in aad ka dhigto 3 vidou oo min 2saac soconaya.
@BashiirDiiriye-m7s
@BashiirDiiriye-m7s Ай бұрын
Ustaad website dugsiiye course yada discount kujireen shimee soo laabanaayaan
@aliseeraj9922
@aliseeraj9922 Ай бұрын
wll flutter dart sida firebase loogu xidho video nooga soo diyaari please🙏
@Mohamed_crypto12
@Mohamed_crypto12 Ай бұрын
Muqaalkaan ayeey hawada kasaaraan shirkadaha fashilmay
@kickoff-fj5ur
@kickoff-fj5ur Ай бұрын
Please sxb waxa kaa codsana ainaad muqaal kaso sameyso PAYONEER Receaving Accounting sidee loo helaa
@NurAbdiAdan
@NurAbdiAdan Ай бұрын
Eng courseka Reactnative gorme la bilawi rabaa
@yaxyemaxamedofficial
@yaxyemaxamedofficial Ай бұрын
npm : The term 'npm' is not recognized as the name of a cmdlet, function, script file, or operable program. Check the spelling of the name, or if a path was included, verify that the path is correct and try again. At line:1 char:1 + npm + ~~~ + CategoryInfo : ObjectNotFound: (npm:String) [], CommandNotFoundException + FullyQualifiedErrorId : CommandNotFoundException
@bashirshurie6625
@bashirshurie6625 Ай бұрын
npm inay kugu jirto hubi,haddaysan kugu jirin kusubo.
@bashirshurie6625
@bashirshurie6625 Ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/mXrMgnluZamhm68
@yaxyemaxamedofficial
@yaxyemaxamedofficial Ай бұрын
ok zxp laakiin sidee lushubo computer npm
@maahir-f2c
@maahir-f2c Ай бұрын
wow amazing
@cabdifatax1544
@cabdifatax1544 Ай бұрын
Asc ustaad mentorship soo socda waa goorma waan dadaynayaye
@dugsiiye
@dugsiiye Ай бұрын
sanadka cusub inshaalh.
@cabdifatax1544
@cabdifatax1544 Ай бұрын
Ok thanks
@mohamedjr477
@mohamedjr477 Ай бұрын
Ustaad WordPress website sidee loogu xiri karaa
@dugsiiye
@dugsiiye Ай бұрын
waafi plugin yaad isticmaali kartaa oo kujira qaybta pluginska wordpress.
@TheRightWay22
@TheRightWay22 Ай бұрын
Mahadsanid zxp Madashan qofwalpa oo developer ah ayaa u baahan 😊
@maddaale
@maddaale Ай бұрын
Ustaadii programming waa ku cusubahay luuqadee isticmaashay please ii sheeg waa ii muhiim.
@dugsiiye
@dugsiiye Ай бұрын
nextjs ayaan istcmaalay
@maddaale
@maddaale Ай бұрын
Mahadsanid walaal.
@Raxmomedia
@Raxmomedia Ай бұрын
Ustaadi alle haku barkeeyo waa mahad santahay waxaan dhaho garan mayo walahay waan ku faraxsanahy amaaan oo yaa lee hadda ayaan website kayga ku xirin. Mahadsanid
@dugsiiye
@dugsiiye Ай бұрын
maasha'aalh guuleyso brother.
@Raxmomedia
@Raxmomedia Ай бұрын
​@@dugsiiye ustaadi lkn website kayga waa WordPress Anna coding ma aqaan website sida WordPress loogu dhiso qofkii uhoreeyay ooo aan ka Barto baad ahayd haddana professional baaan ku sii dhowahay Marka sida WordPress loogu xirto ustaadow alle haku barkeeyo
@sharafdiin
@sharafdiin Ай бұрын
Masha'Allah! Great Project Thanks, Bro. 🎉❤
@dugsiiye
@dugsiiye Ай бұрын
Always welcome
@m.yaasir5992
@m.yaasir5992 Ай бұрын
Macalin waxaa soo gudbineysid waa wax fiican lkn video ga dhirirka kabadisay plz soo gaabi
@dugsiiye
@dugsiiye Ай бұрын
inshaalah thanks
@abdinajibmohamed-zn6zo
@abdinajibmohamed-zn6zo Ай бұрын
projectigaan mar hore aan intaa githupkaaga ka dagsaday waxaan rabay in aan tuso maclink react noo dhigaayo project noodiray waxey eheed june meelahaas ustaad badrudiin hadaa taqaanid jamhuriyo 😂😂
@akramdool9862
@akramdool9862 Ай бұрын
Ugu maalnay Ustaadii
@SuperWalaalka
@SuperWalaalka Ай бұрын
Ustaad timeStamp u samee
@suleymaancali3364
@suleymaancali3364 Ай бұрын
Wordpress Payments Kaa Sugaynaa Ustaad❤️
@coderabdullahi444
@coderabdullahi444 Ай бұрын
This is an amazing tutorial! Shopping Cart With React.js is exactly what I needed. Super detailed and easy to follow. Thanks for sharing such great content! . ..... but plz add timestamp!
@dugsiiye
@dugsiiye Ай бұрын
Glad it was helpful!
@CaliMaxamed-tm4mc
@CaliMaxamed-tm4mc Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@coderabdullahi444
@coderabdullahi444 Ай бұрын
Thank you so much ✊❤
@abdiqafaarabdulahi2335
@abdiqafaarabdulahi2335 Ай бұрын
My friend,teacher. 🥰🔥🔥🔥. Thenks really amazing 🎉
@bashirshurie6625
@bashirshurie6625 Ай бұрын
Ustaad React + Typescript (React ts) muuqaal nooga samee 🙏
@bashirshurie6625
@bashirshurie6625 Ай бұрын
Masha allah, ustaad Mahadsanid. Koorso dhan baad bilaash noogu soo gudbisay.
@MaxamedCabdicaziiz-u5s
@MaxamedCabdicaziiz-u5s Ай бұрын
Asxabey maanta fursad ka fiican ma jirto
@shirdoonyareofficial617
@shirdoonyareofficial617 Ай бұрын
Aduunku hduu ku faano Ai ka aan ku fanaa hdaan nhy somali waa adiga ustaad hdaan nahay dhalinyarta programmerska wxaad tahy ka aan ku dayano 🔥
@dugsiiye
@dugsiiye Ай бұрын
awww Thank you so much brother.
@warfajama
@warfajama Ай бұрын
2 maaalin xariir video ustaad waa messi-yeynooyaaa
@GetAmazone_Products
@GetAmazone_Products Ай бұрын
ustaad nextjs projects soo samee
@adenmohmuud9505
@adenmohmuud9505 Ай бұрын
Cool project 🎉
@HAFSA-rg9ol
@HAFSA-rg9ol Ай бұрын
Your explanations are so clear, and I truly appreciate all the effort you put into them.